shiicadu Hadey gaalayihiin maxaa xaramka loogu ogolaaday oo xajd loogu ogolaaday ileey waa ognahay oo gaalada hataa maka looma ogolee dadka ama culumada xaramka maamulee oo shiicada u ogolaaday waa kacelmibadanyihiin adiga iyo umalka aataakeersantahaye
@Liiloowe7 ай бұрын
SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO
Shiico. Laga hadli maayo, ee waxaanu ka Xunnahay Madaxweynihii iyo dawladii Gacan siinaysa Falastiin.
@deqadegan7 ай бұрын
Yaa kugu yiri waxaas? Waxaas waa been sifcn u baar ayaga iyo gaaladu waa isogyahiin. Weligood hal cadow waxma yeelin
@halimab57967 ай бұрын
@@deqadegan Kuwa Somaliya Muslimiinta dhiigooda Bilaash ku banaystay baadda lacagtana ka qaada, Shiicadaa dhaanta waayo Amaan baa laga helaa Somaliya Shiicadu way joogtaa sida Dariiwooyinka iyo xerta. Denbigiisa qofwalba Aakhiraa laga Xisabin, balse Adduunka Amaan aan ka helo.
@deqadegan7 ай бұрын
@@halimab5796 Diin yari ayaa ku heeysa ee diinta waxka baro ama culimada Ka agdhawoow. Gaalnimada ayaa Ka daran dilka waa aayad quran ah. Ruuxa inoow caqiida saxiixa ku noolado oowku dhintaa waa waxa ugu muhiimsan qofka baniaadamkaa. Dhimashada waa waxa kaliya oo lahubo qofkastana sugeeysa. Soomaalina weligeed ayeey isdili jirtay marka sheega gaaleedka iska dhaq .dhimasho adoo Ka cararaa godnaareed haku dhicin.
@MohamedAhmed-k1f7m7 ай бұрын
Sheekh umal waxuu afbuuxa noogu sheegay,inay shiica gaala tahay,waxaana maqalnay janaasadii madaxda shiicada tukanaysay oo gaalnimo shaqa ku laheen,oo leh ash,hadu an leey,ilaah wa ash,hado ana muxamdda rasuulalaah,intii fiirsatay waa fiirsaday bal klipkaas janaasada sheekh umal ha loo geeyo kadibna halawaysto,sheekha cilmi kuma yaree arinta intay ka qaldantahay waa yaabe,inaan kenya aado oo aniga soo wareysto ayeysan huri doonin from usa Oregon state
SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO
@ahmedsaeed88607 ай бұрын
@@Liiloowe wey ka qaldanthy sheeq craxman Bashir madiina jasmacad ku taal ee sacuudiga ka so baxy
@cabdiraxman50327 ай бұрын
Culimada soomaalida waa adiga oo kale sacuudiga shilimaanta ka soo qaata
@nasirmohamed15897 ай бұрын
Shilimaadkaaga iyo shiicada wass
@kaltunjirde19037 ай бұрын
Subxaanallaah alle ba wax boqor kii xalashada najash nabi scw utukadeen
@hanadhanad95797 ай бұрын
Wr illaahy ka cabso oo u hiili falastiin mida kale waan haynaa videogii aad ka duubtay nabi maxamed scw ee aad dhahdey nabi maxamed injir ayuu ka garaa yaa munaafaq
@@nasirmohamed1589 futo xume so dhigo futada aan ka wase dhakh dhukh kaga siiye
@AmiinShamsadiin7 ай бұрын
Shaydaan umal Waa munaafaq islaamka inuu kalaqeyb qeybiyo unbay taladiisu tahay xaaraamigan sheydasn umal nabigeeni muxamed scw waa ninkii wax ka sheegaay waa ninkii qoriga watay ee madaxweynihii puntland oo marka cabdullaahi yuusuf uu puntland ka soo eryay kadibna deegaanka somaalida ama kililka 5aad ayuu yimid kiina shacabka ayaa ka soo eryay isagoo dhiiga islaamka daadinaayay inuu diin ka hadlaaba waaba xaraan. Waa beenaale shaydaan umal wax diin ah oo u yaqaana ma jirto diiniiba laba ayuu ka dhigay shiico iyo sunni layidhaahdo wax diin ah oo sunni iyo shiico layidhaahdana ma maqal diintu waa mid waana Islaam. War beenalaha yaa dadka islaamka ah ka qabta munaafaqan
@hanadhanad95797 ай бұрын
@@AmiinShamsadiin fariid sax ayd thy waa tuugta carabta nijaasta ah lacag siiyaan mida kale markii salmaan rushdi u qoray ayaado sheedaan oo nabi maxamed ku caayiyeen ee aayatulah dil ku xukumey salmaan rushdi ee u baqay muxuu uga hadli waayey isaga iyo kuwa lacagta sucuudiga qaata in salmaan rushdi la dillo
@AmiinShamsadiin7 ай бұрын
Hand hanad danbigaaga iyo kii waalidiintaaba eebe ha dhaafo inshallah. Walaal qoraalka waligay ma qorin waxaan igu kalifay shaydaan umal inaan commantiba qoro.walaal haddii mawliidka nabigeeni scw la soo hadal qadoo waa bacda nabigeeni muxamed scw. Ayu odhan waxaan shiico iyo sunniba layidhaahdo majirin wakhtigii nabigeeni muxamed scw oo waa bacda nabigeeni muxamed scw marka kolna waxaasi waa bacda nabigeeni muxamed scw ayuu odhan Marna ma wax nabigeeni muxamed scw uusan ogeyn ayuu ka sheekeyn oo dadka aan diinta aad aan ufahamsaneyn ayuu wareerin. Kolba diintama siddu doono ama rabitaankiisa unbuu ugu hadlo diiniiba laba ayuu ka dhigay shiico iyo sunni iintu waa mid waana Islaam. Shaydaan umalna waa munaafaqa ugu weyn oo xaran ah walaal hanad hanad mahadsanid
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba
@AbdinasirYusufcise7 ай бұрын
Sheeq umal waa xariif. Diineed. Xariifna wa taqaanaan wuxuu yahay
@abdiwalixajiraabi31587 ай бұрын
Shiic waa gaalo
@KaltoumMohamed-g9c7 ай бұрын
Wa runta umal allah ku barakeyho
@AbdinasirYusufcise7 ай бұрын
Walaahaa ninkaas shilimaadka uqebinaaya ayaa ku dhaama adiga shilimaadka sacuudiga idinsiiya maad sheegtid oo adoon yahuud ah adiga geeska afrika. Waxaad ka wada waxyarmiyaa adoo suna sheeganaaya. Ayaga waa xor walaahi sacuudi iyo meeshaad wax kusoo baratay ayaa adoomadii yahuuda ah laakiin. Maya adoon ma aha shiica adiga ka hadal sacuudi
@abdulahihussein87027 ай бұрын
Aqiido diimeed ba laga hadlaya ee shaqsi weerar ama madax banaani wadan lagama hadlayo walal ee hadaad Aqiidadaas shiicaada Aaminsantahay Xor bad u tahay !
@Liiloowe7 ай бұрын
SHIIKH CABDIRAXMAAN BASHIIR WAA CAALIM MUFAKIR AH QOF SOMAALI AH OO KA CILMI BADAN MA JIRO SOMAALI AYAANA MARQAATI KA AH. SHIIKH CABDIRXMAAN WAA CULIMADA JAAMATUL AL AZHAR LAAKIIN GROUPKA WAHAABIYADU MARNA RAALI KA NOQON MAAYAAN QOF TACLIINTIISU TAHAY JAAMADA AL AZHAR WAAYO KHILAAFKA UDHEXEEYA WAAN OHNAHAY. WAHAABIYO CID KASTA OO AAN SUCUUDI WAX KU SOO BARAN WAA U TAARGET. SOMAALIDU ARINKAAS HA OGAATO
@ahmedsaeed88607 ай бұрын
Adiga suaalaha o sheeqa weydiyay ka jawaab hal qof shiica ah guantanamo la geeyay ma jira? Ha fiirin gantaalada ay Israel ku tuuren o ari xata ku dhaawacmin
@AbdinasirYusufcise7 ай бұрын
Boqortooyooyinka carabta sacuudiga ugu horeeya. Mujrim nimadooda noo sheeg. Oo adoomadii yahuuda ah markaad kahadasha. Kadib shiica ka hadal. Sunada gudaheeda. Balaaya shiica ka daran. Ka buuxdaa.
@fartuunmohamed10627 ай бұрын
Reergalbeedka iyo shiico waa ku heshiis leynta suniyiinta meelwalba oo lagu leynaayo waxaa wada socdo waa iiraan iyo reergalbeedka ee dowlad walbo muslimiin ah lagu dumiyaa ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hanaga dhex saaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro umada muslimiinta aamiin
@midnimo.jaceyl237 ай бұрын
Sacuudiga iyo imaaraadka ma sunibaa aawaye falastiin yaa sh umal
@alphakatun78787 ай бұрын
Waa boro bogaando sheekh shiico aan arganay waa isllam sax
Sh umal yeela aragti dheer haa noqon nin aragtidiisa aay un tahay masaajika six ka iyo sacuudiga xiligaan muslimiinta uu waraabaha cunaayo in aad firqa un ku mashquushid waa aragti gaabi
@fuaadarahmankaleef71057 ай бұрын
Ani wan yabanahay sidii ciyaalka ayyaa loo dhaqmayaa shico suno waa qabyalad diineed lagu shaqaysto shico ani waxan u aqanaa muslim warer uma bahnin qab yalad la ilxunahay qabyalad dined
@deqadegan7 ай бұрын
@@fuaadarahmankaleef7105shiico waxeey tahay hadaana aqoonin iska aamusa waxyar tvyadooda soo fiirso adaa yaabi doontide sidee dad saxaabadii iyo hooyoyinkeen cayaaya u leedahay waa qabyaalad diimeed
@khadija-zy3zc7 ай бұрын
Shiicadu waa muslim ee ilaahay kacabsada somaaliyey
@mukhtaarciise25857 ай бұрын
Hadday muslim yihiin waxay abu lu'lu al majuusi waxay ka aaminsanyihiin soo ogow. Asxaabta iyo xaasaskii rasuulka in la lacnado miyaa muslim lagu yahay?
@AbdinasirYusufcise7 ай бұрын
War adiga kuwa ka gaalsan shiica ayaa. Laakiin iyagaad shaqaala utihiin shiica waxey aamin santahay maxaa kuu geeyay boqorada carabta ee suni isku sheegaaya walaahi kuwaas ayaa ka gaalsan. Xoolahooda islaamka lagu dhameeyay. Ee ka hadla. Haldaqiiqa. Kama hadlaan ineyshaqaala yihiin yaa iska cad booja. Walaahi shiica. Waa kan waa saan ww.comshaqaala sacuudi. Iyo adoontii yahuuda
@maryamcumar58947 ай бұрын
Subxanallah 😢😢
@MuxudiinAxmed-x7c7 ай бұрын
يا شيخ أمل أنت سفير المملكة السعودية وتتحدث باسمها
@nurta-gh2xb7 ай бұрын
Aaaamiin sh.umal JASAKUMA LAAH
@AbdinasirYusufcise7 ай бұрын
Kuye aamiin. Doqon nimada lafahey kaa gashay warka hadal adoomadii yahuuda waa sacuudiga. Kadib shiica ka hadal. Ma maqleysid asagoo ka hadlaaya sacuudi. 1000.000goor yuu shiica ka sharbadan yahay. Hadaadan ogeyn. Waan kuu duceynaayaa. Caqli aad ku ogaata alaha ku siiya. Shiiqaana waa shaqaalaha. Adoontii yahuuda ee boqorada carbeed
Adigu ruuxa islaamka gacan siinayo inaad wax ka sheegto mafiicna adigu inaaad islaamnida cidii wax u taraysa mucaarad ku tahay soomaalidu ha u fiirsato diintaad haysati I lagu taageero waa xaaraan
@SaidOmar-zw6wy7 ай бұрын
Dad muslim ah anigu waa gaalo odhanmaayo lkn waxan waydiinaya yuhuudan dumarka iyo caruurta gawracaysa maxay isaga indha tirayaan😊
@SaadiyaAlio7 ай бұрын
Umal tell me the role of suni when our fellow brother and sister killing in falastin which country of Ahlusuna stand with them
@mjmj18407 ай бұрын
Sheik masaajidka ciyaarta ka daa
@mariammohamed63897 ай бұрын
Subxaanallaah
@Som-Hanoolaato7 ай бұрын
QOFKASTA OO SHAHAADA QAADA WAA QOF MUSLIM AH, XANTA LEE MALAGUJIRA. WE ARE FEDUP Maxaad umagtaan waxaan kumaagin, maad kahadashaan alsheydaamadi umada qarxiyaan, Inta Shica kahadleysa an habeen iyo maalin ?
@fardowsoxusen1927 ай бұрын
Shiico diin maleh o dad niimo maleh
@KayseHassan-pw3tp7 ай бұрын
Sh umalow maxaad uga hadli weyday waxa kasocda sacuudi arabia.
Waxan Sunne iyo Shico la leeyahay waa Siyaasad Muslimka lagu kala qaybinayo. Iran na waa dawladda ugu wanaagsan ee Islam ku leeyahay, Wadaadadan Caamada ahi waxba yay warwerin Somalidan jaahiliinta ah.
Suad, sida qaar ka mid ah Somalida oo akhlaaqda iyo diinta ka aradani ay Diinta, Nabiga iyo xataa Ilaahay u caayaan, ayay Shiicadana qaar ka mid ah oo liitaa u caayaan Umma Caaisha iyo Asxaabta, laakiin maaha wax manhaj u ah, ka waran hadii inaga oo dhan la isku keen wada duubo oo la yidhaa Somalidu Diinta iyo Nabaigay caayaan, iyadoo shakhsiyaadkaa la inagu dabaqayo? Sow dulmi maaha? Iyagana yaynaan dulmin, waa dad Muslim ah Islaamkuna maanta uma baahna wax sii kala firshiya ee waa xili loo baahan yahay isku duubni, Iran na waa dawlad isku dhaanta wax alla waxa dawlad Carbeed ee Sunni sheeganaya, Wadaadadana waxay dadka ka jeedinayaan Sucuudiga ay shilimada ka qaataan ee aan Muslimka waxba ku tarin waxay yeelaan mooyaane
WAR BAX SHICO WAA AWOODA ISLAANKA MABA HEYNO KUWA KALE SUNIGA AAD KA HADLEYSO WAA IYWA WALALAHOD HORTOODA LAGJ DILAAYO WELIBA QAARKOOD TAGERSAN YIHIN IN LA DILO
@Bilanagwheh7 ай бұрын
Chrer befe
@hanadhanad95797 ай бұрын
Lubnaan syria iyo baqdaad iyo falastin waa walaalo
@TeacherIdrisd-sg1bh7 ай бұрын
Sunigiina wuxuu ubatay dhuuniraah
@TeacherIdrisd-sg1bh7 ай бұрын
I am so sorry to hear that from you and I don't know how you get a time for to talk about shiia
@Bilanagwheh7 ай бұрын
Cher bede
@mohamedramadan86217 ай бұрын
War sheekhow inta ad waqtigaaga Ku bixinaysid shiico prod gaalada wax la iskaga celiyo noon doon
Mida kale ka waran salmaan rushdi markii u caayey nabi muxamed csw ee dilka ku xukuntay salmaan rushdi so iiraan ma ahayn muxuu sucuudigu uga hadli waayey iyo imaraat iyo masar ka waran ka waran alshapaap?