No video

Hassan gantaal-hablaha dunidoo dhan (official video)

  Рет қаралды 246,751

Hassan Gantaal

Hassan Gantaal

Күн бұрын

‪@ArimaHeena‬ ‪@asadhagio2749‬ ‪@WaqalStudio‬ ‪@RageElixirGames‬
#hassangantaal #GOR- Gor ka madaw
Mahad naq:
Digriyow abdi
Abdishakuur badmadaw
Haatuf yare
Arimeheena
Mau isack
Hagio studio
Zaki TMD

Пікірлер: 350
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa ka sii macan qowlka Eebe weyne SWT🙏❤️
@MahadMooge
@MahadMooge 2 жыл бұрын
*Arimaheena* + *Gantaal* - *Haatuf* × *Abdishakur BadMadow* ÷ *Zaki TMD* *=* *Jini La,arkayo* 😁🤝🎤🎸❤🙏
@MahadMooge
@MahadMooge 2 жыл бұрын
*Codka* Hassan Gantal *Legend* *Ereyada & Laxanka* Abdishakur BadMadow *Music* Haatuf Yare *Camera & Editing* Arimaheena *Director* Zaki Tmd *All Somali Singers* Cirka Cabaar Ujirnaa
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 13 күн бұрын
Hassan Gantaal Stylish Singer😊 Dib Ayaan usoo booqday Heestan😮😮 From Australia 🇦🇺 ♥
@muhanadhanad6588
@muhanadhanad6588 2 жыл бұрын
HEESAHA ALLAHA NAGA MADOOBEYO NAAR BAA LAGU GALAAA😭😭😭😭😭😭😭
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 2 жыл бұрын
Legand Hasan gantal ✅☑
@hamzaqaro8
@hamzaqaro8 2 жыл бұрын
Waw abdishakur badmadaw Waa ereyo caqibo leh sxb
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Hit song🔥🎶 Welcome back legend gantaal Duubista fantastic arimaheena 📸🔥💯 Editing 🎥🎞🔥💯💯 Lyrics 💯💯 Melody 💯💯🔥 Music hantuf yare 🎻🎼🎹💯🔥🔥 Voice 💯🔥💯intertionalvideo 🎥📸🎞🔥🔥💯
@maxamedarizola7330
@maxamedarizola7330 2 жыл бұрын
Hassan Gantaal Legend Waxaan dawanayaa marke so baxday 1hours kadip 28augusto maalin axada sacada waa 2:48p.m 2022 Hapalaha dunida oo dhan hadii aan Fursad siiyo habeen qudha xitah midaanba heleynin halkaad ku nagaatay runtii my Ⓜ️🥰 Inta iga dambeyso liketa igu sharfa👍
@xamzamaxamed2575
@xamzamaxamed2575 2 жыл бұрын
Hablaha dunidoo dhan Hadan fursad siiyo Haweyn qura aana heleynin Halkaad ku nigaatey Wwwwww abwanka badmadow wax lagama qawan karo ereydadiisa oo dhan waa canjiib runti Hasan gantal nah waa ninka kaliyah cod io istel isku darsadey m.a💥💥💯💯💥💥💯💯
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame 2 жыл бұрын
Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢😢
@mohamedisse9963
@mohamedisse9963 Жыл бұрын
Scw scw scw
@akuuleabdinaasir5907
@akuuleabdinaasir5907 2 жыл бұрын
Erayada: 100% Music 🎵 : 100% Laxanka : 100% Codka : 100% Camera 📸 : 100% The Best song 2022😍
@shaqaleupdihirsi9291
@shaqaleupdihirsi9291 2 жыл бұрын
@Arimaheena the best camera man legend from soomaaliland📸
@Anne66898
@Anne66898 2 жыл бұрын
Woow I hope one week 1m coming soon my favorite Hassan gantaal 🎊 🎉 🎉 🎉
@indiavlogs776
@indiavlogs776 2 жыл бұрын
Best camera 📸 Man arimahena
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 жыл бұрын
Best video and camera man
@m.rqoslaaye3588
@m.rqoslaaye3588 2 жыл бұрын
Wow waaad lahaysqa fanaan
@macruf9777
@macruf9777 2 жыл бұрын
Waxano kala yaa sameen karah ARIMAHEENA in the belidin..🔥🔥 Waxkale Al-fanaan Gantaal.🛫
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
#Hassan Gantaal Waxan Muuqaal iyo Hees lama odhan Karo super STAR.🥰🤚😎💙❤
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 2 жыл бұрын
Legend arimaheena waxba lagama qaban karo video shut 100p
@FeisalTiger
@FeisalTiger 2 жыл бұрын
Aay Hees Macan Bodybuilder best video ever Hassan Gantal
@xusenmohamed3078
@xusenmohamed3078 2 жыл бұрын
Arimaheena wllhi gcantiisa way fadhisaaa ...gacan dahab...aa way love azxpy
@gantaaltv
@gantaaltv 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Mahdsanid
@xusenmohamed3078
@xusenmohamed3078 2 жыл бұрын
Baqti gantaal mxaa iskga dhigeee zxp dadka ha qaldin.....🤣 Malin un waa nogonee x.gantaal oo kle never give up
@ikraankhadarmaxamed6776
@ikraankhadarmaxamed6776 Жыл бұрын
An.other level..hassan.gantaal...keep.going..bro.
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 жыл бұрын
Ugu dambayn way soodhacday thank you fanaankena🙏🙏
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 2 жыл бұрын
Mahdsanid walal
@mohamedhersi4204
@mohamedhersi4204 2 жыл бұрын
Ayy video fadhiyo wlhi an other level waye Arimaheena i believe u legend .🔥👋
@mhmmhm8730
@mhmmhm8730 2 жыл бұрын
Nice 👍 Hassan gtl
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 2 жыл бұрын
Ogaden boy🦁❤ waxn hes way dhafty inder ❤another level
@abdicasiismudug2086
@abdicasiismudug2086 2 жыл бұрын
Hassan gantaal heesahada waa toob lakiin hal cilad ku heesata KZbin maaha mid caana yoube waa qeyn soo gasho heesaha sida waqal howrar cabdi asgeri waa talo waxaa rajeynaa iney jusoo gaadhay fariinteyda heea dhan waqti kAGALAY INEY 100K DAAWATO XAQ MAAHA 10 M UQlMN
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 2 жыл бұрын
Waad ku Mahadsantahay fikradaada. Taasi waa waligaa ha hormarin waqal miyaadaa ogeyn inuu zero kasoo bilaabay.
@maxamettmc4840
@maxamettmc4840 2 жыл бұрын
Wllhi muuqaalka iyo heesta erayadeeda ismalaha kii muuqaal ahaay waalaga dhisay lkn heesta hees soconeyso ma ahan cos 2022,dhalinta waxey xiiseynayaan rapka marka waxaa yara fiicneyd xooga yaroo ereyo rap ciyalka xafada ah lagu soo daro anyway heesta iyo fanaankuba maxumeen anigu waxaan siiyey 6/10 2022 2023 lagu jiraa gantaalow ogaaw heestada million in ay gaarto hadaad rabto oo hit noqoto xoogaa rap kusodr....
@dheegmusic
@dheegmusic 2 жыл бұрын
Fanaankaygii horay u soco bro dadaal bdn ayaad ku jirtaa guul insha allaah wllkay
@wllsarafowpoi3662
@wllsarafowpoi3662 2 жыл бұрын
Wow another level the best single Hassan gantal on fire 📷 main arimahena caadi mahian
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 2 жыл бұрын
Caadi mhn waaw🥰
@qurayshaaadan1956
@qurayshaaadan1956 2 жыл бұрын
Masarka iyo tusbaxa maansha allaah tasa nofican xaskaga iga dheh
@mohamedosman4385
@mohamedosman4385 2 жыл бұрын
The best camera man arimaheena
@AbdiwaliMF2024
@AbdiwaliMF2024 2 жыл бұрын
Arimaheena best camera man
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Legend xushmadii oo quf ah inaa tahay leesku raac pro horay u soco pro sre
@dekasulebian1824
@dekasulebian1824 2 жыл бұрын
Waaaaw inbadan ayaan sugaayey eeeshcalaa heees
@dekasulebian1824
@dekasulebian1824 2 жыл бұрын
Arimaheena ayaa ku fara yaraystay omer mohammed haji (Fara dahab)
@safiyomohameddaahir8985
@safiyomohameddaahir8985 2 жыл бұрын
Masha allah muuqalka Arimaheena legñed
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Arimahena what a performance wow nice video wax kale al fanaan gantaal
@rcadde10bom57
@rcadde10bom57 2 жыл бұрын
Super star hassan gantal
@gantaaltv
@gantaaltv 2 жыл бұрын
Mahdsanid
@hanniadam2547
@hanniadam2547 2 жыл бұрын
Wow legend keep it up ❤️ 👏 🙌 👍
@fahadbuli2537
@fahadbuli2537 2 жыл бұрын
Gantaal Lagend
@guuleed9980
@guuleed9980 2 жыл бұрын
Top song
@abdijabaarabdullahi6384
@abdijabaarabdullahi6384 2 жыл бұрын
Gacmaha alle kama gooyo reer hagio gaar ahaan azad hagio iyo arimaheena🤲
@zaynuabdalla815
@zaynuabdalla815 2 жыл бұрын
The best person ever and the most knowledgeable and the most shy all ALLAH created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@abdisalammight3069
@abdisalammight3069 8 ай бұрын
@@Suhayb1_4 K 0:22 D
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 жыл бұрын
Arimeheena what is a view 😱, waa na waalaysaa Pro keep it
@abshiralmane8678
@abshiralmane8678 2 жыл бұрын
Best daregtar arnahena👋👋👋👋👋👋💯💯💯💯💯
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Woow King 🤴 Gantaal 🚀 is Back Best 📷 MAN 👨 Arimaheena Video 📹 📷
@cabdiqadiraadam2123
@cabdiqadiraadam2123 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw beast cameras arimaheena Biswaye arimaheena faraha ankaqade🖐🔥
@miiraachakuly5045
@miiraachakuly5045 2 жыл бұрын
M,a arrimaheenu uu ku fara yaraztay 👑 legen
@noormemed4244
@noormemed4244 2 жыл бұрын
Gantal wayee waa xaguu Légendaire
@abdiqani3478
@abdiqani3478 2 жыл бұрын
waxan camero lama idhan karo ee nagac kle ula baxa xasan iyo arimaheena twi legend 🥰🥰
@bilaalahmedalitatico3837
@bilaalahmedalitatico3837 2 жыл бұрын
Gantaal another level keep it up zxp hormar wacan
@xabuyare6547
@xabuyare6547 2 жыл бұрын
Hit 💥
@Tasmaking
@Tasmaking 2 жыл бұрын
ARIMAHEENA BIG ARTS MAN
@abdirahmanmohamed1988
@abdirahmanmohamed1988 2 жыл бұрын
Waw waw waw i like the corsi The best song of hassan gantal Another level waye keep up bro
@adenabdi4169
@adenabdi4169 2 жыл бұрын
#Legend gantal Liya another level 🥰🥰#
@mohamedali4354
@mohamedali4354 2 жыл бұрын
Hees Wxn lama oran kro dee wuuuuuw 😲😲🤟🔥💯
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 2 жыл бұрын
Super hit brother
@abdishakurbadmadaw6187
@abdishakurbadmadaw6187 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin falcelintiina quruxda badan jaalayaal Thanks legendary gantaalka Halaasi fooqal halaasi Arimahiina 🎩🎩🎩
@gantaaltv
@gantaaltv 2 жыл бұрын
King👑
@muniiralfa
@muniiralfa 2 жыл бұрын
Waa ku wataa haxasow really ii soo gal 😍
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 2 жыл бұрын
Thank you buddy
@abdikarimnor8536
@abdikarimnor8536 2 жыл бұрын
WAX KALE WAYE HESTAAN 🔥🔥🔥 VIDEO 📹 EDITING
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 жыл бұрын
Jaahuur boy🇬🇲 your voice is from another planet 👍🏻🌍. The living Legendary 👍🏻
@mohamettahmed1279
@mohamettahmed1279 2 жыл бұрын
Wa fanan somaliyed qabil malhn am proud in u Somali yahe hanakala sarin🇸🇴❤️❤️🔥🔥💪💪
@AbdimuhumedB
@AbdimuhumedB 2 жыл бұрын
m.a Hassan Gantal xees macaan
@nimoheybe6225
@nimoheybe6225 2 жыл бұрын
Wooooow Arimaheeeena wax kaleeee 💥💥💯💯💯💯💬
@ArMaanio-Lyrics
@ArMaanio-Lyrics 2 жыл бұрын
7 cisho ayaa ay taalay heestanu kolkii aan dhegeystay, waxa aan gacanta ku hayaa hawl xaqiiqdii aan Ilaahay agtiisa iyo Aadamaba u wanaagsaneyn. Waxaan idinka codsnayaa inaad iiga duceysaan hawshaas.
@faraxyare5875
@faraxyare5875 Жыл бұрын
Aamiin sxbow alĺe haka madiweyo
@Hinpirow
@Hinpirow 2 жыл бұрын
Waxan hees wey dhaaftaye aan magac kale u bixino Hassan gantaal keep going
@gantaaltv
@gantaaltv 2 жыл бұрын
Thank you 🙏
@lilnajboy3254
@lilnajboy3254 2 жыл бұрын
Nice one cousin
@Xareyd
@Xareyd Жыл бұрын
Hees oo dhan waad ka garbaxday dumarka Somaliyeed waad ka garbaxday
@saleyeduwanearsenal3891
@saleyeduwanearsenal3891 2 жыл бұрын
Ay my bro Go forward
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 жыл бұрын
Ereyadii walaal qaaliya cabdishakur yasin adan fankii reer boramaa nooleyay
@Amshayy1234
@Amshayy1234 2 жыл бұрын
Scarf gabdhaha gacanta kuxirate madaxana wad ku xirate😱😱
@yaaskaboymedia5201
@yaaskaboymedia5201 2 жыл бұрын
Keep going hasan gentaal bro from arimahena
@azanghost2279
@azanghost2279 2 жыл бұрын
Top Bro ✅🔥🔥🔥
@mohakhdadar2241
@mohakhdadar2241 2 жыл бұрын
Video ninka shuban iga gadan wlhi color uu ustd Malay best wye movement cadi mahan wlhi
@qarjiijunior2394
@qarjiijunior2394 2 жыл бұрын
Mansha allha codku wa asaal
@sahranura741
@sahranura741 2 жыл бұрын
Arimaheena 📷📸 good💯👌🥰😍
@Caaqibtube
@Caaqibtube Жыл бұрын
Waa wax kale👌
@sumayasaidomar882
@sumayasaidomar882 2 жыл бұрын
Mash allha duubista wax kale iyo codka
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 2 жыл бұрын
Arimaheena🔥
@haretahmedahmed3675
@haretahmedahmed3675 2 жыл бұрын
Best camera man wlxi videoka mcn waye
@saidduraanahmed2339
@saidduraanahmed2339 2 жыл бұрын
Arimaheena gacantiisa way fadhidaa
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 2 жыл бұрын
What a song wow gantaal ❤️
@gantaaltv
@gantaaltv 2 жыл бұрын
Thank you
@zhaaficiadem9851
@zhaaficiadem9851 2 жыл бұрын
Qofki u horeyah 🖐hassan GaNtaL 🙏
@hassanmohamudguliye-hsm9195
@hassanmohamudguliye-hsm9195 2 жыл бұрын
Epic voice Amazing video Lyrics magical! 🔥🔥
@cawaleyare1187
@cawaleyare1187 2 жыл бұрын
Somali music to the world keep going legendary
@bashiirdhanan2248
@bashiirdhanan2248 2 жыл бұрын
Hasan libaax Horay u soco aabo
@jowhar9388
@jowhar9388 2 жыл бұрын
Wow muqaal cajiib ah 💫
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 2 жыл бұрын
Wawa
@shaafofficial
@shaafofficial 2 жыл бұрын
What a camera 📷and editing 100% 👌 woow 😍
@ibraproduction2786
@ibraproduction2786 2 жыл бұрын
Waaw team arimaheena wan idin wadanaa dhanka camirida waaw iyo edite ka
@abgal_girl8301
@abgal_girl8301 2 жыл бұрын
Arimaheena.. 📷
@AbdirahmanTaliyaani
@AbdirahmanTaliyaani 2 жыл бұрын
Well done my boy✅
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 2 жыл бұрын
muuqaal quruxbadan arimaheena legend
@dahabi7939
@dahabi7939 2 жыл бұрын
Woohoo arimahiina/arimahooda gacantiisa wey fadhidaa 😳
@mohamedabdi584
@mohamedabdi584 2 жыл бұрын
Legend Arimaheena Video wuku farayareystay
@armaancattoh3683
@armaancattoh3683 2 жыл бұрын
Wooow hees iga dheh✅🥺💯
@dragon6358
@dragon6358 2 жыл бұрын
arimahen is the past camera man🥰🥰👊
@Suldan952
@Suldan952 2 жыл бұрын
Qofkii ugu wanaagsana ee aduunka soo maraa wuxu ahaa NABI MOHHAMED SCW
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 Жыл бұрын
Xasan gantal heestan waa jeclaaday waxey u qalantaa. 100m Views marwalba Views keeda fiiriyaa
Ma aqoon jacayl - Hassan gantaal (Official Music Video 2023)
3:44
Hassan Gantaal
Рет қаралды 1,5 МЛН
HASSAN GANTAAL -Markaad ila joogtid (OFFICIAL Music  VIDEO)
4:48
Hassan Gantaal
Рет қаралды 494 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 22 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
ASAD FAQDIID | MEHERKAAGA MAXAN KA DHIGA | OFFICIAL VIDEO
5:11
Asad Faqdiid
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hassan Gantaal- malab (official video)
3:33
Hassan Gantaal
Рет қаралды 680 М.
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 6 МЛН
HASAN GANTAAL TAALO PART2 OFFICIAL VIDEO 2018 BY AFLAANTA STUDIO
6:00
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 925 М.
HASSAN GANTAAL - NAFTEYDAAY SII HUBQAADO ( Official Music Video 2022)
5:43
Hassan Gantaal | CALAF |  (MUSIC VIDEO) 2018 4K
7:28
Raage Abdi
Рет қаралды 3,1 МЛН
HASSAN GANTAAL (TAALLO) OFFICIAL VIDEO 2018
6:22
Raage Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
HASSAN GANTAAL - AMAANO [OFFICIAL VIDEO] 2022
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 431 М.
FEYSAL MUNIIR XABSI CAASHAQ | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:40
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,3 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 22 МЛН