18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab

  Рет қаралды 291,780

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#ilintir #Part_44 #Abdiaziiz

Пікірлер: 1 200
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
Mashallah I'm happy for young lady find her mother
@nasteexokanada2563
@nasteexokanada2563 2 жыл бұрын
Asc
@nasteexokanada2563
@nasteexokanada2563 2 жыл бұрын
Wiilka an numberiisa haley soo raadiyo qofka OK thanks.
@safiyoahmed2630
@safiyoahmed2630 2 жыл бұрын
@@nasteexokanada2563 GUULLEEYSO. CABDICASIIS. RIYALI 😁😁😁😁😁😁💋💋💋💋💋💋💋💛💛💛💛💛💛💛🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
Thx AZ for pinned me mashallah this second time u pinned me your channel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muhidinsalah8894
@muhidinsalah8894 2 жыл бұрын
Found her mother waye walal
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin❤❤🙏
@ibrahimhashimi5566
@ibrahimhashimi5566 2 жыл бұрын
Mashaa allaah walaalkey cabdicaziz realy kheyr allah haku siiyo abaalkaada jaanno
@axmedcali8433
@axmedcali8433 2 жыл бұрын
Maansha allah wll mahadsanid illahay ha ku barakeeyo wll ila iga qabo WhatsApp ka waanu kuu baahnayn
@axlaamxasan1446
@axlaamxasan1446 2 жыл бұрын
mahadsanid dadka walaalahaa sidaad baahida uga haqabtirtay mahahadsanid adigana wixii kaamaqan alaha kuusosahlo
@munarhussein1360
@munarhussein1360 2 жыл бұрын
Waan kuusuceeyay.walaa..waxkufarxad galiya alaaàh hakusiiyo.aamiin...
@ayub_king2885
@ayub_king2885 2 жыл бұрын
Walaal telkaga what is app soo qor
@hassanismailisack8299
@hassanismailisack8299 2 жыл бұрын
Masha Allah, Runtii Wariyaha waxa uu mudan yahay abaal marin qaali ah.
@cuudgirl4092
@cuudgirl4092 2 жыл бұрын
Waa runtaa waa adeegaha unada soomaliyeed u istagay waliba mida ugu qaalisan
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 2 жыл бұрын
Wax kasta wuu istahilaa wa wiil fiican masha allah
@nimcofarah7690
@nimcofarah7690 2 жыл бұрын
Alle jano hakugu abaal mariyo jano wll
@zahraalizahra5013
@zahraalizahra5013 2 жыл бұрын
@@khadrayuusuf2209 kkqiq
@mohamedgeele824
@mohamedgeele824 Жыл бұрын
@@cuudgirl4092 k my
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
MAAN SHA ALLAAH GABADHA YAR AAD AYAY U DEGANTAHAY U ASTURANTAHAY ILLAAAHAY HA BATAKEEYO
@Cookeh_monstah
@Cookeh_monstah 2 жыл бұрын
Mashallah waa farxad in aad heshay hooyo allah mahadas iska leh
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Waa war farxad leh💏 Masha allaah Sxp xirfadaada saxafinimo waa 💯✅ Waanku waTaa brother👊 Hawl fiican ayad haysaa👍 Keep going🌹❤️❤️✌️
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 жыл бұрын
Allahxamdullilaah allaha usoo dhaweeyey maanshallah cabdicasii habo jzk khayr hore usoco
@sacdiyomoalin7064
@sacdiyomoalin7064 2 жыл бұрын
Masha Allah owguuriyo Abaayo yarisey. Talo Abdiazizow Gabertan xishood ka iyo quruxda badan yee kaa fakan adna. Masha Allah
@zakariyanuur8522
@zakariyanuur8522 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 2 жыл бұрын
Sax waa gabar akhlaaq badan maasha alaah ku haboon Cabdicaziz
@queenbalqiiisa2045
@queenbalqiiisa2045 2 жыл бұрын
Wiilkaan inuuu reer iyo caruuur leeyahy maxaad ka ogtihiiin dhacdhaca iskadaaya kolay qoraalkan inay xaaskiiisa aragto macquuuul
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
@@queenbalqiiisa2045 Somali maryoley waa dadan ka yabay iyaga guursa leh ba bari fur dhihi waa dad markay dhalanayeyn bisinka loqaban😂
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
@@sahraabdi9699 haduu xaas leeyahay sidaas ulama hadleen asba rajaa ku jirto weyna isku qurux badanyihiin Maansha allah
@naqwamedia1643
@naqwamedia1643 2 жыл бұрын
Waa wax lagu farxo asagoo dhalinyaro ah in uuqaado xilka intaas le eg iyo masuuliyada kaliya wll c/casiis waxaa kaabadan ducada ay umaru kuuducaynayso iyo farxada joogtada ah ee aad umada kafarxinaysid alle haku ilaaliyo c/casiis
@soomaaliisraacdo7412
@soomaaliisraacdo7412 2 жыл бұрын
Masha allaaah gabar degan waaye illaahay ha isku daayo hooyadeed iyo ayada
@idilabdi1298
@idilabdi1298 2 жыл бұрын
Masha allah tabaarak hadda heshay hooyada lakiin waxa qalad wayn ah inay iyado Xamar joogto inaysan gabadheeda so raadinin maadaama ay taqaanay ninkii ka dhalay gabadheeda qabiilkiisa waa xanuun ilmaha yaan la dayacin haddi ninku kaa qaato xitaa waa la xiriiriyaa lama iloobo caruurtada Aniga Aabehey hooyadey wuu furay dib dambe nooma so raadsanin allah u naxariisto waa na cafinay.
@lailaofficial4106
@lailaofficial4106 2 жыл бұрын
18 sano in ey ka maqnato iyado abihi ka dhalay taqano ayeydi magaceda taqano qabilki cida taqano wa qalad hoyada ayana qaladkas leh allaha so hanuniyo
@samiyaahmed3410
@samiyaahmed3410 2 жыл бұрын
Maansha allah walaal intad gabadhas cawisay ka farxisay khayrkeeda ilaahay haku siiyo
@lailamohamed597
@lailamohamed597 2 жыл бұрын
Masha allah! Many many Congratulations sis and I’m happy for you…
@halimomahdi6928
@halimomahdi6928 2 жыл бұрын
Mansha allazh
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 8 ай бұрын
Ilaahay haku xafido walal Shaqo fiican ayaad haysaa Ooaad dadka soomalida aad Uqabatid ajar wayna aad aad ka helaysid Jazakallahu khayr
@ahmedabdiali5131
@ahmedabdiali5131 2 жыл бұрын
Please let the mother come and also show us about her feelings
@maryamojama3926
@maryamojama3926 2 жыл бұрын
Ha saah qurxoon
@ibrahimiman3614
@ibrahimiman3614 2 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo C/Casiis wll mahadsanid allah hakaa farxiyo aamiin.
@kmce1099
@kmce1099 2 жыл бұрын
Masha allah barnamijkan ilin tir dadka sii shergareya ayaan ku jiraa maantana gabadheni baa hooyaded ka heshay somaliyeey wiilkaa kor u qaada qaaqlayaasha aan mina ku dhisnen oo wax laga faidaba jirin bad kor u qaden kor haloo qado abdiaziiz waa bulsho kabe waa niyad dhise waa qalbi qabojiye waad u jedaan inta reer somaliyeed uu ka farxiyay
@safiyohadad79
@safiyohadad79 2 жыл бұрын
jasakalahu qeer cabdil casiis wadadashay iyafana alfa maabruug qwuruxleey waye alaha nii xafido
@shukriaomer186
@shukriaomer186 2 жыл бұрын
Nolosheyda nimco abdi gutale waku faraxsanhy in hoyo ina helno❤☺🤲
@haniayusuf8855
@haniayusuf8855 2 жыл бұрын
Da be best thing to hear 👂 💯🙌 Mashaaalah ❤
@moyu4418
@moyu4418 2 жыл бұрын
Thank you for the gifts. Am so happy for the young lady.
@kowtharali4384
@kowtharali4384 2 жыл бұрын
Mashallah Congratulations I'm so happy you found your mom! And to abdiaziz realy thanks so much for helping the pepole and making them happy god bless you!!💖💖💖❤❤❤👈
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 2 жыл бұрын
Cabdalle Waxay Dagan Ethiopia Godey Gacalo 📍 kenya Garissa Isjaara Masalaani 📍 Somalia Kismaayo 📍Afmadow Beshan ka dhahay weyo wan ku faraxsanahay inad heshay hoyada abti
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 2 жыл бұрын
MashaAllh ina aderky rumaad tahay dhal Samawathal
@maryamamatan3219
@maryamamatan3219 2 жыл бұрын
Masha allah allahuma bareek walaal alhamdulilah alhamdulilah walashay hooyadeed way heshay
@abdidirie9966
@abdidirie9966 2 жыл бұрын
Masha Allah ducada umadu waykacdaa Allaha kuudaayo, Inbadan ayaankuu ducaynay masha Allah.
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 2 жыл бұрын
Wll aniga iso duce
@abdidirie9966
@abdidirie9966 2 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 illahay hakaa ciiltiro waxaad tabanayso oo degdeg oo aanad cidnaku duraynayn Insha Allah.
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 2 жыл бұрын
@@abdidirie9966 Amin wll qali
@abdidirie9966
@abdidirie9966 2 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 walal adaa mudan Allaha midigta kaasaaro muraadkaaga oon macsiyo lahayn, Insha Allahu. Allaha ku xafido.
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 2 жыл бұрын
@@abdidirie9966 Amin wllo
@istaahilabdullah5084
@istaahilabdullah5084 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله في الدنيا والآخرة اخي عبدالعزيز 💚💚💛💛🧡🧡🧡❤🧡💛💛💛🧡🧡🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@anfacbeauty8363
@anfacbeauty8363 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah ❤
@ummuayman867
@ummuayman867 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo abaayo waa farxad ina heeshay hooyo mcn😁😀😍❤❤
@ahmedabdiali5131
@ahmedabdiali5131 2 жыл бұрын
Congratulations I'm happy for the young lady to find her mother,
@salmandagane9531
@salmandagane9531 2 жыл бұрын
M.a I'm also happy bcoz I was part of those who made this possible
@asmaomer5311
@asmaomer5311 2 жыл бұрын
Masha'Allah jasakumullahu khair Alle hakaa abal mariyo wll
@salmandagane9531
@salmandagane9531 2 жыл бұрын
@@asmaomer5311 shukran wll ,wankusalame inbadan
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 2 жыл бұрын
MashAllah ilahey haka ajar siiyo
@asmaomer5311
@asmaomer5311 2 жыл бұрын
@@salmandagane9531 ♥️
@ayanmohamed694
@ayanmohamed694 2 жыл бұрын
Abdiziaz gabadh yara yeyna ku dhafin waa gabar dagan qurux badan mash allah waada isku soo baxeysan allah idiin barkeeyo labadiinaba
@nadifoxasan9609
@nadifoxasan9609 2 жыл бұрын
Kkkklk ardadkanaa walll hadow guursanayo ma naag ayuu wayy
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 2 жыл бұрын
@@nadifoxasan9609 maxaad sidaas uleedahay wll adigaba majeclid in lagu liido maxaad walasha ugu quurtay hadalkaas
@ayanmohamed694
@ayanmohamed694 2 жыл бұрын
@@nadifoxasan9609 wllo anigu ma dhihin naaga buu wayeey ee shekada kaftanka ah baan ka jawabey
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Masha Allah I was waiting good news. More good news insha allah
@hfrd3789
@hfrd3789 2 жыл бұрын
ةاااغغع٦٦72٢ثث٣3
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 жыл бұрын
Maasha allh habaryar baan kuu nahay ilaahaybaa kuusoo shalay hooyo dadkii kuusoo duceeyay ee kula murugooday ayaan kamid ahaa habaryar dhinac walba
@halimajama8853
@halimajama8853 2 жыл бұрын
Congrats for the young lady🙏🏽🙏🏽 good for you!!! Many thanks for Cabdicazis keep going. You have a great job for your community.
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
MashaAllah farxad ween
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 2 жыл бұрын
Masha Allah farxada ayan kula qeybsaneyna, C/aziiz Jazakallah kheyr
@naimo3372
@naimo3372 2 жыл бұрын
Wooow masha allah tabarakallah hambalyo hambalyo xabibti ♥️♥️Hooyo mcn ♥️🥰
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 2 жыл бұрын
Masha allah abyo ilahay farxadaada ha kusiiyaadiyo wlh wan kula farxay hoyana ilahay ha kuu xifdiyo
@yamamayamama3336
@yamamayamama3336 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah ka duceeso hooyo. Dhalinyaronimo yeysan ku qaadin. Intey kaa maqneyd u abaalgud. Gabdho hooyadood la nool ee aan daryeelin ayaa buuxa kuwaas ilaahey ha soo hanuuniyo. Ee farxadaada uga faaiideey hooyo mcn
@bisharoabukarsheikhnor3325
@bisharoabukarsheikhnor3325 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️ gabdha waa gabdha dagan ee yee kaa fakan inu so xira kli ❤️❤️❤️❤️
@Rolcm
@Rolcm Жыл бұрын
Ninkaan waxaas kama maqno abaalgiisa jano ilahay haka dhigo
@ubaxbeelo8133
@ubaxbeelo8133 2 жыл бұрын
Masha allah ❤
@sahroali1967
@sahroali1967 2 жыл бұрын
Masha allah waa farxad aad uweyn ducadena alla wu aqbaley. Inta kalamaqan oodhan alla ha isu so caruuriyo abdul aziiz cajar alla ha kasiyo dadaalkada dadka aad uheysso barakallahu fiikuna
@jocall5874
@jocall5874 2 жыл бұрын
‏ما شاء الله عبدالعزيز شكرا جزيلا على مساعدتك للآخرين ويجزيك الجنة إن شاء الله ادعي لك
@hawasamsamahmeddahir8152
@hawasamsamahmeddahir8152 2 жыл бұрын
Mashalaah mashalaah I was crying 😢 I’m so happy Mashalaah AbdiAsiiz Noolwo ishalaah Amean Amean yaa allah yaa
@xubbifamilychannel3568
@xubbifamilychannel3568 2 жыл бұрын
Masha Allah wa ku farxay in ay Hooyo macaan heshay.
@nasirnasir-gz1bc
@nasirnasir-gz1bc 2 жыл бұрын
Alle haka abaalmariyo wll wax umada faaido u ah adna if iyo Aakhiro khayrku ah ayad wada...
@AaminaQaali
@AaminaQaali 2 жыл бұрын
Alxm habeenkii aan firsanayay waa la ooyay hadana waala farxay 🥰
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 2 жыл бұрын
maasha,Allaah
@adoza7567
@adoza7567 2 жыл бұрын
Marka Kow Arkayay Wala Ooyay Hadana Wa La Farxay Wlhi Allahu Akbar Allaha Noo Xafid Hoyoyinkena🥰🥺
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 жыл бұрын
🙏🤲maansha alah ss hadaan wada daawaday murugtaada iyo farxadaAdaba🙏🙏your good Lucky☑️☑️
@fardowsafardowsa4979
@fardowsafardowsa4979 2 жыл бұрын
Masha allaah
@maabdikadir4145
@maabdikadir4145 2 жыл бұрын
Wan ku salamay sxb Abdiaziz really Wallhi wan ku farxay gabadha in ay heshay hoyadeed sxb hawsha aad hayso wan kaaga mahad celinayaa thanks bro 👍
@aaminabulxan5635
@aaminabulxan5635 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah❤❤
@hawaluul1649
@hawaluul1649 2 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo abaayo Alx Alle yaa sifudud kugu sahley hooyo shugran wllken Cabdicasiiz riyalle Allaha noka xafido noolow
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 Жыл бұрын
Maanshaa Alaah maanshaa Alaah habo ilaahey baa ku mahadsan ku siiyey hooyadaa Bilqees
@nimoali601
@nimoali601 2 жыл бұрын
Mashallah tabarikallah congratulation habo 💖
@guul-wadegeelle1805
@guul-wadegeelle1805 2 жыл бұрын
Wlh l feeling very happy for you
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah farhadada waa teena
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah ilaah waa u sahley Abti adiga iyo hooyadaa nolol Cusub iyo guul sare hooyana ilaah hakuu caafiyo masha allah
@fardoushussein4638
@fardoushussein4638 2 жыл бұрын
Maasha allaah congratulations sister I’m so happy si dhakhsaha baa ilaahaay kuugu soo fududeeyey abdiaziz realy wllo khary aan dhamaan ilaahaay haku siiyo dad badan baad ka farxisay ilaahaay hakaa farxiyo markadta waan daawadaa barnaamijyadaada alle haku xafido
@muslimaali8111
@muslimaali8111 2 жыл бұрын
Mash allah I’m happy for her that she is finding her mother
@halimaosman961
@halimaosman961 2 жыл бұрын
ManshaALLAH happy ending ❤️
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 жыл бұрын
Masha Allah farxadda Allaha kuu siyaadsho hooyana baari u noqo maadaama aad nasiib u yeelatay inaad is heshaan Adigana gabar dagan oo wanaagsan oo xishood badan inaa tahaa kaa muuqata Eedadii ku soo korisayna waa hooyee ha ilaawin waligaa Nasiib wacan Farxad ku waar. Abdulaziz abaalkaaga jannatul firdoowsa Allaha ka dhigo.
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Mashallah hambalyo kun jeer wa gabadh akhlaaq iyo xishood ka muuqdo weyaan
@justwatching4159
@justwatching4159 2 жыл бұрын
Masha allah Waa farxad wll adigana jazakallah
@mandekaliahmed5157
@mandekaliahmed5157 2 жыл бұрын
Masha allh congratulations 🎉
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 2 жыл бұрын
Maasha allah
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 2 жыл бұрын
Masha Allah Alhamdulillah ♥️
@halimamahamud8418
@halimamahamud8418 2 жыл бұрын
Maasha allah hambalyo ❤❤👍👍💯💯💯
@farxiyocali203
@farxiyocali203 2 жыл бұрын
Waa la oye lkn manta waa farxay masha Allah
@umusidra8921
@umusidra8921 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto cabdi guutale dariskeyga xalaasha ah,reer towfiiq waan salaamaya.
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله بارك فيك Cabdicasiis realy
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah Tabarakallah Ina Abti Ilahay haidin xifdiyo Adiga hooyada mcn Alxmadullah hadi ad us heeshen! isilaali Dad badan cad mahan SIM card iska badal ! I’m so pleased for this little sister ❤️😘
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarikalha from mombasa
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
Cabdicasiis adiga hadaa madax banaan tahay mashallah tabarakallah waaba isku nuureysaan waa hadaad madax banaan tahay laakiin reer hadaad leedahay rabi hakuu barakeeyo reerkaaga
@ZakiyaAbdi
@ZakiyaAbdi 3 ай бұрын
ما شا ء اللہ ❤
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 жыл бұрын
manshalh Abdicasiis Real ilahy ha ku xafido soda dadka u kalmeeyso me and my family we love you man keep going🇸🇴💯🌹💓💋💋💋💋💋💋💋💋💋🇸🇴💯🌹💓
@sabriyeshinemaxamud8754
@sabriyeshinemaxamud8754 2 жыл бұрын
Masha Allah ♥️
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 2 жыл бұрын
Alhamdu lilaah ilaahay baa isku sakhiray Abdiaziiz Adigana khayr farabadan Allaha ku siiyo.
@alimohamud6074
@alimohamud6074 2 жыл бұрын
Mansha allah walaal hawl aad u wanaagsan ayaad umada somaliyed uhaysaa allah hala abaal mariyo
@nuromohamed2615
@nuromohamed2615 2 жыл бұрын
Masha allah I'm happy for you sister and my brother my allah bliss you nice joob keep going 🙏
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 2 жыл бұрын
Maasha Allaah,waad dadaaleysaa eedo ducada ummadda Soomaali Allaha kuu dhaliyo,.
@abdihakinhirsi5146
@abdihakinhirsi5146 Жыл бұрын
Maasha allah abdi caiis ilaahay adna hakaa farxiyo waan la farxay gabadha
@istarcaday3814
@istarcaday3814 2 жыл бұрын
Mashaaa allh
@fowsiyachannel9034
@fowsiyachannel9034 2 жыл бұрын
Masha Allah farhad waa walashey hooyo macan waa lama huraan abdiaziiz daadlkada ayeey ku heshay
@diamondabdalle6398
@diamondabdalle6398 2 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay baa mahadleh
@fadumoawowo8184
@fadumoawowo8184 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah ilaahay haa ku siiyadiyo nimcaada iyo cafimadka hana idin xaafido aduun iyo akhiro baa walaalkay cabdi caziz allaha ka abal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤
@saciidonuur1236
@saciidonuur1236 2 жыл бұрын
Mash aallh
@guledtv4250
@guledtv4250 2 жыл бұрын
C. Casiis Really may alah grant you long life in order to be able to continue this cml
@fatmamohamud9742
@fatmamohamud9742 2 жыл бұрын
mashaAllah Illahay hakubarakeeyo walal Abdiaziz Really.....keep going brother
@khadradheeman2290
@khadradheeman2290 2 жыл бұрын
mashaAllahlllahay
@daacad7278
@daacad7278 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa qeywaha tiradood inaad soo qorto sida qeybta 44 aad inta igu raacsan like
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah, wal xamdu lillah. ❤❤❤❤
@marianhaji1210
@marianhaji1210 2 жыл бұрын
Maasha allah abdiaziz khayr Allah haku siiyo
@faadumo3718
@faadumo3718 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 2 жыл бұрын
Maansha alaah Abdulaziz really good job 👏 aad baan ugu faraxsanahay in ay heshay hooyadeed
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 2 жыл бұрын
Masha Allah 😍🥰😍✅
@abdishaacir5727
@abdishaacir5727 2 жыл бұрын
Masha allah o am proud of u to got u are mom
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 жыл бұрын
ALLAHA KAA FARXIYO ADUUN IYO AAKHIRABA SIDA AAD UGA FARXISAY QOYSAS IYO DAD BADAN OO KALA DHUMAY HADANA IS HELAY. FIIRO GAAR AH. Qeybta koobaad waa baadigoob Markii dadku is helaana u bixi. FILAN WAA.
@abdikarimahmed7623
@abdikarimahmed7623 2 жыл бұрын
HAMBALYO walsheen Farxadda waan kula dareemeynaa.
@Ardo270
@Ardo270 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah 😍
@xubixaji4496
@xubixaji4496 2 жыл бұрын
Mnsh Allah 🥰❤
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 2 жыл бұрын
Manshallah maanshaallh ILAHAY HAKUU xafido aamiin aamiin yaa yaa Allah 😘❤❤
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah jizaaka’Allaah Qayr
@xaawagaariabdikadir664
@xaawagaariabdikadir664 2 жыл бұрын
Masha allh ilaahy ajarkeeda haku siiyo really dadka khayrkaa uhayso
@nimoqalbihena
@nimoqalbihena 2 жыл бұрын
Masha allah
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
Masha Allaah guul insha Allaah
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 80 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 30 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 61 МЛН
Hooyo Hodan Xuseen, "India marka aan tagay waxay igu dhaheen Isbitaalkaaga Dalmar ku laabo.....!
1:59
Dalmar Specialist & Teaching Hospital
Рет қаралды 1,2 М.
Qaliink ayay ku Dhimatay Ehelka Carurta & keda lama yaqaan🤔
14:49
Farxad 2dii Carurta Rajada oo Lahelay Ehelka Hooyo Aabahodna..
17:16
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 80 МЛН