Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka

  Рет қаралды 53,558

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 66
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Gabdhahaan sidaan u dheerdheer ee qurxan hadda ma jiraan yaab
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
#Dowladddii_Kacaanka waxay aheyd dowladdiii ugu fiicneyd ee dalka soo marta
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 4 жыл бұрын
Ganacsatada dhiigmiiratada ah ee xilligaa laga hadlayey maanta ayay cidla naga heleen oo siday doonaanba naga yeeleen.
@adankalib4003
@adankalib4003 3 жыл бұрын
Abdi Rashid sheekada ganacsatada iyo sooraan nuxurka laga lahaa waxay ahayd haddii nidaamka iyo kala dambayntu lunto in sidan maanta inagu dhacday lakeenayo bariis caaga
@ahmedsomali4482
@ahmedsomali4482 4 жыл бұрын
Faadumo qaasim hilowle Allaha u naxariisto... Waxay mataleysaa ayadana ururka haweenka soomaaliyeey waxana erayadeeda kamid ah Soomaali diidoow Silic u dhimo
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Waa xasuus qof kastaba oo wadani ah marku daawado ilmeynayo, allow Soomaalida ugar gaar Amiin Amiin Amiin.
@adenismail6487
@adenismail6487 4 жыл бұрын
Ninka khudbaynaya ee Siyaad Barre kumatalaya waa Meecaad Miigane
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 4 ай бұрын
Maanshallaah, somaali diidoow dhac aamiin aamiin yaarabi
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Meecaad Miigane oo jilaya Maxamed Siyaad Barre.
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Ragga Maxamed s tubeec Cabdi salaad beerdilacshe C/llahi diiriye sooraan Maxamud tukaale Cabdi shube Cabdi baadil Cabdi inshaar Cabdiqaadir juba Axmed yasiin digfeer Cabdi khadar xasan Gabdhaha Saada cali Shamso cumar Maandeeq Hibo nuura Sahra ileeye Qamar harawo Dalays Allow unaxariiso inti dhimatey inta noolna cimirga u barakee
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Aun Cabdirisaaq Kukaay wuu ku jiray.
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Xaaji iiker leeb,khadiijo qalanjo iyo faynuus shiikh daahir
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 11 ай бұрын
Kooxda waabari onkod Horseed waa laysku arkay bandhigan
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Juba ii muuqda wale ninki ma duqobo manshalah
@bilansharaf779
@bilansharaf779 3 жыл бұрын
Nimanka ciyaarta reer waqooyiga ciyaaraya nice
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Meecaad miigane aw maacaleesh ILaahay ha u naxariisto
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Eesh qiyaasak #waayo #waayihii #wacnaa ala maxaad mirti haysaa sxb guul ayan ku rajaynaya 💪💪
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 11 ай бұрын
AUN cabdi inshar olol wuxuu ahaa wariye katirsanaa radio muqdisho waayo aad ugu xasuusta aad noolaynaysaan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo fenustii fanka faduma qasim
@somedayiwldlketogetjstce4m216
@somedayiwldlketogetjstce4m216 3 жыл бұрын
Yaaa garanaaya sanadkaaan (Xasan Diiriye AUN) weligay kuma arag isagooooo life ah
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Жыл бұрын
Thankss wll from far away place ….. Alle ha ku hodmiyo iA
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Haplaha wan ka.kagartay Sada iyo maneed shamsa cumar iyo dalees iyo qamar harawo
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Hoobaladii Qaranka waaberi intii dhimatay ILaahay ha u naxariisto Inta noolna ILaahay cimriga ha u barakeeyo
@Aduunka252
@Aduunka252 4 жыл бұрын
Wll WAAYO WAAYIHII WACNAA muqaladii Riwayadaha iyo badhigyadii hoboladda wabari inoo soo badi kamadaalo fiirsigooda intii dhimatay alle ha u naxariisto inta nolnah cimri iyo cafimaad alle hasiiyo aaamiin adiganah mahadsanid wll
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 3 жыл бұрын
#21kaOktoobar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dhagacade4951
@dhagacade4951 4 жыл бұрын
Wamecad alahaunaxariiste
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Wax kastoo ay sii sheegeen way dhaceen
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 3 жыл бұрын
Nabada geeska africa wacygali Africa
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 11 ай бұрын
Xasan diriye xasan gaab
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Waxan hablah ka gartay 1Sado cali 2Khadiija abdulahi Dalays 3Hibo nuura 4Qamar harawo 5Maandeeq Allaw intij dhimatay u naxariso
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Waxaan kuugu darayaa Shamso Cumar Axmed
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
ISKA WARAN GOWLESTE KULAHAA. MAWAXA NAHEESTEEY OGAAYEEN. WAA CAJIIB
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Juba iyo.xasan diriye farax iyo.sooran
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo.qadijo.qalanjo
@areysbiriir9028
@areysbiriir9028 4 жыл бұрын
Waa xusuus aad u dheer ee naga waraabi wll aad ayaad u mahadsan tahay
@cabdiqaadirmaxamuud2210
@cabdiqaadirmaxamuud2210 Жыл бұрын
Fadlan iisheega gabadha udhaxeysa saado iyo maandeeq. Waxa kalo iishegtaan maandeeq iyo hibo gabadha udhaxeysa. Waxad Kalo ishegtan daleys iyo qamar harawo gabadha udhaxeysa intaas ii faaideya walalayaL
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
saado cali aun iyo maandeeq dhaxdooda waa aun shamsa cumar ahaydna hadan kuu sii faah fahiyo xaaskii fananki weynaa xasan aadan maandeeq iyo hiba maxamad dhaxdoodana waa aun sahra ileeye oo kamid ah xidigihii kooxdii horseed ahaydna xaaskii fanankii weynaa aun axmad n jango aun dhamaantood tan sadexaad si feecan uma arko waase gabar yar waxayna u egtahy khadiija qalanjo
@cadaanimaxamadxaayoow9273
@cadaanimaxamadxaayoow9273 3 жыл бұрын
Noloshan macaan mar kale ma soo laabandoontaa. Ilaahow maaalmahan mar kale noo soo celi hada cashar baan ka barane dowlad la dumio
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Bal biregaa waxay kasii hadlayeen Eega
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo feynus shikhdahir
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 3 жыл бұрын
Heesta hore ee bandhiga HABLAHA Qamar harawo Ma garan? Dalays Hiba nuura Sahra ileeye Maandeeq Shamso cumar Saada cali RAGGA C/qadir Juba Axmed inshaar Digeer Magaran? Cabdi baadil MAJAAJILADDA Shacabka banaan baxaya Qeytiisa hore oo leh (Dhalinyara soomaali way dhalatoo dhawaaqa dhulkooda ayey...) Waxaan ka gartay Baxsan Magool iyo C/qadar laari oo shaarka buluga xiran Kooxda labaad Waxaa wada Fadima qasim hilowle Waata oraneeda (soomaali diidow silac u dhimo) Kan siyad barre matalaayo waxay ila tahay in uu yahay miicaad miigane, Waxan kaloo ka gartay Sooraan Ninka suudka madow sita oo dhamaadka vdeo-ga soo galaya Oo aan u fahmay in uu yahay Xasan aadan samatar. ALLOW INTII DHIMATAY U NAXARIISO INTII NOOLNA U DAMBI DHAAF CAAFIMAAD IYO CIBAADA SUUBANA SII AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
@jelani4011
@jelani4011 3 жыл бұрын
Heesta koowaad ee dhaqashadiyo dhigashadu Gabdhaha waxaan ka gartay: Saado, shamso,Maandeeq,Gabar xarago qorxoon laakinse aan garanayn magaceeda (waan jeclaan lahaa qofkii ii sheega macageeda), Hibo, Dalay, ma aqaan gabadha kale yo Khamar harawo. Raggan: Juba, Olol, Digfeer, Ma garan kan kale iyo A.Baadil. mahad sanidiin.
@micraashmosse2863
@micraashmosse2863 11 ай бұрын
Khadiijo qalanjo inay tahan umaleya
@somedayiwldlketogetjstce4m216
@somedayiwldlketogetjstce4m216 3 жыл бұрын
@15:45 AUN ( Aaabe Siyaad) kolkuuuu qoslaaayay ninkaaa midig ka xigay eee uu la hadlaayay waaa kuma?
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Waa Axmed Saleebaan Dafle.
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Way isku meeraysatay buu yidhi hhhhhhhhh
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo baxsan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo hipo nura
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
I m Always Knowledge people 💯. Always Alxamdulillah ♥ 💯.
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Waa xilima tolow wll?
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Walaal waa exactly 21 Oct. 1987.
@jelani4011
@jelani4011 4 жыл бұрын
Sawirada Raga midig Juba, Olol, Digfeer,Magaran iyo Baadil. Hbalaha bidix Saado, Shamso Xaydara, Maandeeq, Ma aqaan, Hibo, Dalay, Ma aqaan, Harawo. waa Siday ila tahay.
@somedayiwldlketogetjstce4m216
@somedayiwldlketogetjstce4m216 3 жыл бұрын
Hanuuuniyoooo iilla eg yahay ( Daaaala arigtideedaay macalinkiiii qaaadi jiray)
@somedayiwldlketogetjstce4m216
@somedayiwldlketogetjstce4m216 3 жыл бұрын
Ma aqaaan= Sahra Illeeye
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Dales Mandeeq Baxsan Qamar harawo Saada Faduma qasim Feynus Hiba nura Qadijo.qalanjo Shamsa cumar Juba Xasan diriye Sooran Intaa ayaa ka kartay Allah yarxam intii dhimafay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Iyo.xasn adan
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo DabaalDegii October Ee Dawladii Kacaanka  (pt-2)
28:10
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 22 М.
Hobolada Waaberi Oo Isku Duuban Iyo Heestii Colaad Iyo Abaar Koow Dhee Music Live
21:06
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
21 Oktobar 1984 qayta 1aad
49:28
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
Maadeey Somali Week 1993
6:26
foorumka
Рет қаралды 564 М.
Heesihii wadaniga ahaa waxay hagari dhalataa
6:25
BIJI MEDIA
Рет қаралды 89 М.
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
Qarankii Soomaaliya
8:02
RegionalSomTV
Рет қаралды 1,4 МЛН
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,7 М.
WABARI XISHOOD & JACEYL
3:01:44
Universal Somali TV
Рет қаралды 477 М.
DABAAL DEGGA 14 GUURADII KASOO WAREEGTAY DOWLADDII KACAANKA 1984
2:03:24
Разбудили Любимой Песней 😂
0:14
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,1 МЛН
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 16 МЛН
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 9 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 35 МЛН