Manshalh Best teacher for ever Alaah haku siyadiyo garadka❤
@ugaasoabdi70612 жыл бұрын
mashaa Allaah tabaarakallaah
@queenzuhra81532 жыл бұрын
Thanks wll allah ku xafido
@maxamedbarkhad92222 жыл бұрын
Walhi ma aqaano waxa aan kugu tilamaamo khiro iyo aduunkaba allah ku xafido teacher❤🤴💯🙏
@abdirahmanmohamed88702 жыл бұрын
Allaha kubarakeyo noloshada naseexada walalaha islaamka waa waajib
@TulipE20232 жыл бұрын
Omg waba nolosheyga waxa aan soo marey warabo ku sigtey bisinka subhana allah 😍
@mohamudabdijabar29652 жыл бұрын
My teacher ❤ Alla haku dhawro adun iyo akhiro baa 🙏❣
@renaadruun9402 жыл бұрын
Asc wr wb Walal Ayub waxaan kaa codsanayaa inaad na barto sida loo edit gareeyo Videos ka please.
@sahayaakhiromedia.38612 жыл бұрын
ASC MUSLiMiiNTA ALLE iSKU DHiiBAYOOW MACBUUDKiiNNA RABBiGiiNNA SAYYiDKiiNNA iLAAHiiNNA BAR-BAARiYiHiiNNA SAAD UBARATAAN DHAXALKii RASUULKA CS AYAA KZbinRKA SH MAXAMED SHARMAARKE SALLACALEE OFFiCiAL CHANNEL LAGA QAYBiNAYAA KA SOO QAYB GALA ALLAAH HA'iDiN BARAKEEYEE
jazakallahu khayr cilmigada,cimrigaga, camslkakaba allaha hakuu barakeeyo
@Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын
*Ustaadi* allah ku sharfo keep going👏
@salmaahnet75012 жыл бұрын
الله يحفظك أيوب احمد 🥰💯🤲❤
@AhmedAli-mg8is2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍 😍
@mtr_mohamed-16632 жыл бұрын
HAMBALYO'HAMBALYO wllkay alle haku xafifo
@SacatuWasiir2 жыл бұрын
Mash Allah Mudane Suhayb Saajid
@daarulqaraar75362 жыл бұрын
Walaalahayga somali maxamed isoo booqda insha Allah Illahay khayr haydin siiye waxaan soo gudbiyaa khayrka ka qayb qaado oo subscribe saar insha Allah ♧♧
@maryanmaclin99752 жыл бұрын
Waa sax macalin allaha ku barakeeyo
@mohamedkhadar94432 жыл бұрын
Allah aya yidhi bini adam daciif weye Allah wayne ayan Addoomo u nahy
@mahadsalaad32272 жыл бұрын
Macalin ayuub arimaha Familyg uma badnid yacni badanaa kama hadashi Meelaha bulshadu ka Halowdo dhiiri galinta Garashada nolosha.waa ayada Mawduuc noocasa macalin Ka hadal dad badan is badal ugu dareman arinka fikrad ahaan ku siyaadinayso
@deqodaganadan44732 жыл бұрын
Illaahay gii anoon baran cidi iisheegin sidan igu dabeeceeyay ayaa mahadi usugnaatay. Wllky illhay janidii ha kugu abaal mariyo🥰
@hazaadabukar31112 жыл бұрын
M.a ustaad
@djimos90582 жыл бұрын
Masha allah ilahow dulqaadka iyo samirka noobadi jasakallah khayr wllo
@qadar4yare2572 жыл бұрын
Xigmadii oo qofa in KZbin aan dawanayey shaqsi kaliya ka faido wa KZbin kaasn al ustaad guuleyso
Ayuub wll Ilahy marka hore haku sharfo wll 🥰🤲waa marka labaade wll runtii hadalkaaga hadal aan ahayn oo iga daadagaa ma jirto 😊 markaa wll hadda wli waan sinaystaa wayna igu adag thy markaa see uga tallaabsadaa wlL 😔🥺 markaa talladu waa halkaaga WlL 🥰🥺
@cabdulbaariaadan12252 жыл бұрын
Thanks
@salmanaaji16582 жыл бұрын
😇😇😇
@RamkhanRam-w6x2 жыл бұрын
markaa qeybta waxbarashada soo hadal qaaday xogaa wxan is idhi ustadka miyaanu jacaylka garaneyn😂 wayo qof aad jecleyd haduu kaa tago kolei waa iska caadi wad yara murugooneysaa qof waxbuu isku mashqulshaa marka muqalada entertainment ama video games ayaan aad u jeclaada ani dhanka waxbarashada wlhi wxaa xasustaa 8 bilood oo an xariir ku jiray in aan casharka markaa bilaababa uu buuq igu furmayo ano ka baqaya assignments an miss gareyay io inaa fail garooba courska ayan withdrawal dhahan jiray waa 8 bilood😂 markastana hadana waa lii sasabi jiray sabbta aan withdrawal u odhan jiray waxay ahayd Full concentration dhan ma lihi hadana culeyska aan daremayy mid kasoo wayn ayuunbaba dareemaya anigoo dhan overthinking ayaan bilaabayaa oo mararka qaar in classka daaqada uun anigoo daawanaya macalinka igu qeelsho lkn allhmdllh wax walba laguma nagaado inta aan waxbarasho ku jiro lagama yaabo maskaxdeeyda in ay gabar la qeeybsato bugaagta iyo assignments ka y shaqeeyntooda wana kusalamy ustaad