4 QAAB AAD KUN DOOLAR U MAALGASHAN KARTO

  Рет қаралды 110,317

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

3 жыл бұрын

Fadlan cidii u baahan mashiinkan Lifaaqan Amazon haka gaddats.
amzn.to/3mgXS4Y
Halkan ka daawo 5 Ganacsi ookun doolar lagu bilaabi karo
• 5 GANACSI OO KUN DOOLA...
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/consultzakariye/...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee

Пікірлер: 242
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Fadlan muuqaalka Like saar halkan house ka gado mashiinkan Castiga amzn.to/3mgXS4Y
@zakariyehcanada6193
@zakariyehcanada6193 3 жыл бұрын
Walaal Zakarie howl ban ka Rabay whats appkaga ii sheeg
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 3 жыл бұрын
Wll kasoo hadal sida loo shaqaysta Ebay iyo Amazon
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 жыл бұрын
Walaalo sakariye waan kaga mahadcelinaya sida fcn ed nogu so bandhigtay fikradahan waxan kuwaydinaya ma laydhka ayu kushaqaynaya dawaarku
@abdirizakjimale6418
@abdirizakjimale6418 3 жыл бұрын
zakariye walal aad baan kuu tageraa wlh fiktrado badana waan kaa faidey walal alle hakaa awaal mariyo waxaan kugu doceynaa inuu alle janada ku siiyo aad baad u mahadsantahay sxp
@abdirizakjimale6418
@abdirizakjimale6418 3 жыл бұрын
sxp muuqaal gooni ka soo samee harqaanka si dhalinyarada ay u hormariyaan xirfadooda waa iga codsi un walal
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 3 жыл бұрын
Waxaan ahay will yaroo youtube soo galiya quraan sooboqda
@awoowexidig1
@awoowexidig1 3 жыл бұрын
RUNTII MAANTA FURSADAHA DALKEENA KA BANAAN QOF KU SHEGAYO MA JIRO ZAKARIYE MOOYEE الله يحفظك من كل شر
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
MashAllah wll thanks for your videos
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll jazakulahi 🙏
@sahra4159
@sahra4159 3 жыл бұрын
Wcs walaal jazakallah kheyr for your great ideas
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 3 жыл бұрын
Rug cadagii so rogal celi Zakariye Zhp wa lagu wayay 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@AhmedMooge12
@AhmedMooge12 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Aakariye
@ibraahimdoob-baje7594
@ibraahimdoob-baje7594 3 жыл бұрын
Isha kobcinta iyo kor u qaadista mashruucyadda ganacsigga soomaalaidda Sakariye Caawiye.Waa cadceed usoo baxday kor u qaadista dhaqaalaha soomaalidda iyo hal abuurka.Wax badanbaad noo faa'idaysee Alle wanaag hakugu abaal mariyo labada daaroodba🤲🤲🤲
@Minahjibril
@Minahjibril 3 жыл бұрын
Thanks bro ✌
@maxshabeelle
@maxshabeelle 3 жыл бұрын
Mahadsanid!
@hooyojecel5681
@hooyojecel5681 3 жыл бұрын
Maanshaa horu soco wll mahadsanid
@mammulac
@mammulac 3 жыл бұрын
Outstanding Ideas
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 3 жыл бұрын
Great job bro , allahu akbar.
@shankaroonbarwaaqo3296
@shankaroonbarwaaqo3296 3 жыл бұрын
Mashallah....tabarakallah...
@farahahmed6519
@farahahmed6519 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah alle haku barakeeyo wll waad ku mahadsan tahay fikradahaga dheerigalineeed
@jimcaleismail1024
@jimcaleismail1024 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Inbadan 😍💪👍
@yasminosman4078
@yasminosman4078 3 жыл бұрын
Masha allah walal allaha kubarakeyo
@maariyocabdirizaaq5250
@maariyocabdirizaaq5250 3 жыл бұрын
msha.allh wllo qali aad iyo aad bad ugu mahadsanthy sided noogu faaiidaysay thnks bro
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 3 жыл бұрын
Masha Allah waa fikrado lagu aflaxayo.
@abdiazizmohmud9109
@abdiazizmohmud9109 3 жыл бұрын
Masha Allah mhdsnid wll wax badana ka faaidey runtii
@faas9480
@faas9480 3 жыл бұрын
masha allah
@umuayman509
@umuayman509 3 жыл бұрын
jasaakalahu khayran wll
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal...
@Bellafiora349
@Bellafiora349 3 жыл бұрын
Guleyso Zakariya 😊👍🏽
@mohamedabdi6691
@mohamedabdi6691 3 жыл бұрын
Sakeriye c/laahi mahadsanid waa fekrado aad ufiican oo anigu ka helay
@trainingmotivation8888
@trainingmotivation8888 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakala walal
@liibaanshiinekenadiid9516
@liibaanshiinekenadiid9516 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@malimissack1277
@malimissack1277 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohameddahir9227
@mohameddahir9227 3 жыл бұрын
Masha allah bro
@abdiabass4197
@abdiabass4197 2 жыл бұрын
Zakariya ma sha Allah bro.
@mawaahibali1450
@mawaahibali1450 3 жыл бұрын
Thanks wll 🥰
@xamdiabdi8196
@xamdiabdi8196 3 жыл бұрын
Mansha allaah wll allaah haku xafido aqligana hakuu barakeyo
@fardowsaali2167
@fardowsaali2167 3 жыл бұрын
Walaal qayr Allaha ku siiyo
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 3 жыл бұрын
Walal mahadsanid
@mahadnaqe
@mahadnaqe 3 жыл бұрын
masha allah ilaahay hakaa abaal mariyo wllky
@abdiwalielmimohed8302
@abdiwalielmimohed8302 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 3 жыл бұрын
Zakariye mahadsanid haldoor ayaa tahay
@kooshinderi731
@kooshinderi731 3 жыл бұрын
shukran libaax
@mona.ismail
@mona.ismail 3 жыл бұрын
Jasakallah zakariye
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 3 жыл бұрын
Mnsha Allah 🙏🙏
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 3 жыл бұрын
Mahdsnid sakriye cabdulahi cali alle caqliga cimriga cibaadada iyo cududaba hakuu barakeeyo wll qodobo macquula oo loo baahan yahay baad nala wadagtaa shukrn
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 3 жыл бұрын
Masha Allah walalkey guulayso
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalkeey zaki
@cayuush145
@cayuush145 3 жыл бұрын
Zakariye wll aad bad mahadsanthy
@xidigtacirkakutal2720
@xidigtacirkakutal2720 3 жыл бұрын
masha allaah illahey kagu guleyo somaliyo dhan haday san wanag isula jeclan lahed dalku wumo hagagilahay allah haku dhowro
@naasiratom9403
@naasiratom9403 3 жыл бұрын
Thanks a millions wll sakariye keep going✌
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 3 жыл бұрын
Afkaaga ayaad waxkasta ku cabiri kartaa ee adeegso🙄
@Ahmeto536
@Ahmeto536 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@ibnuhassan5008
@ibnuhassan5008 3 жыл бұрын
I am always no 1 watch your videos bro
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 3 жыл бұрын
Aad ayaan kuu taageeraa aqoonyahan Zakariye Abdullahi Ali. Ilaahay aqoonta hakuu saa idiyo. Aqoon yahan Soomaaliyeed, dadka Soomaaliyeed sidaas haukala faaiidaan.
@hassanadan4450
@hassanadan4450 3 жыл бұрын
Masha alaha
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 3 жыл бұрын
Channel wax laga faaiido hore u saco wll
@abdizalaanmario8755
@abdizalaanmario8755 Жыл бұрын
mansha allah
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 3 жыл бұрын
Mahad Sanid Zakariye 🙌🏻
@zaakiahmed
@zaakiahmed 3 жыл бұрын
Pro keep going
@maanchozov2852
@maanchozov2852 2 жыл бұрын
M.a sxp qli tababare aad uwanaagsan baathy thnks💯💯
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 3 жыл бұрын
Alla wll khyr baan Alle haku siiyo
@abdulkadiradenomar1622
@abdulkadiradenomar1622 3 жыл бұрын
Walaal aad iyo aad ayaad ugu Mahadsantahay dadaalka aad bulshada u hayso guuleyso libaax.
@anisamohamud6529
@anisamohamud6529 3 жыл бұрын
Waad mahdsantahay wll Zakariye waxaa tahay halyeey noo dadaalaya adigo na aqoon hadana aad noo dadaalysid oo aad u daalaysid si annan uga harin umadaha kale 👏👏👏👏👏👏👏 runtii ma jiro video aad so dhigtay markaan bilababa like waan saara sababta oo ah waxaan ogahay inaan wax ka faaidayo xataa hadanan haysan dhaqaalihi balse fikrad baan ka helaa 😊jazakallah khayr ustaad
@jabiibaa8188
@jabiibaa8188 3 жыл бұрын
Zakariye ilaahay ha ku xafido insha alaah waxii nooga soo bax waan kula socodsiin doonaa
@cabdifitaaxbashiir6965
@cabdifitaaxbashiir6965 3 жыл бұрын
that is good action Really
@user-ez2iu3gv1z
@user-ez2iu3gv1z 2 жыл бұрын
Mashallah hooyo Allah ha ku barakeeyo cimriga Allah ha kuu dheereyo cafimaad khayr Allah ha ku siiyo wax fican ayaad sameness sii wad👍
@abdishakuromarmohamed1483
@abdishakuromarmohamed1483 3 жыл бұрын
Waad mahadsnthy
@farhiya2269
@farhiya2269 3 жыл бұрын
Aniga hal fikrad ayaan ubogay waad mahadsantahay wll
@liibaansuleiman9022
@liibaansuleiman9022 3 жыл бұрын
Sekeriye guulayso wll
@zuhaybaabdifatah8996
@zuhaybaabdifatah8996 3 жыл бұрын
Wll waad mahadsantahy
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
masha allh wa video qurux badan. keep going bro, meelkasta oo an jogno waxa waajib nagu ah in an ummada uga faaiideyno wixii mustaqbalkooda faaido u leh sidas cml ayan anigana dhinacayga hada ka bilaabay in an video-yo muhiim ah uso diyaariyo.
@hawayusuf739
@hawayusuf739 3 жыл бұрын
aad baan kaaga mahadcelinayaa zakariye macluumaadka waafigaa ood soo gudbiso
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 3 жыл бұрын
Waa Ku mhdsnthy
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg 3 жыл бұрын
100k subscribe hala gaarsiiyo sakariye waa nin maskaxdiida freshka ah inoo hura inuu inala wadaago
@florinabalan898
@florinabalan898 3 жыл бұрын
Waa fikrado Aad u Muhiim Ah Run Ahantii una baahan in dhalinta ka faidestaan photographic'ga waa hope'geega lkn in fursada dhar iibinta ka faideesto Rajenaa Madaama Aan qurbaha joogo iina fududahay in wadamada Aad Sheegtay kasoo Dukameysto .thanks a lot. wll zaki
@mohamedgarowe5587
@mohamedgarowe5587 3 жыл бұрын
Masha Allah Walal musica hadii aad wax kale kubadasho ku ducayn lahayn barakalaahu fika waa fikrado wngsan
@sowturahma1156
@sowturahma1156 3 жыл бұрын
masha allah♡
@qaalilulaofficial8682
@qaalilulaofficial8682 3 жыл бұрын
Masha allah walal horay usoco balse mel lagalasoxiriro mahelikara walalo
@fartunaxmed6498
@fartunaxmed6498 3 жыл бұрын
Masha allah wll sakariye aad ayankaga helaa dhiirigalin wll lambarkaga igu caawi turkiga dharka ciyaalka e ugu qurxon meelaha laga helo ayanka waraysan ado raali ah illahay ajar haka siiye
@abdiato21
@abdiato21 3 жыл бұрын
Thanks one hundred Billions Jeer Wll Zakariye❤🤝🏽🔥
@nimcohassan2120
@nimcohassan2120 3 жыл бұрын
Walaal keey waa mahadsantahay kun doolar waan haysta ganacsigaan aad soo sheegtay kan dharka ayaa ka helay see dhar laaga dirsan karaa wadamada aad sheegtay jawaab wacan
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my bro noolow allaya cisak
@nuurasagalmaxamuud8427
@nuurasagalmaxamuud8427 3 жыл бұрын
asc wllo guul iyo gobanimo insha Allah
@hayathassan9618
@hayathassan9618 3 жыл бұрын
Ganacsiga dharka ayaan rabaaah fadlan iga cawi wllo
@ContentCreature24
@ContentCreature24 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsanthy talooyinka quruxda badan
@wacane7656
@wacane7656 3 жыл бұрын
Walal wa lagu waye m.a so noqoshadada farxad ban ka qade .. bro waxa no so samesa sida gym lo.mal.gashan karo qalabka ugu raqisan mesha an ka heli karo iyo rakabka inta igaga buxi karto .. mhadsnid hormar wcn masuul
@altoclips1453
@altoclips1453 3 жыл бұрын
Arday Ayan ahy waxana jooga dalki waxana rabba inaad iga cawiso ganacsiga an bilaabi karto❤️🇸🇴
@abdishakurabdulqadir3342
@abdishakurabdulqadir3342 3 жыл бұрын
Wll nosoo badi waad mahad San tahay
@fartunahmed6381
@fartunahmed6381 Жыл бұрын
Intee kaala soo xiriiraa abowe
@cadeeya5211
@cadeeya5211 3 жыл бұрын
Walaal canshuur baa lekaga bahanyahay sweden ban jooga sidee la yeela
@axlam8446
@axlam8446 3 жыл бұрын
aniga somaliyan joga wllkey ciyalo agona wan heysta ina shaqa aburtona wan rawa se ku hela ama maxan ifudud iso jwab shaqa ayan ad u radinaya allaha i sahlo 😥
@caashocuudumfaadumo2971
@caashocuudumfaadumo2971 3 жыл бұрын
Waaw aad baa umahadsantahay
@iqronuur673
@iqronuur673 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall walhi anigu waxaan ahy gbr yar hooyaday baan kala shaqeeyn jiray maqaaxi anigoo yar marna qudaar intaan yaraa walhi waxaynu iska ahyn maruq maalato hadeer waxaan dhigtaa jaamacad jimco iyo qamiistii intaan ubuxii iskuulka aado baan galinka danbe hooyaday shaax uwareejin jiray inkastoo sanad guursaday waxaa muda yar baa la iqabaa runtii lacagtii la isiiyo iguma filna
@mukallahassan6943
@mukallahassan6943 3 жыл бұрын
First commented eebe hakaa baal mariyo ustaaad
@nawarahmed7649
@nawarahmed7649 3 жыл бұрын
Wll xge kahely qalabak
@yususabdi871
@yususabdi871 3 жыл бұрын
Saxii dhanka beeraha inoo soodyr adigoo mhdsan
@ibrahimsaeed5808
@ibrahimsaeed5808 3 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantay sakariye waxaan doonaya inaad barmaamijka ka soo diyaariso heat priter machine iyo bag making machine kuwooda uugu qiimaha jaban thankz
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Shan qoofood sku tagaan wax ama 10 qoof
@NAQEEYE
@NAQEEYE 3 жыл бұрын
Sideen ku heli karaa wall anigaa u baahane
@hareeed
@hareeed 3 жыл бұрын
MashaAllah, Xogtaada aad bey u wanaagsan tahay walaal.. waana faaido badantahay. Waxaan wataa codsi ah inaad yareeyso dhawaqa gambaleelka ee aadka u dheer?
@omarabdi7405
@omarabdi7405 3 жыл бұрын
Zxp lambarkaa ga ayaa muhiim ah marwalba hadaad karto lana wadaag.
@ashrafaarofficial6820
@ashrafaarofficial6820 3 жыл бұрын
Wall
@naciimadaryeelchanale4618
@naciimadaryeelchanale4618 3 жыл бұрын
Halkee laga heli kara walal mishiinka
@jamaccumarbulale7783
@jamaccumarbulale7783 3 жыл бұрын
Asc
@jimcaleyare8542
@jimcaleyare8542 3 жыл бұрын
Walaal hadiii Aad sameen karto inaad adiga naga so caawisid arimaha dibada Aan ugu baahnahay
@niciimakhaliif585
@niciimakhaliif585 3 жыл бұрын
Xagaan ka helayaaa mishiinkan fadlaan iso sheeg wloo
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 109 МЛН
QAAB FUDUD OO CIDKASTA LACAG GURYAHA UGA SAMAYN KARTO
12:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 113 М.
DHALINYARO 500 DOLLAR 4 TAN FIKIR KAGA SHAQEE ( DO YOU HAVE 500 DOLLARS DO THIS)
12:00
كيف تتعلم الابتكار وتعيش مبدعًا | بودكاست فنجان
2:15:40
3 GANACSI OO 2021 AAD BILAABI KARTID
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 69 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
10 Hab oo aad Naftaada ku Baran Karto | Waydiin & Warcelin #11
21:51
QAABKA AAN CAFETARIA U FURTAY GANACSIGAYGA U HOREEYAY IYO MENU AAN GADI JIRAY
12:55
ADIGU MA GUURSANIN SAAXIIBTAADA!! l Guurka Wuxuu I Baray! #2
19:07
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 46 М.