sidee dib ugu dhisay maskaxdayda ?

  Рет қаралды 110,160

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
skillshare.eqcm.net/Aox1PN
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Пікірлер: 246
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah. skillshare.eqcm.net/Aox1PN
@mohamudhassan2894
@mohamudhassan2894 Жыл бұрын
Ustaad link Lama isticmaacli karo
@Curub1.
@Curub1. Жыл бұрын
Sxp wad mhdsantahy waxanka codsanlahaa oo baahi loqaba inadkasoo hadasho sida youtube loo horumariye ee loo doorto niches ama fikir aadka midha dhalinkarto waliba tusalayaasha soo badi dhanka fikradaha youtube la doorankaro. Thnks pro
@muniirmoh5789
@muniirmoh5789 Жыл бұрын
Waaan fahmi waynyy video kasoo sameee
@cismaancarab4796
@cismaancarab4796 Жыл бұрын
Istaad kelinimada waan kafaaiiday .
@abdirahman773
@abdirahman773 Жыл бұрын
waxa ugu weyn aan nafteyda restore an ugu diray aa waxay tahay 4 bilood inan tabliiq raacay afartas bilood waxan soo maaray dhulal kala duwan dad kala duwan social media afartas bil maisticmaalin markan soo laabtay waxaba iskumaleyey aduunka inan hadda kudhashay oo qof cusub an ahay
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Xaliye waan ku maqli jiray qof qoys dumiya Ayan kugu maqlay xan ahaan lkn Manta kadib saxib ayn kaa diganaya mahadsanid
@ibrahimmahamudali4531
@ibrahimmahamudali4531 Жыл бұрын
Exactly travel alot "Ragga socodka waa udoor haduu mawdku daayo" awoow✅️🌎
@omarmohamoud9558
@omarmohamoud9558 Жыл бұрын
Waxa waxaa kaaga filnaa in aad dhahda ألا بذكر الله تطمئن القلوب
@mariamohamed4326
@mariamohamed4326 Жыл бұрын
Yes 💯
@CaliCade-fn5dd
@CaliCade-fn5dd 25 күн бұрын
Great bro
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
It's my big privilege to watch to you because you are the only somaali motivator who speaks reality.
@zakihassan4013
@zakihassan4013 Жыл бұрын
True
@umumalak1947
@umumalak1947 Жыл бұрын
Somaali maxaa loga yaabi 31 years in dumsan yihiin waayo dad kii mustaqbalka u ahaa ayaa xaliye hurmuud uyahay
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel Жыл бұрын
@@umumalak1947 i think you feel jealousy because he always speaks how we would free from women who their religion is money
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 22 күн бұрын
Omar inshaar is a joke to you
@umumalak1947
@umumalak1947 Жыл бұрын
Xaliye hadiiba aad maskaxdii yarayd naga habaysay wa Alxamdullilah
@axmedcabdullahi
@axmedcabdullahi Жыл бұрын
the most effective vedeo that i have watched from you. thank you prof halliye👍
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher... 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@abdilahi.omer13
@abdilahi.omer13 Жыл бұрын
I've learnt something new every week since I find you in KZbin. Thanks......m
@ayaanlemohamed779
@ayaanlemohamed779 Жыл бұрын
Same
@ummuafartacunug1227
@ummuafartacunug1227 Жыл бұрын
Danyeer ayad ahan jirta miyaa
@abdijibaarabdirixmaan-8778
@abdijibaarabdirixmaan-8778 Ай бұрын
Ohio Englishing 😢
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad u mahadsanthy inta arin aan kaa faaiday wlhi lama soo koobi karo mahadsanid🎉
@mustafali11
@mustafali11 Жыл бұрын
Thanks ustadi 🙏🙏💯
@ayaanlemohamed779
@ayaanlemohamed779 Жыл бұрын
Never listen to your feeling and do what’s logical that’s make you great.
@abdiaziizgraphics1030
@abdiaziizgraphics1030 Жыл бұрын
Xayakallah ustad shukran🙏🏼🙌
@Goobwanaag
@Goobwanaag Жыл бұрын
Omg , Mashaa allah, thank u wl , it’s beautiful idea, and I am going to start
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Try it will help you alot. Thanks
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin...🤩🥰
@seadkaabdi8630
@seadkaabdi8630 Жыл бұрын
Thanks macalin
@MaxamedYasiin-gz6ix
@MaxamedYasiin-gz6ix 9 ай бұрын
Thank you my teacher ❤
@CabdiKariin-yg2jm
@CabdiKariin-yg2jm Ай бұрын
Mahadsanid xaliye
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 4 ай бұрын
Mahadsanid Walal
@Gymmotivations230
@Gymmotivations230 Жыл бұрын
mahadsanid Hogaamiye
@yazkaabdullahi3352
@yazkaabdullahi3352 Жыл бұрын
next week communication skill sidee kor ugu qaadaa ?
@SakariyeXusein-ut8ss
@SakariyeXusein-ut8ss 7 ай бұрын
Shukran saxib
@msomaali1986
@msomaali1986 Жыл бұрын
Thanks alot bro
@axmadxaaahi3409
@axmadxaaahi3409 8 ай бұрын
Shukran sxb waa talooyin aad umuhim ah❤
@IsmailDanane-nb8me
@IsmailDanane-nb8me 11 ай бұрын
Thanks ustaad ❤
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Жыл бұрын
Hormar wacan ustaad 🖤💯👍
@user-jn4rk7ng7k
@user-jn4rk7ng7k 6 ай бұрын
Teacher xaliye thanks hore u soco❤❤
@abdurahmancade
@abdurahmancade Жыл бұрын
shukran
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Жыл бұрын
Waa Mahadsan tahay walaal wax badan baan kaa faaiday. Waxaan ku leeyahay markale Mahadsanid in badan.
@swaggerchannel7042
@swaggerchannel7042 Жыл бұрын
Good advice 👍
@ahmedmuhammad5276
@ahmedmuhammad5276 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay macalin
@mohamedamin6726
@mohamedamin6726 Ай бұрын
Dr xaliye Thanks you
@armaan97pro17
@armaan97pro17 Жыл бұрын
One and is best teacher of somali noolow macalin
@NaguilAbdoulkaderIssa
@NaguilAbdoulkaderIssa 3 ай бұрын
Ok sir ❤
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 2 ай бұрын
Thnkyou for your information bro
@user-vi2en1kr6k
@user-vi2en1kr6k 9 ай бұрын
Thhinks you pro ❤❤
@Abdirizak_10
@Abdirizak_10 Ай бұрын
xaliye ali mahadsanid
@TUREV____OD3
@TUREV____OD3 Жыл бұрын
Keep going teacher
@liibanjamac6584
@liibanjamac6584 2 ай бұрын
thinks macalin
@bymgit1881
@bymgit1881 Жыл бұрын
merci❤😍
@user-xx2iw3iq2b
@user-xx2iw3iq2b Ай бұрын
Maanta uunbaan wax fahmay wlhi Thanks Teacher ❤
@yacquubmawliid2051
@yacquubmawliid2051 9 ай бұрын
Ustaad xaliye aad iyo aad baa wax laga faa idayaa gaara ahaan qodabaynta video gaaga
@cabdaleelectrecalchannel6405
@cabdaleelectrecalchannel6405 Жыл бұрын
Thinkg my teacher
@cumarmaxmuud3663
@cumarmaxmuud3663 Жыл бұрын
Absulit ustaad👏👏
@CabdirisaaqCismaan-xk2wt
@CabdirisaaqCismaan-xk2wt Күн бұрын
Thanks
@MohamedismanMohamed
@MohamedismanMohamed 2 ай бұрын
Masha alaah
@CabdidaahirMahad-xi5vr
@CabdidaahirMahad-xi5vr 8 ай бұрын
Xaliye the best motivation
@Neverlie876
@Neverlie876 Жыл бұрын
Thanks 🙏 mclin❤
@user-hm5tb1hk4z
@user-hm5tb1hk4z 4 ай бұрын
Xaliye ilaahay qayr hakusiiyo noloshayda waxbadan ayaa kabadashay
@xareedshow6011
@xareedshow6011 Жыл бұрын
M.a alle haku karaameeyo
@Axmadmaxamed7512
@Axmadmaxamed7512 Жыл бұрын
teacher xaliye✌️✅👋
@siyaad6861
@siyaad6861 Жыл бұрын
Legend himself 👍🏿
@NasriMohamettbadal-wl3zn
@NasriMohamettbadal-wl3zn 7 ай бұрын
Haa Sax tani waa Sirta Dadka Nolasha ka goleystay wan kula qaba zxp Fikirkan😊 alxamdulillah New I'm from London firkadan Ayana kuso meel maray Ila aan ka gadhay waxn niyada ku hayay never give up guys🎳✊
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Ustaad thanks ♥️ communication skills Ka hadal
@khadraali2674
@khadraali2674 Жыл бұрын
Legend wllhi xqiiq ka hadashy
@user.zeettchannel
@user.zeettchannel 6 ай бұрын
My teacher ❤️
@C-risaaq-Rio
@C-risaaq-Rio Жыл бұрын
Macalimuu❤👏
@user-tj5gy4nn8u
@user-tj5gy4nn8u 2 ай бұрын
Our teacher❤
@cabdiraxmaanxasan3905
@cabdiraxmaanxasan3905 Жыл бұрын
Keep going my TEACHER 👍🫡🫡🫡🫡🫡
@MaxamadAli22
@MaxamadAli22 Ай бұрын
Ustaad Bil baan kudawanayy wana taajirey tnx 🙏
@Goobwanaag
@Goobwanaag Жыл бұрын
Wl waxaad moodaa arintaan inaad la adleeyso raga keliya! Ee ma kusaxanahay mase anaa mooday, kk igana raali noqo hadaan kugu gefay, Jazaakallahu kheer wl,
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
rag baa badanaa igu xiran laakiin khadiijooyin iyagana way ka faa'iidaan casharada aan bixiyo.
@LUGEYE1234
@LUGEYE1234 9 ай бұрын
best teacher
@LUGEYE1234
@LUGEYE1234 9 ай бұрын
Legend
@AbdirahmanaliGujir
@AbdirahmanaliGujir 8 ай бұрын
Our teacher xaliye 😮😮
@user-pm8gv1hm4j
@user-pm8gv1hm4j 11 ай бұрын
Legend keena😊👏
@Abdirixmanmohamed
@Abdirixmanmohamed Жыл бұрын
mr xalliye nin wax fahanasan.
@sadaamandre2149
@sadaamandre2149 9 ай бұрын
Goat❤
@XharmaakeUpdirashiid
@XharmaakeUpdirashiid 7 ай бұрын
Big man Xaliye 🤍✊🏻
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@abdirhmanj.k4449
@abdirhmanj.k4449 Жыл бұрын
Thank you my friends
@canabahmedaliahmedali
@canabahmedaliahmedali Жыл бұрын
😎😂ninkaan wiil leeba uu la taliyaa lkn oo gabar ah waaba iska jecelhy baraamijiyadiisa qaar
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 Жыл бұрын
M.a
@xuseenyare5032
@xuseenyare5032 Жыл бұрын
Hhh fikradisa adi badalo oo kadhigo gabar inlaga hadlayo
@xamdancawl6822
@xamdancawl6822 10 ай бұрын
Haah saas wye
@user-bs3xv8jr4l
@user-bs3xv8jr4l 6 ай бұрын
Itusi qufkaad tahy waxan kutusinayaa qufkaadtahay😊
@MuseIbrahim-fr8jj
@MuseIbrahim-fr8jj 4 ай бұрын
Itusi saxibadaa waxan kutusaa qofkatahy ○○
@Maslax_maxamed_kariim
@Maslax_maxamed_kariim Жыл бұрын
Ragu socodku waa u dawo haduu mowdku daayo👍
@xasancabdi6095
@xasancabdi6095 Жыл бұрын
Macalin Xaliye waxaan ku sifayn karaa, waa Pholospher soomaaliyeed. Aad Baad mahadsan tahay
@user-kk9qu6qv5j
@user-kk9qu6qv5j 4 ай бұрын
legend
@sardadboy6749
@sardadboy6749 Жыл бұрын
Meditation 🧘‍♂️ marwalbo an sameya somali wax qaldan aye ka fahan sanyihin lkn dadka aqonta leh Lee farmi karan
@user-pn2yb5qk3v
@user-pn2yb5qk3v Жыл бұрын
Macalin waan ku wataah 😢
@user-vi2en1kr6k
@user-vi2en1kr6k 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@M.gamer20248
@M.gamer20248 Жыл бұрын
Macalin siigo iska dhaafi la'ahay muuqaal noogu soo samee taas ayaa idilatay, waxaan jeclahay in muuqaalka danbe noogu soo sameeysid.
@iqrocabdinuurmaxaed1222
@iqrocabdinuurmaxaed1222 Жыл бұрын
fiiri wll youtubka dhakhtarka cafimadka qoyska ayaa ugu hadlo oo iga joojiyey ani sigada raadi adaa iska dayn doonee mhdsnd
@ibrahinabdirazak9187
@ibrahinabdirazak9187 Жыл бұрын
@@iqrocabdinuurmaxaed1222 ado gabadha ma sameen jirey
@hamzikapdirizak
@hamzikapdirizak Жыл бұрын
​@@ibrahinabdirazak9187 😂😂😂 kadhac rag iyo dumar wa lasameeyaye😂😂
@ibrahinabdirazak9187
@ibrahinabdirazak9187 Жыл бұрын
@@hamzikapdirizak waa waaliye 😅🤣
@user-pz2ff6ee5i
@user-pz2ff6ee5i 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@deekohuzein507
@deekohuzein507 7 ай бұрын
Thanks ustaad xaliye muuqaalkaan wax badan baan ka faaiidey hada j Kafibna wXaan kanid noqanayaa dadka kuxiran chanelkaada
@Dhinbils
@Dhinbils Жыл бұрын
Mahadsanid mudane waxaad soj gudbisaa xogo muhiima
@user-cz2mu8wz7m
@user-cz2mu8wz7m 6 ай бұрын
Wow Masha,Allah love my brother's l agree with you 😢🎉❤ Happy new year Axlhamaulilah 2024 every, day, l love you brother's keep going May ,Allah protect you my everything) 📖🖊🙋‍♂️🙇‍♂️💯🥺❤🙏
@mohamadshiine89
@mohamadshiine89 Жыл бұрын
Xaliye Bro waxan Rajeenaya inad aqriso commentgyga ama qof yaqaano Tuss.. Walal waxaa Garaysa Heer sa hada ku socoto... madaama aad Role model tahay Qiyaas erayada Aad Isticmaalayso... ❤ Xushmad Badan..
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Xaliyow horta suugaanteena waxba haka sheegin Pullshitna kuma tilmaami kartid, Mida 2aadna aan ku saxe, "Waxa ugu quruxda badan ee maskaxda lagu madiifiyo, Waa Salaadaha Oo lagu khushuuco jamacana lagu ilaaliyo"🖤👍
@shaficiabdulahi
@shaficiabdulahi 7 ай бұрын
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Wlhi bilahi waa runtaa
@wwdaawocom
@wwdaawocom Жыл бұрын
Boss
@husseinhersi3097
@husseinhersi3097 Жыл бұрын
Nin aan dhulmarin Dhaayo maleh bay ahayd maah maahda, Xaliye.
@SomaliaNews559
@SomaliaNews559 6 ай бұрын
Xaliye wax badan ayaan kaa faa'day
@maajidabdirashid2372
@maajidabdirashid2372 Жыл бұрын
Awowr first person👋
@Bidixo14
@Bidixo14 Жыл бұрын
Ustaad it's "Ragga socodku waa u door hadduu mawdku daayo" Thanks.
@m.c.cgraphicdesigner7241
@m.c.cgraphicdesigner7241 Жыл бұрын
meditation waxan sameeya habaynkii gooraha danbe waliba anoo cirka daawanaya iyo xidigaha waa fikir maskaxda u wacan
@MrMoha23
@MrMoha23 Жыл бұрын
Absolutely my mentor marka aan adiga ku bartay unfollowe ayaan dhahay dhamaan cabdi khasaarayaasha vies kaliya raadiya oo faa’ido leheen.
@ahmedaadam1322
@ahmedaadam1322 Жыл бұрын
Ustaad xaliye wlh lagen ayaa tahay sxb aniga wan ku wataa nio gar iyo gartara sxb saaid ayaan kugu xeranahay nio sxb mar walba no so badi lagen
@axmedaxmedqiiney6268
@axmedaxmedqiiney6268 Жыл бұрын
Meditation 🧘‍♂️ waxa LA idha khilwa inaad samayso. Diintaana bari Hore inoo sheegtay
@jibrilaliadan
@jibrilaliadan Жыл бұрын
Xaliye Sida aad Ragga Somaliyed ugu taagan tahay Allah hakaga raali noqdo.
@user-vx9zz2dz1e
@user-vx9zz2dz1e 4 ай бұрын
We are xaliye family 👪 ❤
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 Жыл бұрын
Dadka adan wxba ka faidin hadadan follow garen sidayda wad ku salamaa🤗
@sheekowadaag1234
@sheekowadaag1234 Жыл бұрын
Xaliye qof mug leh baa thy lkn magac xumo baad sxb samaysa ee iska daa oo sida qiimaha leh u hadal awal malayacni iyo cabdi qasaro iyo ruwayadas uunban ka aminsana lkn waa ka mug wayntahy oo manta hadalkaga igu socda lkn awoowe dumarka iska daa adigo mawduuco ka wawayn ka hadli kara sabobto ah dadbadan bu ka hor istaagaya inay ku dawadan
@MaxamedAadanMaxamed-rl6wt
@MaxamedAadanMaxamed-rl6wt Ай бұрын
M.a
2 Maskax samayso - sidaan maskaxdeyda u dhiso kuna caawin doonta
10:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 100 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 92 МЛН
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 73 М.
Maxaa Keena Daalka Maskaxda | Sheekh  Mustafe Xaaji  Ismaciil
10:12
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 37 М.
Maxaa kaa qaldan?
9:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 205 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 42 М.
Caadooyin Maskaxdaada Kor u Qaadaayo | 6 Qodob oo Muhiim ah
16:49
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,6 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 886 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 794 М.
Sadraddin - Если любишь | Official Visualizer
2:14
SADRADDIN
Рет қаралды 766 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 499 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 707 М.