1 As a man thinketh 2 the leadership of muxamed (scw) 3 the war of art 4 how successfully people think 5 the compound effect 6 time management 7 faca koraya 8 dhabar adayg 9 who moved my cheese ISO DUCE WLL
@xaawoluul97302 жыл бұрын
شكر اخي خزاكم الله خير .بارك الله فيكم
@xaawoluul97302 жыл бұрын
Allah ku badakeyo aduun iyo akhiraba hamigaga adun iyo kan akhiraba allah ku rumeye si khyr iyo barako leh insha allah
@qanciyechannel57062 жыл бұрын
Alla haku xifdiyo wll
@iimaanbare85592 жыл бұрын
Ilaaahay muraadkaga hasahlo
@somali78512 жыл бұрын
Thnks
@gulledgaraad38272 жыл бұрын
1 sano ka hor ayaan bilaabey inaan wax akhriyo markaan muddo degelkagan aan ku xidhna alhamdulilah imika bishi 2 buug aya akhriya kana kooban ila 300 -200 bage . Mahdsanid walal.
@zakihudi2 жыл бұрын
1. As a man thinketh 2. The leadership of Mohamed NNKH 3. The war of art 4. How sucessfull people think 5. The compound effect 6. Time management 7. إلي الجيل الصاعد 8. Dhabaradayg 9. Who moved my cheese?
@xamseahmed87102 жыл бұрын
Ysss
@cumarkaaa41212 жыл бұрын
Sxb dhaamn Maa afsomali ubadashi saan ufahno
@jamashamal466 Жыл бұрын
Yaa igu caawin kara app aan mobileka ama labtopka wax uga akhrisan karo
@FarhanFarhan-mp7hd Жыл бұрын
As a man thickets The leadership of mohamed nnkh The war of aet How successful people think The compound effect Time management Dhabara adayg Who moved my cheese
@kamaludindahir52 жыл бұрын
Waxan u mahadnaqay 3qof oo igu dhirri galiyey akhriska 1 Mubarak hadi 2 Wllky iga wayn khalid Iyo 3 mahamed Omar Waxan rajaynaya inay malin ay ahataba aan umahad celiyo face to face una sheegi abalka aan u hayo insha Alah Mudo kudhow 7sano ayan kolba ku guldaraysanayey wax akhris joogto ah Kabacdi mudo hada laga joogo 1 sano iyo xogaa ALLLAH qadaray inan ku gulaysto akhris joogto ah waxan isku arkay isbadal dynamic ah runti waxan bilabay quraanka oo akhriskisu I sahlnado malinwalbe Waxan helay ilaa 7 bravo 👏 Mesha aan ka shaqeyo Waxan noqday qofka ugu firfixom goobta shaqada
@sakiriyeyare97952 жыл бұрын
Wll somali miya ku akhrida mase english izo jawaab
@kamaludindahir52 жыл бұрын
@@sakiriyeyare9795 wll badanka English ayan ku akhriya somalina mar mar wan ku akhriyaa balse kuma badni Waxan rajayna inan ku jawabay Mahadsanid 🙏
@cabdalladuqow92192 жыл бұрын
Wll allah hakufududeeyo ani wanjeclahay waxan bilaabay aqrinta 5 sana kahor lkn majogtenkaro dhibkas qoristiisana marwalba waxan jeclahy book inan qoro lkn madhamestiro wan kacajisaa wll talo isii ama iisheg sida aad kujoogteesay wlhi allah kher aandhamanen hakusiiyo
@axmedyuusuf23752 жыл бұрын
Shukran wll Mubaarik Hadi, inkastoo aan jeclaan lahaa inaad buugaagta afkeena hooyo ku qoran inaad soo badiso
@bahjamohamed56422 жыл бұрын
Maxa ka qurux badan dadka aan hadlin lakiin qalinkoodu hadlo 🧡 Ramadan mubarak
@AbdullahShuute2 жыл бұрын
Buugaagta aad so bandhigtay run ahaanti waa muhiim. Mahadsanid
@Maxamed_abdishakur2 жыл бұрын
Buugtan iyaga oo somali ah meel online ha oo aan ka iibsan karo qof kii garanaya ha iiso sheego waa wamahdsan tihiin
@MunaAbdi-oi7je11 ай бұрын
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah ❤❤❤❤
@xaawoluul97302 жыл бұрын
Masha allah ramadan kariym ustad mubarak hadi allah ku barakeyo walal kunjer mahdsanid jazakallahu khayr xaqiiq buugtan dhaman way i cajabiyen wxana jeclan laha inan hello magcyadoda o qorala san udal.bado insha allah
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
masha Allah wll shukran
@sahraonline2 жыл бұрын
Machallah halkan waan kaala socdaa walaal ,halkii kale se wey ii suurto galiweydey. Thanks ustaam mubarak hadi.
@alihassanhussain9052 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo wll
@jamaludiin44932 жыл бұрын
هل يوجد مترجم باللغة العربية في كتاب الأول
@mohamedabdalla33842 жыл бұрын
إذا كنت صومالي تملم بالغة الصومالية
@brotherhoodshamc92192 жыл бұрын
انا اريد
@brotherhoodshamc92192 жыл бұрын
هل انت يوجد
@somaliqueen8132 жыл бұрын
@@brotherhoodshamc9219 ايه في (كما يفكر الإنسان). كتاب حلو اوي
@somaliqueen8132 жыл бұрын
ايه في (كما يفكر الإنسان). كتاب حلو اوي
@thenaturallife84672 жыл бұрын
Dhamntood oo Somali ku turjuman mala helayaaa English ka markaan wax ku aqrinayo waan ka caajisaaa luqada oo aan perfect ku ahyn darteed☝️
@HELLOO-PODCAST2 жыл бұрын
mahadsanid Ustad Mubarak mawduuc urux badan ayad inoso gudbisay , bilowgi aqriskeyga ma xasuusto buugga bogaga uu ah balse waxan hada aqrinaya "SOMALIA THE UNTOLD HISTORY " ee uuqoray Mohamed Trunji wuxuna ka koobanyahy 566 pages. alle cafimad ha igu dhameyo. mahadsanid adiguna.
@mahamedwelihaibe22242 жыл бұрын
Masha allah Aqoonyahan haldoor mubaarak haadiv❤💯🙏
@bestleader82942 жыл бұрын
I'm more of an audible fan. I find sitting down and listening more effective so, should I force myself to read or i just keep on this habit?
@halalpolice232 жыл бұрын
I’m apposite I mean I’m more focused when I’m reading then when I’m listening unless I’m doing household. Anyway as long as you focusing and going to finish the books when you start then that is fine.
@bestleader82942 жыл бұрын
@@halalpolice23 well... we're sorted then.
@nadiirahappy8040 Жыл бұрын
Halkeeen ka heli karaaa bugtahan ustaaad
@drmaansammohamed4502 жыл бұрын
Mnsha allah wllkay ilahay ha ku barakeeyo maskaxda anagana kuwo ka faida allah hanaga dhigo please bugagta nosoo qor magacyadooda mahadsanid
@Qeybdiid252 жыл бұрын
Aduun waa habeen iyo maalin isu soo hirdamaaya Waa habow iyo toos is hareero socda
@kaafiyashbashiir16852 жыл бұрын
Wcs walaalkey ramadan la mid ah Masha allah ustad alle haku siiyo wax wanagsan waxaan ka helaa kaana maqlaa waxaan jecelyahaay. 🙏💯
@abdimalikmohomoud39322 жыл бұрын
Masha allah alle haku sharfo ustaad mubarak hadi. waxad noo tahay hormuud iyo mentor aqoon badan ayaanu kaa fa iidnay جزاك الله خير الجزا
@munamohamed59892 жыл бұрын
Masha allah allah hakuu barakeeyo culmiga iyo caqlugaba runtii wxd tahay ustad ku deyasho mudan
@nimomuhumed85012 жыл бұрын
Asc wllo Mahadsanid ugu horeeyn rabadan mubaarak aadiga o rali ah marlabaad ma nosodhigi kartaa bugaagta shaashada si aanu u aragno magaca kadibna uraadsano Mahadsanid
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله
@Faisa-ch5cv7 ай бұрын
Halkee lakahela buuga
@abdirahmankeisal99392 жыл бұрын
Ustaad Mubarak allaha ku sharfo aduun iyo aakhiraba
@ahmedabdicujub46152 жыл бұрын
M.s Ramadan krim Usatad se uso xiritay saka shatiga Adba u mahdsanthy Allha ku cifdiyo
@suudi26832 жыл бұрын
Masha Allah ustaad
@nastehajimale99982 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadkena qaliga
@hodoali57142 жыл бұрын
Jazak allah khayr macalin
@hamseabdimohumed87072 жыл бұрын
Xaqiiqdii ustaad waxaa tahy hormuud alle ha kaa abaal mariyo...
@isramahdi45272 жыл бұрын
Mnsha allah ustad Wlhi dhiri galintada Marwalba waa ku socdaa Noo sobadi
@rowdamoha77302 жыл бұрын
Mahadsanida ustaad Mubarak
@ahmedalihassan31042 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@amishali54392 жыл бұрын
Mubarek haaadi
@Sahallohos19402 жыл бұрын
kaasi waan akhriyey buugii michael hart kaasoo layiraahdo 100 aranking of the most influential persons in history waxaana oogu horeeya suubane nabi maxamed scw
@msciencepo36292 жыл бұрын
Huno, Moubarak, je te félicite pour contribuer être motivations
@nalmak87312 жыл бұрын
thanks
@muxamad80222 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@amiinali8969 Жыл бұрын
😢😢😢kutubtan meesha taala ee islaamka ma istusnimay uyaalaaan hal mar adookahadlaya kuma arage
@adoontialle45362 жыл бұрын
Ustasd codsi buugaata nuxurkooda afsomali series noga soosamee plz 🙏
@@haweeyamaxamuud6560 Hargeisa joga, qolo madbacada u kenta book ta ayaa ku xidhanahay iyaga ka iibsadaa. Balse iyago pff ah waa lahelayaa
@bilanguuleeste57812 жыл бұрын
@@SaddamOmar66 inte laga helaa walal
@maryanmahomett21762 жыл бұрын
JasaakumullaH ustaad Mubarak 🙏
@mohamedmustafe53032 жыл бұрын
M,ANSHA ALAA
@zahramohamud56412 жыл бұрын
Mashaa Allah
@abdiali45362 жыл бұрын
Ma heli kara buuga la dhaha "Let It Shine By Josephine."
@ayanhersi84122 жыл бұрын
bookta xagee ka helaa qofkii minnesota jooga kuwaan recommendationka ah can i find in library i know i can buy Amazon
@somaliqueen8132 жыл бұрын
@Mubarak Hadi wll wxan rajaynaya inad nalaso wadaagto sida buug loo miirto ama Notice logala baxo mhdsanid
@abdisalanyasin2 жыл бұрын
So noqosho wanagsan ustaad.
@rayaanismail9851 Жыл бұрын
Aada umahasan tahay ustaad
@hanicilmi39732 жыл бұрын
Anigah weligay 1 buuga dhameyey lkn wan jaclhy ina malin walbo dhameeyo buuga
@awaaleali13632 жыл бұрын
Mhdsanid ustaad
@aaminoabdullahi91302 жыл бұрын
Hadiiba aan English wax Ku akhriyo maheli Kara ayagoo English kuqoran sida book 7aad ookale
@NaasirCumar-ec8ji9 күн бұрын
Mahad snide
@ECLISpe.2 жыл бұрын
Asc brother thank you so much for the books,We need that can you please show us more clearl the names of the books?
@aliabdiali67802 жыл бұрын
buugaagta xagee laga helaya ustaad?
@Nuurahmed-v4c8 ай бұрын
Wll buugaan ma helayaa
@xuseensh.isxaaq14472 жыл бұрын
Wll mubarak hadi marka hore wanku salamey tankle waxa rabaa pdf ayagoo ah hadii la helayo iyo mesha laga helayo telegram link gisa idii ila wadageyso wan uga mahad celin lahaa
@MohamedAhmed-bu7cy2 жыл бұрын
Inteeh kahelaa
@mohmedamin94402 жыл бұрын
Ustaad xabiib
@BariiraPodcast2 жыл бұрын
xage ka helikaraa wll wxan joga garowe somalia
@XaliimoMahamud-i1e Жыл бұрын
Magacyadood somali ma helaaa
@abdihassan23212 жыл бұрын
Sxp hal talo iga qaado oo ah dhanka diiniga xooga saar sababto ah wofa arkaanu salad aqoon muxu barana
Any book aad rabtid waxad kasoo dagsan kartiin SI bilaash ah z library
@haboonhoodo26632 жыл бұрын
Xagee laga soo dagsan karaa wl
@abdirahmaanmaahir97862 жыл бұрын
Asc ustaad, sooma fiicno qofka intuusan buugaagta thaqaafada uu barto diinta iyo axkaamta. Maadama ay dadka qoraayasha eh ay wax yaaba kala duwan aa minsanyhiin.
@abdirahmankeisal99392 жыл бұрын
Aad bey u wangsan lkn thay wixii ku anfaco kaliya ka qaado kuwan waxyaabo badan ayay kaa caawinayan
@abdirahmaanmaahir97862 жыл бұрын
@@abdirahmankeisal9939 Sax sax thanks akhi
@hamdakhader52942 жыл бұрын
Wll buugag badan turjuma aad bay ugu bahan yihiin dadks aan English ka ku fiicneyn
@asmaabdalla23672 жыл бұрын
شيخي احمد السيد
@nimcoragejamac52022 жыл бұрын
Thnks
@amishali54392 жыл бұрын
Asc buuga uu qoray Ahmed binu yusuf sayid"ilaa jiil saacid" afsomaligiisa waaa la helaayaa aaa dhahdeee inta ma inooga soo sharegareynkartaa ama isagioo english eh xitaaa? Mahadsanid ustaaad wax badan ayaaan kaaa faaiday sadaqatul jaaari Allaha kaaaga dhigo
@Butuceyyy2 жыл бұрын
Dhamaantod af somali maku heli karaa ?
@jamashamal466 Жыл бұрын
Yaa igu caawin kara app aan mobileka ama labtopka wax uga akhrisan karo
@hoothoegeh6113 Жыл бұрын
Aniggubba halkann inaan ka tixraacddo meello wax laga Akhristo ayaann u soo galley lakiin ima Muuqdaann runtii
@falaqeyntadinta34492 жыл бұрын
Mahad sanid ustad
@winner99702 жыл бұрын
Asc ustad magacyada bookta comment manoogu soo qori kartaa
@hamdigelle43492 жыл бұрын
allla seen kuhela😢
@cabbaasmaxamuud52702 жыл бұрын
good
@abdimohamoud14632 жыл бұрын
Magacyada Buugtaa Comment ga hoose maad ku qortid
@adamakhyar69522 жыл бұрын
Buuga koobaad magacisa wan fahmi waye qofki fahmi karaya ha igu caawiyo
@yuusufmohammed73772 жыл бұрын
sidokale aniga xitaa ma fahmin qofkii fahmay ha inagu caawiyo
@cabdishukuur14072 жыл бұрын
As a man thinketh weeye walaal
@abdirahman85002 жыл бұрын
" As a man thinketh" baa la dhahaa.
@adamakhyar69522 жыл бұрын
Mahadsanidiin sxbyal
@abdijaliilabdullahi2232 жыл бұрын
Mashallah Ustaad Mubarak allaha kuu barakeeyo cilmigaada