Abdi kaamil - Wuxuu ka badbaaday shilki uu ku dhintay musharax Cabdicasiis Afgaduud

  Рет қаралды 46,671

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 116
@WaqalStudio
@WaqalStudio 4 ай бұрын
Allaah dilee unba dhintaa, Isaga unba wax badbaadiya, ilahay ha u naxiriisto marumiita😢
@abdulbarake5956
@abdulbarake5956 4 ай бұрын
9⁹
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 4 ай бұрын
Idinkaba geeri xanuunleh ba idin heshay iska daaya duubista heesaha😢
@abdi85237
@abdi85237 4 ай бұрын
Waqal studio replly 😢😢😢😢😢
@mohamudshire8362
@mohamudshire8362 4 ай бұрын
Halkaas waxaad ku cad in Qofka Alle swt uu dilo markuu rabana dilo lkn waxaa muhiim ah in qofka Alle tasbiixdisa iyo ku xirnaashihiisa badsada uu si quruxbadan u badbaado hadii belaayo soo wajahdo haduu dhimasho u qorana uu si quruxbadan qofkaasi u dhinto Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay shilkaas intii ku dhaawacantayna Alle ha u boogo dhayo
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 25 күн бұрын
Sllaah ha u naxariista Qaatumada Allaah ha noo suubayaya🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴
@ainab590
@ainab590 4 ай бұрын
Rabbi haw naxariisto Suldaan Afguduudyo Guddoon, Yonis iyo wiilkiisii iyo Yonis, geeri xannuun badan ayey ahayd oo u baahan sida uu sxbkay AbdiKaamil sheegtay in sharciyada waddada waxbadan laga qabto iyo adeegyada caafimaad.
@cabdiqaadirsanka3308
@cabdiqaadirsanka3308 4 ай бұрын
Markasta ilahayba mahad u sugnatay alle how naxaristo abahay o aan ifka u jacela aadna aan zxpo daadka iskaka dhoow an u aheen rabi Haa uwada naxaristo walalkay o curudka reerka no ahaa io aderkayba rabi cafimad tama hano siyo walalkay abdiwali isaga io waxa no Haray wariyehena rabi Haa xafido runti waa geri qalbiga I tabatay o an hal io jerale marka an arko mel abahay lagu hadal haayo an qalbiga kaa oyoo garan mayo ifka intaa sarnahay abahay geri iga xanuun badan inaay iso marayzo rabi towxiidka hanagu dilo anaga io intaa jacelanahayba rabi baa mahadle
@adarali7340
@adarali7340 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto aabe adeer iyo walalaba. Walalka kalana Allaha caafiyo. Waa geeri xanuun badan ee rabbi hanidiin qaboojiyo quluubta. Ducada iyo sadaqadana ilaa aad ka dhimataan u wada ilaahay jannada haidinku kulmiyo aduunkaan waa daarul imtixaan cidna ku waarimayso
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 4 ай бұрын
Illaahay SWT ha u naxariisto Suldaanka , adiguna Xamdiga Alle Badi.
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto marxuumka waxuu ahaa nin dad la dhaqankiisa aad u wanaagsanyahay yar iyo weyn si isku mid ah u xushmeeya waxaan wada hadalnay inta uu dhiman maalin kahor aad ayuu u faraxsanaay shaqooyin uu ii balan qaaday oo khaliijka ayaa jirtay oo doorashada kadib aan rajeynaaye balse ma dhicin oo mowtka ayaa kasoo hormaray, badal khayr qabo Allaha siiyo waalidiintiisa walaalahiis ilmihiisa iyo dhamaan asxaabtiisa.
@user-qk5fx1vm9b
@user-qk5fx1vm9b 4 ай бұрын
Amiin wll
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 4 ай бұрын
Speeding waa factor ugu horeeyo shilalka. Ayadoo la dhawrayn in la raaco road signs and speed limit and driving according to road condition and most important is not fasting seat belt.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 4 ай бұрын
Ilaahay ayaa jelaa fidnada iyo xukunka la jeclaan ilaahay ha u naxariisto dhamaantood iyo waaridkeey
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaantood
@MaymunMaymuunAbdurhman
@MaymunMaymuunAbdurhman 4 ай бұрын
Allah ha unaxariisto dhamaantood
@leylasuheyb6012
@leylasuheyb6012 4 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto aamiin
@mosylonmedia7746
@mosylonmedia7746 2 ай бұрын
Subxanalah ilahay ha u naxaristo dhamaan intii ku geeriyootay shilkaas naxdinta lahhaa
@saidhussein9037
@saidhussein9037 4 ай бұрын
Allh ha u naxariisto dhamaantood
@falisxasan
@falisxasan 4 ай бұрын
Wiilka Xanunsan Allah ha caafiyo 😢 Alx dheh Allah baa mahad oo dhan leh ❤
@lathany.3537
@lathany.3537 4 ай бұрын
1) wadadaa waxeey ku maraan speed aad iyo aad u sareeya isla markaana waxeey ku hadlaan phone oo lagu hayo dhegta 2) waxaa kuu soo hartey wadada aad iyo aad u fiican wexeey u baahan tahay in markii 2km la dhaafo lagu qor speed limit 3) in tuulooyinka isku xigxiga ee ku teedsan jidka la dhigo gargaarka degdega ah inta qofka laga gaarsii nayo hospital ka weyn
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 4 ай бұрын
Allaha u naxaristo dhamaatood. Wiilka xanuunsan allaha caafiyo.
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 4 ай бұрын
INNAA LILLAAH WA’INNAA ILEYHI RAAJICUUN
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 4 ай бұрын
Alle ha unaxriisto Xaqiiqtan waa geeri naxdin leh Maalinkaan maqlay musharax ayaa dhintay sidan uma nixin Shilgaari anaa galay Wax walba sikin ayeey isku wada bedelayaan 2014 dicember waxan kaso baxnay deegan degmada galhareeri ujira 35km tuulo xaaji iman Waqtigu galab gaab ayuu ahaa bilawga safarkeena waa lawada faraxsanaa jawigu mid iska caadi ah ayuu ahaa Waxan socnaba wadadoo xumeeyd maqribadii mar qur ah yuu gaarigii wadada ka booday Wixii mahaas ka dhacay alx waa ka nabad qabaa Waxaa ogaal igu soo laabtay anoo jiifa isbitaal kuyaal galhareri 4sacadood ka dib Idul taaganyiihiin dadkii magaalada Iyo saaxiibadii iigu dhowaa Hoyadeey iyo faleenbo isuran Alx Gaari shil galay markan arko waa naxaa ilaa hadda
@user-qf8ux6uz1o
@user-qf8ux6uz1o 4 ай бұрын
Ilaahow u naxariiso
@ahmetthussein3917
@ahmetthussein3917 4 ай бұрын
Alle ha u naxaristo
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 3 ай бұрын
Amiin yaa Rabi allaha unaxariisto
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 4 ай бұрын
Aptigey cabdicasis maxamuud yuusuf afgadud hooyadey wllked rabi jano fardowsa haku geeyo Wxuu ahaa shaqsi aad iyo aad U wnagsn salad badan Umada somaliyed kulaha asxab iyo saaxibo badan
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 4 ай бұрын
Wll ismahaan ayaan isku school ahayn iyo ikraan afgaduud xagee ku danbeeyaan
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 4 ай бұрын
@@ayaancnasir5971ikraan afgudud wiilkeeda waa cabdiwali waa wiilka shilka ku dhawacmay ismahaana sweden bay joogtaa
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 4 ай бұрын
Samir iyo iimaan Allah haydinka siiyo marxuumkana Allah Janna firdawsa ha geeyo
@user-vz6uy8ck2r
@user-vz6uy8ck2r 4 ай бұрын
​@@ayaancnasir5971 ikran waxaay jogtaa xamar
@user-tl4ww3gx9v
@user-tl4ww3gx9v 4 ай бұрын
​@@ayaancnasir5971ikraan wiiilka xamar yaala ayay dhashay qardho ban kuogaaa uso duceee😊
@crahmaanck932
@crahmaanck932 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto dhamantood
@Aash179
@Aash179 4 ай бұрын
Abdi kaamil waa nin ducaysan ilahay cimri dheer iyo caafimad Ha kugu wariye suldanka iyo wilashuu Dhalay kii abtiga u ahaa iyo yoonis allaha u naxariisto
@user-kf8xc9gy4m
@user-kf8xc9gy4m 4 ай бұрын
Allahu unaxariisto
@fnw8688
@fnw8688 4 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@user-xg2sn5cw1n
@user-xg2sn5cw1n 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto intii ku dhimatey
@GareenMedia
@GareenMedia 4 ай бұрын
Ninkani waa raggeedii, hal Mar buuba sheekadii oo dhan ka dhacay!
@yacqubhashi4192
@yacqubhashi4192 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 4 ай бұрын
Allah unaxariisto
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 4 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco✅
@korontokarkar3529
@korontokarkar3529 4 ай бұрын
Ilaahahy ha u naxriisto
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 4 ай бұрын
Allah yaa rahma dhamaantood
@zakariyekubad6494
@zakariyekubad6494 4 ай бұрын
Allaah ha u naxariisto marxuumiinta dhamaantood wiilka xanuusana allaah ha shaafiyi Aamiin aamiin aamiin
@zudaysifarabadan4248
@zudaysifarabadan4248 4 ай бұрын
Alle HaUnaxariisto🤲
@fatmaomar135
@fatmaomar135 4 ай бұрын
Wll Allah ku shukuri
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 4 ай бұрын
Illaahay Ha U Naxiisto cabdicasis Afguduud
@shantagees9425
@shantagees9425 4 ай бұрын
Alle hau naxariisto, Wadooyinka waa iyo darawal xumadu waa mashaakil.
@sharmarke12ahmed67
@sharmarke12ahmed67 4 ай бұрын
Sanadkii tagay shil baan galay gaari nooca sazuki vitara 2022 baan watay xaware sare baan ku socday, meel golad baan soo galay control ka iga lumay, ka dib 2 gaari wadada dhinac taala ku dhacay ka bacdi gaariga is rogay, lkin nasiib wanaag suunka belka i xirnaa ee layma arkeen,alle baa mahadaa iska lahaa wax khasaro ima soo garin,somaliya dadka suunka ma xirtaan waana khalad weyn.
@user-kc7fc8qb5r
@user-kc7fc8qb5r 4 ай бұрын
Alle hawnaxariisto 😢
@sumayoabdiqadir9128
@sumayoabdiqadir9128 4 ай бұрын
Allah unaxariisto😢
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 4 ай бұрын
Inaa lilaah waa inaa ilaayhi rajucun allaah unaxaaristo intii dhimataay wilkaan allah baa baadbaadiyay
@aishacabdinasir7796
@aishacabdinasir7796 4 ай бұрын
Ax wa qiso xanun bdn wallhy alle wa naxaris bdane
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 4 ай бұрын
Laaxawla walaaquwata illaabillaah
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 4 ай бұрын
Rabi yarxamuh suldaanka
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 4 ай бұрын
Alle Yarxamak 🤲
@mariaibnuibraahim9090
@mariaibnuibraahim9090 4 ай бұрын
Alleh haw naxariistoh dhamantood intii ku dhimatay shilkaa 😢😢 alxm wiilkan Allah baa mahad leh 😢
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 ай бұрын
Allaha u naxriisto Allaha cafiyo wiilka xanunsan
@khaaliddest-xj5gq
@khaaliddest-xj5gq 4 ай бұрын
Ilaahay how naxariisto intii ku dhimatey😢
@hibastarofficial9356
@hibastarofficial9356 3 ай бұрын
CIDAMADA KONTAROLADA PUNTLAND WAA INAY DADKA SAFRAYA KUQASBAN INAY SAFTY BELTYGA XIRTAAN
@user-my4gl8bi9b
@user-my4gl8bi9b 4 ай бұрын
AUN 😢
@mohamedabdikadiraden9216
@mohamedabdikadiraden9216 4 ай бұрын
Seat belt wa muhiim xili kasta
@zeydford2570
@zeydford2570 4 ай бұрын
Asc walalayal Allah u naxariisto WA in Signka Slow tartibi tilmamaya lagu badaya wadoyinka sida Deer area o cale
@mukhtarjamac6182
@mukhtarjamac6182 4 ай бұрын
No.4me
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 4 ай бұрын
I'm sorry If Didn't Metion Suldaan Cabdi Afguduud Hallaah Ha Naxiisto
@drsfatuma1873
@drsfatuma1873 4 ай бұрын
Ayaanloow hadana ma saxiibkaa aad wariyaha isla aheydeen baaa nasoo horfadhiisisay kaamiloow waan kusalamayaa ina adeeer .....from suudaan😊
@ahmedmusse8048
@ahmedmusse8048 4 ай бұрын
Allah ha u naxariisto, waxaa muhiim ah in baabuurta suunka la xirto… hada tusaale ahaan dalka Germany qofkii aan suunka gaariga xiran waxaa lagu ganaaxaa 30 euro… Fadlan walaalayaal suunka aynu xirano hadii aynu gaari raacno
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 ай бұрын
Ilhy abdi asiis Afguduud iyo wiilkiisa
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 4 ай бұрын
dhaqankaas wanaagsan wllkiis Gen abdirisaq baa leh waa qof aadan kagaraneyn dadka oo jecel in uu bulshadiisa kamid ahaado
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 4 ай бұрын
Gobalkas baari waakan u badaan ee shilalka ugu badanbka dhacaan walalkay iga yaar baa ku maqaan allow ku naxariso wll sidaas okale buu buur oga dhacaay garigay wateen waaciyo lagu aasay reer puntlnd maleeh system cafimad maleeh system wadooyinka aad baa lo dayacan yahay wlh
@user-eh7kc8bz2q
@user-eh7kc8bz2q 4 ай бұрын
Cabdikaamil iyo ayaanle sxb waan idinsalamey
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 4 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@saajingelle4713
@saajingelle4713 4 ай бұрын
So daa mx ugu dhagan tahay
@Aaamina12
@Aaamina12 4 ай бұрын
Qof kasta wakhtigisa ayu dhimanaya wakhtina logu dari mayo allahu akbar😢
@hamzaosman9868
@hamzaosman9868 4 ай бұрын
Illahay haw naxaristo dhamantod, waa run wa in MD DENI dadka goobo cafimad usameyo PUNtLAND maleh Hospitals fiican
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 4 ай бұрын
Ilahay haa uu naxaristo dhamantod Lkn wax haa laga barto kow nin masul ah in uu gari gacantisa Ku wato ma aha Waa qalad mida xigta nin masul ah oo musharax ah oo an gari ampluse ah iyo dhaqtir gurmadka dag daga an wadanin Waa qalad Waa in Eey la socdan maha kali shil gari xata cafidka qofka masulka ah Waa in wax laga barta somaliyey
@user-vz6uy8ck2r
@user-vz6uy8ck2r 4 ай бұрын
Thanks the good idea
@user-vz6uy8ck2r
@user-vz6uy8ck2r 4 ай бұрын
Haldoor media waa talu wax ku ul ah walaal
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
İlaahow geeri foolxun baan kaa magan galnay 😢 ragaas go' ayna alle ha u naxariisto
@Roonieworldcup
@Roonieworldcup 4 ай бұрын
Somali seat belt please
@user-lj8sb1hk7x
@user-lj8sb1hk7x 3 ай бұрын
Geeridii labadaydi adeer iyo walalkay geeri ka xanun badan ma arag😢😢
@MH__1__MH
@MH__1__MH 4 ай бұрын
Next time seat belt xiro.
@Dir247
@Dir247 4 ай бұрын
Hadda ayuuba khibrad leeyahay, oo uu garana sida loo bedbaado seat belt laan😂😂😂
@bashirjama1835
@bashirjama1835 4 ай бұрын
Jaalle Ayaanle si fiican baan ula socdaa waraysiyadaada. Wayna kala xiiso badan yahiin.Tan kale waxaan filayaa in aad wali joogtid ardiga puntlaan ee soomaaliya. Puntlaana waad soo aragtay axwaalkeeda.Saas darteed Insha Allaah haddii ad Xamar ku noqotid ama Nairobi in aad soomaalida kala dagan magaalooyinkaas ad ku tiraahdid war anigaa puntlaan intaas soo joogay oo waa meelay soomaalidu u wada siman tahay. Waa haddii adan puntlaan ku soo arag wax kuu cuntami waayey.Anigu puntlaan ma joogo walina ma tagin laakiin waxaan filayaa in ay tahay meel dagan oo iska caadi ah. Mahadsanid.
@user-zn2wu7cm6q
@user-zn2wu7cm6q 4 ай бұрын
Ilhaay Naxriisti jano haka warbiyo ader iyo wll naxristi jano alle hayidin siyo😢
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 4 ай бұрын
Allaha unaxriisto 😢😢
@user-js6do7zf3x
@user-js6do7zf3x 4 ай бұрын
Dhibaatada shilka badan waa xawaaraha aadka ah ee baabuurta lagu wado waa inay baabuurta xawaaraha lagu wado la yareeyaa
@hannabarre2762
@hannabarre2762 4 ай бұрын
Allaha Unaxrsto Geeri Xanuun Badan Bay Ahayd Illhay Ehelka Samir Iyo Imaan Haka Siiyo 😢
@maamoxaawo252
@maamoxaawo252 4 ай бұрын
Illhy Rahmad bn idiin waydiiyey dhamaantiin 🥵
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 ай бұрын
Belt in la xirto wa muhiim Aun suldaanka iyo curadkiisa iyo wiilasha kale oo dhintey
@yareys3919
@yareys3919 4 ай бұрын
Inaa illaahi wa inaa illaahi raajacuun 1 qadarta allaah swt 2 ambulance la aanta wadada ah Runtii dowlad la aanta aad beey u dhib badan thy
@abdoshMo
@abdoshMo 4 ай бұрын
11:00 ilahaaay haw naxariisto lkn inuu isagu wado maahayn emotionka ahaaan
@ZahramohatigowTigow
@ZahramohatigowTigow 4 ай бұрын
Lkn qofka hduu ajal wado mclinkartid sikasta hdii aad iskudaydo
@Nourdin726
@Nourdin726 4 ай бұрын
All what you need is love and seat belts.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 ай бұрын
Speed kills quys
@user-sr4pz2ti5b
@user-sr4pz2ti5b 4 ай бұрын
jow kow now kan waba big jaaaajuuus walahi wajiigiisa ba laga fahmaya lakin ayanleh wa nin xun ooo jaaajuusinta, caabtooyga iyo dhgar-qabaha so caansara ee iska ilaaaliya dadka u ayanleh waraysto jow kow now hadana bow wuxu sheegaayo walahi wa been wa calamadaha lagu garto beenalaha wuxu markaati ka dhigta qof dhintay sida jaaajuuskan walahi wan qoslay
@sacdiamohamed-tj9th
@sacdiamohamed-tj9th 4 ай бұрын
Mada been ka dhgy wxadan ogyn hyska shgin
@abdoshMo
@abdoshMo 4 ай бұрын
Jaaajuus maxay ah kkkkkkkkk
@user-sr4pz2ti5b
@user-sr4pz2ti5b 4 ай бұрын
jow kow now wax ka run ah ma jiro walahi jow kow now hadana bow@@sacdiamohamed-tj9th
@user-sr4pz2ti5b
@user-sr4pz2ti5b 4 ай бұрын
jow kow now masakinta bu jaaajuusa waayo waxa lo waraysanaayo wa mashruc laguso saaraayo wax faham jow kow now hadana bow@@abdoshMo
@abdoshMo
@abdoshMo 4 ай бұрын
@@user-sr4pz2ti5b qalbadaa ku taaagan
@miskibille3125
@miskibille3125 4 ай бұрын
kamal waaciye bu ku dhintay carmo loma gudbin from shaqalaha isbitalka degmada waiye dhamantood alle haw naxariisto geeri adag oo xanuun badan bay ahayd wiilka xanuunsan alle haw bogo dhayo danbi dhaafna hawga dhigo
@A.A.E93
@A.A.E93 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan tood😂
@garweeyne3034
@garweeyne3034 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 4 ай бұрын
Ilhw u naxariiso 😢
@abdinasir2053
@abdinasir2053 4 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01