AXMED CALI CIGAAL - Live QALAMAAYO - LONDON SHOW

  Рет қаралды 310,961

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

5 жыл бұрын

Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 76
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Wow wlhi heestan aduunka ugu jaclahy axmed cali cigal ala yaa cisak
@user-lt3di1zw4m
@user-lt3di1zw4m 7 ай бұрын
Ereyadii: Muxumed Soofe kaneeco AHUN. 1974 .
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
thank u bro 😘😘😘 sida quruxda badan ee aad noogu hagar baxday kun jeer thanks 100%❤👌👌👌👌👍👍👍👍
@M.Duran71
@M.Duran71 5 жыл бұрын
When I see this man I feel proud somali
@dltdjibouti9143
@dltdjibouti9143 3 жыл бұрын
Wa fanan aaad qimo waynkulaha fanka somaliyed
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Xagay u kala dhex gashay yartay ka baydh legends ba is helaye
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Qalanjo siday ula haysado jaanda muusika qof ula haysda majiro walee waa dad dawlad nimo wax ku soo barday dankale dhiigeed la shaqaynaya oo la haysda muusika daran ilaahoow naga soo hanuuni heesaha amiin
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Hee, Legend Ex- Waberi stars (Ahmed Ali Igal) long life with a good health Insha Allah. tue.17:50pm.30aug.2022.holland
@dalmarmedia5615
@dalmarmedia5615 5 жыл бұрын
Dabjacayl kariwaa ereyadii AUN Abwaan Kaneeco laxankii Axmed Nuur Jaango mise Cigaal ma xasuusto
@sucdijama3653
@sucdijama3653 3 жыл бұрын
Fananaan qaaliya
@khadeerlili1221
@khadeerlili1221 9 ай бұрын
waa maxay macnaha ereyga qalamaayo
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Axmed cigaal nin weyn👏👏👏👏
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
QALACDA JALECADA ISHA KUGU QACSIYA QALBIGAYGA QAADEE AAMINA CLHI ayaa la qada Inta HESI HORE JCL DHEGAYSTA LIKE isaar
@inacarab6095
@inacarab6095 5 жыл бұрын
Reestii galmudug
@khadargaraad7485
@khadargaraad7485 5 жыл бұрын
waaaw all fanaan axmed cali cigaal walee waa fanaan hobi u leh
@sonataabdul151
@sonataabdul151 5 жыл бұрын
Masha’allah mamo Maryan mursal qof jirta
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Axmed A.Cigaal iyo Aamina Cabdillaahi Diiriye. Any question?
@waxgarad7412
@waxgarad7412 5 жыл бұрын
allah cisak caleek old school ciyaalka qalqiliya maxay ka gaadhayan
@garaadhasan9644
@garaadhasan9644 5 жыл бұрын
Hhhh caawa dadkan fahmaynayba arkaa alle haydin barakeeyo legend A C cigal
@hodanismail3918
@hodanismail3918 5 жыл бұрын
Asxabta anigana isoo booqda walashino youTube ku cusub ban ahay thanks
@siikaaweburco5837
@siikaaweburco5837 5 жыл бұрын
Axyaa axmed cali cigaal
@alibisinnuur2706
@alibisinnuur2706 2 жыл бұрын
Axmed ciaalow Waxad da, 80 jir Ee illahey. U too keen cigaalow Ee ka dhaxbax hablaha
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Woow legend
@salebanabdi9886
@salebanabdi9886 5 жыл бұрын
Somali Legend Axmed Cali Cigal Nasab Kamila
@kuwenmuneyzaadel9889
@kuwenmuneyzaadel9889 3 жыл бұрын
Waxankaxumahay marwadisiujacelugursadayoukalatagen tumaalatahaydartet
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
cigaal iyo wàaberi waa soomali maaha qabiil yaan meel looga dhicin waa dad qarane dawlad goboleedoow
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
😂🤣😂🤣😂🤣👍👍👍👍👍 waa runtaa.
@gargaarmahamedwarsmewarsme3475
@gargaarmahamedwarsmewarsme3475 5 жыл бұрын
Waa cod lafahami Karo waana dadki hore
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 жыл бұрын
Dad wa dadki hore 👌👌👌
@abdimuse7610
@abdimuse7610 5 жыл бұрын
cute
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
berigii aan soo barbaaray heesaha cigaal heestan baan ugu jeclaa inkastoo riwaayadii dabjacayl kari waa heesaheedu aanay kala dhicin
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ali Hassan, waqti fiican baad soo barbaartey, masha allah, dadkan qaxa, qabyaalada, dilka iyo boobka mooyee aan wax kaleba arag waad ka nasiib badneyd.
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 жыл бұрын
Heestan waxa sifiicn uqaaday maxamed gacan
@addull1
@addull1 5 жыл бұрын
Legend
@jeenyochelsea5307
@jeenyochelsea5307 5 жыл бұрын
waaw hees xasuus leh
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
Fanaan qaran Axmed Cali Cigaal afkaaga caano iyo malab lagu qabay Qalanjo miyaa lagu haysta Viiva fanaaninta qaranka Soomaaliyeed oodhan
@haniibrahim8894
@haniibrahim8894 5 жыл бұрын
N
@ismaelawale1908
@ismaelawale1908 2 жыл бұрын
Augsal Mark master maska essen 2022 neujahre 1 neujahre 2022 ah
@haldoor820
@haldoor820 Жыл бұрын
Rubaayadii dab jaceel kari waa o u lahaa abwan xasan ganey ayey kujirtay heestan qalan maayo waxaa ku soo daray abwaan soofe kaneeco laxanka waxaa lahaa jango Waxey so baxday 1974 Waxaa wada qaaday cigaal iyo aamino
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Dadka meesha jooga waa wada waayeelo aaway dhalinyaradii?
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Halkaad qoobka saartana biyuhu ay qulqulayaaan qalamaaayo ay taal
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
qa lnk asmaayo aay tahay
@jasmine-007
@jasmine-007 4 жыл бұрын
😍😍😍😍
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*ERAYADII. XASAN ABDULAAHI GENAY* *LAXANKI.AHMED NUUR JAANGO (AHU)*
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 5 жыл бұрын
Mohammed Jaamac abwaan xasan ganay riwaayada ayuu curinteeda lahaa hase yeeshee heestan waxaa curiyey abwaan marxuum muxumed soofe kaneeco
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Soo booqda fadlan channel kayga waad ka maqsuudi doontaan welcome all 😍💕💋🌹
@puntlandboy4404
@puntlandboy4404 5 жыл бұрын
Laandheere laba maahan Nin Reer Faarax Shirwac
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Puntland, boy, maandhow fanka qabyaalada ka daa.
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
Mjerteen booy wil daarod ismacil inu yahy sede laku ogana waaw wa hibad nokara runti 💞💞💞💞👏👏👏👏👏
@hodanismail3918
@hodanismail3918 5 жыл бұрын
Good
@abdihafidmoha5018
@abdihafidmoha5018 5 жыл бұрын
live baa loo heesaya microphobe dansan laguma heesee waxaas fankii hore iyo fanaaniina.
@ahmadmohammad6789
@ahmadmohammad6789 5 жыл бұрын
Hey
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Qalacdan jalecada isha kugu qac siyaad dhamiday qaday qalbigaga so guri qalanjoy kumàan lihi qalabkina maan dhigqn
@cabdirashidcabdilaahi7269
@cabdirashidcabdilaahi7269 3 жыл бұрын
Gabadhan Cigaal kuhelay ma cadarhin Axmed kaahinbaa? ii sheega.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
qararkaa cadceediyo qoraxsoo baxaysiyo hogol soo qayootiyo qaanso roob la mood yery
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Walee erayo murti leh heesihii horaa lahaa, kuwa hada wax curiya af ciyaal bey wax ku curiyaan af nin weyn kuma curiyane. Heesihiiba waxay hada noqdeen " Yartu wey shidan tahaye ma u sheegteen" iyo waxaan dhaamin.🤣😂🤣
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
yery=yeey
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
gobolka waqooyi-galbeed ku dhashay hal abuur sameyay miraha heesta xasan 'ganey' cabdilahi 1973
@hassanabdulle4823
@hassanabdulle4823 5 жыл бұрын
Dhaaf qabyaalada
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waqtiga inankaasi dhashey heestan waaba la qaadayey ee waa aabihii abwaanka tiriyey heesta "Xassan ganey."
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Admiga kaso go ay qalanjo kuma ilabin legend Cigaal
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Oo qalanjo maxay uu la heesi weyday tolow heesta hore wey uu wada qadene
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 5 жыл бұрын
Walaal Qalanjo lama qadin heestan, waxaa la qaday waa Amiino Cabdilaahi Xirsi, tan kale Qalanjo iyo Axmed Cali Cigaal hees ma wada qadin inta aan ogahay. Thanks
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Heestaan ayaa ladhaha qalanjo
@abdullahimahamud2787
@abdullahimahamud2787 5 жыл бұрын
Kii
@kayffarahkayffarah3933
@kayffarahkayffarah3933 5 жыл бұрын
T
@skipstoe
@skipstoe 4 жыл бұрын
Google
@khadraahmed1199
@khadraahmed1199 5 жыл бұрын
Kkk waad wada islaamo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Wilasha cuqdad isla busayo hoyadod la go ay majerten wilasha wey raban iminka 😂😂😂😂
@yusufkarami8309
@yusufkarami8309 5 жыл бұрын
BANTU FROM ZANZIBAR NOT MAJEERTEN
@ciriqs2430
@ciriqs2430 5 жыл бұрын
Yusuf Karami cidina kalama sareeso ee waa la kala wanaagsan yahay ee caqli xaarka mushqusha ugu so tag wa u jeeda ina nin asaga ah dawaneysid maseer aya ka hadal siinayo 😂
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 5 жыл бұрын
Haujambo dada
@M.Duran71
@M.Duran71 5 жыл бұрын
Mj can sing and dance better than Bantu Obama people
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 604 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - Live GABDHUHU WAXAY KU FAANAAN - LONDON SHOW
4:11
Abdirahman Somali
Рет қаралды 272 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW
5:19
Abdirahman Somali
Рет қаралды 561 М.
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 58 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 168 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 786 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН