Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka

  Рет қаралды 70,878

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

Abwaan Yuusuf Shaacir
2019

Пікірлер: 71
@walalmoha3996
@walalmoha3996 5 жыл бұрын
Yuusuf shaacir allaha u siyadiyo xifdinta wali ma arag qof lamida
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 4 жыл бұрын
Vivo yuusuf shaacir
@najiibjama9728
@najiibjama9728 3 күн бұрын
muusiga hordhac barnaamijka ah fadlan heeskaas isoo sheega
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya qaybtii hore waanu dawanay Qaybtana 2aad
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Qosada gabadhaa ina xoosh jeclaadey ee berigaa somaliya qurxda y qaadey Reer ceel afweyn bey aheed Ninkii uvu taajirsanaa ina xoosh Ayaa U soo fadhiistey oo guursadey beri danbe kalatageen Qiso dhabay aheed Amina Tan kale xirsi yam yam Allah how naxariiste iyana waabey ka horeysay Weriye Cumar serbiya Aad bn kuu salaamey Tariikha iyo Qaabkey mid waliba u dhacdey waad qaybsantey
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Gabdhu waa reer ceerigaabo inankuna reer sool buu ahaa.
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 5 жыл бұрын
Cumaroow zxp abwaankii tukaale iyo maxamed cali kaariye bal warbixin kasoo diyaari waxay ahaayeen rag cajiiba alle ha unaxariistee
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
yuusuf axmed Aad iyo aad zxp waa madaxa sarbeebta abwan tukaale
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
Abwanada aan tabeyno M cli kaariye Tukaale A slbn Bidde Cabdi qeys
@xasanganey1386
@xasanganey1386 4 жыл бұрын
waxa xusid mudan daadihiyaha barnaamijka dhaqan iyo dhigaal mr cumar seerbiya cumarow thanks
@laafa_cadde
@laafa_cadde 2 жыл бұрын
Waa qiso iyo yaap runtii allha unxristo intii dhimaty
@dahirguuleed8813
@dahirguuleed8813 Жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaaci waa sheikh waana suugan yahan waana dhaqan yaqaan maasha allah cimrigiisa dheereyo
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Yuusuf shaacir waxaan cidi ku gaaray Xifdinta❤
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
Waad mahadsantihine sobadiya wili madhawa abwanada
@faisoosman3583
@faisoosman3583 5 жыл бұрын
Cumar serbia nin culus oo Somali oo dhan u dhexeeya dhinica fanka. Qarnigan u madii
@xanafiolad5064
@xanafiolad5064 4 жыл бұрын
Lagend yusuf shaacir
@deqismacil803
@deqismacil803 3 жыл бұрын
Abwan yusuf shacir ala haku xifdiyo
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
Garaacidaasi ma. Xudaydi baa Waa gacan mucjiso ah
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
masha Allah waan kusalamay wariye cumar seerbiye 🤝 waxan ahy nin aad u xiiseya fanka iyo waraysiyadada runtii insha Allah waana kuraja waynahay inan kaso dhexmuqdo mar lakin halcodsi ayaan wata wll ado mahadsan codkaaga kor uqad suaalaha aad sualayso runti sifican umamaqalo dadka🙏
@zahrasulayban6772
@zahrasulayban6772 4 жыл бұрын
Cumar serbiya guul iyo gobanimo hore usoco
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Xukunka abwaan kaneeco lagu xukumay 1000 ka shilin
@hudafuture1330
@hudafuture1330 6 ай бұрын
Heestan waa xasuus 😢 hooyaday ayaan aad ugu xasuustaa ninka heesta loo sameeyayna waa abtigay lkn gabadha ismay helin😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Yuusuf Cabdule Cismaan waa cajiib runtii
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 5 ай бұрын
Heesta hore bal soo diyaari sxb cumarow
@cismaandhagayare776
@cismaandhagayare776 3 жыл бұрын
inankii inamada yuusuf shaacir
@user-ze8zm3fk8s
@user-ze8zm3fk8s 5 ай бұрын
ma.xuusus hore
@faisoosman4652
@faisoosman4652 4 жыл бұрын
Serbia dad aan isku wakhti aheen iyo himilo ayuu isbaray, aad baan uga helaa barnaamujyadiisa, inkastoo aan dadkan danbe ahay hadana xasuus baan galaa iyo waayo waayo, iyo nalol aan soo Marin iyo taarikh iga weeyn baa ii sawir mataa
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Faiso osman waa runtaa qofka caqliga leh taariikhdu dhadhan iyo xasuus ayeey u leedahay
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Qisada shamso cumar iyo odageeda dhexmartay waliba ninka qabay waa xasan aadan taas sigaar ah ii soo jiidatay
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Cumer serbiya waadku mahadsa thy juhdiga aad galisay ururinta fanka
@mahadow1
@mahadow1 4 жыл бұрын
Qisadooyin cajiib ah weeye BOOWE 🤩
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 жыл бұрын
qadaad wayn
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
@@Nono-fm5mj Wallaahi! Maxaa qadaadka kaaga dhacay boowe 🌞
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
@@Nono-fm5mj no more qabyaalad.
@amiiratulahlaam7845
@amiiratulahlaam7845 5 жыл бұрын
Yusuf shaacir🌹❤👌
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Inan ku hiifay ha moodin keligaa inan ku hiifee Abdi qays Laxanka axmed saleban bide Riwayadii sareeye hoosee ayay ku jirtay ee abdi qays lahaa
@geesdiircabdile7180
@geesdiircabdile7180 3 жыл бұрын
Seenyo.gabaygii.hasha
@cawoali7171
@cawoali7171 5 жыл бұрын
INA ADEER AXMED MOOGE NOO SOO DIYAAR FANKIISII
@ismaciilsamad2414
@ismaciilsamad2414 4 жыл бұрын
Africa
@garaad.m.qaalib767
@garaad.m.qaalib767 4 жыл бұрын
Wax fiican baad nala wadaagtay alle ha kaa abaalmariyee
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Codkaga diciif weye serbia
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Qosoyinka jcylka ee #murugoyinka wan Ka helaa ❤️❤️❤️
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Waayo waxbaad kafaaiidi heestaan bk kabarty jacylba darteed baan isga daayey.
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
SOOMAALIDU WAXAY LA HALAAGANTEY WAA HEESAHA IYO MUUSIGA XISHOOD DARIDU KU DHEEHNAYD RAG IYO DUMAR IS DHEX FADHIYA OON KALA ASTURNAYN SUBXAANALAAH ILLAAHAAY DUULKII CAASIYA MA LIIBAANAAN .
@cumarbarkhadle1056
@cumarbarkhadle1056 5 жыл бұрын
Sami howl adag heesaa alaha kula garab galo
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 жыл бұрын
Aad baan idinku mahadinaya Adiga iyo Abwaan shaacir ba sidaad Noola wadaagteen 👏👏👏👏
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 19 күн бұрын
❤🎉kkkkkkkkkkk
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Viva Serbia wll
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 5 жыл бұрын
Waraysigan waa kii aanu hore u dawanay
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Dictinaryga Somalida Yuusuf Shaacir
@munacabdullaahi4783
@munacabdullaahi4783 5 жыл бұрын
🇸🇴❤❤❤
@axmedfaysal5334
@axmedfaysal5334 2 жыл бұрын
Muusigaa baxay heestee bay kujirtaaa
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Ha u yaalo dacaskuna dugaagana bad ugu jeedhwaa hees dheeg
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
sheekadANU MACQUUL MAAHA TII ISAAQA AMA HABARJECLO WAA MACQUUL
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Kadaa qabiilka.
@Isxaaqibraahimmaxamed
@Isxaaqibraahimmaxamed 3 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤❤ kkkkkkkkmn oky
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Ammin 2:52 oo habeenimo ah baan daawanaya.
@maxamedbarre4309
@maxamedbarre4309 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk.kii.inanta.ayaykadhurayaan
@hudafuture1330
@hudafuture1330 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 qisada 5 ta nin ee gabadha wada jecel baa iga qoslisay😂
@SAM22948
@SAM22948 2 жыл бұрын
11:58 😂😂😂
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
عمر سير بي أحياء ترث كلا سيك أحي وطن
@somagril-care
@somagril-care Жыл бұрын
JANNAALE muxuu qabtaa ???
@mahadafdhuub9130
@mahadafdhuub9130 3 жыл бұрын
kklkklklkjj kiii inanta yaa laga dhuraya
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 3 жыл бұрын
Dadku yaanay wax isku khaldin Waxa jira gabayaa iyo gabay xafid yuusuf shaacir gabyaa maaha gabayna ma yaqaano laakiin waa gabay xafid Waxaanad ahayn hadaan sheegato waa cajiib
@mirejr484
@mirejr484 2 жыл бұрын
Yaa Kugu yiri?? Qofka Lama xaqiro Sxb Wuxu leeyahay gabay eeysan macquul Eheyn Inaad garato ereyada KU jiro Marka Qofka been lagama sheegi Mahadsanid
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
@@mirejr484 Mahadsanid wll ma xaqirayo waxaan u leeyahay aqoon durugsan oo ilaa heer dhalinyarnimo inaan xaqirana wax faaiido oo iigu jiraa ma jirto laakiin bil xaqiiqa waa gabayo xafid laakiin ma gabyo runtu biyo kama dhibcaanti waa taas mahadsanid mar Labaad
@mirejr484
@mirejr484 2 жыл бұрын
@@abdirahmansheekh5525 Sidokale mahadsanid Sxb Sare Aniga Aqoon an muuqaal Arag Ka Eheyn Uma lihi 4gabay Waan KU hubaa Midna Hadda Ayan KU raad joogaa Midna Waan Aminsanahay dadka gabay xambaarka ah %99 Waa eey gabyaan
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
@@abdirahmansheekh5525 war ninku wa maansoodaye xageed wax ugu diidan tahay
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Жыл бұрын
@@buuxciise1382 Walaal ma maansoodo mana gabyo waa gabayo xafid laakiin awood uu wax ku tiriyo ma leh
@mohamedrobleh3891
@mohamedrobleh3891 3 жыл бұрын
P
Sooyaalka fanka Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf ShaacirI Qaybta 1AAD
27:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 17 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR
26:16
Heersare Media
Рет қаралды 213 М.
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 159 М.
SHEEKADA HEESAHA QAAR    QAYBTA 1AAD
29:50
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 49 М.
FALANQAYNTA  BUUGA SIINLEY Q2-AAD.
53:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 348 М.
Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv
20:40
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 39 М.