Aamina Cabdilaahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa

  Рет қаралды 347,923

Ik Hajji

Ik Hajji

5 жыл бұрын

Amina Cabdilaahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa Kaban
Riwaayadii Bidaari Sibiqbeey Kuugu Gashaa.
Ereyadii: Xasan X Cabdilaahi Ganeey
Laxanka:Axmed Nuur Jaangoow Iidoow
Kabanka: Gobe
Derbigodaha: Shamsa Cumar
Codka: Aamina Cabdilaahi Xirsi
Some contents in the song are cientifically proven!

Пікірлер: 59
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane 2 ай бұрын
Gol-casta iyo sibir godan kala jeedi geeluba misna garay habeed gubi Gondaha inuu ku leeyahay Waanu galab cad ceed saday Somali dhabuun baa fahmi kara erayadaas cul culus Sigaara waxaan ku xasuustaa adeero hasan jamac oo aan hestan aad u jeclaa sanadadii 2012 ilaa 2017 aanka dali jirin kuna nool d/ bohol ee g/sool Ana caawa adis abab ayaan ku dhagaysaana 30/5/2024
@ikhajji
@ikhajji 2 ай бұрын
MashaAllah dageysi wanagsan walalo.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA ERAYADEE ABWAANKA WAYN XASAN X. CABDILLAHI XASAN-GANEY ISAGA IYO AAMINABA CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN RABBI SWT HA UGU DEEQO
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Bidaari Sibiq bay kugu gashaa Sangub ayaa lahaa ee halkaa iska eeg.
@hassanomer620
@hassanomer620 2 жыл бұрын
Bidaari sibiqbay kugu gashaAa xasan ganay baa lahaa
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto marxumad amina cabdullaahi xersi janadii alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
@malmo4235
@malmo4235 Жыл бұрын
Allow kunaxariiso Subhanaallah life is too short 😭😭😭😭😭
@aziawadnole2126
@aziawadnole2126 Жыл бұрын
Alle haurahmado mama amino abdullahi😢
@abdimohamud4357
@abdimohamud4357 Жыл бұрын
Ale haunaxaristo maanta ayeey dhimatay
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 Жыл бұрын
Allah yaa raxmah geerideda kadib ayan bartey😢
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
@nistexanishaa6316 Cajiib! Ma midka ka mid ah xidigihii fanka soomaaliyeed ayaad markii ay geeriyootay baratay. Aamina Cabdullaahi Xirsi hablaha ugu follaadsanaa fanka soomaaliyeed ayay ku jirtay.
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 2 жыл бұрын
Cajaa'ib. Amina Cabdilaahi in ay heeso badan qaaddo uunbaa u dhinneed.
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
Way qaaday wllo
@abdirahmanshabeel
@abdirahmanshabeel Жыл бұрын
Alle haku naxariisto mamo aamina cabdilaahi xirsi 18/03/2023.
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 Жыл бұрын
Geerideda kadib ayan bartey allow unaxariso 😢
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
@@nistexanishaa6316 Cajiib! Ma midka ka mid ah xidigihii fanka soomaaliyeed ayaad markii ay geeriyootay baratay. Aamina Cabdullaahi Xirsi hablaha ugu follaadsanaa fanka soomaaliyeed ayay ku jirtay.
@badrigass4135
@badrigass4135 2 ай бұрын
@@nistexanishaa6316 Aamina Cabdilaahi Horiyaal faneed Ayey Ahay godka lagu janee waxay kamid Ahey hablihii fanaaniinta Ahaa Sida Hilaaca oga Soo muuqday fanka somaliyeed, Aamina, khadra, Sahra iyo hibo nuura, Hibo nuura Ayuunba nool hada inta kale, rabi Ha janeeyo,
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. 18/3/2023 ayay inaga iilatay, Allooow janooyinkiisa ku casuum.
@sucdiina7399
@sucdiina7399 Жыл бұрын
Hooyo allaha ku naxariisto😭😭
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Allah yarxamu habaday
@barkhadfasal8400
@barkhadfasal8400 Жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha Aamina Cabdillaahi Xirsi. Caawa oo ahaa habeenkii koobaad ee ay qabriga u hoyato ayaan xus ahaan ugu celceshanaya. 20 - March - 2023 3:00 AM Muqdisho
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxb habenka ay hesta ay qadeysa waxan ku dawaday National theater hargeysa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Erayada waxa lahaa Abwaan Xasan Ganay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
AHUN Amin cabdilahi xirsi hetstan waxay ku jirtay Riwayadii Bidar sibiq bey kugu gasha waxan Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey habenka waxan ku dawaday National theater ha rgeysa
@axmedcali6644
@axmedcali6644 10 ай бұрын
allaha unaxariisto
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
As, Familyyyyyy yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo qayrto tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo iyoiyo gabadha gabadha qatraaaaEyqarantaan qiimobadan dumaroo qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba heetehheeteh ugujiraa uguna qiimobadanahay yareydataan iyaaaah, princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo .Familyyyyyy Reero.
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Manta o sabtiya tarikhduna tahau 18/03/2023 be dhimate ala yaraxma😢😢
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 Жыл бұрын
😢😢😢 allah ha u naxariisto amiin
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Allaha unaxriisto qabriga Allaha u waasiciyo Ameen
@caaqilguushaa8944
@caaqilguushaa8944 Жыл бұрын
Taariikhda heestaan yaa haya oo saxan
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Жыл бұрын
BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA RUWAAYADI AHAYD
@mahamedsalad3057
@mahamedsalad3057 Жыл бұрын
Ashcalaa somali music
@badrigass4135
@badrigass4135 7 ай бұрын
Golcasta iyo sibir godan Kala jeedi geeliba Isna garey habeed gubi Gondaha iin uukuleeyahay Waanu galab cadceedsadey. ! I had seen that. Nin geel jire Ahaa uunbaa intaa fahmey calture and livestock is every thing
@AhmedGaap-vz5bp
@AhmedGaap-vz5bp 5 ай бұрын
1:23
@nabilasidik31
@nabilasidik31 3 жыл бұрын
♥️♥️
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Wow
@dawand6946
@dawand6946 11 ай бұрын
Q❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 2 жыл бұрын
Hees haday murti lahed halkan baa lagu qaaday
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 3 жыл бұрын
Erayadu waa abwaan sangub laxanku waa axmed nuur jaango
@maxamedyasin8377
@maxamedyasin8377 3 жыл бұрын
Wa eraydii xasan ganey sxb waxay ku jirtay ruwaayadii bidaari sibiq bay kugu gashaa
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
XASAN GANEY. SANGUB EREYADAN MA KEENI KAROBA NIYOW.
@hassanomer620
@hassanomer620 2 жыл бұрын
Waa xasan ganay heestu. Sanguine halkaa wali ma gaadhin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@smartmustafemedia8511 Ma keeni karo ha odhan ee asaga maahan uun dheh! Abwaanada xushmee oo ma kala dhacaan e.
@maxamedrooble8259
@maxamedrooble8259 Жыл бұрын
Alehau naxariisto maan Taydhimatay
@abdiaxmed5607
@abdiaxmed5607 3 жыл бұрын
Alle haw naxriisto amina abdilahi
@mukhtarabdi8529
@mukhtarabdi8529 3 жыл бұрын
Way no sha hay walalo
@kapugaming9361
@kapugaming9361 2 жыл бұрын
She is not dead
@hanadhaka6617
@hanadhaka6617 2 жыл бұрын
Janatul firdowsaa Alla hakawarabiyo
@hamdaladan2421
@hamdaladan2421 2 жыл бұрын
Way nooshahy wllo
@hamdaladan2421
@hamdaladan2421 2 жыл бұрын
Inkastoo naxaristo allh loo bahan yhy aakhiro iyo aduunba
@axmedciise6016
@axmedciise6016 3 жыл бұрын
Aadaab u xiisyeeya dadkii hore cod murti madaadlo kama kama xiiso dheco
@mokhtarmowlid2287
@mokhtarmowlid2287 2 жыл бұрын
I am not sure if
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 27 МЛН
SABABTA AAMINO CABDILAAHI ISAGA FASAQDAY CABDI QEYS@bulshadacusub
8:20
Gacantu raaxo daranaa  iyo Aamina C/laahi  Xirsi - Orignal
7:56
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 123 М.
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 116 М.
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDIRAXMAAN DHEERE IYO CAASHA CIGE BALLAN WUXUU INOO YAHAY WITH LYRICS
7:57
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 197 М.
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 20 МЛН
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН