"Arday kasta oo aan dhangad wax ku soo baray cafis ayaan ka dalbanayaa" Maamulaha macallin shukri

  Рет қаралды 12,811

MM Somali TV

MM Somali TV

3 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 74
@Ayhmi307
@Ayhmi307 3 ай бұрын
Illaaahay ha barakeeyo muumule Iyo Macalin c/fataax Macalin shukri
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 3 ай бұрын
Geesi weeye macalinkani, aniga maanta ayaa iigu horeysa laakiin arinka dilmadu waa dhib aan la falanqayn oo malcaamadaheena ka jirta. Mar hadduu qaatay masuuliyada khaladkii ka dhacay kana garaabay rabi ha xafido. Inta kale ee dhibtaas dhalaanka yaryar ku haysana rabi kharka ha garansiiyo.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 3 ай бұрын
Mansha allaaah macalin ku waa nolashedi aduunka ilaahy hika dayo hooyo macaan ❤❤❤iyo dhamaan macalin minta oo dhan ilaahy cimriga iyo cafimaadka hidiin dheereyo ❤❤❤❤🎉
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 3 ай бұрын
Mashaa allaah allahuma baarik macalin c/fatax waa nin akhaar ah oo qiimo badan aabihiina warkiisa daa wuxuu ahaa sheekh ilaahay qabuul siiyay nin garanaaya ayaa garanaya ilaahay jannatul fardawsa haku casuumo
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 ай бұрын
Mnshallah Alle ha barakeeyo sheikh c.fatax
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 3 ай бұрын
Masha Allaah Sheikh Abdullfatah moalim Shukri ilahay haku sharfo, runtii aad ayaad u nasiib badantahay ilaahay ayaa kuu doortay hadalkiis qiimaha badan inaad xanbaarto dadkana barto, cimriga iyo caafimadka ilahay haku siyaadiyo.
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 3 ай бұрын
Maasha allaah waamacalin qaaliya alle habarakeeyo macalin cabdi fataax
@denandg7615
@denandg7615 3 ай бұрын
Maasha Allah ilaahay ha barakeeyo mucalimkan taloo fiican ayuu bixiyay
@DeeqaJaamac-ic5cg
@DeeqaJaamac-ic5cg 3 ай бұрын
الحمد لله Alla wall mustafow bagaad noogu Soo celisay, barnaamijkii macaana,ee cawyska quraanka
@samadoontv2811
@samadoontv2811 3 ай бұрын
Alle haku cafiyo oo hana Wada cafiyo waxan Dadka ugu jeclahay qofka Dadkiisa iyo ilaahayba cafis weydiista
@Umumaysa96
@Umumaysa96 3 ай бұрын
Waan ku aflaxnay macalin ilaahay khayr ha ku siiyo anagu wan ku ducaynaa ilaahay sokodii adaa indhaha noo furay iyo maskaxdaba
@SheikhRaamaale
@SheikhRaamaale 3 ай бұрын
Kuwii aad ku bartaan ka mid ahaa, dhangadaadii waan ku aflaxnay, Mahadsanid Maclim
@iidaanz
@iidaanz 3 ай бұрын
Macalin sheekh Abdifatax allah ha barakeeyo, mansha allah hana kaa abaal marsho sidaad qof ahaan u caawisay aniga iyo intii kale ee ila midka ahaabaa,
@hamdaabdulkadir6968
@hamdaabdulkadir6968 3 ай бұрын
Ala bidhayeey muxuu I caseeyay Macalin shukri 😭😭😭😭 dhibmale waan ku cafiyay ❤
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 3 ай бұрын
Alle ha ku barakeeno macalinkaygii جزاك الله خيرا ❤❤
@UpdikarimAzet
@UpdikarimAzet 3 ай бұрын
Macalinkii ugu wanagsanaa taariikhda intan arkaY alla haku karemeYo macalin abaalkaga ma gudi karnee😢❤
@user-tq5xw1mc1g
@user-tq5xw1mc1g 3 ай бұрын
Masha allh maclin cabdi fatax maclin shugri waxan rabi kaga baryay janada fardsa ha geeyo macli faiifadi diinya aaynu ka faidnay
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 3 ай бұрын
Mansha allah allah haku barakeeyo sh
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 3 ай бұрын
Allahuma bareek
@maaxdaahirdaahir
@maaxdaahirdaahir 3 ай бұрын
mashaa alaah ale habarakeeyo macalin c.f waa m. qaaliya
@bashiiraxmed8900
@bashiiraxmed8900 3 ай бұрын
ماشالله تبارك الله
@user-jd1ne9ni3b
@user-jd1ne9ni3b 3 ай бұрын
جزيت خيرا وبارك الله فيك يا عزيزي الفاضل
@xareedshow6011
@xareedshow6011 3 ай бұрын
Maashaa alalah
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 3 ай бұрын
Macalin c/fataax macalin shugri macalin qaaliya oo karunsheegay shaqada uu dadka uhayo
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 3 ай бұрын
mashaaAllah
@user-mx3yx7vc5c
@user-mx3yx7vc5c 3 ай бұрын
mashallah cafiisku waa muhiim
@user-iy4ck6ee5m
@user-iy4ck6ee5m 2 ай бұрын
Mashalla❤❤❤
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 3 ай бұрын
عفا الله عنك مدير ❤
@AsmaKhaliif
@AsmaKhaliif 3 ай бұрын
Aduunka waxaa ugu wacan qofka qaldkiisa qirta imika uun bad moda in sidii wax lodhigi lahaa la soo fahamyo
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 3 ай бұрын
Manshallaah
@awaleahmed6694
@awaleahmed6694 3 ай бұрын
رحمه الله تعالى رحمة واسعة
@kaliddiriye
@kaliddiriye 3 ай бұрын
THEH USED TO BLINDFOLD AND BEAT US WITH STICKS. Waa waxaan u baran waayay Quranka.
@abdulrashiidmohamed5744
@abdulrashiidmohamed5744 3 ай бұрын
Jasa kallah ❤
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Subxaanallah 😪 😪 😪
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 3 ай бұрын
Madradasa Macalin shukri caruur baan maraykan uga soo waday waxbuu laayaa maan maqlin lkn ciyaalka iyadoon la laynahayn hadana ma fiicna in layidhaahdo laydin taaban maayo waayo dabada ka qarsan maayaan macalinka
@saharamohamed7908
@saharamohamed7908 3 ай бұрын
Asc Alle ha ku barakeeyo Shiikha Allaa runbadanaa walee Ilmaha aan dhalay qaarbaa hadaad doogtii ku soo kacdaa haday madaxa tahay iyo haday feedhaha tahay yaa angioplasty Hooyo ah iga waraysta
@ogaalkadadweynaha9992
@ogaalkadadweynaha9992 3 ай бұрын
Hadii aan nala dhangadayn lahayn sida kuwan hada ayaan saaqidiin noqonlahyn
@nuradinsiciid9696
@nuradinsiciid9696 3 ай бұрын
Aniga ka mida Sheekhu dadka uu dhaganda wax kuso baray Macalin wanku cafiyay waliba waan kuugu duceenaya Kitaab ka alle eed na barto
@mustafeahmed4879
@mustafeahmed4879 3 ай бұрын
Waanu k u cafinay macalin
@Amn09888
@Amn09888 3 ай бұрын
Madrasadaha quraanka Ardaydu markay dhameeyaan oo ay ka baxaan 90% dib uma eegaan quraan yacni badanka ma akhriyaan sababtoo ah mar un yaa kaa saara ayay islahaayeen sidii in aad jeel ku jirto ayay u eegtahy madrasadaha qur aanku 😅
@siciidaxmedjamac3385
@siciidaxmedjamac3385 3 ай бұрын
M.a❤
@SalmanSaaka
@SalmanSaaka Ай бұрын
Inta garanaysa glasska macalin maxamuud please reply
@Amn09888
@Amn09888 3 ай бұрын
Anigu hadaan xil hayo jeelka ayaan galin lahaa qofkii ardayga qaraaca. Malintii aan ka baxay madrasada maalin aad u farxad badan ayay ahyd xoriyad in aan helay oo kle oo aan jeel ka soo baxay
@SalmanSaaka
@SalmanSaaka Ай бұрын
Inta garanaysa glasska macalin maxamuud please reply😢😢❤
@DeeqaJaamac-ic5cg
@DeeqaJaamac-ic5cg 3 ай бұрын
Sidaan u jecela miyaa
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 3 ай бұрын
cafis baad iga tahy macalin runtii caruurta hadii la dilo quraanka dhan nacayan halka schoolka ay jecel yihiin oo lama dilo lama caayo lama takooro oo ardayda lama kala xigsado
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Walle macalimiin iskuul oo na dili jiray hadaanu habsaano weli ma ilaawi
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 3 ай бұрын
Halkee ayay hargeisa kaga tala madarasadani ciidii taqana iso sheega plz
@hibomohamed4531
@hibomohamed4531 3 ай бұрын
New hargaysa ama macalin haruun
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 3 ай бұрын
New hargaysa,,
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 3 ай бұрын
Mahadsanid wall
@ibtisamabdi7854
@ibtisamabdi7854 3 ай бұрын
Iyo masalaha
@user-bk1pl7zu9c
@user-bk1pl7zu9c 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 3 ай бұрын
Aniga macalinkeyga dugsi quraank gabdha saa.id uma garaaci jirin laakiin wiilasha ayuu aad ugaraaci jirey 😂😂 markasta aan arko macalinkeyag waan uduceeyaa walaahi
@user-jl8wv9dj3e
@user-jl8wv9dj3e 3 ай бұрын
Fifydyd
@Zulthan_zhifo
@Zulthan_zhifo 3 ай бұрын
Hadaan ku saamaxo adigu aan meel kaa qabto😂
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 3 ай бұрын
Ushu waa qayb kamida tarbiyada sida rasuulku u yidhi markii salaada laga hadlayay فاضربوه وهم أبناء عشرة sidoo kale ibnu cabas ka sugnaatay ee tan ilmaha xoogloo dilayo ama labudaynayo
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 3 ай бұрын
Ushu hadaf ma aha waa wasiilo ,,, wakhtigii horna dhiblooma arkanin
@user-tx9qp7nz9t
@user-tx9qp7nz9t 3 ай бұрын
Masugna dhengad inlagu garaaco khaas again quraanka
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg
@CabdiraxmaanMasale-ut3eg 3 ай бұрын
Waar ma imakaad baraarugtay
@user-vl7dq9ri2x
@user-vl7dq9ri2x 3 ай бұрын
🚫🚫🚫🚫🚫ku cafin mayno, nabarada jidhkayga ku yaalana waxa igaga daran dareenka iyo hoos udhaca maskexeed iyo xifti ee ay dhangadaadu ii sababtay
@sakariyemaxamuudcabdi1871
@sakariyemaxamuudcabdi1871 3 ай бұрын
Alla wll mcalinkaaga cafi waxaasi waa wakhti lasoo dhaafee😥😥
@ahmedmaxamuud438
@ahmedmaxamuud438 3 ай бұрын
Wll macalinku waxaa uu cid walba ka codsaday cafis wll macalinka cafi
@samirr546
@samirr546 3 ай бұрын
Haday rumtahay oo uu hore kuu uleeyey waad cafin dhib cafis kaa hortaagan haday jirtay waad dacwoonlahay!!!!!!
@UpdikarimAzet
@UpdikarimAzet 3 ай бұрын
Aayad uu ku baraY baa ka badan wuxuu kugu dhuftaY oo dhan
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 3 ай бұрын
waligay la ima dilin tiiyoo dadka la dilo alxm cidii wax i bartay
@xareedshow6011
@xareedshow6011 3 ай бұрын
Maashaa alalah
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Dhengaddu iyo garaacidda ardaygu waxba ma kordhiso, waxa laga yaabaa ardayga ka soo shaqayn waayey casharka guriga " Home Work" in dhibaato guri haysato, inaan si fiican loo feed garayn, in abuse kale ku socdo, inuu leeyahay learning disability amd waxbarashada ku fiicnayn, markaa si kale haloo eego oo yaan gacan loo qaadin, arrinkaa iskuulada hala gaadhsiiyo.
@xareedshow6011
@xareedshow6011 3 ай бұрын
Maashaa alalah
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 29 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 3,4 МЛН
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 56 М.
Ustaad Muxuyadiin Cabdi Farax  In aad is aaminto waxa aad tahay
25:50
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
DACWA MEDIA CENTER
Рет қаралды 422 М.