No video

Arimahan samee sanadkan. SE01 EP11

  Рет қаралды 13,938

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Dalbo hadda dharka dildaanyeerka VOL 1
my-store-c8c281.creator-spring.com/li...
Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga.
www.paypal.com...
Dhagayso Podcast-ga
.
Apple Podcast: podcasts.apple....
Spotify: open.spotify.c....
Google Podcast: podcasts.googl....
Anchor Fm : anchor.fm/fikr...
Igala soo xiriir :
Telegram: Xaliyeali
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe

Пікірлер: 77
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Telegram user name : Xaliyeali Ku soo biir coaching program keyga awoow.
@jaajuumoowmeerssen9025
@jaajuumoowmeerssen9025 2 жыл бұрын
Diyar ban u ahay 1 jaar ama 1 sano From Holland Nederland macaliin xaliye
@jaajuumoowmeerssen9025
@jaajuumoowmeerssen9025 2 жыл бұрын
Mar waliba malinii dayar eye Aniga marka ka koyi marka cadey
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Ku soo biir awoow coaching u baahanahy ii soo qor telegram ka.
@umusalman8083
@umusalman8083 2 жыл бұрын
asc haliyow sual ban donaya inanku waydiyo salanta islamka maxaku diday wmxay awowo asc dhe😮
@barowanaaga141
@barowanaaga141 2 жыл бұрын
waa kutaageraa mclin keep going
@aliyusuf4632
@aliyusuf4632 2 жыл бұрын
Thanks a lot for sharing these advices . I Respect and love the fact that you are mentoring me . We are living in a generation of laziness and bad habits in our life . Learned so many things from you . The best thing I received from you is to take care of myself . Love and guide my self , work hard , there is no Easy life , prepare for my future and make up my mind .I have huge respect for you . Keep the good work. I love you man.
@DhabLibaaxPodcast
@DhabLibaaxPodcast 2 жыл бұрын
Halqadan was on fire 🔥 Xaliye is really putting THE Somali Men on! Aww thank you for doing this for the community, your message is really needed. Ha niyad jabin Hore U soco.
@mohaledhassan3722
@mohaledhassan3722 2 жыл бұрын
Xaliye wn ku jeclahay from Djibouti 🇩🇯🥰 tu sais je suis fans des toi
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 2 жыл бұрын
Xaliye xilligan 19 jir ahay, waxaan ku faraxsan ahay in aan kugu soo xirmay casharadaada tijaabooyinka ku dhisana qaatay yadoon weli gabadh wakhti igaga lumin, qarash iga gelin, qalbigu igaga jabin, been iyo warwareejin laygelin, shaqadu ha socoto zxp garabkaaga nahay podcast-kana kula joogaa adaa ibaray, lkn somalidu ma fahansana podcast muuqaal ugu sharax Raga muhiimadeeda.
@shiine111
@shiine111 2 жыл бұрын
Xaliye waa sheikh ilaahay daanyeerada u soo saaray thanks mudane
@salmanabdullahi6766
@salmanabdullahi6766 2 жыл бұрын
I will do as soon as possible insha allah that's very good idea
@cabdisalaan1673
@cabdisalaan1673 2 жыл бұрын
Hhhh😂😂😂 Waa ku salaamay ustaad xaliye 🤝 Waa ku wataa ani 💯💯🖐🖐🖐🖐🖐
@willjose7187
@willjose7187 2 жыл бұрын
Bro. You are legend.
@xassanfaarax4515
@xassanfaarax4515 2 жыл бұрын
Thanks wll xaliye horay usoco wll Jasakaalaahu khyr
@salmanabdullahi6766
@salmanabdullahi6766 2 жыл бұрын
Thank you so much Mr xaliye
@roople7556
@roople7556 2 жыл бұрын
Can't wait
@socdaal
@socdaal 2 жыл бұрын
Xaliye nin xili hore loo baahnaa oo bulshada kasoo daahay waye halaga faaideysto.
@Sariflaha
@Sariflaha 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ustaad guul iyo gobo nimo
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
age is just a number awoowe anigu 40 baan ahay lkn 15 baan u eekahey ma aamineysa waa self care, self love and self respect markan sameyay marka iga danbeyow naftada lee ka fakir!!!!
@barbaofficialchannel4570
@barbaofficialchannel4570 2 жыл бұрын
YAA KA YEELAYO WXAAS
@kamogelonape5047
@kamogelonape5047 2 жыл бұрын
Waa daalantahay kadija kuusey😂
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
@@kamogelonape5047 naag hadeey 25 dhaafto weey dalan tahay 🤣🤣🤣
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
@@barbaofficialchannel4570 hee maxaa ka wada waan yarahay baa 😁😁
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 2 жыл бұрын
Abyo mahadsanid wilashaan wey iska kaftamayaan cafimaadka qof walba kacantiisa ku jiraa inta badan
@muhanadmohabdi3370
@muhanadmohabdi3370 2 жыл бұрын
😅😂😂😂😂😂 cusbo cusbo ha usoo urin ayaa iga gadan macalin
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 2 жыл бұрын
Macalinoow inteen kaala soo xiriiraa, taladaadaa ubaahanahay
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Telegram user name : Xaliyeali Ku soo biir coaching program keyga awoow.
@saadkhadar108
@saadkhadar108 2 жыл бұрын
Qodobadaa aad ka hadashay gabigiiguba wa muhiim hadi lagu eego caqliga saliimka aha . Wakhtigan khuburad caafimadku intaaba way ku taliyan. Awoow podcast nooso badi wan ku tabnee walhi. Talo: tik tok inga yaree I think you were first somali guy who makes podcast.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Biggest Somali podcast worldwide dhagayso Spotify ama apple podcast xalqado badan baa ku jira.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Ma sad ulabisanlay ed u Nolaan lay bad rabta in lagala taliyo waxan ku odhanla wakhtigaga waxad ku bixisa waxa ku an facaya dinta kubaro ilahay cibadu ku aburte o khayrka kaga shaqe wll
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd 2 жыл бұрын
qof caafimaad qaba ayaa cibaadaysan kara, oo shaqaysan kara, oo wax baran kara. xaaskaaguna xaqay kugu leedahay waxa ka mid ah jidh dhisan inaa yeelatid.
@maxameddeeq6404
@maxameddeeq6404 Жыл бұрын
Thankis Macalin nolow Macalin
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 2 жыл бұрын
Waxaan qaaday talooyin igu saabsanaa oo aha inaa pornstar iska joojiyay oo habeenka aan tuuranayo fiirsado iyo inaa game football aan ciyaaro iska yareey ,inaa gym ku laabday lkn labis iyo nadaafad anaa macalin ku ah merci shaqada uheysto bulshadada somaliyeed
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 2 жыл бұрын
Teacher waan dilay danyeerki
@hersiali1665
@hersiali1665 2 жыл бұрын
war nio xalliye 100% waan bogaadinayaa sidaad wax u wadid, waxaana kugu boorrinayaa inaadan joojin ilaa fikradaadu wax ka badasho dhallinta Soomaaliyeed, intaan la socday barnaamijyadaada waxaan arkay inaysan waxba kaa badali karin dadka negativity ag ah, waana kuugu hambalyaynayaa.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Hawsha way soconee awoow, safarku waa dheer yahay.
@zakariaabdullahi5166
@zakariaabdullahi5166 2 жыл бұрын
Ustaad xaliye mahadsanid
@guled59
@guled59 2 жыл бұрын
The way he come up with Random Saying (MaahMaah) every single episode lolz :D
@istar7698
@istar7698 2 жыл бұрын
Anoo xaliimaa maku so biiri karaa
@kamogelonape5047
@kamogelonape5047 2 жыл бұрын
Maya wad daalantahay😂
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 жыл бұрын
Xaliye waa kuwadanaa
@zhaaphicimaafiya1072
@zhaaphicimaafiya1072 Жыл бұрын
Xaliye macalin ka wacaan Wali gaya ma arag
@abdiomar22
@abdiomar22 2 жыл бұрын
wallahi wuxu u qalma half million videogan 😃
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Aad iyo aad boru
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Aad iyo aad boru
@cabdisamicmaxamed3617
@cabdisamicmaxamed3617 2 жыл бұрын
Inta aan qubeesan like saara
@yasinhajideer8952
@yasinhajideer8952 2 жыл бұрын
Wax badan ayaan kaa faa’idnay awoow 9 joog oo kaba ah ayaan soo gatay naagna hal cent inaan siiyo iima qorsheeysna aanan qabin.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
hawshu ha socoto naftaada xooga saar.
@abdinasirosmanabuukar5128
@abdinasirosmanabuukar5128 2 жыл бұрын
Woow waakuwaayney ayaantaan
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 жыл бұрын
Mahadsanid 👍👍
@roople7556
@roople7556 2 жыл бұрын
Wlhi aad io aad ayaan u tapnay gooobti runta
@abdirahmansaqiir3940
@abdirahmansaqiir3940 Жыл бұрын
Hada haaal xaniye yeh neh
@alimohamuud72
@alimohamuud72 2 жыл бұрын
Xaliye doqontu ciyaar bey moodaan... Lkn wllhi waa faylasoof
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 2 жыл бұрын
Don't believe bad life because waxad awooda in aad hada la jaanqaada halkaad mareysa iyo noloshaada in aad is badal ku sameysa
@mohamedamiin6535
@mohamedamiin6535 2 жыл бұрын
Don't judge a book by it's cover but any way I agreed with all your ideas
@abdialpha
@abdialpha 2 жыл бұрын
Mr xaliye meesha aan ugu liito waa lebiska Waan is dhisayaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Ustaad horu soco thenks XALIYE 🙏🙏🙏
@Acmk_
@Acmk_ 2 жыл бұрын
MUCALLIM
@Bigaax1
@Bigaax1 2 жыл бұрын
2022 iyo maqubesanayo macqul ma’ahan 😅😅
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Qurbaha masajida kabaha Mala isaga xadaa
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын
2 beer oo kabo ah ayaan soo gatay maanta macalin galabtana nigisyo ayaan doonanayaa , GYM kiina bishan baan bilaabayaa
@jaajuumoowmeerssen9025
@jaajuumoowmeerssen9025 2 жыл бұрын
Asc walal halken kagala so xadiidha
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Telegram : Xaliyeali ku qoran waa helee ama Fikradahaxaliye@gmail.com
@fardowsa9500
@fardowsa9500 2 жыл бұрын
ciil haweenbaa kuhaya laakiin magacaa isugu yeerteen daanyeer intaasaa kuraaxaysanana waa waxa la idiinkaga kala cararay irsaaqada alaabaxshee kolka hore is hagaajiya
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Sharabaado 😂😂😂😂😂😂😂
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mohamoudibrahim2508
@mohamoudibrahim2508 2 жыл бұрын
waxaa iska fogeysaa microfoonka
@abdiburale6519
@abdiburale6519 2 жыл бұрын
Salata kudar niyow
@YOUTUBE__HH
@YOUTUBE__HH 2 жыл бұрын
Xaliyow pin igu qabo aniga xalay mid baa igaadey oo aan 39dollar u direy
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 2 жыл бұрын
Hadaad hunqaacday ( matagtay)sawir ha nooga soo qaadin pro
@maxamedyaasiinengmoha5781
@maxamedyaasiinengmoha5781 2 жыл бұрын
Ustaad 4 sano baan qada soconaa guur iyo gaabsi taana diyaar uma aha maxaa xala
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 2 жыл бұрын
Sooy dheh awoow, waqti kale yuu ka dhumin.
Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10 #Xaliye
23:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
SE01 EP 07 Guurku Xal uma aha dhibkaaga.
30:29
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 49 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
xaliye iyo east maxa kala qabsaday 🤣🤣🤣
5:41
Cabqari Architect Official
Рет қаралды 25 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 221 М.
HADDA BILLOW !! JUST DO IT
5:16
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 328
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 38 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 87 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 45 М.
Hadafkaagu Naag Maaha !!! #Fikradaha Xaliye -Podcast
12:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 17 М.
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 83 М.
Jooji daba orodka Naagaha. SE01 EP13 #Xaliye
17:05
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 110 М.
Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?
1:24:09
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 25 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН