Gaas / Acid Reflux daweeyntiisa oo adan wiligaa maqlin

  Рет қаралды 53,396

Hussein Alje

Hussein Alje

3 жыл бұрын

#miisaanka#somali#xuseenalje
Gaas ka daweeyntiisa oo adan wiliga maqlin somali weey u badań yihiin
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 275
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Aaad ayaan umurugasnahay wllkey ayaa geriyoday maanta illaahey janatul fardows hageeyo usoo duceeya wllayal😭😭😭
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Ina lilaahi wa ina ileeyhi raajicuun Fadumo walasheey ilaheey ha naxriisto janatul firdoos ilaheey ha geeyo yaa rabi
@nadifasiraj4964
@nadifasiraj4964 3 жыл бұрын
Asc fadumo ilahay ha unaxaristo walalka qabriga allaah ha uwaasiciyo 😭😭😭
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
@@husseinalje aamiin aamiin wllkey
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
@@nadifasiraj4964 wcs abaayo aamiin aamiin yaarabi
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto abayo
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Walaaaaaaaal war farxad le iga dhageyso hadii aad haben ka jimcada anu kuwada salino xabiibkeni muxamed scw scw scw scw 😭💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤️🙋💝
@faisaali7783
@faisaali7783 3 жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام صلى الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم ❤❤❤💗❤❤❤❤🥰
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Scw wcs wcs jazakalahqeyr walal
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 3 жыл бұрын
1000 jeér. Scw
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
@@husseinalje mahdsanid alle hano kadayo wll guuleyso sidad umada afsomaliga kuhadasha ucawisid💯💯💯💯💯💚💚💚💝💝💝❣️❣️💗💗❤️♥️♥️♥️🙋💯😭🇸🇴😭😭🇸🇴
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@lisamouna4493
@lisamouna4493 3 жыл бұрын
Asc brother warunta brother thanks for everything Machallah
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 Жыл бұрын
Aniga cilada hada qabo walalkay xusen dhuuntu iga guba ashatka ilahay ha iga cafiyo aniga iyo inti islaama qabo
@hawaadoahmed635
@hawaadoahmed635 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waa mawduuc iquseeyo shukran walaalkay
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 3 жыл бұрын
First viewer! I like your videos.
@ytb479
@ytb479 3 жыл бұрын
Amc walaalkay mashallah tabarakalah jazakallah khayr
@nihaalomar
@nihaalomar 3 жыл бұрын
Wllo shukran allaaha raxmaanka ah haku abaaliyo waxan ku weydiinaa hooyo uur leh macabi karataaa
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
Wali waan jecelahay rabigay sida ugu wanaagsan ee uu noo abuuray alx rabigayoooow
@jojosh7737
@jojosh7737 3 жыл бұрын
تبارك الله فيك يا حسين
@abdillahidjibril6871
@abdillahidjibril6871 Жыл бұрын
جزاك الله خير ❤
@maryamhussein427
@maryamhussein427 3 жыл бұрын
Masha’alaah jasaakalaah kheyr.
@hibakhusein6451
@hibakhusein6451 3 жыл бұрын
Mansha allah wllkay ilahay hakubarakeeyo
@zahrujaabdiaziiz2083
@zahrujaabdiaziiz2083 3 жыл бұрын
Wcs waraxma walalkey xusen ilahay haku xifdiyo insha alah
@Zuzu.455
@Zuzu.455 Жыл бұрын
Jazakallahu khayr ❤
@sahruujachannel
@sahruujachannel 3 жыл бұрын
Masha Allaha keep going bro
@abdirashiidabdi5950
@abdirashiidabdi5950 3 жыл бұрын
Legand i support you
@bonafartuna9385
@bonafartuna9385 3 жыл бұрын
Jazakumulahu qayr macalin
@fatuumimohammed8965
@fatuumimohammed8965 3 жыл бұрын
Jasakal Allah qer wllkey
@fadumomahamudali17
@fadumomahamudali17 3 жыл бұрын
Nofa iidey qer allaah hakusiyo
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 2 жыл бұрын
Msha allh thank you macalin
@jimcaaledirir2141
@jimcaaledirir2141 Жыл бұрын
Hessein you are one brother
@user-jv7bt3fk4t
@user-jv7bt3fk4t 3 жыл бұрын
Thanks wll qaali horay usocod wngsn
@zuzaanqali4699
@zuzaanqali4699 3 жыл бұрын
Waad mahadsnty wll Allah hakaa abalmariyo
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 3 жыл бұрын
‏الله يعطيك العافية
@kaltunomar9971
@kaltunomar9971 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أ جزاك الله خيرا جزاء 👍☝️🇸🇴
@fardowsocabdi8755
@fardowsocabdi8755 2 жыл бұрын
Asc walalow gaska warer maleyahay
@maizomuktar6650
@maizomuktar6650 3 жыл бұрын
Mashaalha alha ku xiftiyo aniga h pay lorica ayan qabaa
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 3 жыл бұрын
Thanks wll
@mohamudissack2376
@mohamudissack2376 3 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid
@runishfamily23
@runishfamily23 3 жыл бұрын
Labadaba waan qabaa wll illahey ha iga cafiyo
@hawowarsame9406
@hawowarsame9406 3 жыл бұрын
Jisakallahu khayr
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Inaalilaah wa Inaalilaah raajucuun ilaah unaxariisto walaalkaa
@aimaabdirahman5068
@aimaabdirahman5068 3 жыл бұрын
Masha Allah walalkey
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay walalkey aniga qaado daawada gaaska mido dhan 2sano
@nimcoindhouroon5241
@nimcoindhouroon5241 3 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 3 жыл бұрын
Shardiga saxabiga Cumar Bin Al Caas ( RC ) lahaa wuxu ha in u Allah SWT ka cafiyo danbiyadi u horay u galay
@rahmorasmi5452
@rahmorasmi5452 2 жыл бұрын
Xagen kahelaa midas walalo anigaa meshan jogo lagama helo anigaa gaska cid qabaa qeyr allah hakusiye
@lamahuraan836
@lamahuraan836 3 жыл бұрын
Illahay raali haka ahaado wallakay janad alle hakugushareyo amiin plz wanku bahane adoo raali isoo jawaav jasakakahu khayr wanaku farxay muqalkagan wana kugu cusubahay
@ahashassan9388
@ahashassan9388 3 жыл бұрын
Thank yoy
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 3 жыл бұрын
waa runataa xuseen habo
@ceynurahma2232
@ceynurahma2232 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@yasiinsheikh2913
@yasiinsheikh2913 3 жыл бұрын
mahadsanid
@Abdifatah5
@Abdifatah5 3 жыл бұрын
Brother I love your videos keep going . Does the video have to be too long I don’t understand and to keep going seriously I love it ❤️❤️🇸🇴
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 3 жыл бұрын
🤭🤔 Gaaska waan isku dhib qabnaa ma igeed ya Allah
@nafisaosman9181
@nafisaosman9181 3 жыл бұрын
Jazakallah khair walal ma iga tagaysaa hadan sidaa sameeyo gaastu???
@sayidiiadanmaxamed9104
@sayidiiadanmaxamed9104 3 жыл бұрын
Shukran qalka tufaax
@macalimjaaqow1961
@macalimjaaqow1961 3 жыл бұрын
The first
@munarhussein1360
@munarhussein1360 3 жыл бұрын
Waasax walaal
@qamariman2874
@qamariman2874 3 жыл бұрын
Jazakumalaahu Khairy walaakeey baby nima haloo noqda miyaa
@maxamudcade110
@maxamudcade110 3 жыл бұрын
Masha allah
@Ruunbashiirofficail
@Ruunbashiirofficail 3 жыл бұрын
Mashaa allaah walashey qali allaha ku xafido inaan ku duceyo wlhi kama daalayo
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkeyga waan kaa faaiday su,aal kale qalka biyo maa lagu daraa mise asoo kaligiis ah ayaa la cabaa
@hodoali1307
@hodoali1307 3 жыл бұрын
Hal qado oo qal ah koob biyo kudar ee cab
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah hudo anoo hurdo ihayso mooye maba iibsade fadhiga laygu qaatay
@xasanyare5160
@xasanyare5160 2 жыл бұрын
Maansha alaah
@zahramohamed7424
@zahramohamed7424 3 жыл бұрын
Asc wllkay Gaska maxaa sababa wll Jazakumallah khair
@simranabdullahi7724
@simranabdullahi7724 2 жыл бұрын
Asc xusen qalka in aan sawir ka qata rabaa sifican loma arkayo ciyow ayad ka bobsiise mar labad mano so galin karta sawirkiisa adow mahadsan insha Allha
@umunajma7588
@umunajma7588 3 жыл бұрын
Shukran
@abdiwahabofficial3973
@abdiwahabofficial3973 2 жыл бұрын
Asc
@abdiwahabofficial3973
@abdiwahabofficial3973 2 жыл бұрын
Asc wll wxan ahay qof Qaba Cudurka Gaas aka ah sideen iskag dawinkaraa
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyr kheyral jazaa .khalka cuntada ma lagu karsan karaa ama saladka ma lagu dari karaa marmar ayaan saas yeelaa.
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Haa wll
@khadijoabdi4249
@khadijoabdi4249 3 жыл бұрын
Ina lilaahi waina ilewyhi rajicuun illaah samir iyo imaan allaha kasiyo qalbigana ku qaboo jiyo asigana janatul fardowsa allaha geeyo kuwi allale cafiyayna allaha nugu daro walasheey muslimada aheey
@msa1662
@msa1662 2 жыл бұрын
Amin
@AnnoyedBasketball-ef3mf
@AnnoyedBasketball-ef3mf 2 ай бұрын
Aamiin yaarbii
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 жыл бұрын
Ustad stress ka iyo murugta hadaan iska daayo Fekerka kawaran madaay karee
@nadifasiraj4964
@nadifasiraj4964 3 жыл бұрын
Asc walalkey xusein alje jazakallaahu qeyr su asha jawabteda hadan isku dayo camar binu caas shardigi u watay waxey aheyd in u ilahay udhaafo danbigisi hore wuxu yiri waan so islamaye danbigegi hore halay dhaafo nabiga wuxu dhahey scw camarow islamka wixi ka horeyey wu tir tiraa
@marianshire9377
@marianshire9377 3 жыл бұрын
Asc hussein waxaan ku waaydinaya qalka tufaxa biyo maa tukaraya jasaakalah khary
@user-go1uy4fu2t
@user-go1uy4fu2t 3 ай бұрын
Gaas kaan waxan ogareystay miraha shamar ama final seed الحمد لله
@user-fj7lz5jj5n
@user-fj7lz5jj5n 2 ай бұрын
Abyo plz i jwb aniga laa dhibatesan umulne waa ahay geedkan shamarka caba laigu yiri hada kula hadlayo wlhi naqaska i dhibayo calosha wa i ololesa adi qabke uga ficnatay abyo iso jwb ilmo an hal bil garin wax ma u dhibaya hada cabo o ilmaha yarne naska siyo
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 3 жыл бұрын
Asc walaal dhibkaas aniga ayuu si xun ii hayaa
@mubarakhabhab1720
@mubarakhabhab1720 3 жыл бұрын
Asc Hussien waxaad tiri ilkaha way jabiyaan waxa dhanaan ka waran biyaha liin dhanaanta leh hadaad cabto
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 3 жыл бұрын
Wcs❤️❤️❤️🙏♥️♥️♥️
@abdirizack1088
@abdirizack1088 3 жыл бұрын
Walal xage ka Heli Kara qalqa tufaxa wan raba
@raxmoibrahim5439
@raxmoibrahim5439 3 жыл бұрын
Asc wala Hussein Alje
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Wcs wr wb wll
@khadijoabdi4249
@khadijoabdi4249 3 жыл бұрын
Asc walal waxan ku wey dina xulbada caska maxey u tarta
@ibraahimmacalin1520
@ibraahimmacalin1520 2 жыл бұрын
Asc wll xanuun ihayo xanuunkeyna wan fahmawayey caloosha aya laiga haya
@hawagelle9148
@hawagelle9148 3 жыл бұрын
Asc huseen qalaka ma keli ayaa la cabaya mise biyo ma laģu daraye
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Jizakallah khair.Walaalkeey Himalaya Salt Cubnada ayaan ku darsadaa laakiin Si kale Maa jirta oo Gaaska loogu cuno ??please give me more explanation as I am struggling the gastritis thanks
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Wll video ga kale daawo hpelori
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Insha Allah, I'll watch 👍👍
@simranabdullahi7724
@simranabdullahi7724 2 жыл бұрын
@@husseinalje Asc xusen qalka in aan sawir ka qata rabaa sifican loma arkayo ciyow ayad ka bobsiise mar labad mano so galin karta sawirkiisa adow mahadsan insha Allha
@madihaali595
@madihaali595 3 жыл бұрын
Asc suasha hadaa isku dayo waxa wye wuxu dalbaday inloo dambi dhafo
@saeedasaeed7345
@saeedasaeed7345 2 жыл бұрын
Gaas asaba walwalka keena
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046 3 жыл бұрын
Asc sidee ku cuni karaa Hadii dhiigkar u qabo cusubada
@fatumamohammed2047
@fatumamohammed2047 3 жыл бұрын
Abowe qalka marwalbo maisticmale yacni hadu kadamadho xata maisticmale ilaa gaska kadamanayo???
@indhadro2633
@indhadro2633 3 жыл бұрын
Husen abowe gaas xun ah an qaba beer beer an usexda dhibmiyaa ama gadis gadis an useexda
@barawetv1073
@barawetv1073 3 жыл бұрын
Asc brother Hussein Can I mixed together spirulina and maca powder to gather please thank you
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Wcs haa wll
@fatimajama4838
@fatimajama4838 2 жыл бұрын
Barawe tv maxaa wàýe maca powder
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@djamagorgor6357
@djamagorgor6357 3 жыл бұрын
Asc Wall khalka tufaxa waan dada ku jira alcool marka maxan yeela waan waayay mis bilaa alcool ah
@hidaayoaxmedali7674
@hidaayoaxmedali7674 3 жыл бұрын
Wcs abow mashaa alaah aad ayaad umahad santhy wan ubaahna wax aan kula dagaalo
@anabhagi5754
@anabhagi5754 3 жыл бұрын
ASC Haas Ayaan qabaa waxaan I Dhan waxay yahay dhuuso Ayaan qabaa markasta salad aad ayey dhibaa
@premqaasiminho5030
@premqaasiminho5030 3 жыл бұрын
Ani waxaa isticmaala pepto bismol maiska dhaaafaa jawaab aakaa sugaa
@zaakiyabilal4257
@zaakiyabilal4257 3 жыл бұрын
Masha Allah 👌👌👌
@dhuubomohamed7313
@dhuubomohamed7313 3 жыл бұрын
Hoyo ur leh macabikarta qalka walalkay
@umumaida4539
@umumaida4539 2 жыл бұрын
Wlalow aniga hada dawa qata mala qadan kara qalka
@rashkaarow45
@rashkaarow45 3 жыл бұрын
Shardiga Asxaabiga Cumar bin Alcaas waxuu ahaa inuu Alle u dhaafayo dambiyadiisii hore . Waana tuu rasuulka scw ku dhahayo miyaadan ogeyn inuu Islaamka buriyo waxii ka horeeyey ee danuub ah dhamaantood . Alxamdulillah . Allaahu Akbar .
@deeqoweheliyeali932
@deeqoweheliyeali932 3 жыл бұрын
Sax aniga wareeriyey
@ahmedasacid5686
@ahmedasacid5686 2 жыл бұрын
Aniga 6 sano aan cunooya hadana cunin maba joogi karo anoo 2 Kanin elke dag qadanooyo aan lasii xanuunsanahay
@badmaceeye2024
@badmaceeye2024 2 жыл бұрын
Bogaas baa la iga qabta gaas miyaa waan kala garan wyy
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
Bro anu halagaas ma sameen karo wayo shurudahaaa nagu badisay wlhi no no
@umsukaina498
@umsukaina498 Жыл бұрын
Asc dr qalka biya man ku qasa
@naftaadaqurxi3432
@naftaadaqurxi3432 2 жыл бұрын
Wlalkay mahdsantahy lkn marka la isticmalayo ma biyo ludarsadaa mise
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashallah thanks more bro keep gowing gastrig waa waalay inaan waasha isu malayn jiray walaahi barf siwaalan cuni jiray farinjeerka baraf baa ka buuxiye waan jajabin jiray sida nacnaca waa kadaalay dhiig xataa waa matagi jiray ilaa naka dhiigba iga iman jiray sorry marka hargaysa aday waa kadaray lkn alxamdulila waan iska daweeyo gaajo uma ogoldo calooshayda iyo in caloosha calool yeesho sharobada qaatay iyo irbado
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Alx walasheey ilaheey haku xifdiyo
@yasinmuhumed8594
@yasinmuhumed8594 3 жыл бұрын
Magacaygu wa sahro maxaad isu dawaysay
@yasinmuhumed8594
@yasinmuhumed8594 3 жыл бұрын
Happy maxaa isu dawaysay wllo nala wadag
@umanajmabeauty8714
@umanajmabeauty8714 3 жыл бұрын
Asc wll jazakallahu khayr aniga gaaska wu idhibay naqaska ayuu igu dhajiyaa marka cusbada iyo qalka sidee u isticmalaa wll
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Wcs wr wb quraac kadib iyo qadada
@kalehussen6221
@kalehussen6221 3 жыл бұрын
👍🏾❤️❤️❤️❤️🌹🌹
@macalimjaaqow1961
@macalimjaaqow1961 3 жыл бұрын
Asc
@salmaabukar947
@salmaabukar947 3 жыл бұрын
Walalkey qalka tufaxa kan cad miyaa mise kan gaduudan mida kale qalka qofka gaaska qabin ma isticmalikaraa ... mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje 3 жыл бұрын
Gaduudka wll haa
@khadra40
@khadra40 3 жыл бұрын
Assalamu alaikum Hussain 3sual ayn qaba gaas xuun ay igudhcy daa 40gm ayan qata 2ayan sidan ahay hada 1sua'l qalka xageen kaso gata yurub ayan joga makahelaya mela alabta dabiciga lagu gado ama dukamada halal ayan kaso gata 2sul'a kaninka zinc maxuigacawina xagen kahela 3su'la Sanjabiil sideen uisticmala cuntada kadib miyan caba ama cuntada kohor.? Please isojawab aadan ula xanunsanhay gaska anigo dawo qadanayo ayan xanun kadaremaya calosha
@hanishariif4325
@hanishariif4325 7 ай бұрын
See ka noqotay abyo maxaa Ku daaweysay
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 жыл бұрын
Walalkey ama picture ama qoraal noogu soo samee because dadka o dhan ma yaqaanaan waxaad so gud bineysid
@MohamedkasimAbdi
@MohamedkasimAbdi Ай бұрын
Meheshay abayo
@nadaahmed6908
@nadaahmed6908 3 жыл бұрын
Ani waa qawaa iso daceeya gaas xun ayaan qawaa
@ahmedbarre3347
@ahmedbarre3347 3 жыл бұрын
allaha ka cafiyo
Cuntooyinka u wanaagsan qofka Gaaska qaba | Dr.dhiblaawe
8:06
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
DR CABBAS MAXAMED GAASTARIIGA
42:19
Rdalmar
Рет қаралды 72 М.
Latalin Cudurka gaaska iyo Drs Hanaan Ahmed Muuse.
8:13
Muraad Production
Рет қаралды 15 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 204 М.
Крокоп проучил за насмешки!
0:53
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 2,6 МЛН
Competição de Low kicks #competition #chutes #pernas #kickboxing #karate
0:43
BJJ Techniques and News
Рет қаралды 15 МЛН
UFC Abu Dhabi : Магомедов VS Олексейчук
2:22
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 74 М.