Ashwaganda wa Cunnada ugufiican adduunka wax walbo 👑 Boqorrada cuntada (The best food in the world)

  Рет қаралды 114,394

Hussein Alje

Hussein Alje

4 жыл бұрын

👑Wlalhey igu qali san wad mahadsantihiin 🙏
Instagram: husseinalje...
ila soo xiriira what's up keyga:0031686490498 inta rabto Maclin ama Online Coach discount ama dhimis ayaa jirto hada jir qurux iyo caafimaadka Dunida oo dhan Tani waa shaqadayda lkn Suaalada wa KZbin ina igu soo qortiin idinko raali ah 🙏🙏

Пікірлер: 1 000
@mohamedmuumin4627
@mohamedmuumin4627 4 жыл бұрын
Ninka ugu macquulsan ugu qalbiga fiican dhamaan somalida youtuberka ah. Alleh ha ku barakeeyo.
@xamdixiisproducts3039
@xamdixiisproducts3039 4 жыл бұрын
aamin
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 3 жыл бұрын
Amiin🤲
@ridwanyosuf1217
@ridwanyosuf1217 Жыл бұрын
Ahhgagvv. HavV
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaah walaalkey Anjeclahay Hool Weyn Ayaa Noohaysaa Horay Usoco Mahadsanid 🥰
@abdallaahmedshire1210
@abdallaahmedshire1210 4 жыл бұрын
Aswagaandha waamaxay intee laga helaa sidee loo isticmaalaa
@zahraomar1282
@zahraomar1282 4 жыл бұрын
Mashallah good tips bro thanks!
@laylahassan5640
@laylahassan5640 4 жыл бұрын
Masha Allah my brother very helpful💯👍
@warisroobo1759
@warisroobo1759 4 жыл бұрын
Jizakallah khair walaal for you are sharing with us your knowledge and experience. ..
@werdaali1757
@werdaali1757 3 жыл бұрын
Inte lagaheta
@mohamuudmaxamed4460
@mohamuudmaxamed4460 Жыл бұрын
Xagee ka helaa sxb adoo Mahadsanid
@idilhassan4048
@idilhassan4048 4 жыл бұрын
Masha allah I am learning a lot from you walaalkay, thank you 👌🏻😍🙏🏾
@fardowsashariif2480
@fardowsashariif2480 4 жыл бұрын
Anga waxa anku catobey
@fardowsashariif2480
@fardowsashariif2480 4 жыл бұрын
Raba wll waad mahdansantahy
@fardowsashariif2480
@fardowsashariif2480 4 жыл бұрын
Geedkana waan so ibsna
@munganimungani8716
@munganimungani8716 4 жыл бұрын
Asc, walaal Xuseen waad mahadsantahay, jazaaka'Allaah. Video shashada oo dhan wan ula socdaa maasha'Allaah. Waxaan ku rajeyna horumar kheyr leh insha'Allah.
@truthfulwanaagsan2113
@truthfulwanaagsan2113 3 жыл бұрын
Thank you for share your knowledge
@fatxibea1239
@fatxibea1239 4 жыл бұрын
Mnshallah shukran wllo ❤️🥰🥰🥰
@nihaalomar
@nihaalomar 4 жыл бұрын
Manshas allah wllo allaha ku xafido horay u soco ane wan cusbahay
@khalilak5987
@khalilak5987 3 жыл бұрын
Asc sxb thank you for your informative video.
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 4 жыл бұрын
MashaAllah tabaarakaAllah what a beautiful information thanks bro
@jawahirali2742
@jawahirali2742 4 жыл бұрын
Ashwa gaandha maxaa la dhahaa afsomali
@QueenHamdi632
@QueenHamdi632 4 жыл бұрын
Masha Allah wallke hormar wacan garabkada ayaan nahay marwalibo adna aad ayaan kaga faidnay shukran 👑🤗🙏🙏🙏
@hodansheikh4558
@hodansheikh4558 4 жыл бұрын
Maasha allaah alaha ku xifdiyo. cuntada ka hor maa la cabaa mase cuntada ka dib?
@ayaanmaxamud9918
@ayaanmaxamud9918 4 жыл бұрын
masha Allah waye good
@futurepresident9809
@futurepresident9809 3 жыл бұрын
masha allah shukran jazak allah kheir
@fadumaosman2914
@fadumaosman2914 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr shugaran
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 4 жыл бұрын
WAA war fiican waana tijaabineyna abow.
@fadumiinali565
@fadumiinali565 4 жыл бұрын
Masha Allah walaalkey jazaka Allah
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh kheyran ustaad Hussein baarakallaah fiikum
@khadijamohamed7892
@khadijamohamed7892 3 жыл бұрын
Thank you Ilahay hakaa abalmariyo wanaaga ad dadka usamaynayso cilmigaaga na Allah ha kuu barakeeyo
@abdullahiabdirahiin1374
@abdullahiabdirahiin1374 3 жыл бұрын
Macalin halkee laga helaaa.
@dahaboaliso4717
@dahaboaliso4717 4 жыл бұрын
Ku SALIYA NABIGEENA MUXAMAD SCW SCW SCW
@husseinalje
@husseinalje 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 4 жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam
@qadramohamedmuuse9730
@qadramohamedmuuse9730 4 жыл бұрын
ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW ZCW
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 3 жыл бұрын
Scw
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you brother 🙏🙏
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Jazaakalaah wall,,,,Ma shaa Alaa aad baan wax kaaga faideystaa.
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 жыл бұрын
MashAllah 👍🏻
@khdijaomar1367
@khdijaomar1367 4 жыл бұрын
Mnsha allah xusen lkn waxa sharaxeysid meesha laga helo soo sheg shukran
@ayancaday29
@ayancaday29 4 жыл бұрын
Masha Allah wall jazakallah qeyr Allah haku xafido 👍
@xxbaileyxx3770
@xxbaileyxx3770 4 жыл бұрын
Asc xagee kahelikara magaca isofahafahi
@xxbaileyxx3770
@xxbaileyxx3770 4 жыл бұрын
Waan rabaa walina ka so hadal am sawirkeeda so sar mesha.
@simancookingandbeauty6877
@simancookingandbeauty6877 4 жыл бұрын
Asc xuseenoow waa mahadsantahay waa noo faideysay shukran 👍
@ikraanali3663
@ikraanali3663 4 жыл бұрын
Masha allah bro thanks🙏🙏
@abdirahmannuh5948
@abdirahmannuh5948 4 жыл бұрын
Masha allah KZbin ka ugu horeeyo aan comment kaso bixiyo bro horo usoco
@mahahmahamed946
@mahahmahamed946 3 жыл бұрын
Ashukandhada biyo ma lagu qada misa caano
4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله يااخي حسين إستمر ان شاء الله 💮 🏅🏅🏅🏆🏆👉
@khadarkhalif1543
@khadarkhalif1543 4 жыл бұрын
Jazakallah bro,
@abdimoe1049
@abdimoe1049 4 жыл бұрын
Mansha allaah Jizakala khayr brother ilahay swt haku xifdiyo 👍
@sonaria7272
@sonaria7272 4 жыл бұрын
مشاالله أخونا حسين الله يبارك فيك 😍😍👍
@dekakhalif1504
@dekakhalif1504 4 жыл бұрын
maasha alaah walaalken xusen inteen kahelnaa kenya ayaan jooga noosoosheg adigoo mahadsan
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 4 жыл бұрын
Maan sha alaah ilaaheey kheer haku siiyo somaaliyee wiilka leekta usaara
@zuhanachanal1516
@zuhanachanal1516 4 жыл бұрын
Maasha alaah shukran bro hooyada ilmo nuujineeso macawi kartaa
@indhauroonbeautychannel411
@indhauroonbeautychannel411 3 жыл бұрын
masha allah jizakalaah kheyr
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 4 жыл бұрын
Keep going bro
@husseinalje-fans
@husseinalje-fans 4 жыл бұрын
masha Allah
@umumustafe5014
@umumustafe5014 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 masha Allah wallkey shukran sii reer magaalnimo nagu faaideysay ashwagadho
@halimasharif4569
@halimasharif4569 3 жыл бұрын
Maashalaah tabaraka laah maanta igu horaysaa inaan ku arko mashalaah aad baa loogu baahna coach dawoyinga cuntada jimicsiga dhan kasta kadhisaya alah yabaarik keep going
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
‏ما شاء الله أخوي الله يحفظك يا رب
@user-km1ox6qi1s
@user-km1ox6qi1s 4 жыл бұрын
abaayo faadma hadaa taqaanid ashwagaanda carrabi igu sheeg ama soomaali xataa adoo mahadsan magacaas ma aqaanee👏
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
اشوغانده عبعب منوم
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Qamar maxamed waataa carabi
@cashaxuseen8436
@cashaxuseen8436 4 жыл бұрын
Waxa laga sameeya xididka geedka Ama more flowers
@Fiirii88
@Fiirii88 4 жыл бұрын
Masha Allah
@idilcadow4548
@idilcadow4548 4 жыл бұрын
Masha alah
@habebakhara3401
@habebakhara3401 3 жыл бұрын
Saucdiga malagahelaa
@hudamohamed8522
@hudamohamed8522 3 жыл бұрын
Mansh allah wllo mahdsanid sidad nogu shaqynysid alle haku arsaaqo
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 4 жыл бұрын
Maasha alah tabaraka lah horey usoco thank you ❤👍⚘
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 жыл бұрын
Jecliyaa hadalkiisa waa funny
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
I want to see the picture please
@hawoadenmohamed7561
@hawoadenmohamed7561 3 жыл бұрын
Asc midka kabsolka iyo budade kee fiican
@zuhursayid1
@zuhursayid1 4 жыл бұрын
Masha allah jasaaka allah khayr wall
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Thanks wa cajibkaliyay video gan
@muuqaalsare1285
@muuqaalsare1285 4 жыл бұрын
😂😂boqorka cuntada maashaa allaah
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 4 жыл бұрын
Asc walale isoo siih teleghonkaada
@ZakAli9904
@ZakAli9904 3 жыл бұрын
Walaalayaal qofkii jooga magaalada Muqdisho wuxuu ka helikaraa suuqa Bakaaraha Insha.Allah.
@abdiladiifayub6726
@abdiladiifayub6726 2 жыл бұрын
Sxb suuqa bakaraha dhankee ayaa laga hela
@Seeker0.1
@Seeker0.1 Жыл бұрын
​@@abdiladiifayub6726 sxb maheshay
@hamzamohammed8207
@hamzamohammed8207 Жыл бұрын
Waan jooga bakaaro dhankee
@hamzamohammed8207
@hamzamohammed8207 Жыл бұрын
Halkee laga Helaa Inoo sheek Wll
@Seeker0.1
@Seeker0.1 Жыл бұрын
Bakaaraha daawada masajidka daawada aktiisa
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
Sidee ku helaa Doc Hussein Jazaakallaahu khayr brother please 👇👇👇
@jawahirsayid8796
@jawahirsayid8796 4 жыл бұрын
Mahadsanid wlkey Al je
@majidamuxsin4385
@majidamuxsin4385 4 жыл бұрын
Asc wall xagee laga helaa
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 4 жыл бұрын
Ashwaganda wa maxay?
@shukridirshe9567
@shukridirshe9567 4 жыл бұрын
Mashallaah hussan mahadsanid walakeey
@faidalmshaer
@faidalmshaer 4 жыл бұрын
Masha Allah Khadr bad an allah hakusiiyo
@samwada1240
@samwada1240 4 жыл бұрын
اسلام عليكم ورحمة اللة وبركاته مشاالله Hada waxaan heeysanaa labo faa,ido oo aad iyo aad u weeyn 1 Malabkii hadan kan Ashugandha .kuwa kalen hada waa kaa sugeeynaa Allaah kuu siyaadiyo Cilmigaad iyo Cimrigaada, Danbigaad iyo kan waalidkaan Allaah dhaafo Allaahumaa aamiin 👑🙏💐
@mahahmahamed946
@mahahmahamed946 3 жыл бұрын
Asc walalkey waa ku salamay ashukandhada halkee laga helaa dukamada hindiga misa afkanistanka
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 3 жыл бұрын
@@mahahmahamed946 wadankee joogta?
@mahahmahamed946
@mahahmahamed946 3 жыл бұрын
@@ifraaxahmedyousuf7254 danmark
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 3 жыл бұрын
@@mahahmahamed946 okey dukamada oo waxaad ka helikarta mudawaadka laku gado iyo waxyalaha dawiiciga eh dugaan la dhaho hollandandbarrett maledihiin???
@mahahmahamed946
@mahahmahamed946 3 жыл бұрын
@@ifraaxahmedyousuf7254 dukamada dabiciga waa hesana meshasan ka firina mahadsanid walashey
@prettyibrahim3542
@prettyibrahim3542 4 жыл бұрын
@hussein alje herbalife kaso hadal wlal wax la isticmaali karo mayahay side effects maledahay walal daacada Oo runta kahadlayo adiga arkay inta KZbin arkaye 🙏
@naeem4091
@naeem4091 4 жыл бұрын
Xusen lasodhaqso Jawab kasugena wall
@mrs.ashomohammed1222
@mrs.ashomohammed1222 4 жыл бұрын
Mashaa allaah walaalkey qiil mahadsanid
@hawaa4258
@hawaa4258 3 жыл бұрын
May Allah reward you Dunya walaqeera ameen
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Masha allaah waan ubaahnaa luqada jarmalka ayaa staress igu riday imtixaan ween ayaan geli rabaa wax maskaxda ii dejiyo ayaanba radinayay
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 4 жыл бұрын
Luqada deutschland wa aadagtahay lkn isdaji maxa waye itixanki abayo mida kale nach hilfen radso oo prufunka ah waxa jirto melaha kaffe asylka aya badana leyska cawiya
@boqoradasomalia7674
@boqoradasomalia7674 4 жыл бұрын
@@user-vf7sj8gi9x isha ka turtay wale huno wa maxey imtixanka
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
I love Somalia mahadsanid wll imtixan b2 ayaan gelayaa inshaa allah melaha caffeda weli mategin lkn waan radinayaa nach hilfe waan ubahanahay
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
I love Somalia kk Ashwagandha maradiseen rer deutschland aniga waan wayay
@boqoradasomalia7674
@boqoradasomalia7674 4 жыл бұрын
@@fadumonuur7264 xabibti leysma wareersho Amazon jogto wax walbo is heleysa ama dugamada eshiyanta weydi aniga Amazon is dalbanaya insha allah
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
Aniga maanta bilaaway diet ka 10/1/2020 Natiijada wa idin la wadaagi doonaaa
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 4 жыл бұрын
Thanks walal magaca oo engilish ma ii soo qori kartaa
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
@@fartuunfarahfarah4729 abaayo mku fahmin magacyga miya ka wada
@samiraibrahim6201
@samiraibrahim6201 4 жыл бұрын
Anigaba kula bilaabayo chalange aan isku qabano apyo
@maidaabdirahim4590
@maidaabdirahim4590 4 жыл бұрын
Abayo inte kaheshay wn ubahanahay
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 4 жыл бұрын
@@maidaabdirahim4590 abayo ma helin lkn ana chlangi naftyda la gly gym bilaaway wx yaalaha sokorta wa iska yareyay qudaarta hda bilaawy subxina malab iyo liin cabaaaa
@qadramohamedmuuse9730
@qadramohamedmuuse9730 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAAHA Jazakallahu KHAYRE
@goodmangoodman1688
@goodmangoodman1688 3 жыл бұрын
maashaa allah runti wax badan ayan ka faaidaysty allah haku barakeeyo walaal
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Afka Reer Woqooyiga Noogu sheeg
@hassanhusseinmohammed2647
@hassanhusseinmohammed2647 3 жыл бұрын
Mahadsanid hussein maalintii meeqa jeer ayaan caba
@rodajameyusuf9539
@rodajameyusuf9539 2 жыл бұрын
Masha Allah jzk kher hussn wad noo faidaysay
@Hebaadan
@Hebaadan Жыл бұрын
Thank you alle hakubarakeyo
@hananahmedabdullahi6781
@hananahmedabdullahi6781 4 жыл бұрын
Mashallah tabarikallah ilahay ha ku xafido wll
@Honey_MB
@Honey_MB Жыл бұрын
allaah kheer hakusiiyo marhore igu fiicnayd ina arko video gan 🙏🥰
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Ee ok waaye hadey caajiska qadeyso beri inan doonto waye inshaa allaah dad inan dhaxgalo dhan majecli goni goni leen ahay luqadna waan bartaa waad mahadsantahay intaad kashegeyso dhan hadii laga helayo waaba sifiican lkn waqtigii larabo lee maalacabi karaa ama waqti loogu talagalay ayaa jira sida subax ama habeen
@halimaaden3332
@halimaaden3332 4 жыл бұрын
Maasha allaah jazaakalaah akhii
@sabarinadanmohamed3998
@sabarinadanmohamed3998 4 жыл бұрын
Walaal noo soo gali sida ugu fudud ee lagu dheeraankaro
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Khaar allaha kusiiyo bariyan radina thanks brother
@filsan2809
@filsan2809 4 жыл бұрын
Jazaakllahu.qayr..masha.allah.fawaaid.badan.ayaa.ku.jitro.walal.wadan.kasto.malaga.heli.karaa.hilmaamka.iyo..fahamka.ma.uroon.tahay.aat.ayaan.uga.lii.taa..
@faysamaxamed5455
@faysamaxamed5455 4 жыл бұрын
Shukran wll
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 Жыл бұрын
Geedkan magaciisa somali ahaan waa guryo fan somaalidu majecla xita xoolu majecla inay cunaan geed jin ban u aqaanay yarantaydi
@prof-abdirahmanmohamedfara8237
@prof-abdirahmanmohamedfara8237 4 жыл бұрын
Mashallah wllkey allah ku barakeeyo
@zamzamhussein9480
@zamzamhussein9480 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@geniabkow1657
@geniabkow1657 4 жыл бұрын
masha alah jazakalah kheer
@rabicaahmed8
@rabicaahmed8 4 жыл бұрын
Mashallah jazakallah hu kheeyar walalky
@mohamedabow7592
@mohamedabow7592 3 жыл бұрын
Masha Allah bro Allah haku xifdiyo
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 4 жыл бұрын
Masha allaah Hussein caadi maaha ashwagandha 👌👌👌👌🌹🌷🌺 mahadsanid in badan horey u soco allaha ku xafido
@sucdishmuse5067
@sucdishmuse5067 4 жыл бұрын
Ashwagandha maxuu kawadaa
@xusnimohamud9887
@xusnimohamud9887 2 ай бұрын
Mahadsanid, jazaakallaahu kheyr, Soomaaliya waa laga helaa, xamar ayadoo shiidan ayaa laga helaa
@hamiidojishaani2302
@hamiidojishaani2302 4 жыл бұрын
ماشاء اللة استفدنا منك كثير
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 3 жыл бұрын
Huseyn allahaa ku xafido amiin
@HurdayeYare
@HurdayeYare 3 жыл бұрын
Masha allha walal allha ku barkeyo ❤️💯
@umuxanaan9612
@umuxanaan9612 4 жыл бұрын
Mnsha allh alle yaxfodka wll
@user-sl5jd3rx3g
@user-sl5jd3rx3g Ай бұрын
Jazaka Laahu kheer
@relaxingskolombo3506
@relaxingskolombo3506 3 жыл бұрын
Waa runtaa bro ashwagandha and maca root labadooda hadaad isku sii dartaa kasii fiican 👍
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp 11 ай бұрын
Masha'Allah Masha'Allah jzk qayeer hoyoo❤
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Masha allh horay u soco wllo
@sahrageesey7307
@sahrageesey7307 4 жыл бұрын
Wcs mahadsanid qli
@fartuunmohamed5107
@fartuunmohamed5107 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah allah wallkeyga kheyr allaha ku siiyo
@adenibrahim5201
@adenibrahim5201 3 жыл бұрын
Ascww xusein aljy ashawagandhaha tablet Daawo ma u yahay thyrodka?
@user-tw5ub3ij9n
@user-tw5ub3ij9n 8 ай бұрын
Wll waa supperliino diyaar waa een somaaliya jognaa adi itee jogtaa zxp😮❤
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 10 ай бұрын
Maashaa Allaaah😂😅 qosl waaaye ustaaadka
@cabqari5937
@cabqari5937 4 жыл бұрын
Jasakallh kheyr uztaad
@fadumoosman9253
@fadumoosman9253 3 жыл бұрын
Shukran
@sagalali5983
@sagalali5983 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo👑👑👑
Is ashwagandha the new super herb?
5:21
BBC Global
Рет қаралды 401 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 1,8 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 10 МЛН
Faa'iidada geedka mucjisada/Cafimat Fican
8:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 55 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 204 М.
ASHWAGANDHA FA IDADA & WAXTARKA CAFIMAADKA LAGA HELO  & SIDA LO QAAO  DR MAHAMED LIBAN
7:09
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 1,8 МЛН