Askar marag-fur ahaan loo geeyay Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo xabsiga loo taxaabay

  Рет қаралды 51,505

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Ай бұрын

Askar marag-fur ahaan loo geeyay Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo xabsiga loo taxaabay

Пікірлер: 60
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Ай бұрын
Ilaahow uhiil xaaqa oo nobadi rag xaaqa uhiilinaya Aamiin rag maxkamad xuukumaya xifti Aamiin
@abdulafro3283
@abdulafro3283 Ай бұрын
I agree with the court 💯 all of them should be charged because the fire their gun
@user-cn8yw9dd8e
@user-cn8yw9dd8e Ай бұрын
guul maxkamadeena sharafta leh
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fankapoi12
@Fankapoi12 Ай бұрын
Scw
@gamer5Real
@gamer5Real Ай бұрын
Masha Allah shukran sheikh mustaf ❤❤❤❤❤❤❤
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Godsired ha qodin hada qodana ha dhereyn ku dhicidontit lama ogee, wale wa ku dhecen godke, cadalada ha sareyso🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SleepyChocolateStrawberr-wt2jr
@SleepyChocolateStrawberr-wt2jr Ай бұрын
Rag badan oo maanta qaarkood ah madax wali la sii sharfayo ayaa ah dambiilayaal walibana umad kumanaankun ah dilay kuwaas ayaan alle kabaryaa in lahorkeeno cadaalada
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed Ай бұрын
Edeysanahii hore qoriga ow watay waa BKM somalidana u taqaano daba jeex xabadiisa qofkaay madaxa kaga dhacdo madaxa labo ayoow kala noqonaya aniga waxaay ila tahay taliyaha hadoow bistolada riday taliyaha ayaa dilay ninka ama 3 daxda wiil midkood ALLAHU waclam
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Ай бұрын
waxaa na dhibtay hebel xasaanad uu leeyahay
@f.o847
@f.o847 Ай бұрын
sirma qabe saab baa biyo u celiya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Dab damiska Dulmi Lagu daganyahay Dulmiga Xamar ama Soomaaliya Ka jiro oo si cad.loola taganyahay banaanka xoolaha.umada oo xooga Lagu hayso Cadaalad Soomaaliya kama jirto
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Ай бұрын
Wixii hore lama so celin karo siday ila tahay waayo waa lays xasuuqay ..waa laysku madhay.. waa laysku baaba ay ...waa laysku daaly 😮 subxanallaah dadkani maxay cuneen allow alle ..allow na badbaadi aakhiro iyo aduunba
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b Ай бұрын
جزاك الله.خيرا
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Mawliid maxkamada waa tagtaa gobolada xukunka waa ka ridaa maansha Allah
@raguehosman2783
@raguehosman2783 Ай бұрын
Kiskaa waa cajiib général liibaan xaakim waayey iskaa iyo affokatah labo geesi weyaan
@fahiimosofficial8229
@fahiimosofficial8229 Ай бұрын
Best garyaqaan cabdiwaxid iyo sida xigmada leh losoo saaray masha alh
@salahomar4214
@salahomar4214 Ай бұрын
Mashaallah, xukummada nooca oo kale ayuu aduunka ku hor maraa. Ilaahay aktiisna la ga jecelyahay.
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg Ай бұрын
walaahi aad bn chargka go aankiisa ugu farxay
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Ай бұрын
Maashaa allah
@user-og9tc8wm9m
@user-og9tc8wm9m 29 күн бұрын
VIVA LIIBAAN CALI YARO NOLOW INTEY NOLOL JIRTO ALLAA MACAG
@muuseyuusuf2557
@muuseyuusuf2557 14 күн бұрын
Sax liiban Ali yarow anigawa hadiwaxleygawey diyo wanxirilaha maxayelay bkm madax biniaadam kudhacay hadana cadi ah majiro
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Ай бұрын
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
@Xasan-ng6zo
@Xasan-ng6zo Ай бұрын
Ok
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
xabad meel ay u dhacday lama garan karo ilaa mida wiilka dhintay ku dhacday ha la baro qorigii ay ka dhacday
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa waan dhownahay
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 Ай бұрын
Wiilka shaadhka cadle wuu yara cabsaday sababtu waa maxay toloow?
@f.o847
@f.o847 Ай бұрын
dabi haduu meesha ka dhacay raguna wada hubaysnaayeen hal qof maxaa loo soo xidhay?
@hasanibrahin2656
@hasanibrahin2656 Ай бұрын
Aslaamu Aleykum. TANI WAA CADAALAD . MAXKAMADA CIIDANKA ILAHAY HA SHARFO. WADANKU RAJO AYUU LEYAHAY.
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 Ай бұрын
Wa sax wana cadalad waxana ugu dhaw ninka shatiga cad
@QadiijoCllaahi-qm4rk
@QadiijoCllaahi-qm4rk Ай бұрын
Shuute aaway waan wareere maxlamadii shuute miyaa mise maxkamadkale
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 күн бұрын
shuute waxoo ku xigaa general liibaan waa hal maxkamad shuute kornel markii hore labadooda aa badana ajoogi jiray
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 Ай бұрын
Haddii Taliyaha uu daacad yahay muxuu u arruursaday fooqaqii xabadihii la riday si loo ogaado qoryaha dhacay nuucooda. Meeshaas wax baa ku jiro.
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Ай бұрын
Waa loo qaybinaya magta markii hore lagu xakumay hal nin inlaga qaado reerkiisa
@ArifAli-gy6pr
@ArifAli-gy6pr Ай бұрын
Cadaaladda waa muhiim
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc Ай бұрын
Cajiiiiiiib
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Ай бұрын
Dhiiga muslimka ma qarsami karo maxkamada waa mahadsantahay
@Liiloowe
@Liiloowe Ай бұрын
CALI MAXAMED GEEDI INTUU BANAANKA JOOGO SOMAALIYA CADAALAD KAMA JIRTO
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 Ай бұрын
Heeg kasoo dacweey walaal
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 20 күн бұрын
Madaxtooyadii loo diiday Madaxweyne Abdiqadim, buu salka udhigy dowladiisa. Somalida Baryo waxba Kuma lahan.
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 20 күн бұрын
Warkaas ayaan maqli karaan maxay tahay aniga wax maridin ninkale ayaa riday
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Ай бұрын
Hadii aad adigo aan caqil ahayn Aad donatid shaqda cuqasha maxa so baxaya waxay ahayd in aad is barbar dhig ku samaysid maxakamadi hore iyo tan Dhalilaha cid walba xukam edaysanaha xeer illaalinta msrqatiyada loyarada sababta Racfanka
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh
@dejiye247
@dejiye247 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😅 Cadaalad Ayaa imaatay Runti
@fartuunta
@fartuunta Ай бұрын
Maxkamada iyadaa diya keenay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Geedi wuxuu cirib tiray terrorist shaqo fiican ayuuna somalia ka qabtay waxoo mudan yahay slute
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
Waryaa ma Somalida oo dhan maa argagixiso ah. Qabyaalad ayaa madaxa kaa gashay
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Ай бұрын
Cajiib
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Reerkii uu wiilku ka dhintay waxay xaq uleeyiin 4 magood inlasiiyo haday ku qanacsanyihiin waa talaydayda afartaa wiilna la sii daayo hadaanay iskala saarin 4 wiil mar inagama wada godee xaal mastuur hala sameeyo
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Ай бұрын
Waxas waa waxa ina baabi yay 100 nin haday yihiin ow Hal gabadh dilaan waa la dila kalay Adu ka badbaadi halkaa gal 😮 ka soco mesha niicyahay
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Ай бұрын
Anu mag wanba ka so horjeeda dadkan sida qofka udileen haloo dilo 4taba haday ku cadaato dhafiorka halaga toogto ayda foosha xun
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Ай бұрын
Wax dahir maha
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Ай бұрын
Qiyas
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 18 күн бұрын
Gadòmiye liiban caliow yarow runtii Rarahaweyn cadaalad ha loo tago runtii dadka kili ah dalkan cadaalad u ah waaye
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
❤Waar ninku cadaalisanaa ❤ Ma reer Somaliland Baaa????
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 20 күн бұрын
Maya Waa SSC 400 MAXBUUS AH bay nolol kuhayaan. 😂😂.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 19 күн бұрын
@@abdihafiidahmed8950 Calanka Dameerka ninkaasu Umaba eeka 😂😂😂😂
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 19 күн бұрын
@@somaliland4ever484 waxa tahy baa iicadaaty. Adhi jidhku waxuu arko ORGI baa uwen. Marka layaab malihid kkkk dameer ba kataqnaa inta ladhaqdo.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 19 күн бұрын
@@abdihafiidahmed8950 Dameerkaa dhaama caqliga Aad iskag daba gashay kkkkkk
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 38 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 12 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,6 МЛН
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 150 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 38 МЛН