DHAQTARKII LOODILAY HOOYADAA LAMBARKEEDA ISII & SHUUTE:-Xasan Gaagaale oo si kaftan ah

  Рет қаралды 98,405

Somali cable

Somali cable

Ай бұрын

DHAQTARKII LOODILAY HOOYADAA LAMBARKEEDA ISII & SHUUTE:-Xasan Gaagaale oo si kaftan ah udilay Marxuum Cumar Sharaawe oo maanta kasoo hor muuqday Maxkamada CQS.

Пікірлер: 125
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Ай бұрын
I am so proud in wadankii cadaladiisii ay bilaabtay mashallah. keep up the great my fellow community 💯👌
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-do3uy4fu8m
@user-do3uy4fu8m Ай бұрын
Qofki qof dilo si walbo ha noqoto siduu dhiiga u yaraado hala dilo ka gor gortan la aan 💯👈🏾
@yaxye_adenkey
@yaxye_adenkey Ай бұрын
Xabad Lagu kaftamaa Shacabka dhexdoodda shuute hortiisa neh waa la gariiraa😂 ShuuTe Cabsi Ca si WaYe wLhi😂😂😂
@sirkaal
@sirkaal Ай бұрын
Kan waan in la qisaaso, waa qof kibir badan, maanta hadaa la iska dhaafo, beri ka maalin qof kale ayuu dilaa, waa in dil lugu xukum, hadi kale aheen xabsi daaim. Allow maxruumka gacanta ka qaldan dishey uu naxariis.
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 Ай бұрын
Hooyoyinka Inan waxba lagasheegin weye ninkan Wa inlasiidaayo
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Hooyoiyonka in la caayo waa qalad aad u weyn, laakiin dil waa dil.​@@abdirashidismail6088
@AminAbdurashid
@AminAbdurashid Ай бұрын
@@abdirashidismail6088Haday xabadaa wllka ku dhici lahyd wlh saas maa tiraahdeen
@-ikraam5872
@-ikraam5872 Ай бұрын
​@@abdirashidismail6088 ninka hooyadi lamabarki isii dhahay mababa la dalin midkle oo mesha tagna ba la dilay mxa lo sii dayn marka
@xamuudi1762
@xamuudi1762 Ай бұрын
Soomalia hubka inloofasxo ma.eheen 😢lamparka hoyada isii maku siinaayi aakabadneed be subxanallah qoraygaas awood u ah askarta qaar illahayow ugar gaar maskiinta
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllke
@saeedjama361
@saeedjama361 Ай бұрын
Waa dil toos ah oo waliba kibir ah!!!!
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 Ай бұрын
Qofkii qof dilaa hala dilo
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 Ай бұрын
Weey iiga fakatay lagaa yeeli maaye saa ugu fakisaa lagugu fakinaa insha'Allah
@kingziizow8070
@kingziizow8070 Ай бұрын
Horaa loo dha hay ma maqlin asi😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Ай бұрын
Xariifka wuu qalqaloya safican uma hadlikaro Buuka naxariista iifiri kulaha kii hoyadi dhahy telka isi kuma dhicin xabada maskiin meesha taakna aye kudhacday qofki qof dila hadi ladililaha dilka wuu yaraan laha qof walba cabsi aya galeyso allh yarxamo marxuumka
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Xabada kama iyo maaha meesha ma taal naf ayuu jaray yaa ku rid ku yiri oo amaanja fur ku yiri waa gacan ku dhiigle waana dil u kas ah. Yaa yiri hub isticmaal waa dambiile..
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Ай бұрын
Allahu Akbaar. Wa Xaqiiq LA Hayo Cam CadayN.
@abdikariimahmed9479
@abdikariimahmed9479 Ай бұрын
Waligeey ma arag qof hub lasoo baxay kadib qof kuriday kama ayey eheyd wax la arkay oo lamaqlay ma ahan
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
Caqliga ciyaalka dowlad laanta ku dhashay
@user-op4cp9km1d
@user-op4cp9km1d Ай бұрын
ilaahayow ninka cumar aduunka kafaarujiyay isagoo rajooyin bdn lagalahaa😢😭💔 iloohow soow hada ugariira cadaabta ugu gariiri
@user-rd8nv6gh2o
@user-rd8nv6gh2o Ай бұрын
Subxaana llaah maxawaye musiboyinkan is daba yaala Ilaahoow Somalia u naxariiso 😢
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 Ай бұрын
Somalia dadku waa wada dhagar qabayaale. Sii fudud ayay dadkuu isuu dilaan. Waxad modaa inay dhiigooda wadaa xalaashadeen.
@Moha57959
@Moha57959 Ай бұрын
Dhibka nahaysta waxa weeye shacabkan hubaysan iyo qabiladan hubaysan Saan Dhaman mayso waa nasibdaro walahi
@shaqaleaxmed3514
@shaqaleaxmed3514 Ай бұрын
Waliba diyo mukhafafa kulahaa somalia intuu odey cumaamad sitaa joogo nabadi ka dheer nacdal nacdal dhaly
@FundedByAdam
@FundedByAdam Ай бұрын
Dhibka ugu weeyn waaa aqoon daro xaga Diinta dadka heesata war fitnada waa hurudaa yaan la kiciin dhibaatada waxaa keenay waaa Hooyo in meesha lakeeno ama wax laga sheego Nabiga wuxu yiri scw karama qofka hooyadii lacnadaayo markaa baa layiri kani hooya ayuu ceeyn kii kalane wuu ujawaabi sidaas bey noqotay war qof haduu hooyada wax ka sheego hagu jawaabin inaa hooyadii ceeydo waayo waaa hooyada uun hooyadii kama qaala caleyhi salaam daaka xadiith
@cabdiqaadiribraahim2419
@cabdiqaadiribraahim2419 Ай бұрын
ALLE ha unaxariisto marxuumka
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 Ай бұрын
Waa yaab dadkii baa waxey unaqdeen askartaan xeywaan lakin dila idinkana qofqof dilo ha udaahina waliba askartaan wareersan shacabkooda Ilaahey kusoo direy subxaana laah
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 Ай бұрын
Midka iska fadhiya gesisanaa
@Ogaansh
@Ogaansh Ай бұрын
Kaas waa aniga
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 Ай бұрын
@@Ogaansh hhh geesi isma sheega
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
In la cafiyo ayuu jecel yahay naf dhan ayuu ciyaar ciyaar ku gooyay dil toogasho ah tiirka tiirka
@user-mh4ym2gs9u
@user-mh4ym2gs9u Ай бұрын
Cadaalad cadaalad gar alley taqaanaye.
@user-dq2tr5sf4q
@user-dq2tr5sf4q Ай бұрын
لاحوله ولاقوة الابالله العلي العظيم
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Qof hooyo caaya waan necbahay dilse jawaab maahan
@sahrahuseen5307
@sahrahuseen5307 Ай бұрын
Moriyan wa moriyan yahuu
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 Ай бұрын
Kan aduunka hala dhaafiyo
@erdogan2030
@erdogan2030 Ай бұрын
Reer muqdisho waxay uu bahanyahiin dhaqtar dhanka madax ah
@harithturab
@harithturab Ай бұрын
uma baahno dhaqtar dhanka madaxa ah ee dhaqtar dhanka diinta iyo cadaalada ah bay rabaan
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
Xaqiiq dhinac wlaba
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
@@harithturabwadamada gaalada ma diin beey heystaan waana umad quman oo kala danbeeya oo cadaalad lagu dhaqmo Diinteena macaan anagoo heysano yaaan sidaa u dhaqmeynaa waa nasiib xumo
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Ай бұрын
Gamka hooyadaa ka was qof hub la soo baxay kam ma noqon karo kamka waa adigoo hoos joogo qof meel ka soo dhacay kugu dhaco aad u dhimato ma shil gaari wado high way heesto
@cabdullaahinuur3713
@cabdullaahinuur3713 Ай бұрын
ADUUN AAKHIRO SABAAN KAN WAX DILA MA YAQAAN WUXUU WAX KU DILEY KAN LA DILEYNA MA YAQAAN WAX LAGU DILEY
@ubaxabdi1230
@ubaxabdi1230 Ай бұрын
Diipka dandan waa dollawde weyaa waxan miyaa ciiden laga digita 😢😢😢😢😢😢
@user-hs9fz1jm1y
@user-hs9fz1jm1y Ай бұрын
تيريكا تيريكا كييا. مع سلامة صاحب باي 👋 باي
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 Ай бұрын
Waxay u muuqata shirqool, Hooyadaa numberkeda isiina waxay ahayd jilniin iyo marmarsiiyo uu baaskolada kula soo baxo. Target 🎯 giisuna wuxu ahaa marxumka ee ma ahayn saxiibkii. Waxana ku cadeynaysa Nin ku toganayay ma naxariis ba idin ka dhaxaysa sidu garabka ku qabsan, adna aad iskugu amino xabadii hore haddoi ilahay ku garab mariyay
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Ай бұрын
Shuute horey ayuu u sheegay hadii aad ku fakiso waa laguugu fakinaa ninkaan tiirka ayuu aadayaa Kibirka ayaa dadka la iskaga tooganaa sidee kama u noqoneysaa biskoolada dhabarka ayuu kla soo baxay kidib ku aadiyy kuna dhufty
@aliibinkher
@aliibinkher Ай бұрын
Somalia no government, no safety, no police no nothing
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 Ай бұрын
Kana ma xaa umaleeysey qofkii ugu horeeyey kanoo kala umadii wuu soo dhameeyey walaahi
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 7 күн бұрын
Ku Talo gal ma ahayn laakiin waa Qalad Inuu xabad ku kaftamo ❗️
@LeoPard-HQ
@LeoPard-HQ Ай бұрын
Talaabada ugu faa’iidada badan ee ay Soomaaliya qaadi karto waa in ay sii waddo horumarinta nidaamkeeda cadaaladeed. Caddaalad cadaalad ah oo aan eex lahayn ayaa dalka u keenta faa’iidooyin la taaban karo. Midnimada Soomaaliyeed ha noolaato. 🇸🇴
@adeshkaqali6990
@adeshkaqali6990 Ай бұрын
Hawiye waa shayaadin
@maxmax8338
@maxmax8338 Ай бұрын
marqaati uma baano
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
Waa dil kama’ ah waa waxa wadanka ku dunsanyahay ee muqdisho u dagi la’dahay Mooryaantaan xabada dhuunta wada haayo😡
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Ай бұрын
Jannaraal shuutoow waxaad hore aad u tiri sideey kaaga fakatay adigana laguugu fakihaa ee hadalkaaga ka dhabee jalagu fakiyo asagana
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
tiirka geeya wamaxay dhiigcabyashan xabsiga lagu haya all na hor mootiya qofkasto qof dilay
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p 7 күн бұрын
Dada ladila kadibna wa la oyna 😢😢😢😢😢😢😢 haka sarto kam waye kam waye wa lugu dila sxb adiga ne
@legendruuzi612
@legendruuzi612 Ай бұрын
hooyadaa numbarkeeda isii muxuu Ku keenay asaga
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Dad aan akhlaaq lehay ayaa dowlad hubka ku aamintay😢😢😢
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
Maxaa Keene in xabad loogeliyo maa sheegtiin
@Nasiroma
@Nasiroma Ай бұрын
Koonfur waa in dad badan la tookto 1 million oo kan oo kale ah si nabad loo helo !
@khadargudle4013
@khadargudle4013 Ай бұрын
Muqdisho is not easy maanta ayaan mid barit0na waan kasii socdaa ¿
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 Ай бұрын
Wilka ka fakatay cadan wa tas sabto wilka waday ayu umalaye Ina ku dhaday lkn marku ogaday qofka e ku dhaday wa caraye
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Ай бұрын
First Degree Plus Attempt on The Second Victim.
@user-dp5iv8lc2w
@user-dp5iv8lc2w Ай бұрын
Ax miskin iilw u naxristo wilka 😭
@CaraayeJimcaale
@CaraayeJimcaale Ай бұрын
Kama waa xaqiiq
@AliAli-gl4bg
@AliAli-gl4bg Ай бұрын
Muqdisho wali ayaa ka taagan waayo waxa la isku dilaaayo waaa kaftan , adeer hadan nahah reer waqooyi na daaaya waxan aad samynaysaaan maha islamnimo iyo diin
@hurdaaye9767
@hurdaaye9767 28 күн бұрын
hada maxuu la gariiraa waxbuu dilay in la dhaafo muu rabaa
@ahmedavicsavic8321
@ahmedavicsavic8321 Ай бұрын
Somali no police No government no nothing
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
😢😢😢true
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
wareysi lama rabee away maa tiirka la geeyo mujrimintii dhan weey hayaan uun
@user-og9tc8wm9m
@user-og9tc8wm9m Ай бұрын
TALO. WAA TII ALLE
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q Ай бұрын
Bahalkaa wiilka miskiinka ah dilay hadii.ay cadaalad jirto hala qisaasa oo tiirka hala geeya
@maxmax8338
@maxmax8338 Ай бұрын
hada ka dib meel walbo kaamiro qarsoon halagu xirxiro si cadaalad looo helo waa iga talo
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Ай бұрын
Ciidan Qalabka Cam ha Xidhan sida cadayN LA helo.
@AragsanQuruxwanag
@AragsanQuruxwanag Ай бұрын
Hooyo caygas dhinka keenay e alle ki dhintay e maskinka ah na ha u naxarsto kaan alle xukunka sidu u qadaray ha ka yelo
@abdulahiosman8610
@abdulahiosman8610 Ай бұрын
Dhiladi ku dhasha was dheh 😮 cay ba qof u dilee
@abukarcabdi5805
@abukarcabdi5805 Ай бұрын
ku tala gal wye marxumka lala rabay wlhi si fiican u firiya
@Zaak100
@Zaak100 Ай бұрын
inaa liah winaa ilahay rajacuun war meesha dad ma joogo
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 Ай бұрын
in lagu ciyaaro maba ahaba waxaasi way iga fakatay maxaa la yidhaa iyo kama, ayay ahayd in ay wax disho muuu ogayn miyaaa yaan la fudaydsan dadka noocan oo kle ah
@MeimunaAbdullahi
@MeimunaAbdullahi Ай бұрын
laailaahaillahi 😂😂😂😂
@Behumbleperson114
@Behumbleperson114 Ай бұрын
Inta badi hubeesan somali ma uga cida ay uwataan saxda ah dhaxdeena aya isku dilno si qaabab kala duwan
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 Ай бұрын
Waxa ay aniga ila tahay in dilkaasi uu shirqool ahaa waayo ninka uu xabada ku dhufanaayay wuu hortagnaa balse intuu la waayay ayuu nin ka dambeeyay dilay
@abdiaziizomar1285
@abdiaziizomar1285 Ай бұрын
Halo naxariisto
@jakoj9220
@jakoj9220 Ай бұрын
Wa ku tala gal aya loo dilay oo qofka kale maxa u dhawaaday xagiisa . Wey wada shaqeysanayeen
@ahmedavicsavic8321
@ahmedavicsavic8321 Ай бұрын
What kind of court is this Eti Buga naxarista halifiriyo 😂😂😂😂
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Hala toogto qof muslim ah uu si Kabir ah ku dilay.
@Tttyggg-rz2vr
@Tttyggg-rz2vr Ай бұрын
Hoyada was wecel
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
2 nin oo daarood ah ayaa sugeynaa oo mid qarxiye xeredi biyamaal iyo qoslaaye a marka siiye
@gorgor3062
@gorgor3062 Ай бұрын
muqdisho meel balaayo ujoog mooryaan askar laga dhigay ku nasiibso ayay weli kujiraan
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Ай бұрын
Waxaan hubba in Somalia ey fashilantay inmalee shiyaad bastolado loodhiibo eelayiraahdo waa polis markay dad laayaan qaylo iyo haladilo
@ramlamuqtarabdullahi8733
@ramlamuqtarabdullahi8733 Ай бұрын
Omarow illahay ha ku naxariisto 😭💔
@user-po5kc3ir3t
@user-po5kc3ir3t Ай бұрын
Qof aa ladillaa sikam ayey iga Noqoti in lagu dhima naayo Ma aadan ogeen miyaa
@khalidashli4400
@khalidashli4400 Ай бұрын
War dadkani bani adam manay ahayn😢
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
Wallaahi dadka jinka diro xamar waa shaqesten
@AdanAbdulkadir-gi8gt
@AdanAbdulkadir-gi8gt Ай бұрын
Dhaataba
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Ай бұрын
War ninka kursiga ku fadhiya ee aan kicin xataa markay xabaddu dhacday muxuu wiilka hala doono, xata mobile kiisi wuu iskaga sii hadlaa!!!!
@user-zu9yh8lt2y
@user-zu9yh8lt2y Ай бұрын
Sax yab waye wlh micnaxa muqdisho waxan cadi aye katahay😅
@cabdiaarecali1779
@cabdiaarecali1779 Ай бұрын
Uu naxay isna
@user-yy8tg8ou7z
@user-yy8tg8ou7z Ай бұрын
Guil
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 Ай бұрын
Xabada ma fakan ee jeebkoo kala soo baxay qatarta laguma ciyaaro
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il Ай бұрын
Waxan umadda hala dhaafsiyo!
@bario1091
@bario1091 Ай бұрын
Waa xaraanta laguso goriyey
@dhalanyaradamanta
@dhalanyaradamanta Ай бұрын
Sidaas haddii uu u tar taraayo maxaa u geey in uu khuf aan wax wo ka galab san uu feeraha gooyo sida uu u gooy feeraha haloo gooyo feraha asigana
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Ай бұрын
War hadi xabad micno daro lo ride maxa kudhacay nimankan
@midnimomedia198
@midnimomedia198 Ай бұрын
War Hawiyow dilmiga iska daaya wa waxa halkaas idin dhigay fulmi kiina dadka fhibaya iska qabta.
@Zaak100
@Zaak100 Ай бұрын
eeyga dila magtada waas
@geediali437
@geediali437 Ай бұрын
Waar kani waa bahal wuxuuba kuleeyahay waa kama waar waxloo dulqaadan karo maaha sharciguba dhigi maayo in la dhegeysto kani abaalkiis in la mariyo waaye muuq dishooy sharci idiinma yaalee magaalo halaq iiyo horor galeen waaye muuq disho waar caasimada garoowe keena ama laas caanood kkkkkkkk
@user-yy8tg8ou7z
@user-yy8tg8ou7z Ай бұрын
Cadalada nucanwaaye. Cidimada maantajira nucaan hadowshalaynaayan kaniiniga waaye, balbaliga karamadolka injekchanka taradolk😮
@saladomar8670
@saladomar8670 Ай бұрын
Yaa xabad rid dhehey wasaq dila ahbalka haada adiga ahen lahen ka waran wiilka dhiintey
@sagaaldaaahiir2215
@sagaaldaaahiir2215 Ай бұрын
Xaqbuu ulahaa inuu dilo
@user-gt4zh1dr5x
@user-gt4zh1dr5x Ай бұрын
Yaab
@halimaomar7967
@halimaomar7967 Ай бұрын
War abgaalow dadka bud ku garaaca balaayo Allaaha kuride
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 Ай бұрын
Shute Naxris haka sugin tirka iska sugo
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 35 МЛН
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.
23:57
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН