Safarkii Aslah Aba Safi Italy To Somalia 🇸🇴

  Рет қаралды 29,995

Aslah Aba Safi

Aslah Aba Safi

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 ай бұрын
Mashallah Mashallah ❤❤xamar cadey wan jeclahay wan uxiisay walahi ❤❤Love Somalia 🇸🇴 Mogadishu Somalia 🇸🇴 reer xamarweyne wa idin salamay balda qadima
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Salaanta waankaa qaaday
@ISHAAQOONTA-p2y
@ISHAAQOONTA-p2y 2 күн бұрын
Wow m.a
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@fartuunyuusuf9427
@fartuunyuusuf9427 3 ай бұрын
aslax aba saaaid muqalada aad sooo dhigto youtube ka ilmaheyga wey jecel yihiin jimca iyo qamiis aan u daraa masha allah waa ila koris ay ayagoo yar yare ilaa hda
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
@@fartuunyuusuf9427 Maasha allaah
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Mardanbe haraacin siday gabadha ugaleen fiiri no turkey 🇹🇷 raaca ana Dj
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 3 ай бұрын
Wcs adeer safar qerleh allah hakaga dhigo nabad kutak nabadana ku imaw❤
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Aamiin
@AbdiraxmaanAbdi-uq9yx
@AbdiraxmaanAbdi-uq9yx 3 ай бұрын
M.a aslah wow❤
@faaruuq2650
@faaruuq2650 3 ай бұрын
❤❤❤ maashaa allaah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 ай бұрын
Masha allah 🙏
@haliimoosmanahmed2810
@haliimoosmanahmed2810 3 ай бұрын
From qamar
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
MAASHA. ALAAH KUDHAWOOW. WADANKAADA. HOOYO. NADIIB AALEEDAHEY. QOFKII. AADEY. WANKA. AANKUDHALANEY❤❤
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Waan dhawahay walaasheeyda mahad sanit
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 ай бұрын
Aadban uga xumahay in Ethiopia airline weli u baxdo Muqdisho iyo guudahaan Somalia.
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 3 ай бұрын
Wacaleykuma salaam waraxma tulaahi wabarakaatuhu Safarsalamo insha Allah nabad ku tago kuna soo noqto
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Aamiin
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Ama Kenya 🇰🇪 intaan diyaarad ka iibsanayno
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 3 ай бұрын
Masha allha
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME 3 ай бұрын
aslah saxiib noo wad tariikhdii asxaabta ilaahay ajar hakaasiiye aadbaa kuusugeyna
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
@@ARDAYSAME insha Allaah hada waxaan joogaa muqdisho
@munafaarax753
@munafaarax753 3 ай бұрын
Masha allha wllhiy ina ku arko aya jeclanlaha ee insha allha
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Insha Allaah
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Xamar weyne ayaan joogaa
@munafaarax753
@munafaarax753 3 ай бұрын
@@AslahAbaSafi dhinacey baba xagena Kala so xarira
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
@@munafaarax753 waxaad ikala soo xiriiri kartaa nambarka yuutuubkeeyga ku qoran
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 3 ай бұрын
Ilaahow dalkeena nabad nooga dhig.
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
@@mohamedahmed4511 aamiin
@xamiida20
@xamiida20 3 ай бұрын
Stay In Somalia Please
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 3 ай бұрын
RUNTIIS WAAYE CABDALLA SHIDEEYE MAGAC IN LA SOO CELIYA WAAYE ILLAAHEY WADANKEENA NABAD ALLAH NOOGA DHIGO MALAAY FAREESH AA U XIISEY
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Maasha allaah
@falaaxmed
@falaaxmed 3 ай бұрын
❤❤❤
@IkraamIsmaciil
@IkraamIsmaciil 3 ай бұрын
M.a
@xamiida20
@xamiida20 3 ай бұрын
Is This Somalia?
@Abdihakimarji1
@Abdihakimarji1 2 ай бұрын
This man is gay😢😢
@GeediGarane
@GeediGarane Ай бұрын
​@@Abdihakimarji1 sxb qof Muslim ah ha ugafin waad maqlaysaa wuxuu leeyahay waa wiilkeega
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 3 ай бұрын
Reer banaadiri Naga cilmi badan . Soo dhawayn qasab ah ....... Magaalada marka tagno shixaad ayaa Ka dhuumanaa . ..
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 2 ай бұрын
Adeer wiilku ma hadlayo miyaa please give him time to took as oky😮😮😮😮safar salama
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 2 ай бұрын
@@FaisaAli-d7i wiilkee
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Shaley ayuu doon ku galey italy maantana waxa uu iska dhigaya nin qurbaawi ah
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Ай бұрын
Qurbaawi maxaad adu taqana dhaqan xumidaaa ?
@NajahsaidOmar
@NajahsaidOmar 3 ай бұрын
Qamar baan ka kooyay
@xamiida20
@xamiida20 3 ай бұрын
Tell me
@ISHAAQOONTA-p2y
@ISHAAQOONTA-p2y 2 күн бұрын
Subs waa saari ani
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 2 күн бұрын
@@ISHAAQOONTA-p2y maasha Allaah mahad sanit
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 2 ай бұрын
Aslah sxboow meel lagaa jecelyahay maa hadane ka noqotay oo u noqotay meel lagaa necebyahay dhaxan baraf iyo qaboow 😂😂😂sorry aslah aakhiraa ka imaatay miyaa magacyada taqaanay kuli waa eber lagama yaqaano xataa muuqaalkaa taqaanay waa isbadalay aniga xataa qurbo joogkale lee kula ahay laakiin waa kugu qoslay markaa arkay videoga sida hada nin qabriga ka soobaxay aa sheegoosaa magacyo hore 😂😂😂😂 ninyahoow manoolidee isa soonoolee 😂😂😂
@qqaran9846
@qqaran9846 3 ай бұрын
Her dacarey dowla waye aw dinlnla uduceyay xuduntey a kudugan xamar cadey
@AslahAbaSafi
@AslahAbaSafi 3 ай бұрын
Maasha allaah
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Magacaas reer faqay Ka dhaafa, waa magac xun Uma qalmaan. Af Soomaali haddii loo turjumo waxay noqoneysaa waa gurigii dhilooyinka. Marka ka dhaafa magacaas culimada reer Xamar
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Dacaarey ku badala magaca "beytu sharaf"
Daily Vlog - Bashalkii Xamar Weeyne🇸🇴
13:39
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 19 М.
Xaafada Aawoo Aweeska Iyo Sharif Pereum 🇸🇴
12:58
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 3,4 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 12 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 77 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 210 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 958 М.
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Jimcaale Deals
Рет қаралды 41 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 99 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 391 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 12 МЛН