Waa heesihii waagii miyirka iyo curinta xasiloon la qabey la heesi jirey
@aadandaahir3879 Жыл бұрын
Caadi ma ah Maxamed Kabanle si la yaab leh ayuu u qaaday weliba turukooyin cajiib ah ayuu ku daray.mida kale kooxda astaan si qurux badan ayey u tumeen musikadda
@somalia66332 жыл бұрын
Maxamed kabanle ruux faneed baa ku jirta. Wuu ku raaxaysanayaa
30 sano kadib wax aan qasaaro ahayn kama hayno haddii aan reerka heesaya nahay talo ayaa naga wareertay
@abdisalanali41142 жыл бұрын
Old is the best
@abdirahmanmohammedwehlie43832 жыл бұрын
Ultra legen kabanle
@ahmedqatin775 ай бұрын
ninkaan waxa uu soodagay gurigina guuriga ku dhegan ee irid banaanka leh adigana ma jooogtid sorry zxpkey Zuppa🤪😝🤣🤣🤣
@mubarakfarahkedie6128 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@cabdullaahiaxmed75572 жыл бұрын
Heestii maxamud maxamed
@mustafeibraahin96382 жыл бұрын
Heesa ku tumashada kadaaya hadaydan hayn dad caadi u qaadi karaya
@Qaysargfn2 жыл бұрын
Aad ayu usoo dhaweeyay Abwaankan lakiin Salaad Darbi mar la arag ayuu codkiisu ahaa.
@somalia66332 жыл бұрын
axdiguu xuseen jiray muliyana ha jabin tidhi muxuu jaahil ka og yahay - Qisadaas yaa iga caawiya waxa laga wado? xuseen kaasi kuu aha?
@aadandaahir38799 ай бұрын
Walaal reer zeylac ayuu ahaa wuxuu jeclaaday gabar la yiraahdo muley.kadib safar uu u aaday hindiya si gabadha uu dahab ugu keeno ayuu yimid xafladii arooskeeda labadooda isla goobta ayey ku geeriyoodeen
@fuaadarahmankaleef71052 жыл бұрын
Allaaw unaxariiso abwaniintii somaliyed ax fan wallaahi wa xikmad fankeena ilaaliya umad fan lahayn waa umad aan jirin الوهابية هم الذين حاربوا ادبنا واسسوا لنا من فنهم الذبخ والتفجير (قل من حرم زينة الله الذي اخرج لعباده( اليس بمل تقشعر الابدان وتلين القلوب وتذرنا بماضينا شيء جميل الوهابية هم الذين حاربوا ادبنا وصلوا ما وصلونا اليس الامام غزالي رحمه الله تعالي كان معه عود يل يستسلي بعض من اوقاته جعلونا امة حجر لا ذوق لهم الا التحجر والله والله يقولون الموسيقي حرام كل شيء له حلال وحرام حتي الكلام الذي يخرج من فم الانسان ما هو سىء فهو حرام وما هو حسن حلال كذالك الموسيقي الهادءة التي تهدء اعصاب الانسان حلال
@user-dw8jl7ms12 жыл бұрын
Musica ayaa aad u xun
@ahmedkayse13242 жыл бұрын
Axdigi xuseen jiray Muliyana ha jabin tidhi Muxu jahil ka og yahay ( qabriga muliyo waxa tuulada tokhoshi Saylac agteda sidan ku arkay )
@somalia66332 жыл бұрын
Markaa ma qiso jacayl ah ayay u dhinteen wll. waligay ma maqline
@xasanmaxamad44292 жыл бұрын
War ninkaanu wallaahi cod mahayo, laakiin waa fanaan khabiir ah oo garanaya ridmadda heesta. war Xabeeb ayaa ba heeysa nin kaan oo tonkii ba mahayo, laakiin waa waayo arag faneed sidda ka muuqadta hab masrixiyeedkiisa.
@mahamedhassan84422 жыл бұрын
Waa subax hore waa la gaaday
@nimconashadquennaima99922 жыл бұрын
waa cod heer sare ah ..
@muhzein44932 жыл бұрын
Hda ninkaan codkiisa wax kasheegeysid fan shaqo kuma lihid ee iska aamus😐
@maxamedaar31532 жыл бұрын
kula ma yaabeyn kol hadad oran la heyd kaman helin cod kiisa, balse waxa la yaab leh codkiisi iyo fananimadisi bad xaqirto maya so istaagtay, koley anigu ma taageero balse wa fanaan cod leh waliba heesaha hore si wacan cod macaan ugu qaada qof ka lama xaqiro adoo runta arkaya😵
@aadandaahir3879 Жыл бұрын
Sxb aqoonta fanka ayaa kugu yar ee Maxamed Kabanle codkiisa aad ayuu u sareeyaa
@fuaadarahmankaleef71052 жыл бұрын
Wahi wayo naxasusisaa alow unaxariiso fanaanintanadii الوهابية جعلونا امة بلا ذوق (قل من حرم زينة الله التي اخرج لعباده( اليس صوت الجميل اليس المنظر الجميل زينة البس صوت العود الجميل زينة كل شيء له حلال وله حرام اليس كلام الانسان الذي يخرج من فمه الحلال والحرام ماهو حسن فهو حلال وما هو سيء حرام اليس الامام الغزالي رحمه الله معه العود يستلي بعض اوقاته الوهابية جعلوا لنا الفن بنا الذبح والتفجير الموسيقي التي تهدءالاعصاب فهي حلال قلو ما تقولون الله يخرب بيوتكم خربتمونا