No video

Dhaqan iyo Dhigaal | Khadiijo Foodey | Qeybta 2aad | Astaan 2020

  Рет қаралды 72,463

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Khadiijo Foodey inay heesaa tahay kasakow waxay ka mid tahay haweenka kooban ee Muusikada yaqaan gaar ahaan Kabanka.

Пікірлер: 56
@joope11
@joope11 8 ай бұрын
Khadiijo Foodey is a true Somali female artist.
@jimcaleyare8542
@jimcaleyare8542 4 жыл бұрын
Aad baan uula dhacay qisadaan mhdsnd ayaan leeyahy qof walbo oo qeyb ka soo gudbinta sheekadaaan maama khadiijo xasuustaad alle hakuu barakeeyo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
Maaamo khadiijo rabi cimriga iyo camalkaba hakuu barakeyo
@Tariigashots
@Tariigashots 4 жыл бұрын
Heesta beeraha ayaan aad u jeclhy Mama alah ya xifdak
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Amin
@xogside8979
@xogside8979 3 жыл бұрын
Amiin
@mohamedalihussein1324
@mohamedalihussein1324 2 жыл бұрын
Yes
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 3 жыл бұрын
Hadaan Kadaawoobo dar Allee markale dib Uguma Noqdee 😍 Go'aan Adag buu Qaatay Illhy Hawnaxariistee Abwaan Kaariye
@7yz708
@7yz708 3 жыл бұрын
Who is Watch 2021 , Like
@abdulrahman-cl3bs
@abdulrahman-cl3bs 4 жыл бұрын
Hoyo Qli Ilah hku dhowro cawa wlhi so arkay Cml M.A ilah cimrigeda ha dhereyo
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Amiin
@nasirabdalla8811
@nasirabdalla8811 3 жыл бұрын
Mashaallah fanaanada waxaa cajiib ah sidey u xasuusato qisada jaceylka iyo heesaha ku saabsan. Waxay aheyd in buug lagu qoro qisadaan.
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Masha alah
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Taariikh soconeysa weeye mamo khadija 😘😘😘
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Kaama wayna
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 Жыл бұрын
maama khadija foodey nuur alle haku dhawro waxay xambaarsan tahay qisadi cabqarigi wayna ee somalida maxamed cali kaariye
@zuperzadri854
@zuperzadri854 4 жыл бұрын
Yaa salaam legend fan khadiija food
@Dholayare_
@Dholayare_ 4 жыл бұрын
Walee khadiijo waa qof aan laheli karin waayo codka macal kabanka sida loo tumaayo wax kle wlee
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Masha.alah
@hewho7993
@hewho7993 3 жыл бұрын
Legendary mama Khadiija jir oo joog.. 🌹
@gulledali370
@gulledali370 5 ай бұрын
Maami Alle cimrigag Haadherayo
@laylaali5977
@laylaali5977 8 ай бұрын
Maanshaallah cod keeda wali wuu qurux badan yahay
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*JacaYlki dhiiga raacaY iyo dhakhtarki jacaYlka😍*
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 жыл бұрын
Instaan.ogahay.waa.fanaanada.kaliya.ee.gitaarka.(guitar) garaacan.karta
@hamzemouse8569
@hamzemouse8569 3 жыл бұрын
Beenaale
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 3 жыл бұрын
Masha alaah
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
sacaada allaale inay tunto ayan umalaynaya
@dontworry1396
@dontworry1396 2 жыл бұрын
@@hamzemouse8569 xoolo aaaq
@MaxamedSheikhAlli
@MaxamedSheikhAlli Жыл бұрын
Horu u soco adiga iyo maamada qaaliga ah
@hamdanlyrics6463
@hamdanlyrics6463 4 жыл бұрын
Wow masha Allah nice
@mohamedyusuf9563
@mohamedyusuf9563 2 жыл бұрын
Cumar serbiya wuxu so gudbiya barnamijyo dhaxal gal ah. Dhegtu wey da'weyntahay cumar isagaba mudan in la waraysto
@user-fd3fe1ij2w
@user-fd3fe1ij2w 11 ай бұрын
Codked waa orgnal masha allah
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Khadiija Foodeey Masha Allh❤
@libannani7575
@libannani7575 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad mamo khadijo wa Tariiq nol
@sharmaarkesaleban2467
@sharmaarkesaleban2467 Жыл бұрын
Walaahay ninkaa Seerbiya bilad sharaf ayuu istaahilaa Waayo arin muhiim ah ayuu soo gudbiyaa
@dekhasona4311
@dekhasona4311 4 жыл бұрын
Mansha allah
@ahmedmaxhassan7749
@ahmedmaxhassan7749 4 жыл бұрын
Khadija waan aqaanay qiimaha fankeeda. waxa aan la dhacay oo aanay midna I seegin warsiyada cumar seerbiya oo run moojad cusub oo fanka soo noolahay. falanqeeyay taariikhda fanka iyo fanaanka. Waan ku hanbalyaynayaa
@ashasalim1807
@ashasalim1807 3 жыл бұрын
Astaan barashada kabbanka intee ka helaaaa
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Filfil studios production ku qor waad heli wll Anba waan jecelahay barashada guitarka
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 Жыл бұрын
@@asma-ahmedabdi2935 . Gitaar maahan wll, kaban waye ama Cuud, gitaar iyo kaban labay kala yihiin
@zeinabbarre7847
@zeinabbarre7847 4 жыл бұрын
Wow 😭😭😭😭😭
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
1:58 Dhayal uma bukee feedhahayga dhankaa bidix meel iga banaantehee, Barriidadaa ba Roonayd Markay balladka joogtee aaahaaa🥺😩💔
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Qof culus♥️♥️
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Khaldiija maaha mise way cayishay
@dalmarmanchester7613
@dalmarmanchester7613 Жыл бұрын
Habeen sabti ah 1:39daqiqo 04 03 2023
@haajizubeyr2706
@haajizubeyr2706 2 жыл бұрын
Bro adoo mahadsan ka qabo heesta ramadney
@maxamedgoox8978
@maxamedgoox8978 4 жыл бұрын
🖐
@yuunisali3142
@yuunisali3142 3 жыл бұрын
bro heesta ramadan maxaa ugu kala jer tey ayada oo kaban ah oo dhames tiran ka diyaari mama da hadan nahay macamishina astaan tv nagu tix galiya
@user-vy7od2zz8k
@user-vy7od2zz8k 3 ай бұрын
Waa war cad
@fadumoosman9823
@fadumoosman9823 3 жыл бұрын
m.a anigu mamadan wanba kahelaa allaha ku xifdiyo maamo
@quruxbila2022
@quruxbila2022 2 жыл бұрын
jawiga idhex qaaday cagaarka sanqadh la'aanta iyo shinbiraha codkooda leedha dhacaysa meeshan intay kutaalaaa
@mahdikhamsiine8649
@mahdikhamsiine8649 2 жыл бұрын
Cod bay hysa
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Ciyaalka danbe biciriirada ma garanayaan
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 жыл бұрын
dalays ayay u cod egthy
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 2 жыл бұрын
hadaan lamidoobin waa lais guumays waa runtaa
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Dadka isku aragti mahin adigo farii ah hadana wax yalaha qar kafogane adigo cid kacersaneyn iyaga dadka isla jogo isla fadhiyo dad adigo naceb uqabin ka ordeysa jira kana cabsanen mar waxa maqasha qarkod iney wax cabsanyihin markey diyarinayan hadaladoda hadana iney qarkod arki jirtay mel wax lagucabo adigo dhex jogo iyagana kabaqayan jidka oolayabeysid kikarinoyo qarineyn adinko dhexdagan cabsanon halkuguri gudihis kadib waweynatay inadan kudagdagin mel sidas ilen isdilka xad lahen dagalka wadkabarane aba kabbadisay uguhoreyso inataqano ilahow asagen usan wax nagu ilalsan mafaja aa mel aadan filaneyn wax oogajedin hadana kabadaran waxii aad tiqin ujeday wax maogid jahila tahay afaka melihilatagay oodan aqon darogo lagushaqeysaneyn kashaqeysaneyso kuwas wixi cuno waba kushaqeysanayeen af aba aqon wax kusogudbinayen wax hadhefin waxna yaa lagadhefin maa dibadaha looaadaa dagalada qarashka logubixiya
DABCI XUMADA GOGOSHA;;;;;; KHADIIJA FOODEEY NUUR HEES MACAAN
5:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 10 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Khadiijo Foodey heesta Hurda kama bogtoo Live Kaban By Dahir Alasow
3:17
filfil studio production
Рет қаралды 34 М.
Hadii aan ku naawilay
6:21
Sahra Axmed
Рет қаралды 77 М.
Waraysi | Boqor Ahmed Iimaan.
27:33
Astaan
Рет қаралды 15 М.
Khadiija Cabdullahi -Daleys Ahun | Hees Muruqiina Maalo
6:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 212 М.
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Aar Maanta
Рет қаралды 1 МЛН
TELEFISHINKA BBC SOMALI OO WAREYSTAY KHADIJO FOODEY NUUR
2:53
Farhan Jimale
Рет қаралды 119 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"
7:11
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН