ATMIS oo wareejinaysa Amniga Villa Somalia, 3 xarumood & 5 Saldhig ciidan oo qaar laxirayo

  Рет қаралды 32,729

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
Ilahow nagasaar balaayo oo dhan waa africanka dhulkeena jooga iyagaa argagixisada hubka siiya waxey nataraan iskadhaaf. Gayland media you're G.O.A.T G.O.A.T GREATEST OF all the time 🐐
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Hadii ey ka baxaan ATMIS iyo kuwa la midka ee shisheeyaha ah Somalia 🇸🇴 waxey gaartay guul weliba guul sii soconeysa 🫵
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Жыл бұрын
Asc dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo insha allah aamiin aamiin aamiin
@sahromahamud
@sahromahamud Жыл бұрын
Manshaallaah somaali ayagaa isku filan ❤❤🇸🇴🙏🙏🇸🇴🙏🙏
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
Waa war farxad leh, laakiin XASAN DHIIQO sida uu u maareeyay ciidamada qaranka ayaa ah mid uu ku fashilmay sahaydooda iyo mushaaarkooda.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
dhalinyarada ayaa wadanka lawarige donta sidey wax usocdan
@YaxyeMuxumed-jd8rc
@YaxyeMuxumed-jd8rc Жыл бұрын
Guul 🇸🇴somalia insha allaah
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Soomaalidu waa tuugsadayaal aan faaiido lahayn
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Жыл бұрын
Wa guul siyasaded e allow farmajo so celi inshaallah
@AbdihaafidGoofane
@AbdihaafidGoofane Жыл бұрын
Guura xaarkiina iyo lugooyadiina admis
@D5dropD5drop
@D5dropD5drop Жыл бұрын
Good Job Somalia Somalia ba leh ❤
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 Жыл бұрын
Uma bahnin ciidamada shisheeye ha baxaan
@Zamzam.044
@Zamzam.044 Жыл бұрын
Farah keep going qalasow weriyaha ugu macquulsan dhamaan somalia
@fadumomohamed3015
@fadumomohamed3015 Жыл бұрын
Good nadhaafa
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Жыл бұрын
Waa qorshe wngsn wxan aaminsanahay xataa Alshabab in lala gorgortami karo haday heshiis qaadanayaan , waayo waxa ugu wayn oyku marmaraiyoodaan ciidankan shisheeye ee wadanka jooga
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Жыл бұрын
Good news ❤
@cabdimajiidhussein6082
@cabdimajiidhussein6082 Жыл бұрын
insha'Allah sidii afqaanistaan rajaynayaa...
@83587
@83587 Жыл бұрын
Maxaad kawadaa ma in alshabaab la wareegto wadanka
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 Жыл бұрын
Amniga dalka waa muqadas qof walba oo muwadin eh xil baa kasaaran
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Жыл бұрын
aragixisa waxaa ka daran hawiye isaaq iyo jabuuti😢😢😢
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
aaaad i aaaad
@sodax6696
@sodax6696 Жыл бұрын
Hawiye nabad iyo nolol qurxon bey raban Lakin waxaysan ogeyn in isaaq iyo duqda isaaq ee jabuti ay 33 sano muqdisho iyo Somali qarxinayan xasuqayan duminayan si aqonsi dawladnimo u helan lakin qabiil ciilan iyo cuqdad dowlad ma noqdo
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Жыл бұрын
Nacalad kugu dhacday waba kugu dhacdee orodo dhaqtar tag😅
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan 4 күн бұрын
Oroma.afsomali baratay naga dhamow xawash yow
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
Gaalada waa jabtay wlh. Munaafaqna waa raaci karaa lee meel uu sii joogo maleh
@gaydhe03
@gaydhe03 Жыл бұрын
Ok
@shukrimohamed2796
@shukrimohamed2796 Жыл бұрын
Ciidanka soomalida hadii lagu warejiyo ambiga villa somalia armee Alshabaab Soo galiyaan gudaha kadib na madaxweynaha lagu dilaa
@abdullahicarab4936
@abdullahicarab4936 Жыл бұрын
Hhhhhh cidamada Africa wey kabaxayan aaaa koley aniga imamuqato maxayelay cidanka xoga daryel mahestan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
waqtigii xasan garguurte Hg dili lheyd wlhi ma dheera malinta amison ka baxan villa somalia la arki doona 😂😂😂
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
waad fiiro dheer thy sxb amba wan kula qabaaaa 😳
@SNAcomando
@SNAcomando Жыл бұрын
Amisom maxay ku heeysa ii sheg xasan sheiq ma ilaaliyan dagaalka iney ka qeyb qaatan wey diiden marba hadey amar ka qadaneyn madaxweynaha maxay dalka nogu jogayan war xasan sheiq hg uma dhawan karta madaxweynaha go'aanka ah iney naga baxan ATMIS wuu ku saxan yahay adiga cuqdad nafsi ayaa ku heysa wlh war firi anaga waan isku filan nahay hadan nahay ciidanka SNA ayaa ku filan dalka somalia adiga waad is dalineysa dalkaga iyo ciidankaga hadadan aamini karin dalka ka bax cadaw kale oo gudaha ku qarsoon ayaad tahay waan ku filan nahay wadankeyna allx adigu calosha ayaad ka jiran tahay CBB markan oo kale wadnaha ayaa xanunaya udhimo cuqdada kugu jirto
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Жыл бұрын
Kaalay u imow adiga Caaqyahow
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Жыл бұрын
Kuwan kenyaanka kuma joraan miyaa ku wa ka baxaya dalka keenyaankane weey in eey nooga baxaan sidhaqsi ah kuwaas ayaa ba nooga daran kuwankale hadiikale xoog ayaa looga bixinayaa
@D5dropD5drop
@D5dropD5drop Жыл бұрын
Ciidan emirateka halga ilaaliyo meelaha mihiimka ah. Hadii kale sidii Sudaan ba noo danbeeysa
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
CIIDANKII AFGAANISTAAN 350.000 ayay ahaayeen waxay haysteen qalabkii NATO, USA , haddana 1 isbuuc ku kala carareen ! Bal Soomaaliya 2024 la isla gaari maayo.
@AhmedMoha-o4c
@AhmedMoha-o4c Жыл бұрын
For the first time u r not biased goodos Bro😅😅
@xuseensiyaad4054
@xuseensiyaad4054 Жыл бұрын
Soomaaliya waxaa lawareegaysa alshabaab , ayagaa soomaali midaynkara qabyaalada ka nadiifinkara dagaalka qabiilaysan horjoogsankara, soomaaliyeey wadanka ragaa markan haloo dhiibo siyaasadooda iyo xukunkooda aan tijaabino ayaguba waa soomaaliye
@waliali2101
@waliali2101 Жыл бұрын
If Somalia can’t defend their country than they don’t deserve one
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Hadii ey baxaan uma baahan doono anagaa ku Filan Amniga dalka halanoo madax bananeeyo Dalkana halaga daayo siyaasada qalafsan ee is minjo xaabinta iyo kooxeysiga ah
@D5dropD5drop
@D5dropD5drop Жыл бұрын
Ethiopian iyo kenyatiga wadanka halaga saaro cadowga
@blueline502
@blueline502 Жыл бұрын
Waryaaya hooy ciidan soo duula mabaxee ragbaa saara . Ragee saaray baana dhaxalka leh. Hadii waagii hore gumeystuhu ku wareejiyay xukunka caruurta utabartay hada wey raaci doonaan Insha’Allahu. 2024 CAAMUL FATXI waxaan sugnaaba waa waffu Abdulqeys. Ninkii fahmayba fahmay.
@ismacilyusuf2038
@ismacilyusuf2038 Жыл бұрын
Weykan zxp gaylan
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Жыл бұрын
This is the best news since the onset of Amisom in Somalia. Somalia will be better than today if government of Somalia and citizens shares their intelligence in security setups.
@caalam.
@caalam. Жыл бұрын
Afgaanistaantii Africa waxa lagu wareejinayaa daacish + Soomaaliya
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Bal waynu eegi in soomali Ka maaranto afrikaankan madoow
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
taasi beenta aheen dagalkle la gali doona ma dheera😂
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
ATMIS will not completely pull out of Somalia as planned. Who would walk away from such a lucrative contract anyway, will you?
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Жыл бұрын
Yes it will there contract ended 2020 with the addition of more 2yrs contract
@HusseinMaange
@HusseinMaange Жыл бұрын
bax belayo la gaguuro weynaade maxay noo haayaan adduunta bax c x.d.s guul
@shaficiroraye
@shaficiroraye Жыл бұрын
waa guul aad u wayn oo Soomaaliya u soo hoyatay in ciidamada shisheeye dalkeena laga saaro, waxaase qaadista talaabadaas abaal aad u wayn uga haynaa madaxwaynihii 9aad ee JFS mudane Maxamed Cabdullaho Farmaajo oo dagaal aad u adag u galay in joogista Amisom la soo gabagabeeyo, magacoodana u badalay ATMIS, sidoo kale Madaxwayne Xasan Shiikh ayaa isna ku mahadsan dagaalka argagixisada shaydaan caabudka ah uu sida tooska ah ula galay taas oo xoojinaysa in ciidamadeenu ku filanyihiin amniga dalkeena, sooma dadajin doonta bixista Amisom.
@husseinkorane9275
@husseinkorane9275 Жыл бұрын
Nin ragedh aya tahay brother. Rag waa kii runta kahadhla
@Junanilll
@Junanilll Жыл бұрын
Ciidanka somalia jaanis ayay heystan hadey villa somalia ATMIS kabaxan wadanka haa afgambiyeena
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
Waa riyooneysa Al shabab in qabsadan mel dheer majrto
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Жыл бұрын
Ma waxay noo soo gashanayan shaarkii East Afrika Community (EAC) bal arinkaas ka soo hadal geylanoow…
@habraactv3799
@habraactv3799 Жыл бұрын
Waxa ey kusoo aadayaan ayadoo laga maalin ka hor la diley ku dhowaad 300 oo itoobiyaanka.... alz
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Maalikey baxaa Atmis maalinta ka horeysa waa in ay iska sii hormaraan cidamada dowlad kkkkkkkk yaaaaab
@engdhuguf
@engdhuguf Жыл бұрын
CIIDAMADA LAWAREEGAYA AMNIGA DALKA WAA KUWEE
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 Жыл бұрын
Kkkkk somaliyey hadalkeyga ii sunta xasan dhiiqo iyo mahad kawanle dal ay ugus ka xoreeyaan dad ay isu keenaan iyo dan somaliyeet in aay ka shaqeeyan- waa dameer bog madow iyo sacabkoo timo yeesho oo sina loo arki maayo
@fardosodibad1998
@fardosodibad1998 Жыл бұрын
Ar shabaqaan xasaan loo dhigey talow yaa geesaha hayo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@YahyeRaage-j2n
@YahyeRaage-j2n Жыл бұрын
Muuse biixi😅😅
@siciidcalimaxamed6384
@siciidcalimaxamed6384 Жыл бұрын
War wadanka haka ka baxaan haweiyaha uun bay ilaaliyaan
@fansofficiallovely11
@fansofficiallovely11 Жыл бұрын
😂hawiye kuye war dolada xarumaheda ee ilalinayin madama muqdisho ee casimada wadanka tahay
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
farxaan naftaada been hau sheeegin dadkana been hau sheegin
@BalaAdibali
@BalaAdibali Жыл бұрын
Kkkkk halays raaco maxuma Atmis habaxan ma xuma ? Waxaa xun al shabaab ayaan Al shabaab u diraayaa maya kkkkkk
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 428 М.
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,7 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 69 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 17 МЛН
Go`aanka Cusub Ee MD Hassan Sheikh , Netayahu Oo Wadahadal Doonaya
31:57
DEGDEG: Suldaan Ka shakiyay Codkii Habarjeclo Cirro U Balanqaaday
12:57
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,7 МЛН