Aw-Bustaale 2 {WAA LAYSU KEEN SAKHIRAY}

  Рет қаралды 73,558

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@AhmedAli-yy9nw
@AhmedAli-yy9nw 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto, Somali waa kuwan ku faanno... iminka waa iska wareer uun iyo hadhkii somali
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Labadii u buurbuurnaana shiikhu isagaa isla dhacaaya. 😂😂😂😂
@QaloocanHj
@QaloocanHj 15 жыл бұрын
Tixraac, aad baad u mahadsantihiin walahay waa xigmad iyo murti waayo waayo ahayd. 'Sakhirnaa'
@mustapheomer1100
@mustapheomer1100 8 жыл бұрын
waxaan maqlay waa qiso live uga dhacday burco.
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 жыл бұрын
Riwaayadan dambi weyn baa ku jira Dadkana badankodu way dhinteen markaa in duco loo faafiyo ayay ahayd lkn waxaad ka faafinaysaan waa dambi
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Waadan fahmine riwaayaddu waxay dadka ka waaninaysay khuraafaadka diinka ee berigaa jiray. Runtii khuraafaadka diinku maantuu ka sii daran yahay oo ay gaartay heer dad muslim ah dhiigooda la xalaalaysto iyadoo diin laga dhigaayo. Marka maanta ayaa loo baahnaa lahaa riwaayad kale oo dadka waanisa.
@TheHaaruuni
@TheHaaruuni 11 жыл бұрын
waw ruwayadni caadi maha xul baa isku yimi runtii waxa film laga sameeya bay ku wacnayd aduunyda kalin wax ku oola ka gali lahd
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
ana labadanaan isku sakhiray
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 жыл бұрын
Nimanka subagla yaal ah ileen Ragbaa waa hore gartay beenta iyo huuhaada ay wadaan waxse Ayaan daro ah in wale dad badan ku lunsanyihiin Alla maxa islaamo badan #ishaarta ayaa ku qabatay ku laku wasey
@noorjimale5101
@noorjimale5101 7 жыл бұрын
labadii buur buurneed ayaa laiga raacay hhhhh llloww kuu naxariiiso micaad miigane
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Noor Jimale 2
@bileosman918
@bileosman918 5 жыл бұрын
Waxay ka turjumaysaa in dadkan aynu fahmi laanahay ay ka beermeen dad badani sakhiraadahan..... allaw na astur
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Isla yaab waxyow
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Istunkii baa dad aanu Ognay ka beermeen
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 жыл бұрын
aw bustaale wuxuu ahaa sooraanka hada jooga
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 жыл бұрын
May wll waxau ahaa basbas
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 жыл бұрын
Aw bistable waxu ahaa oo mateelaya basbas
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Goormaa la dhigay tolow hh
Aw-Bustaale Dayax Ka Boode
7:29
Tixraac
Рет қаралды 67 М.
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid ah Riyaayaddi Aw-Bustaale}
9:26
Tixraac
Рет қаралды 46 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 2,6 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD
22:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 221 М.
ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha
29:18
Qarri Jiqood
Рет қаралды 104 М.
WAA SIDEE {Dhabarlow & Aamina C/llaahi}
4:14
Tixraac
Рет қаралды 82 М.
Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad
13:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 392 М.
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q6
9:01
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 86 М.
When Royal Guards Fight Back!
8:08
Fighting Spirit
Рет қаралды 5 МЛН
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid Ahayd}
8:10
Tixraac
Рет қаралды 50 М.
riwaayadii ninba timihii xamar oo hadana xiir iyo boon xirsi
36:01
Waa Assakhiraatu - Riwaayadii AW BUSTAALE 1982
9:21
Ik Hajji
Рет қаралды 52 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 43 МЛН