Aw-Bustaale Dayax Ka Boode

  Рет қаралды 66,455

Tixraac

Tixraac

15 жыл бұрын

Waa qayb ka mida Riwaayaddii wacyi gelinta ahayd ee qaaliga ahayd ee uu curiyey Abwaankii qaaliga ahaa ee Cismaan Aadan {Askari} sannadkii 1982. Taas oo ku fadhiday xaalad dhab ahayd oo Burco ka soo if baxday ummadana qas ku abuurtay. Taas oo dadka laga wacyi gelinayey in ay iska jiraan dadka maanka aadamah qalda.

Пікірлер: 28
@abdikaniali6421
@abdikaniali6421 5 жыл бұрын
Wadaada #BUSTAALE waa #basbaas ninka surwaalka wata waa #maycaad ninka sadaxaad ee go,a cad watana waa #huryo Allaha u wada naxariisto
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 9 жыл бұрын
Maskaxdii abwaankii waynaa ee Cismaan Aadan Xuseen Cismaan Asksri alla yaa raxma one of Best somali abwaan waxa kale oo riwaayadiisa ka mid ahaa wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan iyo WADA iyo wacad
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 жыл бұрын
magacaygu bustaale burjigaygu turaabi burhaantayduna maa,i burhaantayda aansheegee baddaas baan laaci lahaaye bahalaha ku dhex nool baa inagu soo baxayaa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto dhamaan way dhinteen huryo ayaa ugu horeeyey oo 1992gii ayuu berbera ku dhintay Miicaad ayuu ku xigey oo jabuuti ayuu ku dhintay basbaasna sanad ka hor ayuu hargeysa ku dhintey
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 жыл бұрын
Maka iyo Madiini waa Cadar Axmed Kaahin iyo Marwo Cabdi
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslay nacas yohow nacas kudhalay hayga fogaan ilayn nin waynbaa wax la su'aalayaaye 1:45 AUN abwaan huryo nin cajiiba buu ahaa asaga iyo labada lataakan waa abwaankii waynaa ahaana jilaagii caanbaxay waa miicaad miigane iyo mijajilayste basbaas xaaji baraka alah waxay ka mid ahayd ruwaayadihii uugu xisaha badnaa waayadii danbe ilaa iiyo hadana waxaad moodaa inay cusubtahay sida loo jecel yahay mahadsanid walaal tixraac
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
abdullahi1988 o9
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
b
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
abdullahi1988 p.o. 0
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Waaa somali iyo xurmadii wadaadada loo hyay
@abdirahmaanmohamed4326
@abdirahmaanmohamed4326 Жыл бұрын
Okay
@nabadraadshe
@nabadraadshe 14 жыл бұрын
@abdullahi1988 waa lagu salaamay macallinka suugaanta Soomaaliyeed. Ma garaneysa Maka & madiina??
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Huryo iyo miicaad miigane illaahay haw raxmadee labadaba caadi maahayn
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aamiin basbaas iyo inta dhimatay ee Muslim ah
@abdullahi1988
@abdullahi1988 14 жыл бұрын
oday nabadraadshe sxb aad baa kuu salaamaya ragu dee ayaantaan iskuma arag fagaaraha iyo falanqaynta suugaanta, sxb mako gartayoo waa cadar kaahine walaal madiina tumay ahayd kolay hadii aad garan wayday way adagtahay in qofkale noosharaxee?
@nabadraadshe
@nabadraadshe 14 жыл бұрын
Waa sida uu Abdullahi1988 sheegay. Abwaan & majaajileysthii caanka ahaa Meecaad Miigane, Huryo & basbaas. Riwaayaddan waxay soo baxday dabayaqadii 80yadii.
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
nabadraadshe and 9
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
nabadraadshe and the other day
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Dabayaaqadii maaha waa billowgii sideetamaadkii.
@QaloocanHj
@QaloocanHj 13 жыл бұрын
@abdullahi1988 Abdullahi sxb maka iyo madiina waxay kala yihiin Cadar Kaahin iyo Shankaroon Ahmed Sagal allah yaraxma.
@faysalharun3839
@faysalharun3839 Жыл бұрын
Hafogaandee😂😂😂
@QaloocanHj
@QaloocanHj 14 жыл бұрын
Kiradii la igu lahaa ka danbe ayaan ku bixiyay loooooooooooool.
@cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
@cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344 6 жыл бұрын
Walee Ileen Soomaalidii Hore waa Ay Waalnayaan Soo Lama Is Orankaraayo🤔🤔🤔
@mazulzare9997
@mazulzare9997 5 жыл бұрын
Masha allaah
@hindaomr4914
@hindaomr4914 9 жыл бұрын
isna wa xajki kkkkkkkkkk kulaha berka
@cabdixukunmuxumed2809
@cabdixukunmuxumed2809 5 жыл бұрын
Hinda OMR
@cabdixukunmuxumed2809
@cabdixukunmuxumed2809 5 жыл бұрын
Asc
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 жыл бұрын
kkkk miicaad allaha u naxariisto wuxuu yiri imalaha isna waa xajkii
Aw-Bustaale 2 {WAA LAYSU KEEN SAKHIRAY}
7:47
Tixraac
Рет қаралды 72 М.
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid ah Riyaayaddi Aw-Bustaale}
9:26
Tixraac
Рет қаралды 45 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 22 МЛН
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
PrinceJuba
Рет қаралды 127 М.
WAREYSI QIIRO BADAN ABWAAN MUXSIN JAAKOOLE IYO ABOWASHAROW
14:22
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 6 М.
Qabshax - Miyaaradda aa i jabtay.
8:54
Bartamaha
Рет қаралды 226 М.
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid Ahayd}
8:10
Tixraac
Рет қаралды 49 М.
Tuug ma aragtay_Qeybtii 1aad.flv
8:01
Xildhiban Publications
Рет қаралды 260 М.
Heeso Waayo Ah wagii nabada somaliya aheyyd 28-02 1989 )  Part 4
15:19
Aw Bustaale Barakadaada..
9:45
Jibrilstudio
Рет қаралды 37 М.
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,3 МЛН
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 3,5 МЛН
حليت المشكلة بينهم😂😂#shorts
0:14
عائلة ليانا وداد
Рет қаралды 6 МЛН