AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid ah Riyaayaddi Aw-Bustaale}

  Рет қаралды 46,271

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Waa Qayb Ka mida Riwaayaddii "AW-BUSTAALE DAYAX KA BOODE" Oo Uu Curiyey Cismaan Aadan Xuseen {Cismaan-Askari}{AHN), Waxana La Curiyey 1982-kii. Waxase Suuraddan La Duubay 2-1-1983. Taas Oo Markaa Lagu Soo Bandhigay Theatre_kii Hargeysa Ee Dumay.
Bahda Tixraac

Пікірлер: 17
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
musheekhda wanaagsan way soosocda sheekh godane iyo abo siil aL mansoriyi hoyadin anaga socodka ko wasidona
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
iyo abo khanas al shahiid sheekh daahir uways AL barabaraaLe
@omarali-se6lk
@omarali-se6lk 10 жыл бұрын
Abwaan aad u ildheer ayuu ahaa cisman askari---ilaahay ha u naxriisto, riwaayaado badan oo cilmi ku qotoma ayuu tiriyey.
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
”Kaas isagaa madaxa ku dhuftay, Kaasna isagoo gaas qaba buu basbaas, nuurad iyo sibir isugu qooshay” 😂😂😂😂❤️
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Inta clipkan ku jirta Amino Cabdillahi uun baa ka nool inta kale Alle ha u wada naxariisto.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
5 towxiidis ko ugu horeya wa lacag badane barbar dumiye cumaamad caasse kalabad 2 wa surwal kor uqaade sonaha nooleye
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
kaasina wa hilaahini 5shnaad
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
iyaga igu yiri janaday galidontaye kac bamka kojahe
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
kasina wa toxido jahaad isaga janada lago aAda 4 afarto kojira jidkarac ohadaalin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
ee isbarada keenay
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
Waa kuma ninkaas Gabadha ku leh Qaad bad cuntaaa EE amina Abdilahi qabaa
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 жыл бұрын
allaha u naxaristee waa maxamed dhabarloow
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
waryahe ka shanaadna wa ka garka aaAdka owaynle ee gabdhana todona wasaaya ilayn dagalbo kojiraye warya sowka digagoba qorta uburan warya ka donya layirahda adigu miyadan daad ahayn
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 2 жыл бұрын
ha ha ha jano donimaysid miiya walaalow wadonaya wayahay ee orodo daadka dayeryahaw an dakalga aqon
@maxamedcoop1964
@maxamedcoop1964 11 жыл бұрын
iyagaa madaxa isku xoqay dheh kkkkkkkkkkkkk
@mustapheomer1100
@mustapheomer1100 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkjjjkkk
Aw-Bustaale Dayax Ka Boode
7:29
Tixraac
Рет қаралды 67 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,9 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 6 МЛН
qayb ka mid ah gabayadii abwaan nuur dhegay
17:15
Nagaansho media
Рет қаралды 27 М.
AMAANTA GEELA, GABAY QORAAL AH IYO ABWAAN CABDI GALAYAX
4:27
Murti Dhawr
Рет қаралды 1,6 М.
Riwaayadii "Sida Maysku Qabna Mise Wan Qasana"🔥iyo Heesahedii
58:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 149 М.
dagaalkii reer awbakeyli/ part 1
8:30
Sheeko Gaaban
Рет қаралды 118 М.
AW-BUSTAALE {Qayb Ka Mid Ahayd}
8:10
Tixraac
Рет қаралды 50 М.
Aw-Bustaale 2 {WAA LAYSU KEEN SAKHIRAY}
7:47
Tixraac
Рет қаралды 73 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН