"Awood baa la ii sheegtay, Raxaweyn ayaa tahay in la iiga saaray ayaan dareensanahay"

  Рет қаралды 3,323

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Maryan Cabdi Banoodo ayaa sheegtay in awood qabiil looga rarayo maqaayad ay ku laheyd meel ku dhow taalada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.

Пікірлер: 27
@jamalb6925
@jamalb6925 Ай бұрын
Bal indha adeegaan arka iiga guur gurigeyga ma qaladaa. Madaa leh?
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
Somali iyo indha adeeg
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
yaa baydhaba ka qurux badan hagaa jiso
@amranyasin6840
@amranyasin6840 Ай бұрын
wariyaha maxuu uweydin waye in hore loogu shegay in hurigs lagatsy hadii aan hote waqti loosin waa qalad hadii waqti hore loo siye wayey ugu siidhagto guri dad leyshay waa qalad
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
HADE GABADHAAN HADA KIRO AHEYDE EE LAGU YIRI KA GUUR QOFKA WAXIISA ASAGA LEHE UGA GUUR QOFKII GATEY BAA LEHE AMIIN ASAGA LAHE GATEY QOFKII RABO KA KIREYN MARKA HOYADAN AYADA GARDARAN WAXAYSAN LAHEYN BEEY RABTA IIN AAY BEEN KU JOOGTO GUUR WALALEEY
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
NAAGTAAN MUNAAFAQAD BAA TAHAYEH KA GUUR 20 SANO HADA DAGANEYDNA ADAA FAIDAY WAXADAN LAHEYN KU FAIDAYEH GUUR QOFKA XOOLIHIISA ASAGA LAHE AAMIIN XASAN ASAGA LEH KA GUUR DULMILEEY BAA TAHAYEH HABAR YAHAY TUUGADA WAXAYSAN LAHEYN KU DHAGEYSA XIRA HABARTAN TUGADA AH
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 Ай бұрын
A s c xasanoow shaqadaada waan arena eesidaas hakuu ,ahaato xasan
@CadiraxmanKeeroow
@CadiraxmanKeeroow Ай бұрын
Raxwen 0.5 ma ahan tugyahay guriga islamet kaguur.
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir Ай бұрын
❤❤❤❤ wlhi waa runteeda anaa Galabta maray iyadoo alaabtii iyo cuntadii dabada loogu daadiyay waxaan ahaa dadka macaamiisha u ah maqaayada banooda ilaahay haw gar-gaaro wlshy maryan😂😂😂😂😂😂
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Ай бұрын
guriga.qofka gaatay gurigiisa waa u madax banan yahay
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 26 күн бұрын
Bal warkeeda dhageeysta, ninkii iska lahaa ayaa uga saaray iyo kaligeey ayaa la iga saaray. Idaacadaan XASSAN CADDE NACAYBKA HASSAN SHEIKH WAA LAGA DAREEMAA.
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 Ай бұрын
Been ley Allah kabaq ceeb udhimo caqli yaraa in layska daba imaanaa ma oga raxan weyn yaa xamar uga badan
@CadiraxmanKeeroow
@CadiraxmanKeeroow Ай бұрын
Waxan okale waraysi haka qadin.
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Ай бұрын
Raxan weyn waa dad fcn
@user-qj2yu4ht8t
@user-qj2yu4ht8t Ай бұрын
Qabiib qabiib Naag iyo balaayo hurin Iska bax hadii aad laheen adiga
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r Ай бұрын
War hawiyow ilaahy kacabsad
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 26 күн бұрын
Wll ha iska soo boodin guriga ayada malahan qofkii lahaa ayaa ka saaray, Ayadaa bahasha Laxan saareeysa.
@City-sr4iv
@City-sr4iv Ай бұрын
Hooyo dad geesi waad kadhalatey dee lkn Waxa weye waa dad adowgooda dhiiga ushuba dee Adowgooda daa ad u ah dee Rahweyn hawiyo daarood hadii la isku daro wey jaja binaa yaan dee lkn rahweyn waa haasid weye dee Hooyo sabar dee
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Ай бұрын
Runted ma ahan sababtoo ah maanta ayuu ninka guriga gatay uu siiyey lacag dhan 15000 us dollar ah horeyna waxaa uu u siiyey lacag dhan 2000 us dollar isugeynta lacagta uu amiin sh xasan cade siiyeyna waa 20.000 ( labaatan kun oo dollar ) lacagtaas ma xaq beey u laheeyd mise ineey gabar soomaaliyeed tahay buu u siiyey iyo ineey si kale ugu ganacsato ? bal soomaaliyey gabadhaan guri aysan iyada laheyn ooy ku ganacsaneysay baa ninkii guriga gatay uu 20.00 $ siiyey si ay ugu baneyso gurigiisa maanta markii la siiyey lacagtaasna sidaan beey u hadleeysaa taasi soow qalad weeyn ma ahan iyo ineey qabiilo soomaaliyeey qoorta isu galiso ? Xaaladu waa sidaas ee soomaaliyeey wada ogaada ./ wscww.
@hibaali4311
@hibaali4311 Ай бұрын
Nin Eelaya dhulka lah isku qabiil tihiin maxa awood sheekaysid maxawaaya labo Eelaya islatihiin in adeerka marku dhulka gataya amu kaadhunta laka yaaba dhaqlo yara kadaramayo dadka lacagt maraka helaan qabiil waa hilmaman
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Ай бұрын
War giridhiyow maxa ciyaarta naga daysaan
@hdhh0
@hdhh0 Ай бұрын
Booto iyo baryo isku jirto inee qof gurigiisa ku dagnaato ee rabtaa, waxee dhahday guriga nin rahaweyn aa hore u lahaay oo iska gaday, ninki hore kaaga ijaaray oo aa isku tol eheedeen hadoo mar gurigiisa iibiyay oo wareejiyay oo meesha iskaga tagay oo adiga kaaga tagay, shekada waxee u egtahay inoo qaaraar kaa haayo dadka guriga gatay in meesha adiga kaa saaran oo ee tolkooda reebtaan.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Iska gasogur waan ogahey inad tahey targed aa kuwa martida ah aa mesha joga waxbo kuma qaban karaan odayasha dhaqanka aa dowlad nimo somaliya mudey iney dhiseen baku hodey oo khiyamey dadka oo ushegey been ta
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Eelay wiiq aad beydhabo
@City-sr4iv
@City-sr4iv Ай бұрын
Eelay adiga kaa sharaf badan dee Adiga galmug aad dee
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Ай бұрын
Gurigeeyga iigabax ceeb miyaa raxanweyne indho cadeeneeso tankahor waligeey ma arkin hawiyee wax la cuntay miyaa 😂😂😂see loo soo fara galinaa guri aan laheen hadiibo lagu rari laheen waabo dhici laheed gurigaan ar maxaa munaafaqad tahay
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Ай бұрын
Lacagta waxaa loosiiyay samir siin ninka guriga gatay ayaa ugartay 20k dollar si ee ugu guurto oo meelkale uraadsato laakiin tuug mooryaan ah oo munaafaq ah markaa unaxariisato maxaa dhacaayo intaas inkabadan oo sii raadinaa amaa heshaa 😂😂😂 laakiin qof taqwe iyo imaan leh hadee ahaa laheed waa u duceen laheed ninkaas ku sadaqeestay 20k oo odayaasha xaafada iyo odayaasha raxanwen oga soo qaaday ninka guriga gatay kuna yiri gabadhan mudo 20sano ah ee ku ganacsaneesay meeshaan ee waxee ku guurto ama samirsiin sii sidaas oo ninkii hatay guriga ku siiyay 20 kun oo dollar
Gungaarka & Xukunka Abaanduulihii Qaraxa loo hoos geliyay Firaashkiisa
16:20
Somali National Television
Рет қаралды 47 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,4 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 556 М.
4-sanno ma uu seexan Habeen kadib markii la siiyey daawo khaldan.
15:22
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 1,4 МЛН