Awooda Aad Leedahay Hadaad Ogtahay & 100 Ayatal Kursi, Fakhri & Ciil Midna Nolosha Kuma Mudateen❤️

  Рет қаралды 6,999

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Belgium
Ayan Idle
0031-684382273
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595
Minneapolis, Minnesota
Minneapolis Halaal Market
612-729-2224
2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

Пікірлер: 56
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 29 күн бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@halimoosman9528
@halimoosman9528 29 күн бұрын
Ma malayn karti sidu hadalkga i cawiyo habo waqti adag o la ifurey o laba ilmod kaligy ku ahay ba inta ano wadada marayo ku dhagysta caqli iyo wano aan hoyadey kaso helin ba ka hela thank you so much and love you so much fathiya❤❤ 🫶
@fatimamohamed8366
@fatimamohamed8366 28 күн бұрын
Habo ilahey darti kujeclahey last 8 years waan kugu xirna wax badan kaafsidey habo cfmd iyo cimri deer allaha kusiiyo .
@ayanali1375
@ayanali1375 28 күн бұрын
Farhiyey dulayse iyo qoyan ayad i bartay, waxa tahay qof aan aad utagero, jeclahay Rabi haku ilaaliyo❤
@Humanity894
@Humanity894 29 күн бұрын
Aww you really don't know the impact you have on my life, I'm an overthinker, I tend to view things on the negative side, and I used to be so ungrateful, but after watching that video you made, I swear it transformed my mindset completely, and I'm sure I'm not the only life you’ve changed, so please don't stop this kind of topic, imagine how many people you've made to be grateful Allah. imagine all the rewards you'll get, you're my role model, and I ask God for us to meet in paradise I love you Habo mcn for the sake of Allah may Allah give you whatever your heart desires and may he grant you Jannah firdouse ameen ❤❤❤❤ thank you so much by the way it’s me Hope Said I just changed my name 😂❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 29 күн бұрын
WCS habo gacalo. Thank you so much for the kindness words. I really appreciate it. We take and transfer energy and support to one another. Your words mean so much as well. May we meet and fly together in paradise. Allahuma Aameen ❤️😍
@Humanity894
@Humanity894 29 күн бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel you deserve more than just words dear ❤️❤️ ameen
@nimam7846
@nimam7846 28 күн бұрын
Thank you for making this video I am so sad because of something that didn't workout as I wanted but when I listen this video I am happy and will try it again with more positiv energy please make dua for me ❤
@hibaaqahmed8127
@hibaaqahmed8127 29 күн бұрын
Waa runtaa imik in laga joogo ilaa 4 sanoba biniaadamba faraha ayaan ka qaaday aan ka ahayn my beloved Allah si step step ah ayaay noloshaydii dhidibada ugu istaagtay Haa wax waliba ood doonayso ma helaysid oo aduunyo ayaad joogta lkn xasinoolidu it's gift from Allah, ilahay ayaa dadka siiya u qalma ee fahma ayuu siiya keenana at same time waxyabahihii u ku helayay xasiloonida sida adiguba noo sheegtay fadxiyaay, Allahuma baarik adiga iyo qoyskaaga iyo ehelkaagaba dhamaateen Allah ha ina wadda xifdiyo, qaali noo soo ducee anakana, ilaa maalintii aad soo gashay media waan kula socday waanan ku dhagaysan jiray waxyaabo badan oo noloshayda iska bedalyna adaa sabab u ah ilahayna ha kaa abaal Mariyo.
@Daacadnimo
@Daacadnimo 26 күн бұрын
Wooow Habo Allahumma barik noso badi these kind of videos please 👏🏾❤️❤️
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 29 күн бұрын
Niyada kheyr haloo sheego
@hamdiegal889
@hamdiegal889 24 күн бұрын
الحمد لله رب العالمين
@MonaMohassan
@MonaMohassan 27 күн бұрын
Hapo ilaa mudo ayaan kugu xiranahay wlhi vedioyadada wanjecelahay ila iyo hada waan dhagystaa plz topicyadan noso badi❤love you so much,may Allah protect you
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 27 күн бұрын
Mansha allah wall waligay ba wxn jecla inad qoyon iyo dulayste iskaga nasatid oo wax ka wacn dadka u sheegto sida inad dhiirgaliso ..markad ledahay sawiro o nolol wanagsan adigo haysta ama faraxsan leh wxn xasuustay xadiis إنما الأعمال بالنيات oo ah qof waliba wuxu niyeysto bu hela marka wa sida ad sheegtay wa inaynu khyr iyo wanaag wa inaynu niyeysana ama sawirana ❤❤❤
@farhiyoismail1281
@farhiyoismail1281 29 күн бұрын
Jazakallahu Khair habo, Great advice. Much needed series! ❤
@asmacali111
@asmacali111 25 күн бұрын
Masha allah❤❤❤
@hanihassan9045
@hanihassan9045 26 күн бұрын
Only if you truly understood how you have changed some of us way of thinking and got us out of our darkness and be logical when our NAF is weak at times. May god truly bless you habo mcn.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 26 күн бұрын
I am so glad to hear it gacalo❤️😍
@hanihassan9045
@hanihassan9045 24 күн бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel ❤️💕
@najmadhakne980
@najmadhakne980 29 күн бұрын
I love your hijab, thanks for inspiring me I really enjoyed it habo ❤.
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 26 күн бұрын
❤ mashaa alaah
@vxgaming971
@vxgaming971 17 күн бұрын
Subxalaah maashaallaah illaaheey haku barakeeyo wallaal fatxiya
@rahmaabdirahman4915
@rahmaabdirahman4915 27 күн бұрын
Programkii ugu fiicnaa noo soo badi fadxiyaay ...
@NaimaSalah-z5i
@NaimaSalah-z5i 28 күн бұрын
Fatxiya .mashallah, maanta waa wacdi ka duwan kii hore, anigu kan ayaan ku haystaa. sababtoo ah waxa aan jecelahay farxada somalina laga waa war farxad ah! marka break halaga qaato Somali...markaa and ka barano Farxiya, side loo kobciyo Imaan keena.. Islam has several practices that can help its followers dispel negative energy. By clearing the mind, body and spirit of negative energies, thanks Farxiya..xxx Jazakallah ...
@qumanali3552
@qumanali3552 28 күн бұрын
Masha allah dhar aad uqurx badan baad xiran tahay🥰 wa ku mahadsan tahay saad nogu fa’idaysid.
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 28 күн бұрын
Preach 👏🏽 what we lack is self awareness that’s all .
@user-tr1dr4nw8e
@user-tr1dr4nw8e 27 күн бұрын
mashaAllaah Abayo wad nureysaa
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 29 күн бұрын
Thanks farxiyo waa qodobo wanaagsan oo loo baahan yahay
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 28 күн бұрын
Masha allah video yadan oo kale noo soo badi❤❤
@kaltumnur4581
@kaltumnur4581 29 күн бұрын
Hi fathiy I Believe every single ward you said I saw it and I use it positive Attractions
@user-lo2lq2nm9h
@user-lo2lq2nm9h 28 күн бұрын
Thank u very much I got your videos very helpful may allah bless u
@zaynikadir6762
@zaynikadir6762 28 күн бұрын
Habooy vediogan Maalin aan uga baahi badanaa inaan maqlo ma jirto 😢❤❤ Habo Mcneey soo badi muuqaaladan oo kale Quluubtaan ku dhayaynaa💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖💖💖💖🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@burco7626
@burco7626 28 күн бұрын
Salaam, beautiful soul 💕 I so needed to hear this may Allah swt reward you aameen. Sometimes you need that reminder from someone you can relate to who can tap you on the shoulder and say to you we will have ups and downs but ultimately we need to put our trust in Allah swt and be strong, and remember to seek happiness in what make you happy. Also, thank you for pointing out that when people are blessed with an Autistic child, they are not sick they are just different, and their brain is created differently by Allah. I hate those people who say they are sick. If they are sick, they will be medicated, or in a hospital, we just need to be careful with our choice of words!
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 29 күн бұрын
Sis farhiya mowduucan aad bu ificanyhay halka inoga wad illaahy kuwa wax ku qaata ha inaga dhigo Thanks hppt❤
@SahraAhmed-vx4zs
@SahraAhmed-vx4zs 29 күн бұрын
Hey. beautiful you are back I was watching your previous video about afar gabdhood iyo ayuuto. lool
@ashaosman3000
@ashaosman3000 28 күн бұрын
Masha Allah walalo this video is very good I love it ❤
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 28 күн бұрын
Mashaalh ❤
@ayanomar4371
@ayanomar4371 28 күн бұрын
Thank you farxiya
@Hodaneey
@Hodaneey 28 күн бұрын
Jasakillah khayr farxiya qaali wll ❤❤❤❤❤
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 29 күн бұрын
Wlhi waxan baranayan bilahan luuqada carabiga wayabe ducada ku jirto luuqadooda iyo naxariista 😮umada dhan habka loo hadlo waynaga duwanyihiin yaab hadaladooda waxa ku jirta duco ,rajo ❤
@Roro__ruun
@Roro__ruun 28 күн бұрын
Same ❤
@amalianasrani894
@amalianasrani894 24 күн бұрын
Shalom ❤ 🙏‭Matthew 7:7-11 [7] “Ask, and you will receive. Search, and you will find. Knock, and the door will be opened to you. [8] For everyone who asks, receives. Whoever seeks, finds. And to everyone who knocks, the door is opened. [9] Who among you will give your children a stone when they ask for bread? [10] Or give them a snake when they ask for fish? [11] If you who are evil know how to give good gifts to your children, how much more will your heavenly Father give good things to those who ask him.
@hodansharey4353
@hodansharey4353 25 күн бұрын
Thanks habo mcnt ❤❤❤
@UdgonAhmed
@UdgonAhmed 28 күн бұрын
❤❤
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@quenraxma292
@quenraxma292 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@HalimaHassan-ok7qm
@HalimaHassan-ok7qm 27 күн бұрын
Omg markasta my past aya ka fikira xumaanta la igu sameeyey, markasa maalinteeda idil ma wacnaanto 😢 I need to change now
@nimcocisman4642
@nimcocisman4642 28 күн бұрын
Asc Fatxiya waan ku salamay wllo. Waxan fileyaa inay tahay, Ilaahay markii uu Adam c.s aburay, waxa uu ku afuufay naftiisii (naftii Adam).
@timecrafts8654
@timecrafts8654 29 күн бұрын
Farhia wllo coffee ga gabooshiyo wajiga ayuu leeyahay ee hadaad cabto iska yaree, khaladna ha u arag hadalkayga
@Hana-997
@Hana-997 29 күн бұрын
Wa runta laakin dad badan oo daalku barey iskama joojin karaan.Hurdada oo kugu yaraata ama aad kolba baraarugtid coffee iska le, markaan joojiyo sida ilma yar ayaa u seexdaa, markaan ku noqdo daal badan ayaan aroortii la kaca.
@misafaa2000
@misafaa2000 28 күн бұрын
Welfer barwaaqo
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 29 күн бұрын
Shalom
@zahrahussein7547
@zahrahussein7547 28 күн бұрын
Dadka kalay bay soo dagaysata videos You should come out with your own ideas . You don’t have to repeat others podcasters videos.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 28 күн бұрын
No body owns wisdom and words😂 You are such a petty and small person. Just pathetic! 😂Subhan Allah
@zahrahussein7547
@zahrahussein7547 27 күн бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Woooy, you have been so defensive sis. I can totally understand the truth hurts. I didn’t say anything wrong but if you still want to talk about this kind of topics at least give credit to people it belongs. We have this problem as Somali communities, we don’t like to give credits. By the way , you should have been more polite you don’t need to respond like eight years old.
Noloshaada Allah ka Sokoow Adiga Uunbaa Sixi Kara Not Nin & Guur🤔
30:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
Dulayste & Luuq Luuq Galoow, Kashifaadaa Ka Dambayso😂😂😂
42:21
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
Single Mother Hadaad Tahay, Noocan Ka Digtoonoow😳
41:39
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Daaci Saalax Buu Isu Bixiyey Si Uu Ugu Qaraabto Diinta😏Subhan Allah
41:30
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Feeling Alone? Use the Qur'an As Healing | Ustadha Dr. Rania Awaad
1:18:39
Muslim Community Center - MCC East Bay
Рет қаралды 18 М.
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 64 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 32 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 38 МЛН
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 52 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 1,6 МЛН