Axmed Cali Cigaal - Dhirta oo (Hees Kaban)

  Рет қаралды 155,592

Ik Hajji

Ik Hajji

3 жыл бұрын

Axmed Cali Cigaal - Dhirta oo (Hees Kaban)

Пікірлер: 23
@mohamedabdi536
@mohamedabdi536 Ай бұрын
Qoraalka Heestu waa sidan: Dhirta oo magoolkiyo Ubaxiyo manku baxay Is miliiliceenoo Maanta iyo dharaartuu Ii hilaacay muuqaagu Madax qaadi waayee Mahadhada shisheeyaha Ma haraayada baab’oo (ma hubo) Adigaa igu moosayee Miiskii haweenkii Moogaa xannaanadaa Hay saydhin midigt’oo Maal iyo dacaree Malab hayga dhigin’oo Nacas hayga dhiginee Maanta tariska iga daa! Mahiigaan sidaad tahay Maansheeyay dunidoo Lagu wada maqsuud’oo Soo celiyay mayey’oo Abaar lagaga maydhaan Kuu muhanayaay’ee Caashaqa i muday’oo Markahayga dhaansaday Iigamaad miciinin’e Cilmi kii makalaybaa Maskaxdii i faarshoo Maraaq igu shidaay’ee Maal iyo dacar’ee Malab hayga dhigin’oo Nacas hayga dhiginee Maanta tariska iga daa! Ruuxba maalin uunbay Waayaha kan meeraa Makalaa naftiisee Maadaha adduunyada Ee maanta kaxda ah Qofna mahadin maayee Murugada jacaylka leh Mililkiisii aniguu Macdar iga samayst’oo Mugdi baan daraadaa Sidii aan maraad ahay kaga maagay uunkee Maal iyo dacar’ee Malab hayga dhigin’oo Nacas hayga dhiginee Maanta tariska iga daa!
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
Codkaa heesta Ku dhex Jiraa waa gabadh aanu ilmadeer nahay oo fardows la yidhaa caku caruurnimo anagoo school Ka nimi ayaanu Ku duubnay 1997 waa hargeisa xaafada xawaadle
@abdijama1300
@abdijama1300 5 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey,abwaankii ay wallaalaha ayeen, ABDIQAADIR ALI CIGAAL , Allah ha,unaxariisto macalin wayn ayuu ahaa .
@abdijama1300
@abdijama1300 5 ай бұрын
Well known Ahmed Ali Igal legen Singer and music writer. He is very humble and friendly for everyone.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
ابداع الزمن الجميل لن يتكرر، ،،،، حفظك الله الاسطوره احمد علي عجال
@cabdicali9069
@cabdicali9069 Жыл бұрын
Ereyadii cabdi cali weyd AHN.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal Fanaan QaRaN
@xaajilacag828
@xaajilacag828 Жыл бұрын
Nice to hear that Never listen 🎶 before
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
Salaama cigaal ❤❤🎻
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
“Mahiigaan Sidaa Tahay Maansheeyey Dunidoo Lagu Wada Maqsuudoo Soo Celiyey Mayayoo Abaar Lagaga Meydhaa Kuu Mohanayaayee Caashaqaa I Mudayoo Markaha Iiga Dhaansaday Iigamaad Maciininee Cilmi Kii Makalay baad Maskaxdii I Faarshoo Maraaq Igu Shidaayee” Malab Ha Iga Dhiganoo Nacas Hay Malayninee heee Maanta Kariska Iga Daa Heesta pagekaaan ayaa I taabatay ee talow Yaa Mirahaas soo agaasimay?
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 ай бұрын
Erayatan waxaa leh sidaan jecelahay abwaan Maxamed Cali Kaariye oo ay ka mid aheyd jaceyladiisii heesaha ahaa ee cishqigiisii.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 ай бұрын
Wash waah
@maxamed12tuuryare98
@maxamed12tuuryare98 3 жыл бұрын
Axmed Ali
@maxamed12tuuryare98
@maxamed12tuuryare98 3 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamed12tuuryare98
@maxamed12tuuryare98 3 жыл бұрын
Allah Ku xafido
@daadoowdaadoow2542
@daadoowdaadoow2542 2 жыл бұрын
Hesti qoraal keeda wax haya mala helayaa
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 2 жыл бұрын
Cigaal nin balaadhan
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Bos bos bos bos
@shineahmed1221
@shineahmed1221 Жыл бұрын
Axsan
@cibaadoxasan3171
@cibaadoxasan3171 Жыл бұрын
Wah
@abuubakarali7535
@abuubakarali7535 Жыл бұрын
Qoraal noogadhig wall meelabadan ayaa fahmiwaayaye
@gacalxasan4545
@gacalxasan4545 Жыл бұрын
0
Axmed Cali Cigaal - Adaa Nacay Wanaagee (Hees Kaban)
9:05
Ik Hajji
Рет қаралды 93 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 12 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"
7:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 222 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 168 М.
Axmed Cali Cigaal - Ma Dayaxaad Degtaayoo (Hees Kaban)
9:43
Ik Hajji
Рет қаралды 138 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
Axmed Cali Cigaal - Weeynoow Haayna kala Lumin (Hees Kaban)
8:11
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 58 М.
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 11 МЛН
16 июля 2024 г.
0:14
Кира Доронина
Рет қаралды 3,3 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 8 МЛН
покупки за продуктами сейчас вс раньше
0:23