No video

Maxamed Axmed Kuluc Iyo Qamar C/llahi Harawo 🔥Iyo Heesta "HADHUUB CAASHAQ"

  Рет қаралды 1,834,723

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Xasan C/llahi Xasan (Ganey) 1976
🌟Laxanka
U/ Xasan Sabriye (Great).
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 228
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 күн бұрын
Ruwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga Erayadii Xasan Ganey codadkii Kuluc Iyo Harawo Allah naxariis waasaca ha siiyo Maxamed Axmed Kukuc Xasan ganay iyo Qamar Cabdillahi cimri dheer iyo cibaado suuban ha ugu deeqo
@abdinasirabdi3120
@abdinasirabdi3120 3 жыл бұрын
7 sano syaan jirey waa sanadkii 1979 waa markii iigu horeysey ee aan heestan maqlo waaaaayo
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 6 ай бұрын
Haddda intee Jirtaa marka Guulayso Legend😂❤
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 6 ай бұрын
NIN WEYN BAAN AHAY WAXAAN KU DHASHAY BUUHOODLE LAAKIIN XILIGAA WAXAAN DEGANAYN DEGMADA JILIB
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
​@@abdnadirabdi2205waa markii Abaartii daba dheer ka dhacday gobolada waqooyi ee dadka koonfur loo daad gureeyay
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 21 күн бұрын
Ax ax wa waayo waayo iyo xasustii hore ee dawlidii somaliya intasumbu adzdku segay AHU
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleedoow U Duceeya Maxamed Acmed Kuluc Iyo Wixii Ka Dhintay Shacabka Soomaaleed Amiin Raggii Iyo Gabdhaha Ayaan Ayaan Laka Shakin
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Ax yaa fankii hore. Farshaxan baa ku dhan heestaan. Ma hubo waxaanse u malaynayaa inay ku jirtey riwaayaddii "Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga" 1975/76 meelahaas. Kuluc (A.h.u), iyo Qamar Cabdillaahi; gabadhii Ilaahay codka iyo quruxdaba ugu deeqay. Laba fannaan oo qaali ah. Mahad badan.
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
Magool iyo kuluc ayay ahaayeen Ahn, taas
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga. Xasan xaaji cabsillaahi x. ganey. Codadka maxamed axmed kuluc iyo Qamar cabdillaahi harawo. iska hadloow waa sidaas
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Sxb Riwayada hestani kujirtey waxey Aheyd Dumisa Aqalkeyga iyo Aroorta inankeyga waxana Alif Abwan weyne ee xasan x cabdilahi xasan ganey waxana ku dawadey tiyetaarka hargeysa 1981kii
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 9 ай бұрын
Waa hees an UGA hari gaaray wax barashadeyda Este jarmani ayaan wax kabaranayay.qoftan jclana waxay jogtay xamar
@threeminutestudy8062
@threeminutestudy8062 7 ай бұрын
Where is Este Jarmani?
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 3 жыл бұрын
Nio anigoo 17 jir ah ayaan dhagaystaa heesaha hore Laakiin dadka qaar ayaa sida faalooyinkooda ka muuqda aad arkaysaa iyagoo muujinaya fahan la'aanta fahnka iyo dhalinyarada wakhtigan Waar fahanku waa qofba intii illaahay gasho xilliga iyo meesha uu doono haku noolaadee Qofki aftahamo iyo suugaan farshaxamaysan u baahan waa ku qasab heesaha hore
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Gabadhu way nooshahay
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Naxariisto waa loo baahan yahay labada daarood
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@Asmaaahmed-jc9eg Aad iyo Aad
@Tubeec699
@Tubeec699 Жыл бұрын
Inkastoo ay haweenkiyo raggu haatan siman yihiin Haddana wey isku hundo ognoo wey iska hiddo raacdaan Hal-adayga dumarku yee Adigoo halkii ii marinaynin heedhee hilinkii aad barateen Hawraarta dheeriyo hadal wadkii galay haynagu haraadinee Adigiyo hankaguba hoos intaad u noqotaan Danta lama huraanka ah hareeraha aan qabanee Soo haabo hubba uu kac Waxaan kuu hayaa hadhuub caashaqee hooyoo dhan hooyoo dhan Yaa salaam walle warbaa ka dhacay
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 2 жыл бұрын
DAD WAA DADKII HORE HADALNA WAA INTUU YIDHI WAA XAQIIQ
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 2 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto isaga & Dhamaan Muslimiintii Geeriyootay. Aamiin Salaasa 23/11/2021 Hargaysa, Somaliland.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw hees kamida heesaha aan aadka u jeclaa waa hore, waxayna ku jirtay riwaayadii Dumistii aqalkeyga iyo arooskii inankeyga 1976kii la dhigay iyadoo mudo badan socotay. Waa hees ragga iyo dumarku in badan isugu heesi jireen beryahaan riwaayadu soo baxday iyo mudooyinkii ka danbeeyey. Waa hees aad u macaan. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@mohedabdikadir7732
@mohedabdikadir7732 4 жыл бұрын
Maxamed abdikadirm333@gmail.com
@mohedabdikadir7732
@mohedabdikadir7732 4 жыл бұрын
MAXAMEDABDIKADIR333@GAIMIL
@mohedabdikadir7732
@mohedabdikadir7732 4 жыл бұрын
Mohedabdikadir49@gmail.com
@mohedabdikadir7732
@mohedabdikadir7732 4 жыл бұрын
Mohedabdikadir49@gmail.com
@mohedabdikadir7732
@mohedabdikadir7732 4 жыл бұрын
Mohedabdikadir49@gmail.com
@SuperKahin
@SuperKahin 2 жыл бұрын
Ereyadi abwanka wayn xasan Ganey Allaw unaxariso fananka 🙏🙏
@hindaapdi5252
@hindaapdi5252 2 жыл бұрын
Hi
@SuperKahin
@SuperKahin 2 жыл бұрын
@@hindaapdi5252 hi
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Erayada iyo riwayada ba waxa iskala dhakhtarka jacayka
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
@@cabdirahmanhamud4802 riwaayadi dumisti aqalkyga ayay ku jirtay.
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 4 жыл бұрын
Ax ax ilaahay haw naxariisto fanaankii waynaa ee maxamad axmad kuluc iyo ilaahay caafimaadkaa haw siyaadiyee fanaanadii waynayd ee qamar cabdilaahi harawo dadbaa moodaya inay heestu tahay jacayl laakiin maaha ee waa siyaasad loola jeeday markii dawladii hore eeg soomaaliyeed ee kacaanku tidhi raga iyo dumarku way siman yihiin taasoo dad farabadan oo ilaahay ka cabsanayay ay ka biyo diideen
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
Wll maxa lagu kala sareeya
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 4 жыл бұрын
@@xamdixaaji4178 waxa lagu kala sarreeyo haddaad rabto inaad ogato kitaabka Ali dib ugu noqo isaga ayaa kuu sheegi doona inshaa alaah
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
@@nasriabdale4552 kkkkkkkkkk adigu ima sheegi kartit miya sorry kitaab ale ma meel wala kala sareeya kaga qorantahay hadad aragtay waad ila wadaagi karta
@nasriabdale4552
@nasriabdale4552 4 жыл бұрын
Waxan filayaa inay aqoonta diintu ay kugu yartahay ee aayada quraanka ah ee suurtu nisaa ku jirta ee odhanaysa ragu waa ay ka awood badan yihiin dumarka haku qanciso
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 4 жыл бұрын
@@nasriabdale4552 kkkkkkkkkkkk adiga inaan adiga kaga aqoon badan diinta waan huba iska dooda ma jecli iga raali ahow by
@diiriyesom8282
@diiriyesom8282 4 жыл бұрын
Xilli dahabigii Soomaaliya ayuu waqtigani ahaa, waxaanan anigu toos ugu daawaday heestaan riwaayaddii ay ku jirtay, inkastoon illaaway riwaayaddaas magaceedii.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Dumidtii aqalkryga in eey aheeyd ayaan u MALEEYNAYAA
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 2 жыл бұрын
Wooooooow Xasuuuuuus ayaaan xasuuuus tey Waxn xasuustey halkiii aaan ku dhageysan jiray Beertayadiii. Dhexdeda X Cawa waxaan xasuuustey
@husseinahmed627
@husseinahmed627 5 ай бұрын
Waa heesihii murtidu ka buuxday ee fanka Soomaalida sare u qaaday. Suugaan iyo murti ka danbaysay ma jirto. Waa waayihii dahabiga ahaa ee suugaanta
@dayaxari322
@dayaxari322 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto m a kuluc boqorkii fanka somaliyeed
@sadali7629
@sadali7629 3 жыл бұрын
waa haase igu xuuss mudan anagoo nin yar oo oo gacan yara baan inan iga wey damav iga galay si aan ugu sheekgtana wan garan weye markaa heestasan ugu qoray warqad
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 20 күн бұрын
Aniga ayaa isku tilmaamay hees
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 6 ай бұрын
Heestaan Xasuus Gaar ah Bay igu Leedahay Shpky Abdikariim isma'il Mohamuud meel Kasta aad Tagto Qalbigayga xasuustaada kama Baxayso shp Hamigaaga Allah Ku Rumeeyo Hadda Qoraalkayga Aragto Salaan sare iga Gudoon shp❤🎉
@cabdiraxmansancad6887
@cabdiraxmansancad6887 Жыл бұрын
ALLAAHOW U NAXARIISO LEGEND AXMED KULUC
@duanedirie9628
@duanedirie9628 4 жыл бұрын
heestan afka somaliga ee la saaray iyo murtida ku jirta, dad yar aya garan kara. GEED DHEER OO HADDODILAN OO HARACA MUUQIYO HEEMAALKA ARGTIGA DUSHA KAAGA SOO HIRA. (GABADH QURUXBADAN KOLKII AY DUSHA SARE KA MUUQATO HADDANA KOLKII LA AROOSO HADH AAD KA WEYDO)
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Waa xeerkii qoyska ahahahaha
@maxamedaxmed2986
@maxamedaxmed2986 11 ай бұрын
Xasuus iyo xiligeedii 2011 ayaan dib u milocsaday . Iyo caawa 11-10-2023 Ilahow cimriga noo barakee Mahadsanidin waaya waayihii wacnaa
@a.abdinorabdullaahibudul8247
@a.abdinorabdullaahibudul8247 4 жыл бұрын
Runtii heesahan waa taariikh luntey dadkoodiina waa tageen Allaha u naxariisto inshallah
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Xagey ku luntay sowdigan dhagaysanaya maaha? Dadka qaar baan is maqal markay hadlayaan
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😃😀😀😀
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 3 жыл бұрын
hhhhhhh wlhi madax baad kaga xarootay hhhhh
@Ziddiiq
@Ziddiiq 2 жыл бұрын
Adigoon hummaaji iyo Hammuun Gorayadiinii Haw igula soo odhan Waa waxad heerteene Ku hoddeen hablaha qaar
@adambonn
@adambonn 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto kuluc.
@dalmarmedia5615
@dalmarmedia5615 2 жыл бұрын
Walaal iska sax Haddana ways huddognoo (tabaryarayn) wayska hiddo raacnaa Haaraha fudaydku leeyahay, Adigoon hummaajiyaha, hammuum goranyadiinni, Haw igula soo oran Waa waxaad ku heerteen Ku hoddeen hablaha qaar, Haye jilicsanaan guur Hiddaheenni lumiyeen. ...... Keentay hoorrimaad dhaba Ama hiriyo laacii, Intaad haybadleedahay, .... Farasbaa hanantiyaha Heenso qaad wanaag teba Nafta himilo raacdaa oon huguftan mooyee Horay kuula socon orod, Haasaawa haaguna ma hufnee waxbaw haray Hebednimada qaarkeed, Aday kuu hed/hod noqotaa, Hubsiimaa nin Haldhan siistay Hebed= Rabbaayad
@cabdiraxmansancad6887
@cabdiraxmansancad6887 Жыл бұрын
ILLAAHOW U NAXARIISO FANANADA QAMAR HARAAWI LEGEND HOBOLADA WAABARI
@Huzzayn
@Huzzayn Жыл бұрын
Goor maay dhimati Qamar? Iska hubi tolkeey
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 4 жыл бұрын
Thnks indr sidda wanagsan ee aad fankii quruxda badna aad usoo qufaysid Somaalidu intaana is kuguma mahad naqdee.
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 3 жыл бұрын
Heestan aabahay ayaa qaadi jiraY anigoo yar lkn imikaan dhagaystay
@nileuniversity564
@nileuniversity564 4 жыл бұрын
waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga dhanka qoraalka miraha heesta laakiin ereyo badan oo qaldan baa ku jira isku day inaad kala tashato dadkii hore qof ka mid ah ---- mahadsanid
@yaasiinsaalim8236
@yaasiinsaalim8236 2 жыл бұрын
Ok
@XuseenAxmed-bf2sw
@XuseenAxmed-bf2sw 2 ай бұрын
Dhamaan soo dir heesihii xasan aadan samatar sayloo guyaal badan sahra iyo xasan aadan samatar
@XuseenAxmed-bf2sw
@XuseenAxmed-bf2sw 2 ай бұрын
Maxamed mooge iyo weligeyba waan jirey jab intuu dhacayee
@XuseenAxmed-bf2sw
@XuseenAxmed-bf2sw 2 ай бұрын
Maxamed mooge iyo dhamaan iyo xasan aadan samatar seylo guyaal badan
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayad qaliga ee dumistii Aqalkeyga iyo Aroskii inankeyga waxan ku dawadey tiyetarka hargeysa waxan Alifey xasan c/llahi xasan ganey
@daryelkadumarka2762
@daryelkadumarka2762 29 күн бұрын
Ale hawnaxariisto
@alisamadoon893
@alisamadoon893 4 жыл бұрын
Heestan waxaa la qaadey, markii uu siyaad bare yiri ragga iyo haneenku waa siman yihiin,taas oo culimo badan ka hor yimaadeen.sidaas baan ku maqley.
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
Cafaa caleyk bejka danbe ee qamar yaa iisooqora lyrics Ahaan waan u mahadcelinlahaa walaalo qaaliya
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 жыл бұрын
@@mowliidabdullahi859 wey qoran tahay ee akhri wll
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Musiga dad yaqaanaa sameyn jirey codka muusiga waxu leeyahey Adiga iyo Asaagaba inataad hoos u noqtaan Markuu mayrayo wuxuu musiga leeyahey wa dhab dhab wa dhab wax u eeg kk ama waa run waa run
@duanedirie9628
@duanedirie9628 4 жыл бұрын
sxb waayo waayihii hore, heesta qaybta qoraalka waxba moodaa inay kaa gadmadeen, tusaale Beytka koowaad ee Qamar ADIGOON HUMAAJIYIN (UBAACIN) HAMUUN GOROYADIINII (HAMUUN GOROYAALE WAA MAGACA TUKAHA, SOMALIDU QOFKASTA OO HUNGURI XUN MAGACAAS AYUU QAATAA) HAYE JILICSANAANTU HIDEHEENI LUMISEE.
@diiriyesom8282
@diiriyesom8282 4 жыл бұрын
Soomaalidu waxay ka mid yihiin dadka ugu suugaanta fiican adduunka inkastoo hadda aysan jirin wakaalad u xilsaaran soo ururinta Iyo abaabulka suugaanta Soomaaliyeed.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ragoow Of Soomaalia wanaanijiyaa Gabdhaha Waa Hooyo Iyo Walaashaa Taad Qabtsna Waa Maradaadii Ha Nocona Heeryadiisa Cune
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Waa markii la dhahay raga iyo dumarka way simanyihiin ee suuratu nissa quraanka laga saaray ayuu abwaanka si farshaxana usoo bandhigayaa in cali xiniin sidii la rabay noqon waayay cali xiniin waa magacii xiligaas hablaha loo bixiyay
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waaw hees mug weyn Aun Kuluc & Qamar Cabdulaahi
@abdiazizomar9473
@abdiazizomar9473 3 жыл бұрын
Mah Mah Ayaa tiraahda ragwaa waa Ragii hore hadalna waa intuuyidhi Waa run wabakamytagin
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga. Xasan xaaji cabsillaahi x. ganey. Codadka maxamed axmed kuluc iyo Qamar cabdillaahi harawo.
@ahmedxusseen1109
@ahmedxusseen1109 3 жыл бұрын
Nimcoyaasiin
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
@@ahmedxusseen1109 nimco yaasiin wakhtigaa fankaba kumay jirin
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 4 жыл бұрын
Alaha unaxriisto kuluc
@abdulkafarismailgurhan7532
@abdulkafarismailgurhan7532 Жыл бұрын
hawenka iyo raga masino ilahayna masimin subxana allh hestan ayado dambi eh ee kukale kasii danbi badantahy
@abdulkadiralasow4836
@abdulkadiralasow4836 9 ай бұрын
Macnaha fahan waa Raga iyo haweenku ay haatan siman yihiin waa xiligii kacaanka dowlada ayaa qaadatay shuuciyad aaminsan in Raga iyo dumarka siman yihiin marka walaalkey waa sidaa ee mu alifka waa og yahay iney nin iyo naag sineyn
@mohamedabdullahi732
@mohamedabdullahi732 2 жыл бұрын
Hees cajiib ah.
@fitahkariye585
@fitahkariye585 3 жыл бұрын
Hees aan waqti radinayay ish cala hees
@mahamedabdi4713
@mahamedabdi4713 2 жыл бұрын
Masha Allah
@4ALone4ever
@4ALone4ever 4 жыл бұрын
Fanka iyo nawada iyo is fahamka dalinta wixi ka danbeya 1990 ba baa ayey noqten wlhi wayo wayo 1990 ka hoor yaa dhib inoku celiyo ax
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Gadhaha Soomaaleedoow Raggiina Mada Xuma Lkn?
@omeyra9621
@omeyra9621 3 жыл бұрын
xiligan ya ila dhagesano hestan 🥰🌺
@CabdilahiCaydaruus
@CabdilahiCaydaruus 5 ай бұрын
24 ban comments Kaga aqrinayaba
@Luqmaan608
@Luqmaan608 3 жыл бұрын
Cumaraadan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Midnimo of Soomaalia
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 күн бұрын
Never ever again Somaliland-ta aad murtidoodii ku qiirootay tagtay orodoo bakar bakar baabuurka ii jooji nafta Ku dhay
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 4 жыл бұрын
Yaa Sallaam Caleek Caleek♥️🇸🇴👏
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 8 ай бұрын
awbare refugee camp qiyaastii waa 2006 ama 2007 xaafadii waraabe salaan xusuus gaara ayay ii leedahay waqti tegay iyo xusuus lama iloobaana
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 4 жыл бұрын
Heestan wxn dhagaysan jiray ano jira wax ka yar 15 sano hadana wan fahmi jiray balse dadka maanta waxba kama yaqanaan sugaanta iyo dhaqankooda wa nasiibdaro
@sihamcora5463
@sihamcora5463 3 жыл бұрын
Dhibku waa afkeenoo layska wayniisiinaayo!
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
"Haruub Caashaq" waa Mirihii Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) iyo Codshaxankii Xasan Great. Waxayna ku jirtey Riwaayaddii "Dumustii Aqalkeyga iyo Arooskii Inankeyga".
@elcapittanogodane1620
@elcapittanogodane1620 4 жыл бұрын
Mudugboy tnx bwe
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Maaha mudug boy
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 6 ай бұрын
Lyrics waad ku ciyaartay afsoomaaliga meel ha uga dhicin
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Geedbaa wayn hadoodilan Oo hadhaca guudkiyo Heemaalka aragtida Dusha kaaga soo hira Hadhna aadka waydaa Way dhantahay halkaas
@FitaaxNeshin
@FitaaxNeshin 6 ай бұрын
4:30 habenimo kampala wayaha igu tureen palse alxm cawan jawiga kudagsanayaa😊❤
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Dhaliyarda Somaliyed Fahma Waxay Tahay Heestani Wiilal Iyo Gabdhoba
@salmandahir7613
@salmandahir7613 3 жыл бұрын
Asc
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 7 ай бұрын
Heere
@ismailadanismailaden6790
@ismailadanismailaden6790 2 жыл бұрын
Beautiful I love naturally
@khadijaaliwarsame2919
@khadijaaliwarsame2919 3 жыл бұрын
Old school
@yuusufcali9705
@yuusufcali9705 3 жыл бұрын
Fanaan waa Fanaantii Hore&wixi Ay Yiraahdeen
@XuseenAxmed-bf2sw
@XuseenAxmed-bf2sw 2 ай бұрын
Dhamaan ii dalowdgaree
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Waa original kii
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 4 жыл бұрын
Adiga oon humaajiya oo Heedhee
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
AUN AAMIIN
@somalitour3883
@somalitour3883 2 жыл бұрын
Danta lama huraanka hareer raha aan qabanee Best talantaali Somali music kuluc and qamar harawo 29/DEC/2021 haben arbaco 2:17 am wajle
@samatargahmed
@samatargahmed 3 жыл бұрын
Heesihii Xallimo M. Milano pre-1990 idinkama hayno
@liibanmahadmousa2997
@liibanmahadmousa2997 4 жыл бұрын
Danta lama huraankaa hareeraha an qabanee-------hubsiimaa baa nin hal dhan siistay.
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
😳😳😳😳😳😳 iyaaa
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 2 жыл бұрын
Hadal wadkiii galay Dadbadan ayaa garan neyn Waxaa ugu dhow tusale micnaha hadal Adigooo jeceyl laguugu daadieyey ayaa laga wadaa (hadal wadkii galay
@abdinasirabdi3120
@abdinasirabdi3120 3 жыл бұрын
Xiligaaa ayaan ka maqli jirey walaashay oo iga weyneyd oo marka ay guriga ka shaqaynayso qaadi jirtay wooiow
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa hees xusuus mudan
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 3 жыл бұрын
Hestan wahes macno weyn kufadhisa walow anan aqon micnaha ereyo badan waxan jeclalahay inad nofasirtan ereyada wawen en ee dadku ama dhalinta manta jogta eysan fahansanen mahdsanidiin
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Kuweebaa ka mida hadii lays dhaho heesta dhan sharaxa waxay noqonaysaa buug dhan
@mohamedabdi8213
@mohamedabdi8213 3 жыл бұрын
Xassn/aadn
@Axmedobarechannel
@Axmedobarechannel 4 жыл бұрын
Waayo waayo
@abdikadirjama7023
@abdikadirjama7023 3 жыл бұрын
I love,song,somali
@daaudxasan1094
@daaudxasan1094 3 жыл бұрын
Waxatkuleyihiin cawalayare iyowaxlamid ah
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 жыл бұрын
Heestan Xasuusa 1981 hargaysa??????
@SaalaxSheeqxaaji
@SaalaxSheeqxaaji Ай бұрын
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
What I mean Somalian people United Good For you And Good For Over World
@saadiqkamaal7418
@saadiqkamaal7418 3 жыл бұрын
Yaaaa
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Geedbaa weyn hadoodilan oo haraca guudkiyo , heemaalka aragtida..........
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Geed baa weyn hadoodilan Oo hadhaca guudkiyo Heemaalka aragtida dusha kaaga soo hira Hadhna aad ka waydaa Farasbaa hanaankiyo Heedhe heensaqaad wanaagaba Naftu himilo raacdaa oon hugufso Mooyee hore kuula socon orod. Haasaawahaaguna ma hufnee Wax baa u hadhay. Yea salaam maxamed axmed kuluc janatul fardawsa rabbi set ha ugu deeqo. Xasan x. Cabdillahi xasan ganey iyo qaar cabdillahi harawo cimri dheer iyo CIBAADO suuban
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Xusuusta Suugaanta Soomaaliyeed
@jaamacmaxamuud8379
@jaamacmaxamuud8379 3 жыл бұрын
Kadaahir
@husseincade6962
@husseincade6962 3 жыл бұрын
Heesssha qaraami
@ahmedm2245
@ahmedm2245 3 жыл бұрын
Heestii dhiilo
@cayduruusxasan2217
@cayduruusxasan2217 2 жыл бұрын
Waa hore
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Www
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waamaya.
@fedhafedha1747
@fedhafedha1747 3 жыл бұрын
video
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Xasuusa hargaysa axaxax
@maxamedmacalinoomaxaa6259
@maxamedmacalinoomaxaa6259 4 жыл бұрын
Axsan yaa suugan
@muhudinmuktar1011
@muhudinmuktar1011 3 жыл бұрын
Heesa cusubu iyo qaaramiga maxaya ku kalebadaleyi heena
@hajjydish4715
@hajjydish4715 2 жыл бұрын
She is cute
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 4 жыл бұрын
Esh calaa hees
@mohamedmacalin7954
@mohamedmacalin7954 3 жыл бұрын
,tu
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Waxay soo baxday xiligii siyaad barre yidhi ragga iyo dumarku way u simanyiin dhaxalka
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 275 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 15 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 53 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 39 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00