Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Qasiido "DAWAAF"

  Рет қаралды 117,544

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Qasiidadan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamud Cabdilaahi Ciise (Singub) AHN 1985
🌟Waxana tumaya musiga
Axmed cali cigaal - cuudka
-Aweys Abokor Guube - drumka
🌟Laxanka
Axmed cali cigaal
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 56
@abokoahmed2632
@abokoahmed2632 Жыл бұрын
waa sanadkii saddexaad ee aan ramadaantayda ku qurxisto, waan jeclaahay qasiidadan. Eebbe intii dhimatay ha u naxariisto, Inta noola Nabad qab iyo caafimaad ayaan eebbe u weydiinay.
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Alla waxan baryeynaa , inuu nabad inooga dhigo ishaarada ,,Aamiin Yaa allah Aamiin
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waa igu cusub tahay tani, aad baanse uga helay. Mahadsanid WWW
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto AUN Khadra Daahir
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Goobta lagu tumayaa waa hargeysa gurigii hobalada waaberi xaafada goljano 1984kii.
@wardi6
@wardi6 3 жыл бұрын
Ma Xaargeysa Suuliland?
@bilehomar55
@bilehomar55 3 жыл бұрын
tgjjaag!!
@bilehomar55
@bilehomar55 3 жыл бұрын
tgjjaag!!
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Waa markii iigu horeysoo aan arko qasiidadaan allaha wada karaameeyo hobalada ku jira una naxariisto abwaan sangub 20/6/2020. At bursaalax
@abdirisaqismail5918
@abdirisaqismail5918 4 жыл бұрын
ياسلام مدح رائع وذكرى حلوه إلا انه كان زمن دكتتوري وأيام ظلمة وتعديات بلاحدود لشعب البنتلندي الباكي لمبارح ف أنا اليوم الضاحك عليهم فلله الحمد .. تحياتي لأخ احمد علي بنتلندي وافتخر
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
Qasiidada waxaa loo qaaday Ilaahay haka raali ahaadee sayid sulaybaan
@daahirshiikhahmed2769
@daahirshiikhahmed2769 3 жыл бұрын
Dawaaf waa arin cajiib ah fadlan sw dhameytira aadanka dhacaya waa dhawaaq ilaahey sw uroora wayyaan cigaal keyboard kale iyo maxamed yuusuf iyo juba saynab cige sw galiya waa dawaaf
@djilaniosman1211
@djilaniosman1211 4 жыл бұрын
aad iyo aad ayaan ugu faray heestan anigoo yar ayaan bari dhagaystay waa qiso safar ii cajiiba
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 3 жыл бұрын
Hore uma maqal dawaaf walaahay thanks asxaabta
@AlmAdb-ks6tw
@AlmAdb-ks6tw Жыл бұрын
Sayid saleebaan waa fiqishini
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 4 жыл бұрын
Allah cimriga haw barakeeyo Axmed cali cigaal Hibo maxamed cudoon Hibo nuura Cigaal waxa weeye fanan dhamays tiran dhankastaba aad ka eegtaba 9/5/2020
@jamalabdi2518
@jamalabdi2518 4 жыл бұрын
Maantaa iigu horaysa qasiidadan 13th june 2020. Aliyadu qabiil maleh.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 4 жыл бұрын
Axmed cali cigaal the one and only
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Maasha allah waa dawaaf waan ku faraxsanahay inaan KZbin ka ka helo ilaahay raali haka ahaado sayid sulaymaan iyo awliyada oo dhan
@cabdirahman3655
@cabdirahman3655 3 жыл бұрын
Maasha allaah qasiidadan aad baan ugu baahnaa madad yaa sayid suleymaan
@radug1026
@radug1026 3 жыл бұрын
AbdiraHmaan Ali YasiiN Ma TaHy waa walalkaaYe MuxiYadiin
@mukhtaarabdi9421
@mukhtaarabdi9421 4 жыл бұрын
Masha alah nin culus aad baad umahadsantahay sxb
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
qasiidadan maanta ayaa iigu horaysa 16-05-2020 Ramadan Mubarak
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 4 жыл бұрын
Maansha allaah nabad ku waara khadra iyo a.c.cigaal fanaaniin soomaliyeed
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 жыл бұрын
Ahmed cali cigaal Waa cod sameeye fiican halkeedu dhigay waayo laxan qiiro badan ayuu saaray qasiidada maxuu heeso fara badan cod kooda sameeyey oo waliba fanaan kale qaadan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Ma aqaan inuu qofka labaad yahay haddaanu kan koowaad aheyn xagga laxan sameynta Cigaal, Cigaal wuxuu isku darsaday hoobalnimo cod toolmoon, kabaniste siiqad gaar ah wax u tuma iyo laxameyste aan innaba caadi aheyn. Ku darsoo codkarnimada wareysiyada maxaad ku dartay marka la wareysanaayo hhh, weli Cigaal oo si dhab ah u sheegay markuu fanka soo galay oo ku sinnaan ah 1964 ama 65 maan arag , wuxuu ku dhaafaa hadal badnaantii reer mudugga.....
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed hhhhhh taasna anaguu naga keenay odayu waa adeerkaye allaha noo wada daayo
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto Abwaan maxamuud Cabdulahi ciise singub
@Mohamedtallman1
@Mohamedtallman1 4 жыл бұрын
Caawa iigu horeyso Dawaaf
@CabdiqadirXasan-k4w
@CabdiqadirXasan-k4w Жыл бұрын
Masha allah 06/06/2023
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 4 жыл бұрын
Dad culus baa isugu tagay xagee kasoo heshay
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Maantaa igu horreysa qasiidadan DAWAAF , mahadsanidiin mareegta@ Waayo Waayihii Wacnaa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Erayadii maxamud cabdulaahi ciise singub AUN
@djilaniosman1211
@djilaniosman1211 4 жыл бұрын
wax badan ayaan ka raadiyay internet lkn maanta ayaan helay
@siyaadshugri9361
@siyaadshugri9361 2 жыл бұрын
Manshaa allh
@fadximaxamed457
@fadximaxamed457 4 жыл бұрын
Waxa lagu gobtii hargeisa iyo xafada hobalada goljano
@munasayed8657
@munasayed8657 4 жыл бұрын
Maasha allah
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.sangub laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Soomaali nimo ku noolaada
@sayidcumar4702
@sayidcumar4702 4 жыл бұрын
Mansh,allah
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Cod wanagsan
@wllshiiqey9823
@wllshiiqey9823 3 жыл бұрын
Hees
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Dad culus
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Scw
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 жыл бұрын
Maasha Allah fanaan dhamays tiran Ahmed Ali egal, Laxamiiste, mu alif Heesaa, Gitariste, sidaa darteed baan u idhi FANAAN DHAMAYS TIRAN
@omarosman619
@omarosman619 4 жыл бұрын
Qasiida qiiro iyo jacaylka Nebiga scwaws ina tusaya.
@sayidcumar4702
@sayidcumar4702 4 жыл бұрын
Sayid suleeymaan
@قمرشريف-ي3و
@قمرشريف-ي3و 3 жыл бұрын
🌋❣💓💕💞
@قمرشريف-ي3و
@قمرشريف-ي3و 3 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Khuraafaad
@alimuse7614
@alimuse7614 4 жыл бұрын
Dhuuso weeyne
@falcon4137
@falcon4137 3 жыл бұрын
,aqoon badan ayaa kaa dhiman danjire ee bal ha degdegin ee dadkaa kaa horeeyey warayso cilmiga awliyada
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 3 жыл бұрын
Ok
@cilmilovesheekhmashaallah710
@cilmilovesheekhmashaallah710 3 жыл бұрын
Indhaha kala fur sxb
@ahmedgaraad9065
@ahmedgaraad9065 4 жыл бұрын
Maashaa allah
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 893 М.
Cigaal iyo Khadra-Daahir_Heesta Leydh Caafimaad
13:51
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 48 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
QASIIDADII DAWAAF SAYID SULEYMAAN EE UU SAMEEYAY AUN SINGUB IYO WAABARI.
30:21
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 250 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Laydh caafimaad with lyrcs
14:11
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 62 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН