Hees: La Joojiyaana Bannaan| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 254,802

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

3 жыл бұрын

Hees: La Joojiyaana Bannaan
Ereyada: Cali Saleebaan
Luuqda: Maxamed Mooge
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 97
@cumarahmed134
@cumarahmed134 Жыл бұрын
Heestani waa dhiirigalin iyo inaanad is dhiibin wakhtig adag m mooge ahn dhiiri galiye dhabuu ahaa heesuhuhiisuna makala dhacaan waanad ku mahad santay sidaad erayada u saxday wll eenad hal meel u khaldin keeep goin
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Illaahow godka u nuuri mmooge isagoo 40jir ah ayuu dhintay misana dunida saamayn dhankasta ah ayuu kaga tagay.
@suldaanreermagaal-n3z
@suldaanreermagaal-n3z Ай бұрын
dunidaa badhaadhaa marna wadata hawl badan kalamu saxex weye raximakalah sayid mmooge 😢😢😢
@jimcalehtimoh2859
@jimcalehtimoh2859 Жыл бұрын
waa bil ramadana tariikhduna tahay 9/4/2023 waa haben aan wayay jecelkaygi oo calafku nakala geyay🥺 hada waxay u mehersanty wiil kle alle haw barakeye 3 days ago ayana la mehersaday. Waxabad moda inay iga hadlayso aniga heesto💔🥺
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 5 ай бұрын
Saaxiib horta waan ka xumahay mid khayr qabta ayaad heli in sha allaah oo ilaahay kuugu badalo, Sax heestu waxay ka hadlaysaa marna wanaaga marna adayga ay waayuhu ku tusayaan markaa LAMA BARAAQNUGLAADEE waa daris(cashar)beri hore kaa baaqday adigoo mawluhu ku barayee. Aad mar uun ka bixi🙏
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 3 жыл бұрын
mooge 😍👏 heestan xaga kabanka waxay isu dhaw yihin waayeelka jaqafsada
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
Walaal waa isku alban malin buu wada qaaday heestaa iyo heesa kale Oo ayka midtahay dadka ha iska wayne
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ciide gale maatahy abyo hesha mooge aad baad comments badan uga bixisay wan ku arkay
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
@@mohamedabdulahiabdi2081 May sxb maxad igula maagtay
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
@@aminbotan2210 you r not, abayo.
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 жыл бұрын
Waarunta sxb halkaa waxa iiga muuqata inaad ku xeeldheertahay hesaha ina moge A.U.N
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
AUN maxamed mooge iyo cali saleban bide amiin amiin
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 3 жыл бұрын
Alla ya cisak rabbow jannadii fardowsa kaawaraabi Mohamed mooge liibaan , hobol wayn o mar la,arag ah buu ahaaaa
@cabdiraxmaanxuseengirgire902
@cabdiraxmaanxuseengirgire902 2 жыл бұрын
Allaah yaraxma m.mooge iyo abwaan cali saleban bide 12 heesood ooy tani ku jirto ayuu u dhiibay m.mooge waa abwaanka heesaha ugu badan u dhiibay
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 6 ай бұрын
Erayadii Cali saleebaan bide iyo codkii mohamed mooge liibaan rabi naxariistii jano hawgu deeqo dhamaantood
@abdirizakahmedsalah2023
@abdirizakahmedsalah2023 3 жыл бұрын
Yaa salaam gacantii Xudaydi iyo codkii Mooge. Ilaahow labada u naxariiso.
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
kabanku wa maxamed mooge maha xudeydi wllo
@harbichirdon7837
@harbichirdon7837 Жыл бұрын
Eebbe Ha kuu naxaristo, Ina Moogow, Naxaris Jano Firdawsna ha kaa waraabiyo.
@abdirahmansulieman7145
@abdirahmansulieman7145 3 жыл бұрын
Mohamed Moge; fanaan dhif ahaa oo Ina soo maray. Kaydkiisii inaad inyar inyar inoo soo gudbisaaan waad ku mahadsan tihiin Balwo team.
@suldaanofficially
@suldaanofficially 8 ай бұрын
Haday taludu baahdo Arinku kugu balaadho Mirqaanku waa baxayaa waa hargeisa maalin khamiisa Axyaa qaraami maxamed mooge AHUN
@GaraadCali-we8cn
@GaraadCali-we8cn Ай бұрын
Garaad cali haroun capsize From somaliland commando 2022 /5/14/ arpaca Adeero mxmed moge lipaan❤❤❤from G36 CidagaL3❤❤❤
@wayraxxasan3488
@wayraxxasan3488 3 ай бұрын
Lajoojiyaaa banaan Waaa banaan waa banaan Lajiifiyaana banaan Waa banaan waa banaan🇩🇪
@maaadamm298
@maaadamm298 2 жыл бұрын
Waa deris beri hore kaabaaqday, mowluhu kubar. Waa cashar, ee maha jaarka dariska. deris oo cashar iyo daris waa kala laba sidaa ulasocday.
@khadarmxusen9847
@khadarmxusen9847 3 жыл бұрын
Wad mahsantahay wad mhdsanid wad mhdsanid inbadan ayan radiyay heestan o qorala
@jibrellbinujibrell6897
@jibrellbinujibrell6897 3 жыл бұрын
Dunidaa badhaadhe ah marna wadata hawl badan.
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 3 жыл бұрын
Balwo lyrivs aad baan idiinku mahadnaqayaa
@jimcaalebashiir6097
@jimcaalebashiir6097 Жыл бұрын
Rabbi ha unaxariisto abwane cabdi saleban oo ahaa abwanka sameyay ereyada heestan iyo Macalin mujahid halgamaa Maxamed mooge liibaan Alle qabriyada ha uwaasiciyo labada
@suldaanreermagaal-n3z
@suldaanreermagaal-n3z 26 күн бұрын
cabdi maaha ereyda heesta waxa iska lahaa abwaan cali saleeban bide
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan cali saleeban bide Waa walalka abwaan axmed saleeban bide
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 5 ай бұрын
DUNIDAA BADHAADHAHA AH MARNA WADATA HAWL BADAN😢❤
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 Жыл бұрын
Ax ilahayi hawu naxaristo labadodaba
@gesood4508
@gesood4508 2 жыл бұрын
Wlh med mooge waa naftadaa wayoo marxadaad jogtaaa ayuu kaa hadlaaa
@araphath123k9
@araphath123k9 3 жыл бұрын
Ax axa ax waar wll maad iga daysid tani geeridii sxbkay ixasuusiee
@ahmedk5064
@ahmedk5064 3 жыл бұрын
Walaal sxb walaahay wa xanuun badantahay markad qof ad saxiiba eheeden marwalba heesahisa dhagaysatit. Qalbiga kama baxaya abid wa xanuun joogta ah.
@zirhamsa
@zirhamsa 3 жыл бұрын
Maxamed moge mad sxp ahyden wll
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 3 жыл бұрын
Bal u fiirso Erayadan ******* Haday taladu baahdo Arin kugu balaadho Oo boodhka kugu qayo Waa deris beri hore Kaa baaqday adigoo Mawluhu ku barayee Aad mar uun ka bixiye Bogga waxaad ku haysa La joojiyaana waa banaan La jiifiyaana waa banaan
@maaadamm298
@maaadamm298 2 жыл бұрын
No neighbor, it's lesson you have taken before.
@mahamedyuusuf1492
@mahamedyuusuf1492 4 ай бұрын
Maxamed mooge
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa Жыл бұрын
Wax ka badan 15 sano ayaan waysnaa heeska kan ilahay amarki hadunbaan arkaa mahadsanidiin qolada soo geliyey
@fahadhassan9839
@fahadhassan9839 3 жыл бұрын
alle haw naxariisto geesi m mooge
@mohamedomer4040
@mohamedomer4040 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@maxamedaxmed6952
@maxamedaxmed6952 11 ай бұрын
Erayada abwaan cali salebaan bede
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 2 жыл бұрын
inbadan ban donayey hestan qoralkeda oo fahmi wayay... thanks sxb
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 Ай бұрын
I lovesong
@abdihakiimhuseenhasan8466
@abdihakiimhuseenhasan8466 11 ай бұрын
2023 /9 /4 😢 weeye Heesankan 😢AaD IItaaBtyy JeceLow SidaN Maa.Ahayd
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 жыл бұрын
Sxb heestan wakhtibadan ayaan raadinayay waan ku mahadsan tahay
@cabdiqaadir2838
@cabdiqaadir2838 10 күн бұрын
@madarauchiha2557
@madarauchiha2557 2 жыл бұрын
Tigaada iyo baadku maxay yihiin idinko mahdsN 🥰
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 2 жыл бұрын
Tigaad=waa cowska xooluhu cunaan oo sidi roobku udhaliyay aan ladaaqin. Baadkuna waa= isla cuntada xoolaha oo ah cowska isna aan dhoor sano iyadoo ladaaqin roob iska daba galay...
@libanmohamed8343
@libanmohamed8343 Жыл бұрын
Isku soo duuboo meel barwaaqo ah ayuu ujeedaa abwaanku
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Saxid..1 ..Boodhka kugu qayo sida marxuumada afkiisa ka soo baxayso ..waa boodh kugu qaso.2..barii.ma ah shaqal dheer .... waa bari Aun Maclinkaygii Sheekh basher
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 3 жыл бұрын
Heesta kaliya Ee aan Heesihin fahmin
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 3 жыл бұрын
Wll maxamed mooge heesahiisa bas maa keyd kugu jura
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 3 жыл бұрын
Hiiraan Boy wll haddaan mml heesihiisa lasoo bandhigin waa kuma fannaanka hesisihiisa lasoo bandhigi lahaa
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 3 жыл бұрын
Isagaba dad baa dhegaysta
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Maxamed mooge waa legend
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 5 ай бұрын
Su aashadu laba. Ula jeedo. Ayay lahaan kartaa waa modee horta
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 5 ай бұрын
​@@caashaqalbi882👍👍
@ahmedlangadhe6939
@ahmedlangadhe6939 3 жыл бұрын
heestan anigu waxaan uqaan hadraawi inuu leeyahay
@abdirahmanirday9753
@abdirahmanirday9753 6 ай бұрын
Cali saleebaan bide ayaa lahaa wll
@moremath3378
@moremath3378 Жыл бұрын
The rightful owner of Somali music..unfortunately, we were not lucky enough to have witnessed his great majesty RIP ML Mooge the greatest
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 10 ай бұрын
Haleysku beydho🐬🐬🐬🐬🐬 Weli dhageystaa kama daallo
@melmi9330
@melmi9330 Жыл бұрын
I love all M. Mooge songs 👏👍✋
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Waan ku salaamay mahadsanid galab wanaagsan aniga waa Australia
@AliOmar-ji5un
@AliOmar-ji5un 6 ай бұрын
​111111111111111111111111@@xuseenibrahim4070
@AliOmar-ji5un
@AliOmar-ji5un 6 ай бұрын
​😊111
@kaledkck45
@kaledkck45 3 жыл бұрын
Axyaa hees la jojiyana banan
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 2 жыл бұрын
Yaa salaam waxaa layaableh heestan sida aad erayayada usoo qorteen halkeedaadaa dhigteen m mooge heesihiisa inta badan dadku aad uma wada fahmaan
@user-gf2yo6wy2e
@user-gf2yo6wy2e 10 ай бұрын
Best song🎉
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed Mid Ayaad Yihiin Tuuga Siyaasiga Ee Tuuga Xilbaan Layuush Ku Baxay?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
ALLAHHARAXAMO
@MaryanSalad-li4xc
@MaryanSalad-li4xc 3 ай бұрын
😢
@facultyofmemes135
@facultyofmemes135 3 жыл бұрын
sxp heesta waxa no raadisa Qalbigeyga lahashada sida laabta xuunshada Ma ihi nin liita ama layli gabanee
@housseinabdillahi3252
@housseinabdillahi3252 3 жыл бұрын
Way ku jirta sxb you tube
@facultyofmemes135
@facultyofmemes135 3 жыл бұрын
Zxp magaceed heestas koley maxamed mooge aya qaade
@qormoiyoqiso1235
@qormoiyoqiso1235 3 жыл бұрын
@@facultyofmemes135 Kal'laxiiba ayaa la dheha wll heestas Anaa aad u jecel
@awaleismailadan3773
@awaleismailadan3773 3 жыл бұрын
Thanks
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
nin aya ber laha gedo uga baxan Kadib lo aya sogashay Berti waxayna cuntay gedi odhan ninki berta laha iyo kuwi loda laha ayan isqabsaday iyago is,haysta aya shiikh lakulmay wixii dhacayna way uga waremen kadib waran nin haystay intu kaqaday ayu dhulka kujojiyey oo yiri warankas jogisa oo geda ah halasiyo ninka eerta laha isla markiba nin aya kuyiri hada ogow shiikhow inay loda tadina kujirtay intu waran kii kuhaday ayu dhulka jifiyey oo yiri lajiifiyana banan sidas darted ayey kudhalatay maah maahda LAJOOJIYANA BANAN LAJIIFIYANA BANAAN
@sonamijr8440
@sonamijr8440 3 жыл бұрын
Sxb balwo adoo mahadsan waxaD iiraadisaa heesta m.moge ee cirka hadaad udhooftana dhulku wuu kusugayaa ..iyadoo faseex ah
@abdallaali9096
@abdallaali9096 3 жыл бұрын
Ayadooo fasiix ahay isheek adi bro erayadaas aaba ka helee
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees qiimo badan
@sokeeyedhaweeye4968
@sokeeyedhaweeye4968 3 жыл бұрын
Waxan xasustaa aqlkii fahima waayo maanta waxan jogaa hargaysa .
@japdoorganization922
@japdoorganization922 3 жыл бұрын
Fadlan Waxaan u baahanahey qisada heesta yaa igu caawin karo
@calioog8469
@calioog8469 11 ай бұрын
War heestan qisadeeda yaa noogasheekeeya
@maxamuudjamac
@maxamuudjamac Жыл бұрын
❤😊😊😊🎉
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
❤😢
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Aad maruunkabxiye boga waxaad ku haysaa lajoojiyaana banaan waabanaane lajiifiyana waabanaane banaane
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 Жыл бұрын
Waxabad mooda inayi Xaladayida toos utaabanayiso
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 5 ай бұрын
Waa qofkasta xaaladaha ka la duwan oo waqtigu tusayo qofka ayay kahadlaysaa
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
m.a
@mawliidmaxamedciise7405
@mawliidmaxamedciise7405 3 жыл бұрын
Maxamed Mooge liiban waa daris kaa baaqday adigoo mawluhu ku barayee lajiifiyaa waabanaan lajoojiyaana waa banaan!!!
@mawliidmaxamedciise7405
@mawliidmaxamedciise7405 3 жыл бұрын
Dunidaa badhaadha marna wadata howlbadan!!lama Baraq nuglaadee wa daris bari hore kaa baaqday adigoo mawluhu ku barayee
@SiciidMohamed-nm7df
@SiciidMohamed-nm7df 2 ай бұрын
Siciidmaxamdin
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 389 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 33 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 65 МЛН
Axmed Mooge| Caashaqan I Soo Riday| Balwo Lyrics
6:06
Balwo Lyrics
Рет қаралды 198 М.
Dhayal Looma Heesee  Maxamed Mooge Liibaan
10:42
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 43 М.
MAXAMED MOOGE LIIBAAN AHN IYO HEESTII SHABCAAN (LYRICS)
8:57
Hamse Naaji media
Рет қаралды 32 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 190 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 469 М.
MAXAMED MOOGE LIIBAAN JACAYL BIRI MA GOOYSO
5:55
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 101 М.
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 729 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 164 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 104 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН