Hees: Qooraansi|Axmed Mooge & Sahra Axmed| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 56,814

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

4 жыл бұрын

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Пікірлер: 71
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Suugaanta mu'allif Maxamed A. Dacar waa yaab. Reer Balwo barakooba oo qoraalka innaga saxa.🌷
@fathiyaluul6033
@fathiyaluul6033 5 ай бұрын
Midhaha waad qaldaysaan ee fadlan weydiiy cidii idiinla aqoon badan.
@AbdirahemSaeeddualeh
@AbdirahemSaeeddualeh 4 жыл бұрын
Laxankii: axmed nuur jaango. Erayadii:Maxamed aadan dacar Mahadsanidin balwo lyrics…
@iswanaajetube3506
@iswanaajetube3506 4 жыл бұрын
Lambar 1 😍✋
@guddonahmed5634
@guddonahmed5634 3 жыл бұрын
65yy66 h ghyuuuuuu8u9p⁰⁰iiiii00nb vb
@axmedgorod7602
@axmedgorod7602 Жыл бұрын
Asc
@suldaanabdirisakyusuf7427
@suldaanabdirisakyusuf7427 4 жыл бұрын
Cajiib axmed moogee iyo sahra ahmed
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
alaylahe wn ubogay Heestaan mcn cudsi ban kaa dal ban lahaa heeste hayga ragaadin talade sahra axmed
@greenempire2916
@greenempire2916 3 жыл бұрын
SIXID (Qumbacada kalgacalkiyo xididaa wax wada qaba) sidan ayaa sax ah. Haddaanad Midhaha toos u Maqlay Ama aanad Fahmayn Macnaha Afsoomaliga yfadlan ha isku dayin aad hees Midhaheeda qorto. Thanks dadkaas iga horeeyey in badan Bay saxeen
@sacadahmed1622
@sacadahmed1622 2 жыл бұрын
Qumbacada Kalgacalkiyo Imisa Wax Wada Qaba Weeye Maaha Sidaad Moodayso Sxb
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Laxanka ama codeeynta macaan waxaa saaray Baraha weyn AUN Axmed Nuur Jaangow. Isaga iyo Jim Sheekh Muumin baa meel ku wada koray, waa degmada Buulo Barde. AUN Jaangow wuxuu ahaa heesaa iyo cod sameeye. Dhammaan heesaha uu laxanka saaray wey wada hirgaleen. Heestan waxaa lagu xusay abwaano waaweyn , sida Cabdullaahj Qarshe, huryo , Sulub iyo qaar kaloo badan. Mahadsanid Balwo Lyrics.
@geesigacagaaran7968
@geesigacagaaran7968 4 жыл бұрын
Waayeelka jaqafsada wlhi waayo waayo ayan soo xasuustay Wad ku mahadsan tihiin walal waqtiga aad geliseen heeestan. Sixid:: *Adigoon Qamuunyiyo Qandho iyo bukaan qabin Qoomaaya Quudkana Ka qalooda aadmiga Sida biciidka qudhaciyo Weheshada qarfiyo ay Pageka labaadna: Oo aan qasoobayn Qabatimay luggooyada Qaanshaarna kugu jiro* Mahadsanidin
@daudahmed5573
@daudahmed5573 4 жыл бұрын
Weheshada qalbiyo ay Sidaan weeye wll halkaa sax
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Wa bad jacayl badana 74kii
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Waxa weeye adigo qudhiyo maan qusul oodan iyo halis galinaya qoorta #sixid
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Sixid: soomaaya quudkana, maaha soomaali quudhsada
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Xaqiiq sidaa weeye zhp
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xaggay ka keeneen " Soomaali quudhsada, shame, abwaan ma odhan arrinkaa
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
@@mhassan0163 wa u uumaya quudkana weeye
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM Жыл бұрын
"Dhididaaya qabawdii Qadhqadhaaya Milicdana (Kulaylka)" | Qofku inuu afka yaqaano waxay soo dhawaynaysaa iska fahanka laba qof ee wada hadlaya, Axmed si uu Sahra u fahansiiyo halka xaal marayo ayuu ugu tusaalaynayaa dadka oo is babinaya oo kul ka cabanaya ayaan anigu daraadaa dhaxamoonayaa sidoo kale kolka dhaxamuhu jiraan kulaylkaagaa maryaha iga qooyo.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@ahmadkante3430
@ahmadkante3430 4 жыл бұрын
Cumar shooli heestiisa hablihii dalkeenay qoraal nooga soo dhig
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 жыл бұрын
Ereyada indr soo saxa bilaahi calayk aadbaay uqalqaldanyihiine
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Ereyada qofka wax Ka bedelay inkaari ha Ku dhacdo
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Wax buu Ka bedelay qoraalka
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.n.jaangow codka sahra axmed iyo a.mooge
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 жыл бұрын
Waa weheshada qarfiyo ay
@sacadahmed1622
@sacadahmed1622 2 жыл бұрын
Weheshada Qarfiyo Ay Weeye sxb
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Adeer meelo badan ayaad khaldaysaa lyrics-ka ee iska sax.
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Cajiib.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
BALWO LYRICS MAHAD SANIDIIN QAASANTAN SXBKEY FEYR OO DALABKEYGA IITIX GALIYAY HEESTAN ANIGAA KADALBADAY WEYNA IG AQBWLEEN MAHAD SANIDIIN
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 жыл бұрын
O aan qatoobayn waye maxni ka daalayn
@MuhammadIsmail-tw5zz
@MuhammadIsmail-tw5zz 3 жыл бұрын
Caaadimaaaha
@siidcumaraxmad4322
@siidcumaraxmad4322 2 жыл бұрын
Adigoon qamuumiyo qandho iyo bukaan qabin qoomaaya quudkana Ka qalooda aadmiga sida biciidka qudhaciyo weheshada qarfiyo ay saasaa wax loo qoralaa
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Suqaar baan ku cashaynayey markaan anoo caruura heestan maqlay...ilaa maanta markaan maqlo heestan, suqaarkiibaa ii dhadhama walahi!
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Ruwayadii laga daba dhacey bad jaceyl badanaa
@abdiyoow8374
@abdiyoow8374 4 жыл бұрын
Hadaanan khaldanayn laxanka waxaan rajaynayaa inuu Jaangoo lahaa.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Haa jaango ayaa leh Riwaayadii bad jaceyl badanaa erayadii maxamed aadan dacar markii hore Riwaayada Axmed n jaangow iyo sahra Axmed agtarada kowaad ahaa agtarada labaad bacalwaan iyo fanaanad kale lkn markii labaad ee la dhigay waxa kaalinta kowaad noqday Aun axmed mooge Axmed n Jaango oo ka maqnaa awgeed markaas bay Riwaayada heesaheedu hirgaleen berii hore Riwaayad kasta dhowr jeerc baa la dhigi jiray kolba gobol
@abdiyoow8374
@abdiyoow8374 4 жыл бұрын
@@Newheesocusub Mahadsanid mudane.
@suleimanumal7209
@suleimanumal7209 3 жыл бұрын
Waar Qoraalka Heesta Iska Saxa Waxaad Doontaan Hays Ka Soo Qorinee
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso dhamaantood
@maatrucking7180
@maatrucking7180 3 жыл бұрын
👍👍👍👍
@ahmedlove2036
@ahmedlove2036 3 жыл бұрын
waxaasa heeskaa ah beri ayaan dhgetsan jiray
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Sixid. Somali quudhsada ma. Aha waa adigoon qamuunyiyo qandho iyo bukaan qabin qoon maaya o hadana ka qalooda aadmiga. Yacni qandh. Kuma hayso nabar hoosta kaa damqanaya ama korka ka. Qolofaystay hoostana kaa damqanaya ood la xishoonayso ma jiro hadana dadkii gooni baad uga baxday jacayl dartii
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ku noqonmaayo waad saxdey sxb sare
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
Soomaali quudhsada adeer kaddaa maahee (Qoomaaya quudkana)hhhhhhh
@MuhammadIsmail-tw5zz
@MuhammadIsmail-tw5zz 3 жыл бұрын
Maxamud
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Sixid sida biciidka qudhaciyo weheshada qorfiyo ay weeye yacni dhul boholo ama qorfe ah iyo ayda ama. Kaynta ah e ciil ma aha biciidku ama ugaadhu hadiyo jeer meel dhirle ama boholo leh oo cilo qorfe lama degeen bay ku noolyihiin sidaa ula soco mahad sanidin
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 3 жыл бұрын
Eraga magool?
@inagulled9048
@inagulled9048 4 жыл бұрын
Wakuwaa heesihii xikmad iyo xaasad ba lahaa. Iminkana futo iyo naas wareegayaa na waalay🤣😂
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Cawa anigoo murqaamaya baan kula dhegaysanaya 😂
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Waar lyrics-ka iska saxa. Waad dadaasheen laakiin khaladaad baa ku jira. Aniga qudhaydu ma wada aqaan heestaan, laakiin miisaanka, qaafiyadda iyo ujeedka heesta ayaa laga garanayaa in laaxin ku jiro dhawr meelood.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Somali quudhsada Aaa 😂😂😂 Wallo Ereyadu Way Kaa Qaldan Yihiin (Qubahaynin Quudkana )Weeyaan Meesha Aad Ku Qortay Somali Quudhsada Qalbiga Ciil Meesha Aad Ku Qortayna Waa ( Weheshada Qarfiyo Ay )
@salmandaib6055
@salmandaib6055 3 жыл бұрын
adiga laftirkaagay kaa qaldantahy zxp waa soomaya quudkana🤣🤣
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Salman daib beenaale Heesta Ereyadeeda Waa Qaafiyada Xaragka (q) Kalmaduna Waa Qubahaynin Quudkana dhagooole Anaa Tahay
@salmandaib6055
@salmandaib6055 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 hhhhh abtiyo bal hayee kalmadaa QUBAHAYNIN noo macnee
@adamosman6424
@adamosman6424 3 жыл бұрын
@@salmandaib6055 taa kuma qabsan kartid waayo erayga ku xiga ayuu xarafka qaafiyaddu kujiraa (quudkana)
@siidcumaraxmad4322
@siidcumaraxmad4322 2 жыл бұрын
Qoomaayaa quudkuna weeye Macnaha cunaya quudkuna oo waxba kaa qasnayn
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 192 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
DeGDeG; Cadowgii Soomaliland Meel Walba Qaylo Dhaan Ayuu Udirtey..
18:26
Googaa media 24k
Рет қаралды 18 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 316 М.
Maxamed Mooge Liibaan Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "DIGAROGASHO"
10:24
Hees: Xamxamtii Habeenkii|| Digfeer|| Balwo Lyrics
8:10
Balwo Lyrics
Рет қаралды 163 М.
DHULKA WAA SOCDAA WAANA ,  DHAAFSANEE- AXMED MOOGE LIIBAAN
11:23
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 158 М.
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 379 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 492 М.
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Balwo Lyrics
Рет қаралды 386 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 172 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 8 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 222 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 98 МЛН