Axmed Mooge iyo Sahra Axmed "caashaqan isoo riday"

  Рет қаралды 165,734

Maaweelo

Maaweelo

11 жыл бұрын

:-)

Пікірлер: 46
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 5 жыл бұрын
Caashaqan isoo riday Aan ka reysta hawshee Sow ma raaco Kaan rabay Hayaay waa sahradaydii😘
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 Жыл бұрын
Axya hees wayo wayo xussuus baa geel lagu xera geeya.!! Axmed moge iyo sahara axmed sawt mcn bay lahayen Aun labdada denbigodana hadhafo aamiin
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 6 жыл бұрын
Allah haa u naxriisto qabriga haa nuur Ahmed mooge Liiban Ameen. Sahra Ahmed & Mohamed Adam Dacar caafimad & cibaad suban ban u rajanay
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
maryooley kolkey jaceyl beeshey abaar.colaad iyo xasardi dhamaysey,,, jacaylka hooyada jacaylka aabaha jacaylka xaaska waxaso dhan waxa isku fuuqsado, la degey Jaceylka Allaha Raxmanka ah subxaanubwatacaala"kuwa Alle sw rumeeyey baa ugu jacayl badan Lillaah"jacaylka baaqiga noqon waa kaase waqti ku lumiya.
@abdifatahhassan4988
@abdifatahhassan4988 7 жыл бұрын
aduun waa lab iyo dhadig cashaqa wacan allow wax qer qabo
@xafsamudan222
@xafsamudan222 5 жыл бұрын
saxiiix👌
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha m.a.dacar laxanka a.n.jaangow codka sahra axmed iyo a.mooge
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Erayadii maxamed Adan dacar ilaahay ha dhawro codadkii axmed moogeh ilaahay swt janadii ha ka waraabiyo oo how dambi dhaafo iyo Sahra axmed ilaahay caafimaad cimri dheer iyo dambi dhaaf iyada iyo dacarba ruwaayadii bad jacayl badanaa
@aliosman8418
@aliosman8418 6 жыл бұрын
asal hargeisa Riwaayadaas uu duuban majaajiladeedii dhamays tiran meel aan ka helo ma iga caawin kartaa?
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Axmed Nuur ku dar Eebbe ha u raxmee isna.
@nasriibrahim6797
@nasriibrahim6797 6 жыл бұрын
HEESO WAA KUWII HORE RAGNA WAAA RAGII HORE DUMARNA WAAA INTII CUNTADA UKARIN JIRTAY
@sarahadam8426
@sarahadam8426 8 жыл бұрын
thanks for posting this video, and I like the song.
@daauudmaxamuudmaxamed458
@daauudmaxamuudmaxamed458 3 жыл бұрын
Ala yarxamu
@sarahadam8426
@sarahadam8426 8 жыл бұрын
she has a great voice.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Ransiga Jalecada Ilma Ragax Kasiiya Waa erayga Ugu shilis ee hesta abwanku Ku farshaxan uga dhigay
@sarahadam8426
@sarahadam8426 8 жыл бұрын
I hope you very good luck with music sahar axmed.
@jamaalwarsame2931
@jamaalwarsame2931 8 жыл бұрын
Waah waah. Inaba caadi ma ahan. rubtii Waa laisudhiibdhiibay.
@muusemaxamed3193
@muusemaxamed3193 3 жыл бұрын
Ale hawnaxariiro labadoodaba aamiin aamiin
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
waa hees aad u macaan wahwah
@maamudahmed2729
@maamudahmed2729 2 жыл бұрын
Waa riwayadi dab jacayil badana Ereyadi Maxamed Adan dacar
@sarahadam8426
@sarahadam8426 8 жыл бұрын
it's very true love song.
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
Sarah Adam jaceel maa ku haayo abaayo jecel maa ka dhex guuxaayo
@jamaljamacalisoomaalilande2220
@jamaljamacalisoomaalilande2220 7 жыл бұрын
waayo waayo dadi waa dadki hore hadalna waa intuu yidhi
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@monamohamed60
@monamohamed60 10 жыл бұрын
wooow cod macaana ilahay ha ku naxariisto
@mohamudmohamud9793
@mohamudmohamud9793 7 жыл бұрын
rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 7 жыл бұрын
mohamud mohamud chhxs
@abdiali7666
@abdiali7666 4 жыл бұрын
Woow wa riwayadi mucjisada ahayd e bad jacayl badana heesa heedi
@abdulkadirhassanhussein5011
@abdulkadirhassanhussein5011 5 жыл бұрын
Wale hees waa heesihii hore dadna waa dadkii hore m.a Cod mcn Wale heestan markan dhagaysto jclaa baan dareemayaaa
@MohamedHassan-zc3cl
@MohamedHassan-zc3cl 8 жыл бұрын
Eshcalaaa fanaaniin midho music & codba allaa kariin waxaan yaabaa 30 sanno ee danbe maxaa tolow lagu heesi doonaa??
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
Mohamed Hassan sxp qaawanaan bay waxan danbe ku heesayaan ee fanku waa kii hore
@abdirizakmahamuud6863
@abdirizakmahamuud6863 4 жыл бұрын
mmm
@donsmileyali7263
@donsmileyali7263 8 жыл бұрын
Hey where the worlds
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad farah
@mohamedabdullahimaam9710
@mohamedabdullahimaam9710 5 жыл бұрын
Heestani Waxay ku soo Baxaysaa Ahel Caashaq
@sheekhdhuujac1331
@sheekhdhuujac1331 5 жыл бұрын
Heestaan wexey ku'jirtay riwaayadii bad jaceyl badanaa uu allifay mahamed aadan dacar laxanka macaana waxaa ku la'ray ahmed nuur jaangoow codadka macaanna waxaa kulu qeynaya janada allaha geeyee 2badaba wey dhinteen sahra ahmed jamac iyo ahmed mooge libaan
@nrx8684
@nrx8684 8 ай бұрын
Inferior complex eey qabaan kuwan bal yaa sahra axmed iyo axmed mooge ka qurxan?
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad faarax
@nrx8684
@nrx8684 8 ай бұрын
Somalidiina cadaanka iska dhigaayo fadlan maqaarka iska fiiqa wadamada cadaank u guura uga taga wadanka dadkeena rabo ineey African ahadaan, hees kasto oo somali ah waxaa kusoo dhagsataan maasawir cadaan features leh, hadaa rabtiin inaa cadaan noqotiin naga taga nooh 7:57
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyi sameynta erayada heesaha somaliga very good
@gureymohamed679
@gureymohamed679 4 жыл бұрын
Hoobalo mar la arag ah ayay ahaayene rabow u naxariiso
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad faarax
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad faarax
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad faarax
@mahada2682
@mahada2682 5 жыл бұрын
mahad faarax
HASAN AADAN "QORAXDOO AROORTII"
8:39
Maaweelo
Рет қаралды 432 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 20 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 164 М.
Hadii Aad Gardiid Tahay
10:33
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 2,8 М.
caashaqa isoo riday - sahra axmed iyo fuaad cumar  hees cusub
8:46
webka heesta
Рет қаралды 15 М.
Jamasho || Axmed Mooge Liibaan & Sahra A. Jaamac || HD +Lyrics
7:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 588 М.
Axmed mooge & Sahra Axmed
7:11
Maaweelo
Рет қаралды 17 М.
Sahra Axmed iyo Axmed Mooge Gabal Dhacay
9:56
Mubarak Maydhane
Рет қаралды 45 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "CAASHAQA I SOO RIDAY"
8:25
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii:- Sow Taan Ahaan Jirey
6:45
Hal Abuur channel
Рет қаралды 6 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,1 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,7 МЛН