badu inay madow dahay | badu inay madow dahay lyrics | batalaale hees axmed cali cigaal batalaale

  Рет қаралды 25,242

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

Heesta: Batalaale
Erayada: Cabdi Cali Wayd
Luuqda: Axmed Cali Cigaal
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Baddu inay madowdahay
Biyo tahay ma moogtahay ?
Boodhariba caashaqu
Batallaale inuu dhigo
La soo booqdo ma ogtahay ?
Anna inaan riyada baas
Bartamaha habeenkii
Barkimada ku moodoon
Beerka saaro ma ogtahay ?
Beerka saroo ooo ma ogtahay
Beerka saarayee beerka saarayee
Adaan aawga beerka saaraa
*****************************
Inaan Sida ban joog cawl
Baadiyoobay ma ogtahay ?
Badankayga waayahaan
Kalgacayl bariidsaday
Cakuye inuu buuxo ma ogtahay ?
Intaan soo baruurogo
Inaan baallahaygiyo
Kaa baaro gogoshoon
Boholyoobay ma ogtahay ?
Boholyabeey ma ogtahay ?
Boholyabe boholyoobay
#dhugmaal_lyrics #cigaal

Пікірлер: 7
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 106 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 804 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 103 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН