Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "

  Рет қаралды 161,340

baidoanews

baidoanews

11 жыл бұрын

waa hees xigmad iyo aragti dheer leh oo ku fadhida qiimo weyn, taabaneeysana qoysaska soomlida, hadii aad si fiican u dhuuxdaan waa dareemi kartaan ee dhageysi wacan. waxaa inoo qaadeeysa fanaanada qaaliga ah ee maryan sheekh nuur maryan ruun. ila dhageeysta idunkana.

Пікірлер: 58
@AishaCanod43
@AishaCanod43 2 ай бұрын
Inta tiktok kasoo raacday like iiisaara
@Tuuneey.yriseyy4545
@Tuuneey.yriseyy4545 2 ай бұрын
Same😢
@user-er3gu3td8f
@user-er3gu3td8f 2 ай бұрын
Same 😊
@sadianor8069
@sadianor8069 2 ай бұрын
Marxalada aan ku jiro waaye waliba bahdil baa la iigu daray iyo in fariimaheyga la aqristo laga so jwbi waayo wicitaankeyga mobile la iga fiirsaday 😢 maalin waa ka bixi inshallah💔
@yaskahersi3515
@yaskahersi3515 Ай бұрын
Dhibka laguma waaroo dhaxal looma yeesho waa laga dhamataa insha allah wan ka bxi donaa 💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@damalaboodimediapro8333
@damalaboodimediapro8333 6 ай бұрын
Markii ugu horeysay een maryan Sheekh nour dhagaysto 2018 cmentigayga hadaad aragto fadlan lake ii saar
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 жыл бұрын
Fanaanimo saan ha ahaato ama ha iska dhimato.Hees macaan xigmad, murti, deganaansho, wax kasta wey ku dhan yihiin❤️
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 22 сағат бұрын
Ya RabE towbE Shankarooney familyyy lagufarxeeeey soo imaw soo dhawoow badanbadan jano
@yusufjama8819
@yusufjama8819 Жыл бұрын
Asc maryan waan ku salaamayaa marka hore ma labaad nice song nice music 🎶 thanks maryan best yusuf jama Birmingham UK 🇬🇧
@maishahaji4892
@maishahaji4892 8 жыл бұрын
waxan dono mabahelo waxan dido ima gefo waxan dorto maba garan. taas dad badan ayey ku dhacday Maryan run good job
@abdirahim8069
@abdirahim8069 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw maasha aallh xidigta fanka maryan shiikh nuur maryan bilan from raageceele caadi maaha codkaga fanaanada dadyar ee swiizarland viva maryan bilan
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 2 ай бұрын
Ax Alla beerka heestu way idamaqday 😢😢😢
@yusufjama8819
@yusufjama8819 3 жыл бұрын
Asc maryan ruun ciid mubarak marka hore waan ku salaamayaa mar labaad nice song nice music 🎶 thanks ☺️ maryan best yusuf jama uk birmingham
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc maryan ruun waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks maryan ruun best Yusuf jama UK Birmingham
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc maryan ruun waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks you are lacant thanks maryan best Yusuf jama UK Birmingham
@fatimamohamed2932
@fatimamohamed2932 5 жыл бұрын
Masha allaah walee inaa hawiye dhalat tahay
@doualehosman1390
@doualehosman1390 6 жыл бұрын
qurux badana mashaallah codkuna macaana barakalah maryan ruun
@falisabdi3206
@falisabdi3206 4 жыл бұрын
Axsan. Fanaaan. Walahi. Black beautifule. 😘😘
@fanaxshafici4714
@fanaxshafici4714 4 жыл бұрын
Wow aad iyo aad ayay u codmacan tahay alaha daye
@zakariyemohamed4227
@zakariyemohamed4227 11 жыл бұрын
My Aunt is a Very beautiful singer mashallah.
@aweysa.1422
@aweysa.1422 11 жыл бұрын
a,s,c, salaan kadib hadaan fikir keyga ka, hadlo danyare jacayl magaaro taajirna jacayl magaaro dhexdhexaad na sidoo kale xalku wuxuu noqday daneysi wehel hel illmo hella . wuu guursaday ama wey guursatay taasna guri kuma dhismo . hoowsha intaadan galin ka fakar hadii kale waxaad noqonay saan (tusbax go,ay) oo kale soomaali yeey bye
@zahruujiabdilise210
@zahruujiabdilise210 5 жыл бұрын
Walaasheyi Maryan ruun love you Abaayo meel baan kuso wada korneyi heesta Anigeyi igu socota 😰😰😰😰
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 5 жыл бұрын
Xaqiiq waad isku egtihiin wlo nolada walashaa wey cod macantahay
@guledabshir2916
@guledabshir2916 4 жыл бұрын
Ruunti ma adhigey kugusocota abayo😭
@ilhaanlakimediainc5806
@ilhaanlakimediainc5806 4 жыл бұрын
Very Sad 😢😢😢😢
@TheAdoonAlle
@TheAdoonAlle 4 жыл бұрын
Zahruuji Abdi Lise 😢😢
@hamdaahmed8975
@hamdaahmed8975 5 жыл бұрын
Mxaa tayda duudsiyey 8/6/2019 👍
@fadhiakader9037
@fadhiakader9037 7 жыл бұрын
maansha allah maansha allah
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz 2 ай бұрын
❤😢
@burhaanOsmaan
@burhaanOsmaan Ай бұрын
Abaayo qisada waxay ku dhacday gabar reer bosaso ah " puntland Somalia " oo 2013 lagu qasbay okay wayn oo 60 jir ah oo maraykan degan oo lacag leh, family ga si ay lacagtaas u cunaan Bay gabarta ninka ugu dareen lkn wax yar isagoo qaba buu dhintay ka dibna gabartii meel ay u caymato Bay wayday, sheekada waxa qoray oo dhamaystiran professor siciid saalax axmed oo reer somaliland ah sorry 💔💔💔
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz Ай бұрын
Haaa grty hy walalo
@burhaanOsmaan
@burhaanOsmaan Ай бұрын
@@SaynabSaynabshucayb-um3yz hye wll xge jogta adi wll
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz Ай бұрын
Ani waxa joga Adis Ababa walalo
@wariskhalif6070
@wariskhalif6070 2 жыл бұрын
2021 hadaad sogasho like Saar Amin careb
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Heestan waayo ayey ii ahayd xasus gaara 2014 12 weli waan dhagaystaaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Wow mashllah fanand sowd haaysa hore😍👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 usoco
@zuhaira26
@zuhaira26 3 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍
@quluudbintuxasan5390
@quluudbintuxasan5390 14 күн бұрын
Heestan waxay kahadlayso dhabtii waani 7sano ayaaan marwo ahay bahdil iyo rafaad ayaanku noolahay 1ilmo ayaan uhaya daryeelna kamaysto xataa ima soowoco inan hadan wacana igama qabto ilmihiisa xataa iguma ixtiraamo lkn ma aQaani ani wax iga si ah nimaan idanay nayn oo aaan wax masruufa xataa aan igu gar gaarayn aniga bas ayaa ladaala dhacaya ilmayga noloshaydee hadana wali waan jeclahay😢 dadku waxay igu xantaan aqas nin dacay ayay kuwaalatay jacayl mahayee waa doqon😢lkn mar waxan isdhahaa Qushi aduunku waa 2bari khushigiisa ilmahaaga ninkale hawla tagine kan uun samir plz iiso duceeya dhibka ihaysta in raxmaanku farxad iigu badalo asigana xakh baan kuleehay alle haysoo jeediyo waxyar maaha inta aan usabraayo wllhi waa dhar sano 😢😢😢
@kwarsamee7426
@kwarsamee7426 11 жыл бұрын
waxay leedahay cod aad u deggan oo in la dhegeysto ku fiican (Y)
@maishahaji4892
@maishahaji4892 8 жыл бұрын
mazha allah maryaney inolow
@nasteehoabdirzakmohamoud
@nasteehoabdirzakmohamoud 2 ай бұрын
Waxan doono maba helo waxan diido ima gafo waxan doorto maba garan 😢❤😢😢😢😢 darajada galgacaladu dadka mow godboonyahay 😢danyaruhu ma gaaro jacayl 😢taajirna jacayl ma helo 😂
@haniabdi1114
@haniabdi1114 11 жыл бұрын
mashala waxna kagah heley color kagah sidaa aad uguh qanacsantahay jir ooo joog so cool baah tahay
@rashid1234ist
@rashid1234ist 4 жыл бұрын
waxaan u malaynayaa inheestanni gabadha ay khusayso si gaarah
@sheeqnuurbatalaale4946
@sheeqnuurbatalaale4946 2 жыл бұрын
Maryan ruun masha Allaah
@sdaaqawws8286
@sdaaqawws8286 7 жыл бұрын
waaw
@farhiaabdisaid3456
@farhiaabdisaid3456 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw
@wetop28
@wetop28 11 жыл бұрын
wa fcantahay hesta wwwwaaaaaaaaawww heso yal kele aku sugina
@fatimamohamed2932
@fatimamohamed2932 5 жыл бұрын
Waaaaw
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 3 жыл бұрын
Ax ax jacayloow 😥😥😥😥
@zahruujiabdilise210
@zahruujiabdilise210 5 жыл бұрын
Waxan doono maba helo waxan diido ima gafo waxan drorto maba garan
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 7 жыл бұрын
that is my song great fannaanada . .
@abdifatahaynab7253
@abdifatahaynab7253 5 жыл бұрын
Maryan Ruun fanaanad qaran oo aad u cod macaan
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 4 жыл бұрын
gabadhan cod ancadi aheen ayey ledahay Danyaruhu magara maxa teyda duudsiyay
@user-xz4uu8nx4l
@user-xz4uu8nx4l 2 ай бұрын
Waxan dorto maba helo
@samatomohed9645
@samatomohed9645 5 жыл бұрын
Qoyska Darti ban la dakamayayo dadabti ku nolow gabadh lagu dulman ahay Ma waxay igu jeeda nin ban jeclahy nin uu iqaba plz I sheeg Sidaani dhaqan xumaabe
@idmanidil3177
@idmanidil3177 4 жыл бұрын
Asxapta iga dambeyso adoon subscrub isaarin haka bixn danbi dhaaf allaha ku siiyee walaal
@ferdose100
@ferdose100 6 жыл бұрын
ax kama dhargo heestaan waana ku qabooba markan dhageysa oo niyadan ku dhista whi ax qofka aad jeclayd oo kaa taga waa cadaab aduun ax
@idmanidil3177
@idmanidil3177 4 жыл бұрын
Subcrub ku saray hees kan iso dir
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 697 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 19 МЛН
Heestii warlalis iyo codkii  hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 259 М.
Heesta Arrimin codka Maryan Ruun 2019
5:41
PUNTLAND TV
Рет қаралды 155 М.
MARYAN RUUN IYO HEESTII Damac SWITZERLAND
5:32
baidoanews
Рет қаралды 80 М.
Daa'uud Xanfar Heesta | Maryaneey | Astaan Music Heello 2020
6:52
Astaan Music
Рет қаралды 120 М.
MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016
5:34
SomaliSwiss
Рет қаралды 936 М.
Heestii warlalis iyo maryan ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 177 М.
Maryan Ruun (Heesti Doonimeno)
4:35
hassan hussein
Рет қаралды 231 М.
Hees Cusub Maryan Ruun  Jowharay Ma Nabadbaa
5:58
M.Fowsi
Рет қаралды 18 М.
Abdiqadir juba {anigu wali sidii ban} calaf lyrcis
8:09
Simba Studio
Рет қаралды 2,1 МЛН
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,9 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 3,1 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,2 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 10 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 91 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,3 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 569 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 892 М.