Heestii Wasran Iyo Codkii Halaasiga Ahaa Maryan Sheekh Nuur " Maryan Ruun " Switzerland

  Рет қаралды 458,665

baidoanews

baidoanews

11 жыл бұрын

Heestaan Waxaa Dib U Qaadey Fananada Caanka ah ee Maryan Sheekh Nuur Maryan Ruun oo kunool wadanka Switzerland, Maryan waxay kamid aheyd Fanaaniintii Wasaarada Waxbarashada & Barbaarita .

Пікірлер: 127
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 7 жыл бұрын
I am in love with gabadhan. she is one in a million. waxkastay igaga gadantahay. bal eega qurux,cod,akhlaaq,masraxiyad dagan, xitaa qamuunsigeeda xishoodku ku ladhan yahay. War waxaaba ku qabanaysa tan yar yaa mar qudha iskaba cantuuga haba kaa raacdee. Maryan Ruun jir oo joog. waa gabar fanka kusoo ababiyay ooy reermagaalnimo weyn ay ka muuqato.
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Waar gabadha Soomaaliyeed ha illaysn. Rag kula mid ah ayaa dhalay. Indhaha aha la jeedi.
@abdisiyadabdulahi8817
@abdisiyadabdulahi8817 2 жыл бұрын
Quruxda fanaanada iyo heesta wax la siisan karo ma jiraan
@abaasahmed7339
@abaasahmed7339 2 жыл бұрын
Xasus Aamina feer 🎤
@yusufomar6021
@yusufomar6021 3 жыл бұрын
I enjoyed listening the song you sing it well thank you.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
My qeen🇸🇴🇸🇴❤❤
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 4 жыл бұрын
Marn sheeq nuur Maryan yareey walaashay Meelkuwada kornay
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 2 жыл бұрын
Masha allah
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 3 ай бұрын
Waa hoboladdii weeyneeyd Maryan Ruun
@xuseenabuukar5877
@xuseenabuukar5877 4 жыл бұрын
laxankii AHUN Rashiid Bulo Ibrahim waa hees aad qiimo badan oo masawir cajaab'ibleh bixineeso waxena kamid tahay heesaha hobolada Waaberi kuwooda aad ka loga tarikheeyo gaar ahaan marka laga hadlaayo laxamada heesaha
@abdiwarsame8310
@abdiwarsame8310 Жыл бұрын
Wow waa hees aad u fiican
@abdikaafi9641
@abdikaafi9641 6 жыл бұрын
Maryan ruun medebkeda Waa asal cod keeda Waa cajiib Gabar iska faraxsan aan laheli Karin
@abdirisaaqa1686
@abdirisaaqa1686 11 жыл бұрын
Marayan waan ku salaam . Farsamad & codaku waa okeeya
@samriinaabdi6083
@samriinaabdi6083 6 жыл бұрын
Heestan waan jecelhy mar wlba waan dhegesta waayo xasuuus kara ayay ilee tahay😍😍😍😍😍
@anabaliomar2984
@anabaliomar2984 5 жыл бұрын
Masha allah wey ka baxsatay
@IsmailFarahAbdulaahiMacquul
@IsmailFarahAbdulaahiMacquul 8 жыл бұрын
xasuustii Aamino Feyr
@khadarhaibe9278
@khadarhaibe9278 4 жыл бұрын
Heesta Amina feayr original ka ah xagee ka ka heli Karaa bro, 7 Sano aan raadinayaa, heestan
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 4 жыл бұрын
@@khadarhaibe9278 , bal hadde KZbin-ka kaga baadh: war san iyo weedh san. Aammina Fayr
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Cod keeda aad ban u jeclahay
@abdikadir1855
@abdikadir1855 4 жыл бұрын
Waaw warsan iyo weedhsan ❤👌
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Sweet Version ,Thanks Maryan
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
osman lugayare Waa copy iyada malahan amina feer aun ayaa heesta lahayd. kzbin.info/www/bejne/bKCvkGitr5ilkJY
@mohammedsheikh2445
@mohammedsheikh2445 2 жыл бұрын
@@daruurcuratay1969 .
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 2 жыл бұрын
Warsan iyo weersan isowceey ❤🎁
@mohamedadle2896
@mohamedadle2896 7 жыл бұрын
waaaw cadi mahan
@broskits8936
@broskits8936 2 жыл бұрын
Walahay waxan dhegaysan jiray aniga OO jooga India jacayl 💖 ayaa I hayey wiilkii aan jeclana meel fog ayuu IGA maqnaa
@AbooweCR
@AbooweCR 10 жыл бұрын
@ the waiting 22..... Bilaahi Anna waan kula ooyay......
@faisaaden5718
@faisaaden5718 9 жыл бұрын
Asww. sawirkaan markaan arkey waan ooyey dhowr sababood dartood. waxaan xusuustey noloshii farxada laheyd ee aan ku soo korney iyo sidaad u ahey fariid danteed taqaana oo faceeda ka horeysa, iyo sidaan uga xumahay inaad codkaagan macaan ugu kadsoomeyso. Fariidnimadaada yeyna isku bedelin qasaare walaasheydiiyeey
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
Faisa Aden Masha.allaah allha noo xafido maryan ruun
@liibananjalo9495
@liibananjalo9495 7 жыл бұрын
Hadaan saanbo loo heeseenin Ama loo tumeeynin deriska hakaa hurdaano fadlan
@qadraaxmadsandhere2511
@qadraaxmadsandhere2511 4 жыл бұрын
Waa sidaa cod aa kudhamaday ruun musigadana wey shidantahay ereyada sidoo kale aniga un leyka qorayba mooda hawaro jeceylka waan aaminsanahay❤❤❤❤
@samdaaxmed7348
@samdaaxmed7348 3 жыл бұрын
Waaw
@jamacmaryaa3435
@jamacmaryaa3435 6 жыл бұрын
Nice song' taxi to uploaded
@ozmandembele505
@ozmandembele505 Ай бұрын
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
Waah waah
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Maryan she look like ayan hefsi the athiest ladie her voice is very sweet
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Ayaan hersi maahooo
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Ayan hirsi ma tii casaanka matashay 😂 😂
@mohafarah2382
@mohafarah2382 7 жыл бұрын
gabadha sheekhb baaba dhalay xagey kamartey aabaheed
@halimaali9786
@halimaali9786 5 жыл бұрын
Waaw walaahay waxaan soo xasuustey waqtigii kuleejada afgoye iyo heesihii kacaanka
@nasermohamoud9797
@nasermohamoud9797 4 жыл бұрын
Haaheey Esh cla hees
@reinswayz
@reinswayz 6 жыл бұрын
Nice song
@ayaanelmi8571
@ayaanelmi8571 11 жыл бұрын
masha Aallah cod wacan, iyo smile qurxoon
@studiokarama
@studiokarama 11 жыл бұрын
nice voice waan ku so dhowenaynaa best music
@nuurgeedi2667
@nuurgeedi2667 8 жыл бұрын
Maryan cadawga hajabo fanaanad qaali ah ayaa tahay
@ahmedciise166
@ahmedciise166 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk ha walahi waxay u egathaya ayan xirsi dulooday
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 жыл бұрын
Maasha allah wadnahaa ❤️ I xanuuney waaw ❤️ 😘😘😘
@Aadam1948
@Aadam1948 10 ай бұрын
Warsan Iyo weedhsan
@abdallaaflow7857
@abdallaaflow7857 5 жыл бұрын
qoftaan midabkeedu wa MA's ciideed
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan qoftaan
@nastehoalimohamed1397
@nastehoalimohamed1397 7 жыл бұрын
aswaaw
@onotani7117
@onotani7117 4 жыл бұрын
Marsh,mirsal
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 6 жыл бұрын
Ala yaa raxmo heestii amino feer iyo cotka macaa maryan ruun bilan waa kabaxsatay
@libangooye5364
@libangooye5364 4 жыл бұрын
Love this
@khalidkumaraabdishakur2984
@khalidkumaraabdishakur2984 7 жыл бұрын
Cadimaaha ruun
@xamdijaamac6090
@xamdijaamac6090 4 жыл бұрын
Afkada cano lagu qabey mamo
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 3 жыл бұрын
Heesta waa la kharibay
@abdifatahali7701
@abdifatahali7701 9 жыл бұрын
Abaayo heesaha iska dhaaf alle u soo noqo Waqtigaaga ka faa iideeso
@jamacmaryaa3435
@jamacmaryaa3435 4 жыл бұрын
Fuck of you fucking al shabaab
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Ani waxan la yabanahay maryan waxa ey ka mid aheed koxdii iftin ama hoyga aqoonta lkn hesa hedii hore lama arko Cadey ali iyo maryan ali mudey kuwas waa la rkaa lkn ayada lama arko hesahedii hore
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 5 жыл бұрын
hees jirto
@kamalali6938
@kamalali6938 10 жыл бұрын
inaba caadi mahan, waa hees macaan miro macaan cod macaan gabar macaan waa arin wada macaan lol.
@ahmedmahamed9095
@ahmedmahamed9095 8 жыл бұрын
warsan vs weedhsan Run ahaantii kama xiiso dhigo heestan sibaan ugu nuglahay
@aralle100
@aralle100 11 жыл бұрын
Waa ok
@wadanigadhabtaa4480
@wadanigadhabtaa4480 7 жыл бұрын
aad ayeey uscod macaan tahay fananadaan
@nuurgeedi2667
@nuurgeedi2667 7 жыл бұрын
Mahadsanid maryan afkaaga caano lagu qabay
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 7 жыл бұрын
kan piano wuu iska tuma lee wali sifican uma yaqaan music giisa dhan waa isku egyihiin
@mussaahmed2709
@mussaahmed2709 4 жыл бұрын
مريم شيخ نور
@abdimohammed5599
@abdimohammed5599 6 жыл бұрын
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww cot iyo hees macaan xasuus maryan sheekh noolaaw cadeey
@caydaruusxasan2232
@caydaruusxasan2232 4 жыл бұрын
Laxankii Rashiid Bullo Aun
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
ayaan xirsi u eeka gabdhu
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
Sara Hussein wlhi ana yabana hada ti galadi umalenaye hal sac iswedinaye 😂😂😂
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
Sara Hussein k kkkkkk aadoo weyn
@diiryemohamedahmed5777
@diiryemohamedahmed5777 7 жыл бұрын
Warsa iyo warsa
@ahmedadan3478
@ahmedadan3478 4 жыл бұрын
Ww waxaas ayaa hees ah Maryaan ruun noloow afkaga caano lagu qaway
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Waa heestii fanaanadii codka dahabiga laheyd Aamina Feyr Xuseen. gabadhani waa copy weyna soo dhoweysay heesta.
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 жыл бұрын
abow afkiina ku heesa heesihi wa kharibteene
@guleet75
@guleet75 4 жыл бұрын
Ayan Hersi ?!?
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 жыл бұрын
They look alike kkkkkkk
@abdinurismailanshurismacil8777
@abdinurismailanshurismacil8777 10 жыл бұрын
yaa salaaam.
@abdinurismailanshurismacil8777
@abdinurismailanshurismacil8777 9 жыл бұрын
waxay ii tahay nostaligiya
@midnimo143
@midnimo143 Ай бұрын
Warsan iyo weersan isowace can kusugaa ,05,21,2024
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 жыл бұрын
yaab abaayo la baxaday bilan iyo ruun bloody copy cat
@hanadsiciid1672
@hanadsiciid1672 6 жыл бұрын
Asal Hawiye
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 жыл бұрын
War san iyo weedh san maaha weer san
@nastehoalimohamed1397
@nastehoalimohamed1397 7 жыл бұрын
h
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
allah gabadhi u eega , naagti galowday ayaan xirsi ali . matana ba la modaa
@kasarawed4322
@kasarawed4322 7 жыл бұрын
waa runtaaa dhowr qof oo leh baan arkay
@tjnobleman9568
@tjnobleman9568 10 жыл бұрын
Ma Moodaa in ay u egtahay, tii ayaandarada lahayd ee nebigeenii khayru-qalqiga ahaa-- ee lacag iyo Gaalo Jacayl kaga dooratay Ilaahay, taas kulama Masaalo, balse adaa ka nuur badan..... I, also waving to Warsan Iyo Weersan ( and I don't have idea who and what is Weersan, I know Warsan !!!! Lol
@mohamoudhassan7500
@mohamoudhassan7500 8 жыл бұрын
+Tj Nobleman Weersan, weer (weedh) af ingiriisigawaa sentence. Marka labada eray la isku lifaaqo sida weersan afka igiriisiga waa good sentence or objective sentence. Af soomaaligu w af hodan ah. I am proud to be native somali speaker.
@zimannur6943
@zimannur6943 6 жыл бұрын
Tj Nobleman hahaha whi aniba waan mooday marka arkay
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@adenunknown3088
@adenunknown3088 6 жыл бұрын
tj walee anba markan arkey ayadi ban moodey waaba mataano
@alifarah7405
@alifarah7405 5 жыл бұрын
What a shit and drunk man you are?
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 6 жыл бұрын
Wajiyo xun oo dhan Aamina Feyr miyeey gaari karaa, maya.
@ceeblamahamuud708
@ceeblamahamuud708 6 жыл бұрын
Reer gamagasho gabadhaan aneey ii egtahay
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
Waad qurux badantahay markas masha allah 😍 gabdho an libinta isku ogolano ana og waxba iskuma qurne
@yousufahmed1351
@yousufahmed1351 5 жыл бұрын
Heesta xuquuqdeda suga o sheega
@maxamedkarre8075
@maxamedkarre8075 5 жыл бұрын
Side Laxanka heesta loo saaray wa cajiib Rashiid Baluu alle hawnaxariste ayaa saaray
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
JANAGALE Real Waa copy orginal waxaa lahayd Amino feer. kzbin.info/www/bejne/bKCvkGitr5ilkJY
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 8 жыл бұрын
maryan ruun aad buu cod kaagu io cajabiyey laakiin qaad heeso aad leedahay ha ku dayan kuwa shaqada ka dhigtay heeso fanaaniin kale leeyihiin
@caanooleblack179
@caanooleblack179 8 жыл бұрын
sanada han Ragg ( daacatu inisaa)baa soo batay , Ragaasna waa ragga balwadaha isticmaalo. dumarkan maba garanaayaan
@abdallahosman5823
@abdallahosman5823 7 жыл бұрын
yaab abaayo la baxaday bilan iyo ruun bloody copy cat brain less ppl
@tjnobleman9568
@tjnobleman9568 10 жыл бұрын
May, Maya... !!!!!! Ma SaqraanSaneeyn, Soow Lagama Yaabo In Adigu Si Wax Kaa Yihiin... Su'aashaada Waxaa AY Gogosheedii Ka Go'an Inaad Ma Gudbe Tahay.... Maad Garan Ma gudbuhu Halka Marinkiisu Ka Biloowday IYO Halka uu Ku Dhamaan?
@axmedali5381
@axmedali5381 9 жыл бұрын
Nice song
@anabmohmed1014
@anabmohmed1014 9 жыл бұрын
maryan ruun intee ku dhalateyi ama ku korteyi bal wax naga ogeyisiya
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
Qabiil keed iska dheh sas ad radinosaye?!!!!🤣🤣🤣🤣somali iyo qabiil maxa kala heesto 👊👊👊
@jamacmaryaa3435
@jamacmaryaa3435 4 жыл бұрын
Get fcuk are here, who care's intee ku dhalatay you fucking virus
@sadohm
@sadohm 10 жыл бұрын
Not as good as the original
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 8 жыл бұрын
magool hargeisa ayey ka soo baxday hooyga fanka iyadoo asalna ku barbaartay gaalkacyo xamar kama soo bixin nin baa halkan ku soo qoray xamar bay ka soo baxday xamar waxay tagtay iyadoo magaca magool sidata ee hargeysa looga bixiyey dhawr iyo lixdankii
@somaiilywarkdegcade5486
@somaiilywarkdegcade5486 3 жыл бұрын
somaiiaLy 🇸🇴
@biyacaddechannal3041
@biyacaddechannal3041 4 жыл бұрын
Hestaan markii igu horeysan oo an maqlo sooraan ban ka maqlay inuu asi qaaday ban mooday😂
@museali8972
@museali8972 4 жыл бұрын
LIIBAAN DHAL FANAAN HA LEYSKA DHAAFO HEESAHA HADAAN SIDAAN LOO HEESEEN USTAAD BASHIIR TEEMBADAN CAADI MAAHA
@aayeh64
@aayeh64 5 жыл бұрын
Hadaad carrab la’dahay heesaha qaar lama qaado way ku tumatay heestii qiimaha lahayd Waamaxay (weer san) weer waxaa la yidhaa xaydaabka ay dumarku xidhaan marka war naxdinleh la shaa wariyo kalmaduse waa(weedh san)
@aliosman1722
@aliosman1722 5 жыл бұрын
Runtii maryan sheekh nuur fanaaniinta hada soo baxay iyada ayaa ugu sareysa
@abubakarmaxamuud1693
@abubakarmaxamuud1693 4 жыл бұрын
Weer wa lahjad sxb wedhna wa lahjad wa sida qoor iyo qoodh
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
Waryaa weer iyo weedh noo kala micnee
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
Heesta Amino feer ayaa iska leh gabadhan copy ayay ku qaadaysaa. kzbin.info/www/bejne/bKCvkGitr5ilkJY
@husseinshine7984
@husseinshine7984 5 жыл бұрын
Diidnay.......YOU Are AIPC Israeli Agent.......Buster YOU........Go DOWN AYAAN..... VIVA ILHAN OMAR.......REAL MUSLIM WOMAN........SHAMUUTO Ayaan
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 жыл бұрын
Waryaa qurunyahow aqoon uma lihid gabadha ee huuradaad ka leexi uf uf uf uf uf uf uf
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 жыл бұрын
fanaanaadii laheed heesta ee aamina feer maagaarayso ayadoo codkeeda loo qur qurxiyey oo music casri ah loo saaray iska naso heesa aad leedahay iska sameyso
@raahoosman1351
@raahoosman1351 9 жыл бұрын
hees eeysan laheen lasoo af dheerthay
@nastehoalimohamed1397
@nastehoalimohamed1397 7 жыл бұрын
aswaaw
@nastehoalimohamed1397
@nastehoalimohamed1397 7 жыл бұрын
h
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 жыл бұрын
hees jirto
MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016
5:34
SomaliSwiss
Рет қаралды 939 М.
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 66 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 72 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,7 МЛН
Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.
6:01
HEES CUSUB OO AROOS AH IYO CODKII HALAASIGA AHAA MARYAN RUUN 2020
5:29
MARYAN RUUN IYO HEESTII Damac SWITZERLAND
5:32
baidoanews
Рет қаралды 80 М.
Daawo abwaan sooraan oo si Cajiiba Codkiisa ugu qaadaya Hees aad U macaan
4:26
cabdi germany channel
Рет қаралды 141 М.
Nimco dareen Heesta Warsan Xusustii Binti Cumar Gacal Qaraam
7:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 56 М.
Alif Lakordhabeey   Hees Wadani Maryan Muudeey
5:24
Mohamed Hassan Nor
Рет қаралды 171 М.
Heesta Warsan - Codka Hibo Samriye
9:13
Astaan
Рет қаралды 20 М.
Heesta SEYRUUQ Maryan Ruun
5:31
KFA Media
Рет қаралды 43 М.
Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018
5:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 705 М.
Heestii warlalis iyo codkii  hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 262 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 113 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН