Magool - Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree

  Рет қаралды 93,455

Hirad Channel

Hirad Channel

Күн бұрын

Xalimo Khaliif Magool - Heesteedii dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree oo ah ORIGINAL Music

Пікірлер: 58
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 10 ай бұрын
Heeskan waa kii dhaba jaceylka ereyadu waa abwaankii abwaanada xuseen aw faarax dubadd jumbukhtani, laxanku waa ismaaciil cabdi Gari ahun , codku waa boqoradii codka Magool allaha janeeyee ,heeskani waxay kamid tahay heesaha aan ku culo laabtayda jceylku la dersay.❤😢
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Xuseen Aw-faarax dubad AHUN oo ahaa abwaankii alifay heestan waxaana uu u sameeyay xaaskiisa oo la yidhaa faadumo amaano taas oo hada ku nool caro maraykan
@nuuracumar1371
@nuuracumar1371 Жыл бұрын
Boqoradi codka alle ha u naxariisto magool mnta 14/7/2023
@alisaid2008
@alisaid2008 3 ай бұрын
Mirihii xuseen ow faarax laxankii ismaacil yare codka xaliimo khaliif magool
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi Жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto janadiisana haka waraabiyo maama magool.
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Cuudkaa laba dhacaya ee aad moodo madaafiic waxaa tumaya ustaadkii, mufakirkii mucallimkii muusigada cuudka ee mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN Soomaaliyeey ninkaa qiimihiisa maynu garan waynay intuu noolaa waa ninka kaliya ee wax kabadaley qaab tumista cuudka soomaalida lana waayey cid sidiisa utunta xataa xudaydi ayaa gacanta ka taagtay oo yidhi jiim cuudka ma tumee wuu garaacaa yacnii wuu edbiyaa . Jiim isagoo mar la wareysanayo ayuu yidhi anigu cuudka cidii iigu timaada ayay godkiisa biyo ugu soo galeen.balse soomaalidu kooda hormuudkaa mataqaano. wllahi waan ka xumay allow jiim unaxariiso
@AidarouzMaxamed
@AidarouzMaxamed 4 ай бұрын
1/06/2024 bilawga bil cusub 💜 My Fav song 🤩 Salaan gaar ah boqoradayda. najma Maxamuud xasan xaashi waa shakhsiyada ugu dhow noloshayda runtii aadyo aad bay ii jecalhy alle hay dayee😢❤ Waxa rajaynayaa sida dardaaranka heesta an kala baxay inan noqono kuwii dhinaca isa saara ee xididada jacaylkayaguna aaad u adkaadan wan jeclahay lajirkeeda iyo agjoogeeda wan ku dagaa wanan ku nastaa wan kuu xiisay isoo dheree nololey🥹 Alle haysku keen simo hayna ilaaliyo cimri dheer iyo nolol qurux badan hayna siiyo halkii aynu jecalnahay haynagu nooleeyo waxan rajaynayaa inshallah in yaduna ay ii noqon doonto sida an rabo ana inta an nolahay iyo maalmahayga aduunkaba an odhan doono haakah❤😢😢
@yahyehussein
@yahyehussein 3 жыл бұрын
*fadlan halo duceeyo faananada heestan so qaaday Mgool in uu allah u naxaristo*
@nimcaanadan4648
@nimcaanadan4648 3 жыл бұрын
Eebe naxariistii jano haka waraabiyo magool cali khaliif
@AhmedAli-om4bl
@AhmedAli-om4bl 11 ай бұрын
Taariikhdu waa 25/10/23 saacaduna tahay 02:50 Goobtu Koblenz Germany Waxaan dareemay in aan jaceelkega / boqoradeeda❤️👩‍❤️‍💋‍👨 Aan xumeeyay anigon Ogeen, kadib waxaan wehel / xusuus ahaan ku dhagesanayaa Heesta dhirta xididka hoosaa Dhulka logu beeraa Mcnto Samiiro cisman maxamed sorry wanku xumeeyay lkn si dhab ah ayan kuu jeclahay ❤️ waana kuu xiisay 😢❤❤❤
@amaldahir405
@amaldahir405 11 ай бұрын
Ineey kaa aqbasha kuu rajeynaa wall 😢
@hayaanabdulaahigurdanshe674
@hayaanabdulaahigurdanshe674 2 жыл бұрын
Ilahayow unaxariso edadey xalimo
@mahadismail7802
@mahadismail7802 9 жыл бұрын
alaha u naxriisto waa fanaanad qaran Xalimo khalif magool
@aaminasalebaancige1119
@aaminasalebaancige1119 Жыл бұрын
Cawa iku horysaa iydoo dhamays ah2023😢😢😢😢😢😢😢😢
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 4 жыл бұрын
1/2016 manta ii xigta dhaagysiga heestaan oo ay tahay 4/6/2020 midaan kadaalo mahaa
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Walal anba kama daali👋👋👋👍👍👍🙏🙏🙏
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 2 жыл бұрын
6 /11/2021 dhageysana axsan cod
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Heesaha qaaciga ah markaan dhagaysanayo waxaan galaa aduunyo kale nolol horumarle xaas iyo caruuur qurux badan anigoo la nool farxad badanna aanu haysano fikir yaan galaa mar marka qaar waxaan mooda in maskaxdayda jidhkayga lakala saaro oo midba gaar u fikirayo. Heestan waxay ka mid ahayd heesihii aan xiftiyey anigoon mobile, tv iyo rikoodh midna haysan
@caydaruuzmaxamed736
@caydaruuzmaxamed736 Жыл бұрын
Walhi isku maskax nahay😢
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
​@@caydaruuzmaxamed736 heesahan oo kale waa wehel zxb waad ku mahadsantay 6 bilood ka dib inad i xasuusisay heesta
@nasiaarte5788
@nasiaarte5788 Жыл бұрын
​@@maxdar11 xaas iyo caruur wali ma samysay🎉
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
​@@nasiaarte5788 maya wali alle hasoo dhaweeyo mid khayr qabta🎉
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 Жыл бұрын
Hada ayada daadeeda you tube uso galay ano sareerteyda jiifo ayxaa cod wanku raaxeestay bro
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 4 жыл бұрын
Cawa oo ay tahay tarikhdu 8/8/2020 Waa habeen aan baldahaba kaga qori doono tarikhda maalmaha ah ee noloshayda waxa aan aad ugu xusi doona safar iyo laba dal oo jar ah Go,aan qadasho iyo asxaab badan kulankood allaw unaxariiso magol
@abdirizaq626
@abdirizaq626 Жыл бұрын
Allow ku naxariso 🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 6 ай бұрын
30/3/2024 ayan dhegaysanaya kama daalo heesaha magool allow u naxariso qabrigana u nuuri 🤲😥
@abdirizaq626
@abdirizaq626 Жыл бұрын
Kol hadu dhabnaga yahay kala dhuman meyne wagaaaa dharar noqon ✅
@prodube9062
@prodube9062 2 жыл бұрын
Markaan xildhibanimada kuriyon jirayban dhagaysan jiray 😢😓1976
@laxawmiaofficial6800
@laxawmiaofficial6800 Жыл бұрын
AuN 🥺🤲 Xaliimo cumaR khaliif #MaGooL
@bahdooncali7136
@bahdooncali7136 8 жыл бұрын
AUN xaliimo khaliif magool her golden voice I like
@Maxameddaanbuur
@Maxameddaanbuur Жыл бұрын
Haben wanaagsan saacadu waa 2.26 Taariikhdu waa 21. 8. 2023 Haben isniin wàa maxamed daanbuur oo bacaadweyn joogaa
@ahmedhindi9925
@ahmedhindi9925 2 жыл бұрын
Mazha allaah xaliimo khaliif cumar #Magool ilahay hunxristo. Waxay ahayd xidigta 2aad ee hablihii soomaaliyeed ee fanka uzoo halgamay
@HassanaliBunduq
@HassanaliBunduq 7 ай бұрын
Calimo cumar qaliif bare mgool
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
DHIRTA xididka hoosaa DHULKA loogu beeree WAY dhici Lahaayeen DHISMAHOODA weeyee DHISMAHOODA weeyee KII DHABA Jacylkuna HALKII kama dhaqaaqoo DHIDIBAA u aasane SIDA dhuda haween YAAL isu dheeli tiranoo MIDBA dhan u baxaysoo DHINACA isa saaree DHINACA isa saaree KII DHABA jacaylkuna WAA DHAQAN wadaagiyo ISU dhalasho daacada WAA sida dhooyahan INTUU naag isaga dhigay DHEXDA oogu marayoo DHAKSO uga baxaayee DHAKSO uga baxaayeee KII DHABA jacaylkuna LAMA kala dhantaaloo LAFAHOODA dhameeyaa SIDA DHUMUCDA weeyaan DHEEHAA caleentuyye UBAX wada dhalaaliyo DHINBIISHAA hadhaysee DHINBIISHAA hadhaysee KOL haduu ladnadan yahay KALA dhuuman maynee WAAGAA dharaar noqon KII DHABA jacaylkuna HALKII kama dhaqaaqoo WAA dhaqan wadaagiyo ISU dhalasho daacada KOL HADUU ladnadan yahay KALA dhuuman maynee WAAGAA dharaar noqon.
@hashimcabdicanfari7811
@hashimcabdicanfari7811 4 жыл бұрын
Allaha hakuuu naxariiiisto
@asiyamohamed390
@asiyamohamed390 3 жыл бұрын
😭😭😭marar qaar waxan isdhaha inaad waahore garato wacneyd 😰sii jarjersaday 🙏🏻
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 3 жыл бұрын
Wali ma Aadan liicin ee farxada sii wad
@hassanmohamed8704
@hassanmohamed8704 Жыл бұрын
Xaliimo qaliif magol allah ha unaxaristo waxey ahed fananad codkeda halesi yahay
@axmedcabdi8165
@axmedcabdi8165 3 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo.magool
@Maan-P
@Maan-P 2 жыл бұрын
Hbeen soonku 20 yhy sanadka 2022❣️
@awwoomer879
@awwoomer879 2 жыл бұрын
Allaaya raxmak... mom
@MubYus
@MubYus 4 жыл бұрын
Tank you ... Xaliiima Magoool
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 11 ай бұрын
Waa sido dhillow yahan Intuu laan isaga dhago Dhexda loogu marayoo Dhaqso uga baxaayee Dhilowyahan waa geed aan kaligiis bixi karin isagoo aan geed kle ku dhex bixin. Geedki uu ku tiirsanaa ayuu dhaqsi uga baxaa oo wuu ka dheeraadaa jaceelkuna wa sidaas oo kle. Hal abuurka xuseen Aw-farax waa heerka ugu sareeyo AUN
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Habeenkaan jiim wax kale ayuu ahaa waf waf
@husencali740
@husencali740 2 жыл бұрын
Magool great song!!!
@afkaagamasuulkanoqo8064
@afkaagamasuulkanoqo8064 2 жыл бұрын
Ax yaa soood..
@bahdooncali7136
@bahdooncali7136 8 жыл бұрын
AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL HER GOLDEN VOICE I LIKE
@ahmedgurmad405
@ahmedgurmad405 2 жыл бұрын
Si toosa ayay utabanaysaa xaalada hada aan kujiro laga soobilaabo 2017 ilaa maanta oo July 28 2022 Kiidhaba jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidibaa u aasan Kii dhaba jacaylkuna Halkii kama dhaqaaqoo Dhidibaa u aasan
@maxamadibrahim462
@maxamadibrahim462 Жыл бұрын
Caku marba hees hadeey tan camal kaa aheen
@cabdihabby5759
@cabdihabby5759 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@moali9143
@moali9143 4 жыл бұрын
the Beuitiful voice
@Kabtaay
@Kabtaay 2 жыл бұрын
Dhiirta xidiidka hoos
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 2 жыл бұрын
Rabow U danbi Dhaaf oo u naxariisto - jiilka Soomaalida Waxay uga Tagtay Dhaxal af-kooda ah
@aaliyaaaliya6689
@aaliyaaaliya6689 2 жыл бұрын
Aamzhi
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Thnks Rashid hirad🙏🙏🙏🙏
@bahdooncali7136
@bahdooncali7136 8 жыл бұрын
AUN xaliimo khaliif magool her golden voice I like
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 165 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 17 М.
HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX
5:26
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 21 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Magool Shinbiryahow Ma duushaa
7:28
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 1,7 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 77 М.
QAACI | XAYAAD XIKMA | DHIRTA XIDIDKA HOOSE | 2020
8:08
Fahmo Official
Рет қаралды 94 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 76 МЛН