No video

Bashir Cismaan Cawad - Wareysi #3/3 - Xaas aan guursaday ayaa igu ridday HIV/AIDS

  Рет қаралды 117,713

HANOOLAATO

HANOOLAATO

8 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 382
@Mohamed16830
@Mohamed16830 8 ай бұрын
Waxaan jeclaan laha wiilka bashiir hadii uu arko fariintayda uu isku dayo inuu xil ka qabto wasaarada caafimaadka somalia xitaa loo sameeyo haayad ama urur wacyi galin ah ka hortaga cudurkan ah xog badana wuu ka haya insha allah ilaahay waxaan ku waydiiye caafimaad❤ Mahadsanid bashiir & ayaanle❤
@abdulqadirgooni607
@abdulqadirgooni607 8 ай бұрын
Waa talo aad u wanaagsan. Waana arinta igu soo dhacay markaan dhegeysatey heerka dhibka cudurkan marayo iyo sida mustaqbalka dhalinyarada Soomaaliyeed loogu dheelayo😢 Ugu yaraan talada Bashiir waa ineey gaartaa Wasaaradda Caafimaadka iyo guud ahaan bahda Caafimaadka Dalka.
@Mohamed16830
@Mohamed16830 8 ай бұрын
@@abdulqadirgooni607 haa walaal waa wax aan macquul ahayn in xadi intaa leeg laga helo somalida balse waa qadar Alle waxa wanaagsan in ka hortag lagu sameeyo si aanu dabar go dhalinyaro aanay dhicin waana dagaal hoose waxa la ogaaday somalida 100/70 inay dhaliyaro yihiin marka waa in wax laga qabto
@user-vu2oc4lh9x
@user-vu2oc4lh9x 7 ай бұрын
Msha alaah wlhy meesha ayaa ubahaan ninka halo raadiyo shaqaadaa waa nin waxbadan hyaa ee
@carinohope3117
@carinohope3117 7 ай бұрын
Haa wallahi ❤❤❤
@anonymous0979
@anonymous0979 7 ай бұрын
@@user-vu2oc4lh9x😮😮
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 8 ай бұрын
Ninkani Waa Nin Qalbi Wanaagsan Oo Allah Ka cabsile Oo Geesiya Allah Waxaan Uga Baryayaa inuu Cudurka caafimaad Ugu Badalo Wuuna tooba keenay Wadkana waa Loo Simanyahay
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 8 ай бұрын
Wlihi waa saax waa qof qalbi ficaan Illahay ayaa geenaa xanuunka❤
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 7 ай бұрын
@@ikranabdullahi5536 Allah ha Shaafiyo Wall Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah Mahadsanid Walaal
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 6 ай бұрын
​@@ikranabdullahi5536 Mahadsanid Walaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drsomali19
@drsomali19 8 ай бұрын
Ninkaan gudiga HIV/Aids ee Somalia shaqo halaga siiyo, waa halyeey geesi ah, iimaana leh oo qadarta aaminsan 🎉
@lulunor7284
@lulunor7284 8 ай бұрын
Saxiix 💯
@shukri1395
@shukri1395 8 ай бұрын
Agreed 💯👍
@ahmedmaxamed5890
@ahmedmaxamed5890 7 ай бұрын
Ninkaa waa sargaal sare oo booliska buntland ka tirsan
@sucdish3972
@sucdish3972 7 ай бұрын
​@@ahmedmaxamed5890shaqada waa laga cayrshay
@duniyalang1285
@duniyalang1285 8 ай бұрын
Bashir wuu ku mahadsanyahay howsha muhiimka ah ee uu bulshada u hayo. Allaha ka raameeyo. Ameen. Mahadsanid Ayaanle in aad noo soo gudbiso.
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 8 ай бұрын
Warnio gees ayaa tahay 😊 geerida iyo nolosha allah ayaa haaya ☝️ noloshada qaado bro.
@amalali6668
@amalali6668 7 ай бұрын
Somalay ninka caawiya oo bahida nolaleed ka kifeeya wuxuu yiri shaqo ma haayo😢😢😢😢😢😢 alle haku caafiyo wll
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 8 ай бұрын
Walal bashiir waxa tahay qof iimaan badan Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal
@alizebinbule6992
@alizebinbule6992 7 ай бұрын
May Allah protect us all
@fatumaali1463
@fatumaali1463 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Bashiir waa nin qalbi furan hadana waa funny Ilaahay haku xifdiyo ina adeer
@ahmedissex8438
@ahmedissex8438 8 ай бұрын
Allah caafiyo walal Waa halyey geesi ah Oo iimaana Leh Guulayso❤❤❤
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 7 ай бұрын
Bashiiroow walaal Allah wuxuu ku siiyay caqli saliim ah ee caafimaad deg deg ha kuugu deeqo. Adduunyadu waa iska imtixaan ee Allah hakuu gargaaro
@adamosman4185
@adamosman4185 8 ай бұрын
Allaah caafimaad taam ah ha siiyo qof kastoo Muslim ah walaalkeen waa nin qalbi wanaagsan allaah badal kheyr qabo haku siiyo wanaagiisa & sabar kiisa ❤
@lovepeace1286
@lovepeace1286 8 ай бұрын
Waa mahadsanthy bashiir illahay waxan kaga baryaya malmaha dunida lajoogo Ee yar wax kudhibah ha arkin aakhirana janadii fardawsa haku geeyo qof qaaliyaa tthy❤❤❤
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 7 ай бұрын
😂😂😂
@Unique_girl77
@Unique_girl77 8 ай бұрын
Mashalah imaanka wa wax qaali ah asago oo cudurkaas qabo dad cafimaad qaba ka nifis badnyay ilahay markad aminsanty waxba ka xumaan mayaan mashalah ilahay cafimaad tamaa ku waydiiyay intaasna allh danbi dhaaf ha ka dhigo
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 8 ай бұрын
Bashir cawad ilaahay haku shaafiyo bi idnilaah xanuunkaa halaga waayo ilaahay waxaan ka baryaynaa in lagaaba waayo cudurkaas
@sucdish3972
@sucdish3972 7 ай бұрын
Aamiin aamiin
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 8 ай бұрын
Mashallh quruxdisaa iyo dhalalkisa iyo imankisa ilhaay hausiyadiyo cafimadna hasiiyo walalkeen❤
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 8 ай бұрын
Aad Iyo aad U mahadsantihiin ayaanle Iyo bashiir waxaan Soo jeedinlahaa in wasaaradda caafimaadka somaaliya Iyo Iyo statedada caafimaadkooda ay sameeyaan wacyi gelin Si loo joojiyo faafitaanka cudurka aidska waxaan kale oo Soo jeedin lahaa in dadka isguursada ay isbaadhaan waxaan kale oo aan Soo jeedin lahaa in qofkii qof qaadsiiya ama Ku daarta Si ula kac ah in maxakabad la saaro oo la xidho Si dadka kale sefetigooda loo badbaadiyo
@aminagouled8815
@aminagouled8815 8 ай бұрын
😊😊
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 7 ай бұрын
Waa barnaamij qiimo badan. Illaahay Bashiir caafimaad taam ha siiyo. Aamiin. Waxa aad ii deeqay ninkaa iimaankiisa iyo dadnimadiisa. Wanaag badan ayaan dunnida kuu rajaynayaa aakhirana janadii Fardawsa. Allah ha ku dhawro, walaal. Mahadsanid, Ayaanle.
@zacdiya2090
@zacdiya2090 7 ай бұрын
@zacdiya2090
@zacdiya2090 7 ай бұрын
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 7 ай бұрын
Bashir alleh Haku cafiyo
@halgankanolosha7992
@halgankanolosha7992 8 ай бұрын
illahay caafimaad sareecana haku siiyo aduunka wixii illahay kuu qoray lama dhaafayo😢😢
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 ай бұрын
Bashiir rabi haku caafiyo dhibaato male rabi baakuu qoray waxna kaadhimi maayo adaa ka qurux badan dadbadan oo aan qabin xanuunkaas
@duniyalang1285
@duniyalang1285 8 ай бұрын
Masha Allah, ayadoo xanuunka gabari ku riday si ula kac ah ayuu hadana gabadhaha wanaag u hayaa.
@mahamedhasen4019
@mahamedhasen4019 8 ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Jisaa kalaah. War Ninkaan ha loo duceeyo 😮
@kamiladeria-nj4wv
@kamiladeria-nj4wv 7 ай бұрын
Allah cafimaad ha ku siiyo wll Bashiir
@gacayteabrizz-yk5ic
@gacayteabrizz-yk5ic 8 ай бұрын
Mashallah ninkan waa nin wanaagsan wuxu sameyay wan ku taageeray keep going
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 8 ай бұрын
Kalsooni rabbaani ah allaah baa kuugu deeqay allaah haku sharfo
@Saraa.9
@Saraa.9 8 ай бұрын
Ilahey cafimaad hagu siiyo qof imaan leh ilahey kuxeran aduun iyo aqiro wuu liibana farxad badn aduunka inta saranthy ilahey hagu siiyo wax kudhibo alle kuma tuso wan kusoo duceena doona mr wlpa i.a❤❤❤
@caaishoxuseen9415
@caaishoxuseen9415 8 ай бұрын
Halyeey geesi wye allh cafimdk taama allh siiyo 🎉
@rimaaseey
@rimaaseey 8 ай бұрын
walaalkay bashiir allaha ku caafiyo danbidhaafna allaha kaaga dhigo waxaa kaa codsanayaa inaad usheegto dadka oo uga digto kuwa aidiska qaba ee raba inay ku daartaan dadka kale ayagoon aan ALLAAH sw aan kabaqaynin kuwaas uga dig dadka soona bandhig waxaana kaloo kaa codsanayaa inaad maalinwalba wacyigelin u samaysaa ilaahay dartiis
@user-en1yx4xt5n
@user-en1yx4xt5n 7 ай бұрын
AYAANLE XUSEN CABSI IYO BASHIR CAWAD AJAR IYO XASANAAD FARA BADAN ALLE HA IDIN SIIYO
@SakakgKg
@SakakgKg 8 ай бұрын
Wll wax badan wanagada iyo xikmada alle kusiiyey hakuu barakeyo iimanka haku sugo inbadan mahadsanid
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 8 ай бұрын
Allaah caafimad sareeca haku siiyo nolasheyda waa qofkii uhoreyey ee an arko isago HIV la nool dadka so hor fadhistey qadarta allaahna aminsan bashiir allaah dulqaado adigiyo inta lanoolba xanuunka
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 8 ай бұрын
Ninkaan aan u ducayno in Allah caafiyo
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 8 ай бұрын
Amiin illaahow caafi
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 7 ай бұрын
90% Wxaa laga Qadaa Hiv/Aids Qaniisnimada ,Reserch fara badan oo La Sameyay Aduunka ayaa Lagu Ogaaday .Wa Runtiis Wxuu sheegaya Europe iyo Usa zaaid Ugu badantahay sababto oo ah Qaniisnimada
@abdidahirahmed3489
@abdidahirahmed3489 7 ай бұрын
Masha Allah Bashir waxad tahay qof and u qiima badan alla ajir iyo xasanaad haka siiyo
@abdikariinibraahim3252
@abdikariinibraahim3252 8 ай бұрын
Wlhi wa nasiiib daro aaad u xun inuusan bashiir Dowlada ushaqayn . Wa inuu wasarada cafimadka position wayn ka helo.... Rer puntlandnow kaca oo Ninkas position fiican hala siiyo
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm 7 ай бұрын
Allaha ku caafiyo, Bashiir. Ayaanloow, waad ku mahadsan tahay barnaamij kan wacyigelinta u ah dhammaan ummadda Soomaalyeed, ee aad soo diyaarisey. In aad warbixinno arrinkaan cabsida la xidhiidha soo badisaanna waa ay fiicnaan lahayd, si bulshadu u feejignaato Qadarka Rabbi waa halkiisa e.
@nimconfg
@nimconfg 8 ай бұрын
Asc wallaalkey ayaanle iyo wallaalkey wallaalkey Allah waa kunfa yakuun Allah hakaaqaado xanuumka adiga iyo kuwa wanaaga jecel aamiin aamiin yaarabi.
@aminaali6892
@aminaali6892 8 ай бұрын
Masha allaah bashiir allaah ha ku barakeeyo waad qaalbi wacaan tahay allaah ifka farxaad ha kugu dhameeyo akhirana janatul fardaawsa ha kugu abaal mariyo aamiin yaa raabii
@welihassan3066
@welihassan3066 8 ай бұрын
Bashiir nin aad ugeesinimo badan hadana funny ah Wasaaradda caafimaadka qeeybta HIV/AIDS ka madax halooga dhigo waxbadan oowkabadali lahaay faafidda cudurka
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx 8 ай бұрын
Hanoolato hawl muhima noo haysaan❤❤❤❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 8 ай бұрын
WALAALKAAN WAA SHAKHSI WANAAGSAN, ILBAX AH, ILAAHAY YAQAAN AH OO ILBAX AH MASHA ALLAH ILAAHAY HAKU BARAKEEYO OO CAAFIMAADKA ILAAHAY HA U SIYAADIYO❤❤
@abdallaxuseen8572
@abdallaxuseen8572 8 ай бұрын
Allha caafiyo wllken wa nin aad iyo aàd uqalbi wnagzan daacad ah allow. Wixi somali ahna ka sar xnunkas
@hassanxayaat5266
@hassanxayaat5266 8 ай бұрын
Ilaahay haku caafiyo wll
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 7 ай бұрын
ALLOOW Wada caafi aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii
@fowziaahmed522
@fowziaahmed522 8 ай бұрын
Ilaahey ha kaa caafiyo
@rnuura334
@rnuura334 7 ай бұрын
Bashiiroow Waad Caafimaadi Doontaa Waa Lagaa waayidoonaa Markii Lagubaadho Insha Allaah☝️
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 8 ай бұрын
Alaha caafiyo taliye bashiir
@QaliAli-rd6ro
@QaliAli-rd6ro 8 ай бұрын
M.a wll bashiir wa qof naftiisa iyo illahay ku kalsoon halkaas kasii wad wacyigalinta illahay ajar hakaa siiyo
@canabosman4171
@canabosman4171 8 ай бұрын
Allaha ku xafido wllky ayaanle waxad samaysay wacyagalin wanagsan
@sahramahamud8789
@sahramahamud8789 7 ай бұрын
Alle ha caafiyo bashir waa geesi Mashaa allaah👍
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 8 ай бұрын
Allha ku caafiyo wlle insha allah 🤲🤲😢
@africaeye3725
@africaeye3725 8 ай бұрын
Masha allah alaha ku barakeeyo
@codkabulshada651
@codkabulshada651 8 ай бұрын
aad ayaa u mahad santahay marna haka hishoon cudur kugu dhacay adoo is xalinkaro waa in aad Alle ku kalsoo naato fadlan iska baar inta aadan guursan qof aadan ogeyn intaad guursan laheyd waan kusalamyaa mr bashiir cimri -dheer iyo cafimaad long life I,A
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 8 ай бұрын
Ilaahay waxan u baryay in uu xanuunka ka dul qaado
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 8 ай бұрын
Ilaahay.ha.ku.caafiyo Aamiiinyaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@leylahaji2029
@leylahaji2029 7 ай бұрын
Yarabi cafimaad ugu badal wa qof alle ku kalson oo yaqana❤qadarta alle ❤
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 7 ай бұрын
M.a wa qofki ugu fcna ugu iimanka bdna uguna daacadsana een arko klsonida ka muuqata iyo qlpigisa nadiifta wxu ka qrux bdnyhy dad bdn oo cafimad qaba alle if iyo akhiraba haku nxriisto wll ♥️
@najaxcumar2695
@najaxcumar2695 7 ай бұрын
Ilahay haku caafiyo insha allllh wll si qalbiyaan kugu duceyey ❤❤❤❤❤❤❤
@user-ev6mi5gr8c
@user-ev6mi5gr8c 7 ай бұрын
Wa qof iimaan leh allaha caafiyo
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 8 ай бұрын
Thanks ❤Wll Bashir wlh wa shaqsi wngsn dhalinyaroow talada bashir qaata oo yaalafududesan ❤❤Sdo kle wll Ayanle thanks 🙏 iyo hanolaato family ❤❤jiroo jooga
@saladojimcaale-vj7lw
@saladojimcaale-vj7lw 7 ай бұрын
Bashir illaahay ha ku caawiyo.waxaan si sharaf.ah kaaga codsanaayaa inaad ummadda soomaaliyeed meelkasta iyo goboladda soomaaliya degan aad sii aad iyo aad ah u wacyi geldsom.gaar ahaan caasimadda wadanka oo hadda noqotay bahalageen.illahay caafimaad buuxa ha ku siiyo.
@nabiihanasriin9426
@nabiihanasriin9426 7 ай бұрын
Walaal bashiir Mahadsanid Ilaahay ajar badan hakaa siiyo sidaada codkaaga ugu faiideyneyso dad badan. Wax ku dhib Alle Kuma tuso.
@farhiahaji8649
@farhiahaji8649 8 ай бұрын
Illahay caafimad hakugu badalo qalbiga allaha ku adkeeyo
@hawoali120
@hawoali120 8 ай бұрын
Allah ku xafiyo walalkey nin qalbi furan ayaa tagay
@Haffyy
@Haffyy 8 ай бұрын
Ilahow kuxafid aqiro iyo adunba ya rabi cafimad taam ahna sii 🤲🥹♥️
@deeqamohamud3927
@deeqamohamud3927 8 ай бұрын
Ilaahow Ninkan waa qof qalbi fiican oo damiir leh ilaahow Caafimad sariica sii oo danbi dhaaf uga dhig.
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 8 ай бұрын
Asc allaah hacaafiyo bashiir
@abshirali313
@abshirali313 8 ай бұрын
See u in Gaalkacyo inshaa Allaah
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 7 ай бұрын
Wlhi naag hada aragto si fudud wax kugu siinaysa ama ku dadajinysa iska ilaali waliba social media way buuxaan iyagoo qurux badan halays jiro
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 8 ай бұрын
Masha allah ilahay hakaa cafiyo ilahay waa awood badne wuxuu awood ulaheen majirto
@daarood9835
@daarood9835 8 ай бұрын
GEESI AYAAD TAHAY BASHIIR WALALE MANSHA ALLAH. KEEP GOING.
@Soniyaa1242
@Soniyaa1242 8 ай бұрын
Alle haku caafiyo caafimaad tamaam ah ayaa kuu rajeenaayaa inshaa allah
@user-cu9ce3eu4m
@user-cu9ce3eu4m 28 күн бұрын
Mashalah walal allah ha ku dhaafo
@aminajafar1987
@aminajafar1987 7 ай бұрын
Walaal ilaahay hakaa kor qaado" xanuunkaas asagaa awood lehe~Aamiin Aamiin
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed 8 ай бұрын
Wll Bashir Allaha cfmd degdeg eh haku siiyo please 🙏 asxaapta dhamantin usoo duceya Wll Bashir wxa laga yaba qof inaga mid eh in uu allah ducadisa aqbalo aya laga yaabaye thanks 🙏 to all
@Soniyaa1242
@Soniyaa1242 8 ай бұрын
Alle haku caafiyo caafimaad tamaam ah ayaa kuu rajeenaayaa
@user-ws9ss3ho2t
@user-ws9ss3ho2t 7 ай бұрын
Walahi waa wiil qalbi wanaagsan ilaahay haka dulqaado
@Degmodeqa
@Degmodeqa 8 ай бұрын
Maalintii uhoraysay eed media kahadashay alamaxaan kuuduceeyay oon qalbigq kaagaduceeyay. Allah sw caafimaadka iyo cimrigaba hakuudheereeyo amiin.
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 8 ай бұрын
Maasha alla allaha ku caafiyo❤
@user-qw8bn4pw5f
@user-qw8bn4pw5f 7 ай бұрын
Ilha hakuudha xariisto alle haku caafiyo wll
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo walalo qali sorry samira ❤❤❤
@jkaf2172
@jkaf2172 8 ай бұрын
Wax walba waa qadar ilaah ilaah haku caafiyo adiga inta kula dhiban insha Allah ninkaan gudiga wacyi galinta dhalinta halaga dhigo
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 8 ай бұрын
ILAAHEY HAKU CAAFIYO WLLL❤
@nasroali8728
@nasroali8728 8 ай бұрын
Thanks Bashir Thanks ayaanle
@fatumaali1463
@fatumaali1463 8 ай бұрын
Ayaanle Bashiir ilaahay ha barakeeyo Xaaskii marwadii hore ee caruurta udhashay maadaama ayada ilaahay ka nabad galiyay ma furay mise just wuuka guuray halkaas kama sheekaynin mudanaha
@user-om5lw4sc2c
@user-om5lw4sc2c 8 ай бұрын
Ilahay hacaafsho wall bashiiir waxaan jeclaaan lahaaa in wasarada cafimaadku shaqo kasiiiso Suudadka uwacyi galiyo
@user-gy8ml9ms8t
@user-gy8ml9ms8t 7 ай бұрын
Alle ha cafiyo wllken Bashit🥰😍
@Shaakaal252
@Shaakaal252 8 ай бұрын
Bashir alle ha ku cfyo wax khyr alle ha kugu badalo ❤
@kingabdivatah7745
@kingabdivatah7745 7 ай бұрын
Allah hakaa daweeyo walaal adiga iyo inta soomaaliyeed iyo muslimiinta dhamaanba
@user-nz7ob6fr6x
@user-nz7ob6fr6x 3 ай бұрын
Mashllh Dr caadi waaye ❤❤Allah bless u
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 ай бұрын
Wcs walalkey bashir masha allh walalkey ❤waa xasusta marka ugadho tagtsy ❤
@khadraahmed6097
@khadraahmed6097 8 ай бұрын
Waa nin imaan leh walahi ilahay ha ku xafido
@user-tv4fd5nh9w
@user-tv4fd5nh9w 8 ай бұрын
Wlhi bashiir waxa thy qof iiiman leh diiin leh allle cafimad tam ah haku siiiyo
@user-yo3gl3jb1g
@user-yo3gl3jb1g 8 ай бұрын
Ilaahey haku caafiyo asaga awood leh
@FatushAhmed-ec6lc
@FatushAhmed-ec6lc 7 ай бұрын
Istiqfarta badso illahey wukababiin inshaallah
@user-kc7fc8qb5r
@user-kc7fc8qb5r 8 ай бұрын
Alle hakaa dulqaado waxdtahy abo fiicane
@SaidAli-ui5lk
@SaidAli-ui5lk 8 ай бұрын
Masha alah ninkarmeed good interview
@qamarmaxamad653
@qamarmaxamad653 7 ай бұрын
Allha ha ku cafiyo wll bashiir dhormar ban dawady wa qof iiman leh allha ha ku xafido cafimadna allha ku siiyo ayanle adiguna aada u mahdsanthy
@user-nk5pe8uv4k
@user-nk5pe8uv4k 8 ай бұрын
Alle haku cafiiyo amiin ya allah
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Guurkii Geerida  DHaantey #qiso
1:10:15
HIGSI NO.1
Рет қаралды 39 М.
Qisadii taliye la Nool cudurka HIV-ga |Part 1|
35:09
Diraac official
Рет қаралды 33 М.
Marqaati Wax Walba Fashilay Oo Sawirka Foolow Keenay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
54:33
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН