Best...Waaloo dhashaa Wadani Kooxda Horseed

  Рет қаралды 158,051

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Maloo Dhashaa Wadani?
Mise Waa Leyskaga Dhigi Karaa.

Пікірлер: 142
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 жыл бұрын
heesaha wadaniga weynu dhageesana kaliya oo xagey naga aaday wadaniyadii cabsi baas ayaa na heyso ma aqaan wlhi meel igala heysto allow quluubteena isku so du'
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Mahad Mohamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Mahad Mohamed ameen ya Allah my bro
@wiilwacayslechannel4180
@wiilwacayslechannel4180 6 жыл бұрын
Mahad Mohamed waxa nawaalayo odayaal iyo politicions khaaimin ah, eaxa ka aqli badan dhalinyarada yar yar oo rafaadka ku kortay
@mohamedabdiziz
@mohamedabdiziz 5 жыл бұрын
Mahad Mohamed somaliya all nawada ka diga amiin yarabi
@user-jm8nu2nz7d
@user-jm8nu2nz7d 6 жыл бұрын
Wallahi dalkeyga gumeysi uma ogali geeriyaa kaxigaa waan udhimanaya sidey dadkeyga nabad iyo nolol uheli lahayeen iyo diinntod somali waan jeclahay♥♥♥♥♥
@Dangarad.01
@Dangarad.01 4 жыл бұрын
Waan jeclahay dhulkayga iyo dadkayga soomaaliyeed💚🇸🇴💕.
@laaskacaanaha7255
@laaskacaanaha7255 6 жыл бұрын
Waa loo dhasha wadani Anoo europe jooga ku faanaya somalinimo Halka somali da qaar ka faanaan 🇸🇴💙 Wax walba asalkoodii bay kusoo noqon I hope Somalië nabada inchallah
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sadikupdidinix7962
@sadikupdidinix7962 7 жыл бұрын
waloo dhashaa wadani wlhi blhi tlhi in aan u ogalanen wadankayga gumaysi wan udhiman dono dalkayga somalia
@bashiirmaxamad7806
@bashiirmaxamad7806 6 жыл бұрын
Sadik updi dinix sxb somalia waxa laga diin dhigtay Qabyaalad sharciga iyo diinta intaba waxaa kaxoog badan Qabiilka mana jirta cid guumeysata majrto ee iyadaa isguumeysata Qabiil & Anaa dan leh baa lisku dilaa meel walba oo soomali joogta
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 5 жыл бұрын
Waa sax waa in wadankaaga loo huraa naf iyo maalba waa loo dhashaa wadani walaal
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
wadaniga dhabta allow dhowr Farmaajo wye heestaan qofkey ka turjumayso madaxwaynaheena 😍
@falanqeentamanchesterunite215
@falanqeentamanchesterunite215 7 жыл бұрын
Fashil fashil dhalay ayu noqday ka carar waye faramaajo nijaaska
@wadani2835
@wadani2835 6 жыл бұрын
daahir cali dheere walaal wax waalo kaadiyaa waa nin mazuul zaaran wadanka hada sidi hore wu kaficanyhy marka madaxweenaheena maskax ayu izticmaalaya uzug wax yar
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
i love you somaliya 💝💝💝💝💝💝💝i love you somaliya 💝💝💝💝💝💝💝i love you somaliya 💝💝💝💝💝💝💝
@Afatah80
@Afatah80 5 жыл бұрын
Wadani. Baan ahay alxd
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Heestan waxa tiriyey Abwan Maxamuud Tukaale oo jeclaa SOMALI ood han waa abwaankii lahaa . Ducaysane wiilkayow , Dhulkayagu sabool maaha iyo ALLA WEYN ninkii amina awood leh . geesi qaran dheh kzbin.info/www/bejne/faLFe4WFfLami5o
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 4 жыл бұрын
L0ve s0mali mashallah nabad n0l0l veva g00bnim0 ishss llahal nabda n0l0l
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Hees qaali ah erayadii AHU Cusmaan Aadan Xuseen (Askari) , laxankii AxmedNur Jaangow.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Laxanka waxaa leh Aun Cabdullaahi Qarshe.
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 2 жыл бұрын
Heesta Waxaa Lahaa Xusen Aw Farah Dubad
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
Meel isku raaca adeer
@maryanmohamed4322
@maryanmohamed4322 6 жыл бұрын
Vivaaaaa Somali my walalheygaaaa I love youuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
@ZuhaipEprahimi
@ZuhaipEprahimi 5 жыл бұрын
Waa loo dhashaye sideeba layskaga dhigi Kara wadani msha Allah abwaan jira
@diegoluccarelli572
@diegoluccarelli572 3 жыл бұрын
E Vero che Belllo la badira Somalia e Bellissima 😏😍🙋🙌
@MohamedOrdaaye
@MohamedOrdaaye 10 жыл бұрын
vivasomalia1 well done hees qiiro badan ayaa noso gudbiseen
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Waa erayadii AUN abwaan Xuseen AW-faarax.
@wiilwacayslechannel4180
@wiilwacayslechannel4180 6 жыл бұрын
nabadraadshe dubad AUN wuxuu ahaa wadani aan sinaba loo gaarayn, isaga, singub iyo Mohamed Ali Kaariye, mashallah Somali galbed waxay soo saareen abwanin muwadinin aan la gaarayn ah.
@bilanalas7813
@bilanalas7813 6 жыл бұрын
xaafid ali has
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Ader soo qor abwankii lahaa heestan iyo heestii ALLA WEYN NINKI AMINA AWOOD LEH , DUCAYSANE WIILKAYOW , IYO dhulkayagu sabool maaha ABWAAN TUKAALE MAXAA LOO ILOOBA Abwaanka curiyey heesta kzbin.info/www/bejne/faLFe4WFfLami5o
@shakurmohamed8326
@shakurmohamed8326 7 жыл бұрын
shanta somalia ineeymidowda ficneed somaliweyn Somaliland somali itobia somali kenya jabuti dhaman wa hal mid ah
@maisab1158
@maisab1158 7 жыл бұрын
shakur Mohamed mahadsanid walal macan. waxan nahay daad waladashay nacab iyo wax magarata aya nakalagey inshaa Allah qeyr.
@wiilwacayslechannel4180
@wiilwacayslechannel4180 6 жыл бұрын
shakur Mohamed beenta ma ahan walahi, fiiri xamar amison baa gabdhihii naga kufsatay, ragiina dulaysatay, woqoogi Ethiopia iska haysato, Djibouti baahi baa dishay, Somali Galbeed Xabashi baa layso, NFD gobolkooda ugu weyn kenya isagaana ugu kiito oo kenyankaba qiraayo in north eastern kenya kadambeyso 50 sano keynayada kale.
@MohaOG
@MohaOG 8 жыл бұрын
Maloo Dhashaa Wadani Mase Waa Leyka Dhigi Karaaa Great Song Kama Daalo Dhageysigeeda.....
@yahyamussaahmed1306
@yahyamussaahmed1306 7 жыл бұрын
waa loo dhashaaahe sidee baa layskaga dhigi karaa wadani great song .....
@calijamactube9319
@calijamactube9319 2 жыл бұрын
U
@omarA1
@omarA1 2 жыл бұрын
I love my beutifull country 💙🇸🇴💙
@abdirashidsalaad1171
@abdirashidsalaad1171 8 жыл бұрын
Masha alah walahi wadani waye hestan cadi ma ahan kooxdii horseed
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 жыл бұрын
Heetan waxaa lahaa Xasan shiikh muumin oo ka soo jeeda boorame isaaqu heestii fiicanba waxay yiraahdaan nin isaaqa sameeyey iidoor suugantu bililiqo magasho
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Erayada waxaa walaal iska lahaa alle haw naxariistee Cusmaan Aadan Xuseen (Cusmaan Askari), laxankana waa heeskan waddaniga ah u saameeyey mulaxamistihii cajiibka ahaa alle isagana haw naxariistee Axmed Nuur Jaangow.
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 2 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Xusen Aw Farah Dubad
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
xasuus ayaan galay runti🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭
@mandeqmaxamed1199
@mandeqmaxamed1199 3 жыл бұрын
Kula galay runtii
@user-mw3jl4cl7j
@user-mw3jl4cl7j 4 жыл бұрын
السلام مرحبا يسلمو ايدك يدوم توصل
@abdirahmanmuse9934
@abdirahmanmuse9934 6 жыл бұрын
Heestan waxaan ka dhagaysan jiray radio sannadkii 2004 aniga oo ilmo yar ah ax ax. Heestan s.land baa iska leh. Runtii waa wakhti isoo maray ax axax ax. 2018-20_5 may 12:37 am
@abdirahmanmuse9934
@abdirahmanmuse9934 6 жыл бұрын
Waxan ka dhagaysan jiray radio hargysa
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Abwaan Tukaale Maxamuud Tukaale oo jeclaa SOMALI ood han waa abwaankii lahaa . Ducaysane wiilkayow , Dhulkayagu sabool maaha iyo ALLA WEYN ninkii amina awood leh . geesi qaran dheh kzbin.info/www/bejne/faLFe4WFfLami5o
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
allaylehe waa loo dhashaa wadani. Alleylehe in la iska dhigi karin Wadani. cidii doontoo Soomalinimo ha diido. Viva qaranka Somalia iyo noolo walboo ku dul nool. Ilaahoow sharafteenii noo soo celi.
@musabhimiloofficial9506
@musabhimiloofficial9506 6 жыл бұрын
Waxan kuso xasuustay 8/ 2/2017 Wlhi waa hees aad iyo aad uqiiro badan
@raqad4642
@raqad4642 7 жыл бұрын
Shariif aamiin abdiwali gaas xaaaf iyo sucuudiga iyo imaaraadka dalka somalia allah haka qabto calooshii la ciyaaar iyo shisheeye u adeege allah hanaga qabto
@mohamedsaabiir1830
@mohamedsaabiir1830 7 жыл бұрын
Ansam Qurux amiiin amiin amiin
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 3 жыл бұрын
Ilove somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Heesta waxaa qaadaya kooxdii Horseed, waxaana ereyadda iska leh Ahun Xuseen Aw Faarax, naaxayadana waxaa sameeyey Ahun Cabdilaahi Qarshe Aabbihii fanka gaar ahaan heesaha iyo Muyuusiga Soomalida. Sidaa waxaa laga hayaa wareysi uu bixiyey Mustafe Sheekh oo kooxdaa ka mid ahaa waana ninka leh " Ay Dhimashadiisu Noloshiisa Dhaanto" sidaa ula socda.
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 2 жыл бұрын
Waa Runta Heesta Waxaa Lahaa Abwaanka Abwaanada Xusen Aw Farah Dubad
@TaarikhdaDunida
@TaarikhdaDunida 7 жыл бұрын
Sax waye wllhi wadani waloo daasha
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Eryaddii AUN Cali Diiriye Cali Gaab ayaa Heestan Alifay midhaheeda iyo miisigeeda waa Hoboladii Waaberi Luuqdda. Heestu.
@faysalhassan3316
@faysalhassan3316 8 жыл бұрын
waa lo dhashaa hee sideebaa liskaga dhigi karaa wadani wlh waaa hees qiiro leh ilahow dalkena sidi hore nogu so celi
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 6 жыл бұрын
Faysal. Wadanka ilaahow noo hagaaji dheh laakiin sidi hore ma fiicno sababto ah sidi hore xumaan ka dhalatay, aa wadanki burburisay.
@abdinaasiryuusuf9114
@abdinaasiryuusuf9114 8 жыл бұрын
wadaniyada waa loo dhashaa leyskama dhigi karo wadani
@Halane2055
@Halane2055 5 жыл бұрын
Allow dad iyo dalmideysan insha allah wan helaynaa waana gaareynaa somali oo mid ah
@nunayabdiqadir9754
@nunayabdiqadir9754 9 жыл бұрын
Woow masha allah wllhi waa hees qiiro badan leh
@tatejeremias6535
@tatejeremias6535 3 жыл бұрын
instaBlaster.
@AsSa-gs7dl
@AsSa-gs7dl 3 жыл бұрын
Allow dhowr soomali🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 жыл бұрын
Waaa loo dhashaaaa wadani Sida farmaajo oo kale💖💖💖💖👈👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 6 жыл бұрын
Qalbiy jicsaan naxariisleeh dadkiisa sodhaweeyo ayaa wadani ah
@boqorkayar2750
@boqorkayar2750 7 жыл бұрын
anigu wxn ahey wadani dhab ah una dhimayaa maanta
@shakurmohamed8326
@shakurmohamed8326 7 жыл бұрын
wadani waya heestan somalia alaha iskukena dhamanteed
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 5 жыл бұрын
Illahoow dalkeena noohagaji aaamiiin yaa allaaah 😭😭😭😭😭
@xuseenasqo9850
@xuseenasqo9850 4 жыл бұрын
Somaliya guul
@nunayabdiqadir9754
@nunayabdiqadir9754 9 жыл бұрын
masha allah
@liihassen1031
@liihassen1031 5 жыл бұрын
Igadaaa axyaa hees waaloodhashaa wadani
@TaarikhdaDunida
@TaarikhdaDunida 7 жыл бұрын
Illahayo wadankena nabad ka dhiig
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
Mo Amin, Aamiin ya Allah, Amiin Allah Aqbalka ducaaka.
@LibanQoono
@LibanQoono 7 жыл бұрын
runtii waa hees micna badan ximbaarsan
@jabarkuson2241
@jabarkuson2241 Ай бұрын
❤❤❤❤ samalay an isracnoo
@farxaanyare5719
@farxaanyare5719 8 жыл бұрын
waa hees aad u qiiro badan....
@farhanaliabdi5285
@farhanaliabdi5285 2 ай бұрын
Waa loo dhashaa wadani
@anasdhinacawanaagsan1746
@anasdhinacawanaagsan1746 4 жыл бұрын
Ilaahow calankena iyo dadkena is fahansii iyo luuqadooda
@xaliimosayidali453
@xaliimosayidali453 6 жыл бұрын
masha allaah hees igadhah
@abdallaabdisomalinimo350
@abdallaabdisomalinimo350 4 жыл бұрын
inta madax ay no yihin odayal oo wax ku qaybsanaya ina hebel io abtirso wlhi an hormar la arkeen dhalinyaro aan gacmaha is qabsano
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
🇸🇴 Somalia = 1
@cabdiwaasiccawil4042
@cabdiwaasiccawil4042 7 жыл бұрын
top hees waaye way nagu weyn thy
@maxamedmohamud7880
@maxamedmohamud7880 4 жыл бұрын
Aawaya dadkii 2020🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Waa loodhashaa wadani waxaa qaaday kooxdii horseed ee ciidinka malitariga somaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxaan dhagaysanayaa habeen isniin ah 7:20PM muqdisho xaafada juungal 18/1/2021
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
Walaahi 4:23 🇸🇴. Imaanka camal waaye.. 4:28 Hadaadan u istaagin🤔 Soo Iska dhig ma a ha Ama 40%Wadani.
@mohmedaden6016
@mohmedaden6016 7 жыл бұрын
Allow na isku keeya duub
@aminocalixaaji1290
@aminocalixaaji1290 Жыл бұрын
Daryeel caafidamaw
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 жыл бұрын
Waaloo dhashaa wadani, misa waa leyska dhigi karaa wadani? Waaye
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@calijamactube9319
@calijamactube9319 2 жыл бұрын
Somalia Somali ayaaaleh
@nuurdiinaxmed3470
@nuurdiinaxmed3470 5 жыл бұрын
💪🏾🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 жыл бұрын
QOWMIYAD WALIBO DAGAL WAA AY SOO MARTA MISANA WA AY KA BAXDA LKN SOMALI HADA NAHAY KUWII SHALAY NA DUMIYAY AYAAN MARKALE DORANA GORMEN KA BAXAYNA DHIBATO
@filimissomalichanal1236
@filimissomalichanal1236 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Sax wa lo dhasha wadani leyskama dhigi karo
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 6 жыл бұрын
Yaa hadda daawanaaya sidaydo kale 2018 ?
@superstartigerhero5740
@superstartigerhero5740 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴100%
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 7 жыл бұрын
Reer koonfur waad iska dhagaysataan uun heeso aydaan micnahooda iyo cida samaysay garanayne. Bal car hal qof oo sheega Cida erayada iyo Laxanka saartay hala idinka helo Bal sheega ha iska dhago-waaweynaaninee Illaahay bilaa xikmad buu idinka dhigay.
@wadani2835
@wadani2835 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS walahi adigo ookale izka jiro war walaal adiga maxa waxaaz ka galey hadu aqaano xataa xaaka ogthy adi mize waajib wayey qofkaaz ayaa qaadey qofkaaz aya laxan saarey kudhahaaa
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS nagatag mooryaanyahow tuuga eh mxaa reer koonfur kasheegee heestaan wxaa qaady hobaladii horseed ee ciiidanka militariga soomaaliyeed
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS inaader caruurta u dhimri waa kufaygeeniiye xigmad iyo murti midna malaha ubadkaniye dhakada unbay wada lulaan markay hees wadaniya maqlaan sidii taageerayaashii Manchester city xuseen aw faarax ayaa lahaa ayaan umalayn heestan
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Qadaad weyn heesaha way iska dhagaystaan uun . Heestan abwaanka leh waa Cismaan aadan xuseen ((cismaan askari))
@lakiahmed8315
@lakiahmed8315 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS heesta ruuxa sameeya waa Somali waxa laxanka saaray waa Somali waxa qaadaya waa Somali cida loo qaadayo waa Somali maxaa Ku dhibay adiga
@ahmeddirie6456
@ahmeddirie6456 4 жыл бұрын
Somalia ha noolato
@maryanmohamed4322
@maryanmohamed4322 6 жыл бұрын
Somaliya guuuul kuwaroooooo
@mohammadadan8756
@mohammadadan8756 3 жыл бұрын
Wadani isnacay
@aminocalixaaji1290
@aminocalixaaji1290 Жыл бұрын
Daryeel caafidom markal dibmakuu arkaay
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
I love my country somaliland . Heestan waxaa Ereyada leh Abwaan cali gaab oo ah abwaan reer jabuuti ah . Dhawaan ayuu ku geeryooday jabuuti . Waa abwaan suugaan aad iyo aad u culus leh Waana abwaanka sameeyaay heesta Ceel buur ee u qaado salaad maxamed darbi Iyo heesta allahayoow dal ma aqaan ee ay qaado magool.
@adoontialle5853
@adoontialle5853 4 жыл бұрын
Maya wall abwaan xusen aw farax ba leh dib u raadi tariikhda
@zeynawzeyn4330
@zeynawzeyn4330 7 жыл бұрын
s o s o s o s o s o 😰😰😰
@sahromohamed5668
@sahromohamed5668 7 жыл бұрын
saxiix waa loo dhashaa wadanii allow somali oo mid ah itusi dalkeenii haybadiisiina inoo soo celi somali qabyalada kasaar xagay aaday wadani nimadii meeday somali nimadii maxay tahay damiir xumada ina haleeshay allow dalkeena inoo hagaaji dadkeenana is jeclaysii oo 5tii soomaali inoo soo celi marna itus soomaali oo mid ah oo sharafteedii usoo laabatay
@salahosmanali5531
@salahosmanali5531 3 жыл бұрын
Sidee ku heli kara music heestaan
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 5 жыл бұрын
Dhirta og
@kafiahmedahmedkafi1036
@kafiahmedahmedkafi1036 6 жыл бұрын
La iska ma dhigi karo wlh wadani alow israci 5somaliyed
@anabmohamed344
@anabmohamed344 4 жыл бұрын
Heesahani kuli waxey ka yimaadeen abwaaniintii somaliland waliba tani imikey taagantey
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Murti, xigmad iyo karti ba laguma gaadho reer Somaliland. La’antod wataa Somalia waxba noqon kari wayday...
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 2 жыл бұрын
Haa Abwaanka Abwaanada Xusen Aw Farah Dubad
@ahmeddirie6456
@ahmeddirie6456 3 жыл бұрын
Somalia hanoolato
@jamaismail3927
@jamaismail3927 10 ай бұрын
Gaas
@MohamedHassan-em9bk
@MohamedHassan-em9bk 6 жыл бұрын
Waa erayadii mujaahid cismaan askari reer koonfur way ku xaareen heesihii
@zahramohamud1989
@zahramohamud1989 4 жыл бұрын
mashallaah allow wadankeena lodalxeesaaa
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 жыл бұрын
KOOXDAAN HORSEED MAAHAN WAA WAABERI.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa Horseed.
@abdidiini8305
@abdidiini8305 6 жыл бұрын
Ereyada heesta waxa iska lahaa cismaan askari. hanti maskaxeedka dhawra oo ereyada cidda leh soo raaciya cammi.
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
Aburahman Dool ka fiirso inaader xuseen awfaarax ayaa lahaa ayaan anigu taariikhda ku maqlay
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Labadiinuba waad qaldantihiin wlhi ereyada waxaa leh abwaan cali gaab oo reer jabuuti ah.
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 жыл бұрын
Mahamed Wardi maxaad ku cadaynaysas hadii aad labadanadaba khalad nagu tilmaamtay bal adigu noo sheeg cadaynta walal
@somalilandergeesi4012
@somalilandergeesi4012 5 жыл бұрын
@@mahamedwardi2996 adigaa saxan sxp cali gaab baa lahaa Ereyada heesta
@adoontialle5853
@adoontialle5853 4 жыл бұрын
Wall xusen aw faarax ba leh
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
💜💎😘😎
@mohamedmuqtar8081
@mohamedmuqtar8081 4 жыл бұрын
Waa loo dhashaa wadani
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 146 М.
BALANTEENU WAA SHAQO
7:32
Daahir Afloow
Рет қаралды 82 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 26 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 309 М.
Top Saddam Speeches [English Subtitles]
7:45
Xumas
Рет қаралды 646 М.
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
WAA SU'AAL DA'WEYNEE DALKA YAA  ISKA LEH ?
5:11
Tuulah
Рет қаралды 372 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 249 М.
gobanimo-Somali nationalist song
8:53
Taariikhi
Рет қаралды 665 М.
HOBALADA WAABERI HEESTA WAABAA BERYEY BILACSAN AROORYO SUUBAN
4:35
xusuusonline
Рет қаралды 1,5 МЛН
Qoortaada Dheere
8:56
DurBaan - Topic
Рет қаралды 2 М.