Maasha allaah waa maalintii hubka dhigistii ciidanka qaranka somaliland oo 2 sano ay ciidan u ahaayeen qaranka somaliland beeaha Arabka ee SNM guul
@azlmcl1988 жыл бұрын
beautifull arab sheekh isaxaaq people ha moodina in la idin xusi waayey balse waxaad tihiin waslad dahab ah oo reer sheekh isaxaaq ka mid ah dalkan horumarkiisa qeyb laxaad leh ka qaadatey waxayduna istaahishaan inaad madaxnimada wadanka qabataan hadaad reer arab sheekh isaxaaq tihiin viva laandheeryaasha arab waa walaalkiin habar awal sheekh isaxaaq love u guys
@cadnanm.mascuud50527 жыл бұрын
Azl Mcl waad ku mahadsantiin tix galinta iyo qadarinta aad noo haysaan habar awal gob gob dhashey
@azlmcl1987 жыл бұрын
soo jiidh isku yaala oo wada dhashey ma nihin soo dhawoow my inaadeerkeey arab sheekh isaxaaq.
@adamalsomali93413 жыл бұрын
Waa runta wall waana og nahay geesinimada iyo ku dhaca arab leeyahay waxaa mahad iskale ilaaha arab ka dhaliyay reer shiikh isxaaq qaar baa odhan doona isaga araba anigu arab ma ihi lakin waxan ahay maxamed shiikh isxaaq ama cimraan hadba sidad u taqaan
@mahamedabdiqadir75965 жыл бұрын
Beesha Arab. Beeshii ugu horeysay hub ka dhigista Beesha habar awal. Beeshii ugu hubka badneyn xiligii hub dhigista
@a-qanimukhtar52134 жыл бұрын
Guutadi h.awal ee Ugu hubka badneyd Ii sheeg zhb????.....
@alihassa22954 жыл бұрын
@@a-qanimukhtar5213 99 ayaa la odhan jiray waa guutadii xeebaha galbeed ka dagaalami jirtay ee gen.jidhif hagaaminjitay markii danbana gen. Nuux taani hayay isaga ayaa wareejiyay
Arab waa rag adag gobna aha maalinta cadow lays qabda dhamaca viva arab Iam from warcimraan waxanu si buuxda uqirayna waxuu galo arab iyo waxu gudoba
@ayaanlexaliye9 жыл бұрын
Waa Taariikh Lama Ilaawan ah Biladii Luntay waa Muuqaal iyo Taariikh Cali Jibriil soo Ururiyey Alle Ha Daaye
@mahadqaasim.34999 жыл бұрын
Waa taariikh xus iyo xusuus mudan waa taariikh ay masuuliyiinta wakhtigani indhaha ka qarsadaan oo ay ka masuugeen cidii xaqa u la hayd waa taariikh la duudsiyay oo aan loo tixgalin dadkii mudnaa mudnaanta , waxa ay ka mid tahay xusuusaha faca wayn ee umadani ku dhex leeday qarankan iyo dalkan ,,,,,,,,,,,iyana waxa la xaqiray cidii xaqa u la hayd astaanta qarankani ku naaloodo cidii samaysay ee fikir ahaan iyo hidise ahaanba la hayd .........aad baad u mahadsantay soo saare Ali Jibril Media Productions raxmaanku ha ku dhawro
@warfaamedio59056 жыл бұрын
Mahad Qaasim. Aad iyo aad
@cadnanm.mascuud50527 жыл бұрын
wllhi tariikh lama ilawaana Arab baal dahab ayey ka galeen dib u dhiskii dalka la,aantiin halka maynaan soo gaadhneyn
@Hawd74.5 жыл бұрын
Alow u naxariisto dhamaan intii halganka iyo somaliland u dhimatay amiiin
@fadumoabdi53395 жыл бұрын
Mansha Allah arabka insha Allah abaalka ilahay ayeydun heli
@Hawd74.5 жыл бұрын
Fadumo Abdi Amiin mahadsanid
@shaakiryuusuf63302 жыл бұрын
Maalinta cadow lays qabto Arab qayb libaax ayay Ka galaan waana reer adag oo geesiyaaa oo dhiidhiiran walahi waa geed lab suldaanka Arab waa suldaankii ugu horeeyay ee snm gala
Walal Arab ba u horeeyay Sacad Musana wuu ku xigay ka dib qabiilada Gadabiirsi Ciise Muse iyo Habarjeclo ayaa raacay laakiinCidagale iyo Habaryoonis way danbeeyeen oo dagaalkii Sokeeye ka dib markii la heshiiyay ka bacdi ayay wareejiyeen hubkoodii.
@arag20238 жыл бұрын
Beesha Arab gobonimada waa loo ogyahay
@husseinomar59422 ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@أبوعثمان-ث1ح28 күн бұрын
Adigo yaa tahay
@abdisamedmire29554 жыл бұрын
U fiirso suldanka hadalkisa waa sababta arab dad ka noga mudanyhey 😍😍😍😂
@gaadhhayegaadhhayee66273 жыл бұрын
Walaahi Arab waa Gob weliba waa Geesiyo Eeg Somaliland iyaga Dajiyey Maalinta Studium Ka waan fadhiyey
@abdiahmed87632 жыл бұрын
Asaaskii Somaliland Ayay Ahayd Hubka Dhigistii Ay Horseedeen Beelaha Arab Guul Somaliland
@fadumoabdi53395 жыл бұрын
Ilahay hawnaxaristo suldanka arab
@Somalilander19828 жыл бұрын
All idn jecLiya somliland
@أمسارة-س9ح6 жыл бұрын
Beeshii hubka ugu hordhitay goblkodana dalka laga xoreeyay
@ahmedjhaybe9 жыл бұрын
beautiful wadaniimo
@hoodoluckyabdi18487 жыл бұрын
Arab sheekh isxaaq waa dhidibka kobaad somalilanad salka u taagay
@saedabdilahiyousuf73773 жыл бұрын
Biladdaasi may lumin ee Way iman maalintiiidee Wanan ognahay warna inaguma seegana
@maajidkilaasvlogs38706 жыл бұрын
Arab haduu hubka dhigay indeeradayda isaaq ee kalaw maxaad abaal ugu haysan?
@adamalsomali93413 жыл бұрын
Qalbigaanu ka ognahay waana usheegna caruur tayada waxii uu arab qabtay iyo geesi nimadisa allena hano dayo walalkayo arab shiikh isxaaq cadaw iyo nacab baanu ka dugsanayna
@AO007205 жыл бұрын
Arab sheekh isxaaq madaxa ayey noo saaran yihin hadan nahay awal bari nasab kaamila weeye tolku
@zakariaizak77129 жыл бұрын
tariikh in la xuso mudan
@abdurahmansugaal13289 жыл бұрын
Waxa laga soo bilaabay dhulkha haddana waxay maraysa Samada.Allow daa Somaliland
Bilada gobonimada ee balanka loogu qaaday gobta arab aniga idin gudoonsin doona idam alle dhaman abaal aya loo haya nin walo wax taray umadan
@Hawd74.5 жыл бұрын
Gobonimada hadana wali ma laga maqlay arab waaa markayagii xilka ama madaxwayne hadaba hala ogaado wadanka lama kala lahee waa lakala gobsanyahay
@abdimajid33365 жыл бұрын
Arab iyo ciidagale waa walaale tolow yaa colaada dhex dhigay
@saeedjamac81453 жыл бұрын
coolaadi ma dhex taalee ciidagale ifkaan ugu jecelay anigoo araba
@abdullahiomarali52415 жыл бұрын
waar burburka wa akii afweyen u gaystey hargeisa ha ku qaldin kii dagaalkii sokeeyey cajalada aad s oo qaadatey waaan dawadey w markii lagu soo noqdey wadanak kolkaa ha odhan dagaladii waxaad tidha a waa burburkii afweyten hargeisa uu gaystey ileyn taarkhiida been laagam sheege cajaldaa waa markii somaliland lagu soo noqdey
@fahadrashid41466 жыл бұрын
Taariikhdaaa abaal keeda cidna my siinin becouse iidoor abaalkaba mayaqaan
@AO007205 жыл бұрын
Fahad Rashid wuxuba waa isla idoor ee maxa ka khaldan
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
hhhhhh cuqdad. waa. taqeyrkaa kaareepteyy
@maajidkilaasvlogs38706 жыл бұрын
Hadii uu arab hubkii ugu hor dhigay waxa su’aal ka taagan tahay yaa ugu hor qaadan doona way iska cadahay waa isla arab uun waayo ma Usan Helin xaqii dalkan ku lahaa