Warshad casri ah Oo Cali sheekh cisman ka hir galiyay Degmada Bursaalax Gobolka Mudug.

  Рет қаралды 28,016

Bursalah Media Production BMP

Bursalah Media Production BMP

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 жыл бұрын
Ganacsade ilahay Haku barakeeyo mahadsanid. Bursalax wa qurux !
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 2 жыл бұрын
Masha Allah degmadeeyda Bursalah hormar wacan baan uu rajeenayah insha Allah niin walbaa waa halkii uu ku dhaashay keep going baan idiin leeyahay dhamantiin 🥰🥰🥰😊😊😊
@mahdimohamed6695
@mahdimohamed6695 2 жыл бұрын
Mansha allah waa fikar fecan alle hakuu barakeeyo
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 жыл бұрын
South Korea iyo Taiwan waxay ku horumareen waa warshadaha fudud, ganacsadaha waxaan leeyahay guuleyso
@abdimahamed738
@abdimahamed738 2 жыл бұрын
waa wax qabad fiican masha allah....
@koka.x.h.official3717
@koka.x.h.official3717 2 жыл бұрын
M.a wa hormar lagu farxo oo ka hirgaly degmadda
@TacticalRuse
@TacticalRuse 29 күн бұрын
That is an interesting perimeter wall, how was it built.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Shaqaalaha uroonow jaale ganacsade waa maasha allaha guulaysta illaahay haidin barakeyo Marsha biyediga kii ufiicnaa waye shaqaalaha sanka uxira guulayso waa mashruuc wanaagsan.dhagaxa fiiriya kudara caramaayada dhulkana unaxa ha xaalafin.mesha dhagaxa yaal fiiri guulayso
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye Ай бұрын
Mashaa allah, nafta ilaahayna ha badbaadiyo
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics Жыл бұрын
Sida muuqata cidiba isma waydiin badqabka shaqaalaha. Ninka Warshadda lihi wuu yaqaan iney shaqaalahani u baahanyihiin Personal Protective Equipment
@ahmadmohammed5553
@ahmadmohammed5553 Ай бұрын
Maansha Allaah. Waa mashruuc horumarineed qiimo iyo qaayo badan, oo ku dayasho mudan. Ilaahay ha u barakeeyo maal galiyaha. HAMBALYO IYO BOGAADINA NAGA GUDOON.
@moolcaliyow
@moolcaliyow Жыл бұрын
Nimankan meeshaan ka shaqaysanaayo ee dhiigooda ku nool ILAAHEY ha u barakeyo xoogsigooda!
@Mashroomer54
@Mashroomer54 Ай бұрын
ilaahay balaayada haka xijaabo kuwa bulshada wax wanaagsan kusoo kordhiya ❤❤❤ waa xaqiiq iney cadowgu ka nixi doonaan hormarkan ‼️ bismullah
@nuraegal4395
@nuraegal4395 26 күн бұрын
Mansha Allah maalinba maalinta ka dambaysa horumar iyo isku tashi loo baahi qabo ayaa ka socda dhamaan dalka gaar ahaan rer puntland guuleyata
@husseinaden7560
@husseinaden7560 14 күн бұрын
Mnsha allah ganacsade shaqaalahaada adoo caafimaadkooda ilaalinayo,dhegaha wax u geli dhwaqa ,kabaha shaqada ,si loo dhowro xuquuqda shaqaalaha
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Mashallah
@mos1954
@mos1954 15 күн бұрын
Waa Grinder Portable ah Kamabadno 40,000 Dollor Cost the total cost .
@TacticalRuse
@TacticalRuse 29 күн бұрын
Mashallah, this is an aggregate and brickmaking company but please invest in the safety for the workers.
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 2 жыл бұрын
Wll alwaax miyay samaysa warshadu
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 13 күн бұрын
LIKED
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 13 күн бұрын
LIKEDSS
@qarawe07
@qarawe07 2 жыл бұрын
M.a Safety shoes in lasiiyo baa u hartay i.a
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 13 күн бұрын
LIVE
@mos1954
@mos1954 15 күн бұрын
Waa Nabada Waxey Kuhormareen , Meel Mushkilad Kajirto Yaamaalgashanayo? Waa Xamar .
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye Ай бұрын
Waar ninkaa karasherka iska leh m8dan iga gaadhsiiya nafta ilaahay baa iska leh waa inagu amaano inaaderow ninkaa makiinada dul taagan ee dhagax ku guraaya guiding uga samee meela uu kaga guro dhagax oo naftiisa badbaado u ah u samee haduu ku dhaco way u dhamaato waar fariintaa iga gaadhsiiya walaalkeen telephone kiisa ma hayo
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 9 күн бұрын
Dadbaa lafahooda lagu qamaarayaa aan cidina badqabkooda iyo caafimaadkooda Laga fakarayn
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 13 күн бұрын
SHORTS
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 8 күн бұрын
BUURSALAX REER BICIIDYAHAN DEGAAN IYO GOLDOGOB
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 197 М.
Qosol: odayaasha reer burco iyo markaY murqaamaan
7:19
Weheliye Tv
Рет қаралды 256 М.
Maxaan kusoo arkay Xaafuun? Maalin dhan ayaan soo joogay.
12:12
Abdi Ayanle
Рет қаралды 14 М.
WAXAAN KA GUDBAY XADKA OOGU QURXOONA AAN MARO ABID | S-2 EP-35
22:55
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 267 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 227 М.
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН