Waxaanu kaa faa'idaysanay in ay keento Blossom drop 1. very high temperature 2. wind 3. lack of pollination 4. excess or shortage of water 5. excess or shortage of Nitrogen Af somali 1. Kul aad u sareeya. 2. Dabaysha. 3. Faxlid la'aan. 4. Badnaanshaha ama yaraanshaha Biyaha. 5. Badnaanshaha ama yaraanshaha Naytrojiinta. waa inta fahamkayga gaabani isiiyay.
@taha-selman3 жыл бұрын
@Barkhad shaqa fcn qabtay mahad sanid
@FarmSomalia3 жыл бұрын
Walaal dabayshu makeento BLOSSOM DROP. Dabayshu waxay caawisaa geedka si’aysan blossom drop udhicin. Geedku haddii uusan dabayl heli karin talaaboooin kale Waa in aad qaadaa si pollination udhacdo. Mahadsanid
@barkhadabdillahi5603 жыл бұрын
@@FarmSomalia Waa sax. adigaa mudan ustaad
@nuursalmani3 жыл бұрын
Mahadsanid
@cismangurey57333 жыл бұрын
Mahadsanid macalin sidee ku heli karnaa yaanyo la qabsan karta meelaha xoogaa kulul cimilo ahaan
@FarmSomalia3 жыл бұрын
Yaanyada wadanka gudihiisa hadda laga isticmaalo mireheeda ayaad raadsan kartaa ama haddii aad dibada kadalbanaysid wadamo aan isku cimilo nahay mid laga keenay isticmaal.
@nasramohamed6163 жыл бұрын
JzkAllah wll waan kaa faaideysaney
@aadamosmaan55433 жыл бұрын
M. Nabadone aad aya u mahadsan tahay weligeyne wax ma beran aad ayana uxiseynaa inan beraley kamad noqdo blse aqonta aad nooso gudbiso ayaa sugeynaa insha allh