heestan in badan ban raadin jiray runti iyado labada fanan qaadayan AHN labadoodaba thanks sxb
@cabdiqaadirayaanle83823 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan xasan x.cabdilaahi xasan(xasan_ganay) waxaanay ka mid ahayd riwaayadiisii labaad ee jinni iyo jacayl ee curatay sanadkii 1975kii
@RadioQaraami8 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Labada fanaanba
@khadarhussain17417 ай бұрын
Heestii waxay ku jirtay riwaayadii Jin iyo jacayl 1973 waana erayadii i xasan ganey one of the best abwaano soo Maray taariikh da fanka iyo suugaanta soomaaliyeed..ilaahay cumrigiisa ha dheereeyee Hargaisa ayuu joogaa
@shiresoofe45633 жыл бұрын
Maasha allah sxb inbadan ayaan raaditay heestan
@ikhajji3 жыл бұрын
Dhageysi Wanagsan walalow
@alisaid20082 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii baacalwan codka sahra axmed iyo bacalwaan
“ Ha iga webin nasiibkayga “ weeye halkudhiga ama magaca heestani Erayadii Xasan Ganey, iyo codkii Sahra iyo Bacalwaan, riwaayadii “ Jin iyo Jacayl “ ee uu kacaankii mamnuucay ama antiga ahayd
@jabaqsheegmedia99482 жыл бұрын
Ha iga wadin nasiibkayga sax ah Waabin lagu lahaa
@nellyglittery3562 жыл бұрын
@@jabaqsheegmedia9948 Ha iga wadin iyo ha iga waabin midna ma aha sxb, waa “ Ha iga webin “
@mohamedsaed912 жыл бұрын
Sxb heestan wa jeclahay, hadana Erayada meel bdn tashus ba ku jira Lyrics u sameeya ado mahadsan.
@shiresoofe45633 жыл бұрын
Waa riwaaayaddii jin iyo jacayl
@aadancabdi30992 жыл бұрын
Hees macan
@MahamuudfaaraJaamac10 ай бұрын
Sxb heesahan xagaad kasoosaartas
@hashiahmedhashi45443 жыл бұрын
Innaba caadi eesh qiyaasak
@CadeGude5 ай бұрын
Waa riwaayadii 2aad ee xasan geney waxa kahoreysey Dab jacayl karin waa Waa labada riwaayadood ee uu kabilowday kuna tisqaaday Jacaylkii cigaal iyo khadra Kadaaya dadka beenta 1974 Waa ka danbeysaye Waa riwaayadii ugu horeysey ee Khadra xidig ka noqoto Dabjacayl karinwaa waxay ahayd Copy
@ikhajji5 ай бұрын
Balno sheg Riwaayada magaceeda
@CadeGude5 ай бұрын
Riwaayadu waa jin iyo jacayl dee Lkn maaha 1973 Waa 75 ama 76 Sadex riwaayadood oo xasan geney Leeyahay Midwalba hees aanu lahayn baa Kujirta
@khadarhussain17417 ай бұрын
Wilwilo iyo wiglo waa laba ciyaar soomaaliyeed oo berigii hore la ciyaari jiray