Sawirkaan marar badan waan arkay, laakiin in yar ayaan ka gartay, maantase hal hal ayaa la ii baray, mahadsanid LEGEND BACALWAAN, 👍 ALLAHA u naxariisto dhammaan fanaaniinta dhimatay 😢 😢 😢 AAMIIN YAA RABBI
@talokeen2596 ай бұрын
adna alle ha kuu naxariisto maantay waad naga hooseysa
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
ilahay haw wada naxriisto dadkaaso kle dib loo heli maayo cid booskoodii noo buuxisana majirto bacalwan Alle cimriga haku dhereeyo intii dhimatayna AHN
@faaraxyare13204 жыл бұрын
Cabdi Cali Bacalwaan Asagana maanta alle ha unaxariisto!
@zaaanc70083 жыл бұрын
Baxsan xareedo iyo asaga. maalintaas waa noolaayeen maanta ma nooola Allaha u wada naxariisto anagana markaan dhimano Allaha noo naxariisto intaan joognana cumri dheer barakeysan Allaha noogu deeqo waa bil ramadaan 15 maanta 2021 wed 28 April
Aamiin dadku mar haday xabaal uun sugayaan xissabine sugayso in fanka lagu jiro maaha wixii muusiga een khayr lagu sheegin Hada way wada xaroodern oo dadkuu nolasha markaa ku ogaa Hada na joogaan duniyo iyo baxsan
Inta dhimatay Alle ha unaxariisto. Inta noolna Ilaahay cimriga ha u barakeeyo. Abwaan Maxamed Cali Kaariye Safhoose Fadhiya nin aad qurux badan ayuu ahaa ilayn.
Sawir kan marar badan arkay waxaan ka garan jiray maryan mursal iyo Dalays laakin maanta inta badan waan gartay Thanks Bacalwaan
@salmanhussein85012 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye
@umuehaabofficial97044 жыл бұрын
Rabi ha u wada naxriisto adna allha ku naxriisto maanta ayuu dhintay
@abdiqays93244 жыл бұрын
Baxsan iyo adigana ilhy ha idin naxaristo
@HaykalHakul-uw9vb7 ай бұрын
ISAGUNA MAAANTA MAYTIDA AYUU KA MID NOQDAYE ALLE HA UNAXARIISTO 😢
@abdirizakmohamudyusuf65713 жыл бұрын
Intii dhimatay alle ha u naxariisto
@mahadow12 жыл бұрын
Baxsan ayaa iyaduna markaa ka bacdi go,day. Allaah ha inoo dambi dhaafo hana inoo naxariisto dhamaanteen🤲
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
never forget.
@hamzamohamoud85054 жыл бұрын
Allaha hakaaga daba naxariisto. Aamiin.
@ibrahimjamac74904 жыл бұрын
Baxsan alle haunaxriisto
@hassanmuuse87994 жыл бұрын
Adeero xog badan ayad haysa oo jooga tagaysa ana yar yar ka dambe wan idin Barna tarikhda wa wagii ad xanuun sanaysay ilahay ayan ku Baryi jiray allana wa iga aqbalay ani iyo umada somaliyeed wan qiirooday dadka aad tirisay wan idin jecelahay alla haydin daayo
@sadiomohamoud16034 жыл бұрын
Adna Allaha ku naxariisto
@mohamedabdulkadir3814 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamantood
@sslh71474 жыл бұрын
alaha u naxariisto
@husseinabdille3 жыл бұрын
Ala maxa dad badan dhintay
@samiaahmed54434 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mahadow12 жыл бұрын
Magool kuma jirto miyaa?
@Wonderer2244 жыл бұрын
Bal abwaanada safka hoose fadhiya ila arka siday dhallinyaro u ahaayeen una xikmad iyo murti badnaayeen. Waa Cismaan askari, Maxamuud Tukaale, Cabdullaahi Qarshe, Kaariye, iyo kuwa kale. Kuwa da’dooda ah oo maanta nool maxay murti iyo fikrad hayaan?
@JugeQaaraamiMusic4 жыл бұрын
Waxba!! Kaar mar hore laga shubtay lacagtii ku jirtay ayey hadda xoqanayaan😅😅😅