Cabdi Cali Bacalwaan 🔥Iyo Heesta "ALLA WALALAC BEENEY"

  Рет қаралды 29,836

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Heestan aadka u macaan waxaad moodaa sida Soomaalidu tahay inay iminka ka hadleyso. Aun Abwaan Sangub intii inaga dhimatay. Aamiin. Mahadsanid WWW
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Qofkii kow bad ahy manta Aun Abwaan Sangub Bacalwana Allaha no daayo mahadsanid adna W&W&W
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Oo ileyn heestu taqsiin bay lahayd 🤔Taqsiinta waxaan ka wadaa inta yare hore Allaha u naxariisto dhammaan fanaaniinta naga dhimatay oo dhan ,inta noolna caafimaad qab ayaan u rajeynayaa🤲❤❤
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Kkkk Araar baa la yidhaah bro codka hore
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
@@Newheesocusub kkkk horaa waxaa loo yiri "Nabi Allow, nimba afkiis kugu ammaan" waadse ku mahadsantahay,waayo eray aad u macna weyn ayaan kaa kororsaday👍😄😄
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@JugeQaaraamiMusic hhhhhhh haa masuul waa sida sheegtay somaliladan erayada isku si u istimaalin anigu Taqsiin waxan u yaqaan markuu fanaanku gunuuso ee erayga caadi loo fahmiyo waayo sida Aun maxamed mooge heesihisa ubdanyhin mahdsanid zxp
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Wayihii wacnaa mahadsanid sxb saas ku wad
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Singub allaha u naxariisto allow muxuu somali lahadlay kor iyo hoosba
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii m.c.sangub codka iyo laxankii baacalwan
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 10 ай бұрын
very artist.
@ugaas.xasan.dhagash8419
@ugaas.xasan.dhagash8419 2 жыл бұрын
Areyadii.iyo.laxankii..abwan.sangub
@muktarfarah-hj4sv
@muktarfarah-hj4sv Жыл бұрын
M.a
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Lafa hore dadkiihore tage lkn maxaa inoo bedelay balbalarka iyo galadegan miiran
@cabduqaadirmaxamaddaadir4654
@cabduqaadirmaxamaddaadir4654 2 жыл бұрын
Kkkk ha wlhi nasiib malihin hada nahnay dadki dambe
@abdiali4983
@abdiali4983 4 жыл бұрын
Abwaan Singub (AHU) siduu sheegay, wuxuu heestan, Gaasiray inaga yayna kala guraya iyo labo heesood oo kale ku dhaliilayay dowladdii rayidka ahayd ee CRC Sharmaake iyo MXI Cigaal.
@mohamedmohamoud3238
@mohamedmohamoud3238 4 жыл бұрын
Gaasira sxb sangub shaqo kuma laha e sugaanta ka daa ciyaarta xuseen xaaji gujus baa iska leh e
@abdiali4983
@abdiali4983 4 жыл бұрын
@@mohamedmohamoud3238hhhh Waraysi ayaan ka soo xigtay, meel walbana wuu ku jiraa waraysigaasi. Wargays Hargaysa ka soo bixi jiray ayaana waraysatay abwaanka. caddayn kale uma hayo; Adigu maxaad caddayn u haysaa inuu Gujis (AHU) sameeyay?.
@maxamedcabdi3149
@maxamedcabdi3149 4 жыл бұрын
Zxp faanka kadaa waxanad garnayn dadba qorlkaag akhriisanye heeta gasiira waxa iska lahaa gujiis
@abdiali4983
@abdiali4983 4 жыл бұрын
@@maxamedcabdi3149 Ama Af-Somaligaa kugu yar ama waadan akhriyin waxaan qoray. Midda kale Z xarfaha Somaliga kuma jirto.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@abdiali4983 saxib heesta gasira malaha sangub e dadka wax aan jirin ha u shegin waraysiga sangub wu jira lkn malaha hesta si ay ka noqotay moyane hesta gaasira xuseen jaamac rooble xaaji gujis aya iska leh
TAHLIIL HEESO KABAN XULA
49:12
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 6 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Khadiija Foodey Nuur 🔥Iyo Heesta "JACAYL GEESA LEH"
7:11
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 264 М.
Cabdi Cali Bacalwan  Ahun | Heesta Nabadgalyo-Nugaal @@
5:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 71 М.
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 274 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 766 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,5 МЛН