Cabdi Good oo Si Xun U Fasilaya Heesta Guuleed Ma Joogaa

  Рет қаралды 39,635

Ali hajar Media

Ali hajar Media

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@calihayaan685
@calihayaan685 6 ай бұрын
Wuu dhex fadhiistay Falsafada iyo qaabka farshaxanka falkinta erayada abwaan yamyam ilaahay ha u nxariisto
@ibrahimmohomed1200
@ibrahimmohomed1200 10 жыл бұрын
waxaan u fahmay in abwaanku luuqad aanu gaadhin ku dawakhiyay cabdi good sidaa daraadeed ina good erayada qaar ku hafanayo. lkn saw ma oga in ay jiraan caruur aan lala ciyaarin.
@duranhassan6456
@duranhassan6456 4 жыл бұрын
Waan ka shallaynayaa waqtiga iga galay daawashada muuqaalkaan!
@true2win
@true2win 2 жыл бұрын
Wyh
@abdishakur9
@abdishakur9 Жыл бұрын
Abwaan AUN YamYam Niin Culuus The Father of Somalia 🇸🇴 Language, Yaa ba fahmi kaaro saxiib, Cabdi Good fikiir kiisa uun ka haadlaya
@abdikaabo6121
@abdikaabo6121 5 жыл бұрын
Waa erayo aad uqiima badan waxaa garan kara abween yam yam xirsi ilaah ha unaxariiste wa abwaan soomaliyeed cabdi god halkaas ayuu ka dhimanayaa
@mahadyamaniguudcad2719
@mahadyamaniguudcad2719 4 жыл бұрын
Cabdi good waa nin Afsoomaaliga qani ka ah lkn waxaa ila qurxoonayd inuusan dadka dhintay murtidooda waxba ka sheegin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Ай бұрын
Maashaa Alaah Cabdi Good Well done
@EngAbdirahmanElmahmoudy
@EngAbdirahmanElmahmoudy Жыл бұрын
Wuxuu yamyam geedka ku tilmaamayaa waa gabadha maaha geedka waana humaag, cabdow waxan garan mayside dhakac dhakacda ka hadal halkaas waxba ka garan mayside
@ismailshire539
@ismailshire539 Жыл бұрын
Cabdi Good ma garanayo ayaa kaga filan
@nimcaaanismaciiil4558
@nimcaaanismaciiil4558 8 жыл бұрын
cabdi good walee waa mujaahid halka kaga hay doqonta ha baroorate dhan walba ugu jiid
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
Dacawada ayaa markay Bakhriga geedka saaran gaadhiwaydo Tidhaahda Uf"
@ismaaciilmohamed1147
@ismaaciilmohamed1147 4 жыл бұрын
wuu xanuusanayaa cabdi good abees allaha caafiyo wuu waashee falan qayn xumadii baa yamyam u gaysa iyo xasanba uduceeya wax kabaxsan aya ma jiraanee
@mohamudissa
@mohamudissa 4 жыл бұрын
Cabdi good waxaan u haystey nin abwaan ah af somaligu ku dhan yahaye show wuuba ka dhacan yahay waxuu garan waayey ufo garame kiciyo ufo garneyl kiciyo ku lahaa Mida kale show suugaantuba uma bilowna heestaani waa number one heesaha xasan aadan samantar heesaha somaliga ahna waxay ku jirtaa top 10ka Walaahi anaa kala doodi lahaa weliba u sharaxi lahaa maxaa yeelay suugaan yahanku gabadha markuu tilaamaayo waxuu u soo qaataa geed ana faras ama dhul barwaaqo ah iyo waxii kaloo somalidu xiseyso abwaanka cabdulqaadir xirsi yamyam alla how naxariistee waxuu ahaa nin ereyada qiimaha leh xusha
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 9 ай бұрын
hargaysaan hotel isku aragnoo wr suugaanyahan baan ku aqaanee sawdiga heestii guuleed ku xaaray qaadka anaa qaadiyee indr iraac ban ku idhi heesta saad ufahantay si ka duwan ban ku fahansiiin odaygu wu xishoodo mar kale inooga dhigo iga xidh bu yidhi
@Maxamuud-fx2cf
@Maxamuud-fx2cf 5 ай бұрын
​@@mohamedyasin7726nio libaax baad tahay waad iga qoslisay
@garaaddeeq2951
@garaaddeeq2951 Жыл бұрын
Adeerow maansoyahannadii soomaaliyeed aqoon xeel-dheer ayey u lahaayeen afka dhaqanka jawiga cimilada iyo guud ahaanba deegaanka, haddaba adiga muggaagu waxa uu qaadikaraa inta uu ku heeso sharmaboy, mana garanayo inta uu cimrigaagu jiro caqligaagu meesha uu ku daahay waayo isma laha
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 9 ай бұрын
Cabdi good heestaba ma fahansana heesta guuleed ma joogaa wa hees ismacnaynaysa eayada heesta meel jaban ama isdiidaysa kuma jirto cabdi good habeenkaa qaadka waxba u dheeraa
@mustafabdirahmanmohamed1110
@mustafabdirahmanmohamed1110 9 жыл бұрын
Abwaan Alle xikmad ku maneystay iyo fanaan cod miizaaman ayaa isaga daba maray ee oday yahow qariban oo qurbaha ku wareeray waxadan garaneynin haku ceeboobine ka gaabso fanaanka codka guuxa iyo abwaanka haybadda Alle siiyay
@haajiali7390
@haajiali7390 5 жыл бұрын
Erayo yamyam tiriyay in ad waxka sheegto hadii aad keentay waawaalatay
@hassanbiriye6236
@hassanbiriye6236 5 жыл бұрын
Cabdi good awoowe waxaan kugula talinayaa inaad youtubeka gashid ka dibna daawatit sharaxaada abwaan yam yam. Sidookle raali galin ka bixisid heestan adku fududaatay
@zaynabfarah3266
@zaynabfarah3266 10 жыл бұрын
Abdi waxaa habooney inuu erayada uusan iska fasirine Anaylis gareeyo bal waxuu uga jeedey Abwaanku
@abdikaabo6121
@abdikaabo6121 5 жыл бұрын
Cabdi good qamri buu soo cabay waxuu rabo ayuu noo sheegayaa
@Mahad-p7c
@Mahad-p7c 4 ай бұрын
Abwaa yamyam hees uun sameeyay baad wax ka sheegi
@MsCirro6666
@MsCirro6666 4 жыл бұрын
Ilaahaw muu nooladaado sidaa umaad hedasheenee heesbuu kaa samayn lahaaye ileen waad jirtay markuu heestaa samaynayaye Maad yeelatid aqoon ileen waad jirtaye
@mohamedAhmed-yv3dl
@mohamedAhmed-yv3dl 3 жыл бұрын
Hummaagga iyo hu'ga suugaanta waxba kama taqaannid; waanad qasbaysaa Cabdi Goodoow.
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 жыл бұрын
Sow uma eeka inuu Yamyam kasii curiyay god uu ugu talla gallay in kuwa suugaanta u dhuun dalloolin si ay ugu dawakhaan 🙄😁 wuu ku dawakhay miskiinku 😁
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 жыл бұрын
Waligey nin tv soo fariista oo kaa caqli xun maarag cabdi goodow Waad fashilan tahay
@rehemahashi9762
@rehemahashi9762 3 жыл бұрын
Adeer waa arin kaa weyne oho la dheh Lama jaan qaadi kartid marnaba
@mohamedAhmed-ci2bh
@mohamedAhmed-ci2bh 2 жыл бұрын
Abwaanka salama
@timothybrown8716
@timothybrown8716 10 жыл бұрын
Dadka dhintay waxlagama sheego Ee waaloo duceeyaa
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 4 жыл бұрын
Cabdulqaadir xirsi Yamyam hees uu sameeyay ceeb ma lahane haku daalin
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
miyuu garanayaa dee waa jaahil soo qayilaye teeda kale xataa humaagta mafahansana iyo ujeedka heesta
@jamalahmed6380
@jamalahmed6380 10 жыл бұрын
Waa iska aakhiru samaan bal ninka wax ka shegayo abwaan yabyab naxariistii jano alaha siyee bal arka qaabkisa iyo tariiqdisa gaban asaga dhan waxan baranay sanadkaa iyo bilihisa dambe 2014 ninka wuu haystana waqtiga uu wax alifayay ba isu firiya imisa sanad ayaa u dhaxayso 1976 ayuu heestan alifay oo uu umad dhan iyo hobaladii dalka uu wax u alifi jiray , bal qofkan maxuu alifaa asiga in uu iska caytamo moyee bal hal murti oo uu leyahay yaa yaqano , huurale waa gartaye iska caytan
@Zaijaan2345
@Zaijaan2345 10 жыл бұрын
التشبيه وتشبه به ayaa la dhaha carabiga waxa ade wax u egaysinaysid luqadaha oo dhan ayaa leh in wax waxa lagu tusaleeyo Abdi Good waa Fashilan yahay
@abdifataxjowhar7565
@abdifataxjowhar7565 8 жыл бұрын
cabdi good heesaha hada laqaado wax kasheeg lkn heesihii hobaladii waabari afka dheer halagalin oday yahow dhamaadka ah
@Cabdi.AxmedCige
@Cabdi.AxmedCige 3 ай бұрын
O'Day Galina dhexaadkana waa la maracas wax ee Wayland cabdi googow
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 7 ай бұрын
Qalbiga gudhan waa isla isaga Abwaan ka fasil la Heesta toosi
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 жыл бұрын
Cabdi good duli asn laga dulisaneyn
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 7 ай бұрын
Naftisa iyo faraxisa laxawgisa ayuu u galinayaa guntumoyin ka ubaxa
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
War soomaliyey mayaabteen ninkaan heesta iska leh waa abwaan cabdulqaadir xirsixirsi yam yam waxaana lagu naanaysi abwaan kii dhul barahabaraha afka somaaliga qoristiisi nin qayb lixaad le kaqaatay xiligiisi qaryaan dhoodan moye lama sheegin nin heerkiisa gaarsiisnaa marka jaahilnimo waa cudur sideedana wax aanad aqoon lagama hadlo duqaan maskiinka ah markuu ciyaalada cayr cayrsan jiray waan taager sanaa lkn wuu iska waalay
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 8 ай бұрын
cabdi good erayada Yamyam waxa aad gaartay ma'ahan fasiraadooda
@LiibaanBilledhaqane
@LiibaanBilledhaqane 7 ай бұрын
Abwaan yiim yiim waya 2:57
@LiibaanBilledhaqane
@LiibaanBilledhaqane 7 ай бұрын
waa abwaan yiim yaiim 2:22
@imanhaji7166
@imanhaji7166 4 жыл бұрын
War ereyadaan ninka alifay sugaan lagama saxee ee ninka reerkiisaad qalbiga ka nicib tahay (Allah ha u naxariisto Abwaankii weynaa ABDUKADIR HIRSI YAM YAM)maskiin yaa dalas,waa dameer aan aqoon waxa carabiga lagu yiraahdo ISTICAARAH(maledetto)khashiin reer badiayah eee london magaalo u arko ugu horeysey
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Abdi good Yam yam afsoomaali kula murmi kartide wax kale ka sheekee
@abdiosman4967
@abdiosman4967 Жыл бұрын
Ruuxaan garanayn wax yaabaha Maansada jabiya waa gartii in uu Cabdi Good la yaabo! Maansada 3 jab ayaa ku dhaca, 1. Maanso miisaan ahaan jaban. 2. Maanso macna ahaan jaban. 3 maanso xaraf jaban ( Deelqaaf) maansadani macna ahaan way jaban tahay, Ruuxa xeererka maansada yaqaanana wuu garanayaa Amaba af maal ah
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Жыл бұрын
Heestu waa full sxp wax jaban ma jiraan
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 7 ай бұрын
Isaga naftisa Abwaan ku u gar naqayaa
@ahmedabdi2693
@ahmedabdi2693 9 жыл бұрын
war ninkaan heesihii horuu usoo dhigteey wuuwaasheey heese la murti iyo macno kufadhiyay ahaayeen
@abdisalaan
@abdisalaan 10 жыл бұрын
wlh abdi good ma anan fahmin hadal waa laastiig oo kale dhankii loo jido boow u dhigmaa marka ninkaan yanan la dhageysan wa marqaan baan modaaaaa
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 9 жыл бұрын
Duqaan dhamaadka ah ...wax mafahmaayo fuck ...gabar ayuu ugaadamaaya dee geed ayuuna tilmaam ahaan ugu soo qaaday wax fahan oday
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
kkk ala beerka aun cabqari falasoof ninkii loo yiqiinay abwaankii qaarada maansha suugaantiisa layga fujin waa walee madookh xumi aun muxuu ka garanayaa bal hada ufa garnayl kiciyaa kulahaa hhh wuxuu garan la yahay garame af ya dhaqanbuuna kafaaloonayaa aduunka inta qof wax tirisay marka laga reebo sayidkii nin siduu midhaha u xusha oo kale uxushaa lama arag yam yam teeda kale xaga gabayada buu ubadnaa iyo badaha kale ee maansoo wuxuu heeso curiyay intaan ka aqaano dhawryo toban heesood oo kamid ah top ka heesta somalida kuna qotoma qisooyin dhamaantood una malayn maayo hal abuur kasareyay inuu jiray qarnigii tagey hadaba bal eeg heesahan waxaan in lagu dawakhayo waan ogaaye 1 dusha timaha guudka cumar nuur cabdille 2 istaar cumar nur cabdile aun 3 qlinle aun ma iska daba maqiiqaa 4 smairkii ayuub hanuuniye 5 daalo aragtideeda hanuuniye 6 hadmaad gacale soonoqon hiba maxamad nuura 7 isha sacabka mari khadra daahir cige aun 8 saboolka caadadi khadra daahir 9 sida neefta waylaha axmad c cigaal 10 guuleed majoogaa hada si wacan umilicso waxaa laga hayaa claahi mclin dhoodaan aun halkay gumucyadaydu usocdaan waa gun iyo baaro af gurani hadduu goob yidhaa wuu gurracayaa marka waan arkaaye inay ku dhax dhici doonaan ciyaal say walaahi oo dhami aar odyaga maxaa karaacay meesha
@xaliimomaxamuud6499
@xaliimomaxamuud6499 4 жыл бұрын
Hhhhhh waxaad sheegta garan wayaday waaad ku dawakhaysaaye iskaaa daaa Adeer
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 7 жыл бұрын
Kan waxaa ka liita kuwa TV ku sheega ah ee ummada af qushaash soo hor fadhiisiyay.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Odaygan bilaa ilka ahi abwaan maha gabayaana maha siddee buu u sharixi karaa hees erayadeeda? Midda kale ma abwaan Yam Yam buu gaadhi karaa? Waar iyaa iska aamu ku yidhaahda Abdi Good aflaqash?🤣
@adnaqali2365
@adnaqali2365 9 жыл бұрын
dadkina dawanyo hadna cayaaya de hadydn rabin ha dawanina mxad isla xijinysn cabdi good war idin mahye adeer maglysta
@abdikaabo6121
@abdikaabo6121 5 жыл бұрын
Magaranyo iyo waxban iska sheega waa kala Labo adeer
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 3 жыл бұрын
Hadduu suugaanta wax ka yaqaan ha micneeyo heesta ah "magaalada geed ku yaal muxubooy ayaad midabkiisa leedahay".
@munayousuf4813
@munayousuf4813 10 жыл бұрын
waa yaab ee odayga shaqadiisa miyaa sidatana maxaa dhiibay
@abdulljama4591
@abdulljama4591 9 жыл бұрын
Kkkkk wlhy waa wax lala yaabo cabdi good ba wax ka sheegaya abwaan yam yam waa aakhiro sabaan ceeb ba ka raacday
@abdiwadudalibilal856
@abdiwadudalibilal856 9 жыл бұрын
Cabdi good wuu cabsan ya
@Cabdi.AxmedCige
@Cabdi.AxmedCige 3 ай бұрын
Cimula gaara weye aan dayaxu lahayn
@ablaxboy2058
@ablaxboy2058 2 жыл бұрын
Cabdi cafimaad kaga mafadha adiga luqada somaliga inlagu baro
@mohaabdi598
@mohaabdi598 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh wuu kuwarerey wlhi 😂😂
@mohamedadenmouhoumed7810
@mohamedadenmouhoumed7810 9 жыл бұрын
ninkan horta yaa u xil saaray inuu suugaanta ka saxo soomaalida waa aakhiru saban.
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 7 жыл бұрын
Waa loogu talagay in aad ku dawakhdid. Soo ma sogordahna oo jiifta ma ahan? Soo oraah la soo hadoodilay ma'ahan?? Wax fudayd lagu fahmayo yaa ubaahan!!
@apdifatahzallad8506
@apdifatahzallad8506 4 жыл бұрын
YawaduuD. Yaadaawanay 2020
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Gabadhu so naaso maleh oo geed laguma suurayn karo wxaan khayaal baa ladhahaa saa loo tiriyo good waa fashil.
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 3 жыл бұрын
Maba oga in abwaanku gabadhu garatay heestana maalinti xigtay uu alifay gabdhana siiyey heesta, marka waa heestu waa wakhti ka bilabanaya ilaa habeenkii uu arkay ilaa glabkii uu heesta alifay
@dglnotexeil3131
@dglnotexeil3131 6 жыл бұрын
Masagaranaye talo guurti miyaan umari lahaa goob xarashada odayga waxba mafahmo qalbigaa casaday😁 masagaranaye talo ayaa qormo bilaaw eh odaygaan hesta diqaldan ayoow nugu shubaa
@ahmedyare7495
@ahmedyare7495 4 жыл бұрын
Ader af qashushow wxn wey ka wenyihin Qabil ayd ku dawakhday ninkas allaha u nxriste nin somaliyed buu aha adne nin qabil bad thy mrka farqiqa ayaa idin dhexeyo mrka wxb haku daba dhegan
@mohamedmiguil7565
@mohamedmiguil7565 5 жыл бұрын
Sakhran
@samiira-k7546
@samiira-k7546 10 жыл бұрын
Ani ahaan fikirkey horta ninkan cabdi good la lee yahay marka uu hees waxka sheegayo muxuu la xanaagaa ama hees markuu waxka sheegayo muxu heesta dhulka uula dhacaa sidii qof kaligii af soomaaliga garanaaya Mid aankuu sheego sxb marka aad dooneyso inaad hees khaldan aragto please adoo si qalbi furan u hadlaaya oon is dhibin dadka waxka dhaadhici heesaha marka aad micneyneysana siyaroo qabaw umicnee lkn inaad gubato waalaga wanaagsan yahay sidi abwaanada wax inay kuugu sameeyeen oo kale unbaad gubanaysaa aggaaaah war waa sidee
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 жыл бұрын
Maan gaab cabdi gaab
@Ahmedelmiyuauf-pr3ly
@Ahmedelmiyuauf-pr3ly Жыл бұрын
cabdi good hees aanad adigu fahmin ayaad rabtaa inaad fasirto, horta fahan heesta , waankula yaabanahay sawdiga ceeboobay
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Waad Ku dawakhday wlhy😂😂😂😂😂😂😂
@hassankaafihassankaafishei2626
@hassankaafihassankaafishei2626 2 жыл бұрын
Cabdi good haduu ku dawakhuu ku hor kufay heesta waxbaba kamuusan gahmin
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 2 жыл бұрын
cabdigood abees dadkani waxaad kala hadlayso ma fahmayaan macnaha dhabta ah ee heestana waa la qariyey xataa yam yam ama cabdikariin labaduba way qariyeen xaqiiqda adiguna si kle ayaad wax noogu sheegtay calaa kulu xaal warku waa dheeryahay
@sabtiodasuge8791
@sabtiodasuge8791 3 жыл бұрын
Waxba ka garan meysid ee faraha kala bax abwanada ha uga dheelin heesha qabiili xun oo qurun ah ayaa tahay ee shaqo kale raadso
@VivaWNP143
@VivaWNP143 9 жыл бұрын
ala indr reer miyigan yaa tvga ka qabta walahi wuu nacsiinaya dadkee kani xitaa sabiga fahmaya waxan uu leyahay bal isku tago ama bal is qabadsiiyaa ala reer miyo goormad umada ka hor dhaqaaaqi
@umalkhayrfarxaan616
@umalkhayrfarxaan616 4 жыл бұрын
Ader runta ayu ka hadla
@mohamedsayid7757
@mohamedsayid7757 4 жыл бұрын
Dhalaankii waaridki dhalmada baray
@abdinoorninweyn2076
@abdinoorninweyn2076 3 жыл бұрын
Laamuhu waa timaha xoolayahow
@salehmohamed5767
@salehmohamed5767 Жыл бұрын
Goodow, waxaan filayaa in aa tahay nin aan Yamyam aan la tartami karin.
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru Ай бұрын
Waxaadan fahmin karin lama dhexgallo adeer😂 Waxaan u malayn reer waqooyi baa tahay haddana Yamyam hargaysa ayuuba ka soo baxay oo inta dadkiinna suugaanta sheeggan jiray inta dul maray kaalinta 1aad gallay
@indho12
@indho12 9 жыл бұрын
af dhashuuq hadana ma dad kaa afsomali badan kaana abwaansan aad usoo dhigatay afka somaligu waa margi ee ha isku caan sobixin
@abdialihassan857
@abdialihassan857 8 жыл бұрын
af qashuush af somaliga ma midka kaliya looga hdlo buco
@dhulgariir
@dhulgariir Жыл бұрын
Cabdow suugaan waxaad ka taqaanaa majirto Reerkiinuna geeley ama beeraley maaha Oo xoolaba riyo ayaad ka dhaqataan. Ok Ma waalidii malaygaad maanta la shirtimid. Suugaanta rageeda u daa nin yaqaana u daa ama hido u leh
@khadarshire1529
@khadarshire1529 3 жыл бұрын
Kkkk heestan ma fahmi kartid cabdi ilka casow intaad taqaaney wad dhaafyey
@ahmettsuleiman7851
@ahmettsuleiman7851 4 жыл бұрын
Adigu mxaa Tahy horta
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp 8 ай бұрын
Laftinaga !Adigu Af soomaaliga yaa ku baray Jaahil ilayn lama karo War hada waa yamyam coonoow Iska hadloow ina Igarre !
@Farhaan114
@Farhaan114 2 жыл бұрын
Kan Socdaal baa Dhaamma Dhanka Afka,
@abdirashidibrahim5649
@abdirashidibrahim5649 Жыл бұрын
Cabdi khasaara tahy
@samirasanyar2451
@samirasanyar2451 5 жыл бұрын
Duq waashay masamatar baa gu keentay hadane
@mahrezyare233
@mahrezyare233 4 жыл бұрын
Waxaan waa sugaan ee maha afsoomali naxwihiisa aad aqrinayso
@mohamedmuse6638
@mohamedmuse6638 9 жыл бұрын
waxa sual iga ah ina godabes ma abwan baa mise waa fanaan mise wa hal abuur haduun intas mid ahayn mahaduu soo bararugay
@cabdikariimcabduqaadir8363
@cabdikariimcabduqaadir8363 6 жыл бұрын
mohamed muse gool haye sports uu ahaan jiray kan eberkiis waaye
@maryangenay3307
@maryangenay3307 10 жыл бұрын
Kk ayagaba ihesa ya dhahay
@naimamahamed2652
@naimamahamed2652 9 жыл бұрын
sidu iskasinayo ayan ba layabay qof xiigmadle ma ahaan
@omarjama231
@omarjama231 6 жыл бұрын
H
@omarjama231
@omarjama231 6 жыл бұрын
Waaa suugaan yaqaan afsomliga ku xeel dheer
@heawan_abdigamil.comhussei4541
@heawan_abdigamil.comhussei4541 8 жыл бұрын
wara ina Kane maxa dhibaya maa iska cibadesito
@abdialihassan857
@abdialihassan857 8 жыл бұрын
qamra ayu cabsanyahay markaaas ayu waxo rabo inuu sheegaya
@Maxamed17
@Maxamed17 3 жыл бұрын
Xiligaad cibadsan lahayd balajogaye dadka dhintay faraha ka qad abdi good fashil niga 😡
@qassimolaad1887
@qassimolaad1887 11 ай бұрын
Axmaq damiinbaad tahay
@asadcali2653
@asadcali2653 8 жыл бұрын
odagaan dhamaadka ah tiisa ayuu rabaa in uu dadka deqsido af qashuush dheh dad kaa waa ween ayaa kashaqeeye marax
@abdirashiidabdijiidhe5262
@abdirashiidabdijiidhe5262 9 ай бұрын
Andi Good jaahil jaahilkeenay Ayaad tahay Matihid Nin suugaanta yaqaana
@abdinasirmacalin7583
@abdinasirmacalin7583 9 жыл бұрын
inta wanaaga jecel waxa ey taager san yihiin CABDI G00D on aniga kamid ahay
@saidjama4581
@saidjama4581 2 жыл бұрын
Yur
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 7 жыл бұрын
Sakhraan cabdo good
Cabdi Good  oo fashilmay Vs Abwaan Saciid Bulxan
1:15:44
Mohamed A. Ahmed
Рет қаралды 1,7 М.
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 113 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 4,5 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 103 МЛН
Cabdi Good oo soo bandhigay Cadaymo loogu hanjabay
10:01
Somali Star Tv
Рет қаралды 88 М.
Guuleed Ma Joogaa.SSC00463
12:39
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 127 М.
cabdi good oo qaadaadhigaya hees jacayla
10:13
Abdi Good
Рет қаралды 11 М.
ISIIR-RAACA SOOMAALIGA 20 05 2012 SOMALI CHANNEL
42:02
Somali Channel TV
Рет қаралды 32 М.