Cabdi Tahliil iyo Shankaroon Ahmed - Ma ii hiilineysaa Lyrics

  Рет қаралды 216,507

Rageedii™

Rageedii™

3 жыл бұрын

#Subscribe #like #Share
Lyrics by Maxamed Axmed Suuryaan

Пікірлер: 95
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 3 жыл бұрын
Erayadii maxamed Aadan daca Riwayadii godadle iyo hablaha kacay codadkii Cabdi tahliil warsame iyo shankaroon axmed sagal saxiibada halkaan ayaa qaar u sheegay Sahra siyaad iyo faadumo duur sahra waligeed ma qaadin heeskaan halka faadumo ay ka qaaday barnamish la qabanayay gabadhaana waa shankaroon axmed sagal mahadsanidiin
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad aad ban kusalamaya
@mohameddeq5330
@mohameddeq5330 3 жыл бұрын
Waa shankaroon axmed sagal sida aad sheegtay lkn laxanka ma cabdi tahliil aya keh
@xaamidibrahim8440
@xaamidibrahim8440 3 жыл бұрын
. .
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Salam waar waa Sahara siyaad ma aha shankroon saxwaa,Zahra siyaad
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Aun cabdi tahlil warsame boqorka codka wuu I qalmay shankaron axmed sagal alaha ziyadsho cimriga
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Calayk codka ideeqay AUN cabdi tahlil shankarona cimriga alaha u barakeyo
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 12 күн бұрын
Alaha unaxariisto
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 3 жыл бұрын
Heeskaan waaa riwayadii gododle iyo gabdhaha kacay waxaa curinteeda laha abwaan maxamed aadan dacar xataa laxanka heeska asaa laha 1970kii waxaa ku jiro riwaayada dhan hal hees oow lahayn abwaanka waana heeska sida faras bulaale waxaa lahay
@dayaxmedia4415
@dayaxmedia4415 3 жыл бұрын
Wahwah waxana kaacod ah allaha unaxariisto cabditahlil
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Aun Cabdi Tahliil warsame Shankaron Ahmed Sagal na Cimriga iyo Cafimadka ba Allaha Ubarakeyo
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics 3 жыл бұрын
Hees aad u macan waayo wayo ayaan xasuusta heesta dhalinyaro bal ana iso booqda✍️
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso cabdi tahliil warsame yaa Allah
@khadarxaajixasan6931
@khadarxaajixasan6931 3 жыл бұрын
Rageedii waad ku mahadsan Tahay heesaha xulka ah aad Nala Wadaagtay
@zakariyesaid1
@zakariyesaid1 3 жыл бұрын
Aun Codwanaagsane cabdi tahliil Codkiisa cajiibka ah baan waligiis duugooben
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 3 жыл бұрын
Wll rageedii labo sano ka hore mise sanad ka hor hees ayaan kaa dalbaday welina waan sugaayaa Allah ha u naxariisto cabdi Tahliil Warsame Shankaroon Allah ha xiftiyo
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
iga raali noqo walal qaali ah
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 3 жыл бұрын
@@Rageedii dhibmale soo deddaal Ustaad insha Allaah.
@bariyowhajji7458
@bariyowhajji7458 3 жыл бұрын
Wa ikow heestan o talan talis ah mey jiri jirtey tolow
@MohamedMohamed-wm8dv
@MohamedMohamed-wm8dv 3 жыл бұрын
Hiil iyo midnaba hoo kuma hidiin karayoo hilaac bay ibaxaayee afnaan wankujclahaye qali
@abdirahmanmohamud2212
@abdirahmanmohamud2212 3 жыл бұрын
Adigoon i helikarin hey habsaamin inanyahow Xunun wye shankaroon allh cimriga u barakeeyo C tahliil warsame allh u naxariisto
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Saxiib wali ma noshahay sashankaroon
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 3 жыл бұрын
Rageedi aad baad u mahadsan thy horumar baan ku rajaynayaa
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 3 жыл бұрын
Walee waa codkii shankaroon axmed sagal iyo cabdi tahliil warsame allow u naxariso cabdi tahliin sharkaroona cimriga u dhereey .
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
aaamin sxb sare
@qadafinuur
@qadafinuur 3 жыл бұрын
Waa ikoow heestan oo talan taali Ah
@mohamedenanays
@mohamedenanays 3 жыл бұрын
Waayo waayo ayey I xasuusinaysaa Heesta
@mohamedomar3843
@mohamedomar3843 3 жыл бұрын
Waligey comanti madhiban lkn manta waxa igu qasbay abdi tahliil iyo shankaroon alaha unaxariisto Boqorka codka wuu uqalmay abdi tahliil
@axmedcali5851
@axmedcali5851 2 ай бұрын
Imika naagta la qaadayaa waan Sahra Miyaad laakiin original-ka waxa la qaadda Saskatoon Axmed Sagal
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
Aun cabdi tahliil aad buu o cod macaana runtii.
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
waqoyi somali sameyay heestan maqalka wacan
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 7 ай бұрын
Axyaa hees
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 3 жыл бұрын
Allaha unaxariistoo
@anzaladaawe829
@anzaladaawe829 3 жыл бұрын
Gacanta alla kuma jaro rageedii cabdi tahliil waaa faaanka aaan heesihiisa aana kaxiisa dhicin rabi haw naxariisto dadkii hore heeso way qaaden
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
aamin saxiib qaali ah
@hodansuleman5993
@hodansuleman5993 3 жыл бұрын
Midakalaan lahaystaa❤❤👌👌
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Caadi maaha Cabdi Tahliil Warsame Wuxuu uqalmay Boqorka Codka in la dhoho runTii Mahadsanid Wlaal Rageedii
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
cawo omar inan aan inbadan commantiyadeda qaramiga ku dhex arkay ayad tahay wad salaman tahay dadki hore ayad tahe cawo 🤝🤝👋👋👋👋🤝🤝👋👋🤝🤝🤝👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Waaka qaaday Wlaal Wax kale oo aan dhagaysto miya jiraba😍
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@dailyxiin maya wllo markay heeso noqoto wa kuwi hore sharafi korkaga 👋👋👋
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Waxan danbe Heeso lama odhan karo Xikmad Xumo iyo danbi😅😅 MahadsaniT Wlaal QaliH
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@dailyxiin mahad sanid wllo sido kale wakhtigu haku wacnado 🌕☔
@abdimuxumed5675
@abdimuxumed5675 3 жыл бұрын
Good man rageedii
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Maxamed Adan Dacar,laxankii Cabdi Tahliil,codkii Shankaroon iyo Cabdi Tahliil,riwaayadii Gododliyo Gabdhaha kacay 1970.
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
51 sannadood aya laga jooga 1970 waxed mooda in shaleyto lagu luuqeeyay simply dad gaar ayay ahaayeen .
@M.Suriyan
@M.Suriyan 3 жыл бұрын
Yaa salaam😍
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
War shankaroon maha waa sahra siyaad adeer labaduba waa nool yihin hada waydi gabdhaha ama abwaan dacar
@morwaanilkacase2119
@morwaanilkacase2119 3 жыл бұрын
@rageedi sxp sare codsi ba wata heesta cumat dhuule no so gali e ah Tii dhadashiyo qurux mowle u dhameyaa.
@abuukarbosstown1050
@abuukarbosstown1050 3 жыл бұрын
Morwaan Sxb waa cajiibe ogow❤️
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
aan kusexe shankaron maha wa sahara siyaad
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Rageedii heestan waxa curinteeda lahaa abwaan ismaaciil sh.Axmed(Cagaf) waana cabdi tahliil iyo faadumo duur heestanu waa Markey oraginalka ahayd ee shankaroon maaha
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
faadumo codkaan malal 👇 kzbin.info/www/bejne/pHWwgJZrZqaIqJI
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 3 жыл бұрын
Heeskaan male abwaan cagaf lkn waxoow leyhay faras bulaale oo ka mida riwayada
@liibaanmaxamed90
@liibaanmaxamed90 3 жыл бұрын
Wlhi waxaad tihiin dadka kuhaboon inay soonooleeyaan aad iyo ad ayaad uqancisee bushada jecel fankii hore hormar wacam heeso badan oolahilmaamay ayaan idinka rajaynaa inaad saanookale usoo dhigtiin
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
insha allah sxb
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
Rageedii naga qanci Buux ciise sxb.
@xafsomaxamed7179
@xafsomaxamed7179 3 жыл бұрын
Hooy
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
Legendary aun
@abdiaden7989
@abdiaden7989 3 жыл бұрын
Abditahlil
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
War maxaa qalab isku dhacaya...
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
rageedi wllo gabadhu wa sahra siiyad shankaron maha
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
Sxb gabadha aad sheegeysid iyo cabdi tahliil hees ay wada qaadaan maba arkee maxaa noogu cadeyn kartaa.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
Waaa shankaroon zxp Dacar ayaan afkiisa ka Maqlay tacsidii markiii uu dhintay alle u naxariistee Abditahiil abwaan dacar wuxu anigas markii hore heesta kula luuqeeyey shankaroon oo Riwaayada ku dhigay Markii danbe ayuu abdi tahlii la qaaday
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@A.A.E93 sahra siiyad hesaha ay qado bal so dhegeyso wllo ilama aha shankaroon
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@Newheesocusub haye wllo codka bal u fiirso i lama aha inay shankaroon tahay gabadhani
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
saxiib shankaroon wayay
@morwaanilkacase2119
@morwaanilkacase2119 3 жыл бұрын
@Rageedii mahdsnd sxp heesahga xulka.
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
mahadsanid sxb sare
@morwaanilkacase2119
@morwaanilkacase2119 3 жыл бұрын
@@Rageedii @rageedi sxp sare codsi ba wata heesta cumat dhuule no so gali e ah Tii dhadashiyo qurux mowle u dhameyaa.
@inajadeermedia8922
@inajadeermedia8922 3 жыл бұрын
Ab&Ab
@ceebla82
@ceebla82 2 жыл бұрын
Hubiyoo ila garo hagaagooo🎸💃🙏
@axmadnuur1759
@axmadnuur1759 Жыл бұрын
Ila garo
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Sorry waa shankroon.
@abuukarbosstown1050
@abuukarbosstown1050 3 жыл бұрын
Raggeedi sxb waxaad raadisaa Hees cabdi tahliil Erayadeeda Waxaa ka mid ah Wallee dooqeyga Kan siduu doono ha noqdee dadow kaalama tashado Wallee taan doonayaay ilaah tiis kuma darine daruuraha hadaad tagtana intaan daala kaama haro Dhamaadka heesta...... Illaa aan meel la dago dugsado mida aan jeclahay dadaalkaan wado ma gabo Mahadsanid masuul ❤️❤️❤️🙏
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
waan raadin sxb
@eidomar5754
@eidomar5754 3 жыл бұрын
Anigaaa haya. Halkeen kiigu soo diraaa
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
@@eidomar5754 whatsapp +254721505251
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Wu soo gali saxib
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Hesta abukar qoray cidii heshaa link inogu reeba
@ahmedmuseahmedmuse2492
@ahmedmuseahmedmuse2492 2 жыл бұрын
98
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 3 жыл бұрын
In ku dhaw 10 sanno ayuu Muqdisho dar xumo u jiifay C.Tahliil Warsame, hal wasiirna sooma bookhan.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Farhan Shuuriye waa runtaa wllo ee ale ha unaxariisto
WARDO | Cabdi Tahliil Warsame
7:57
Rageedii™
Рет қаралды 171 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 50 М.
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
8:29
Rageedii™
Рет қаралды 166 М.
HEES | Saaqa | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
13:01
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 489 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 158 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 104 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.