Cabdi Tahliil Jeegadaan u Aalaa lyrics , Heestii Jirjir , Jirjirkiyo Dartaa Baan , jalkii qaadan waa

  Рет қаралды 76,901

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

Heesta: Jir-jir
Laxanka Iyo Codka: Cabdi Tahlii Warsame waa heestii ugu horaysay ee uu qaaday 1968
Erayada: Abwaan Cumar Sulub
Lyrics: Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Markuu jiiro dhaabtuu
Jidhif geedku yeeshaa
Jiridii lixaadline
Jabi waayi maysee
Jir-jirkiyo dartaa baan
Jeegada u aalaa
Jalkii qaadan waa
Sidaan kuugu jeelee
Jirro ii haleeshiyo
Naftu kuu jeclaatiyo
Sidaad iiga jeedaa
Isku jaadba maahee
...................................
Markaan jilacsanaadaa
Jare ii maleegtoo
Juuqda iyo jaaqdii
Iga jaratay maantee
Jir-jirkiyo dartaa baan
Jeegada u aalaa
Jalkii qaadan waa
Sidaan kuugu jeelee
Jirro ii haleeshee
Naftu kuu jeclaatiyo
Sidaad iiga jeedaa
Isku jaadba maahee
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Jaleecada xagaagay
Indhihii jiraanoo
Adigaa i jiitoo
Jar dheer iiga laacee
Jirjirkiyo dartaa baan
Jeegada u aalaa
Jalkii qaadan waa
Sidaan kuugu jeelee
Jirro ii haleeshee
Naftu kuu jeclaatiyo
Sidaad iiga jeedaa
Isku jaadba maahee
#dhugmaal_lyrics #cabdi_tahliil

Пікірлер: 12
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 4 ай бұрын
Sidaaan kuu jeedaa isku jaadba mahee sidaankuu jeeelay Waa Eerayadii Apdi tahliil Alle hawnaxariisto Aammiin Aammiin
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 4 ай бұрын
Alle hawnaxariisto Aammiin Aammiin
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 10 күн бұрын
Sidaan kuugu jeelay jiro ii haleeshay naftu kuu jeclaatay
@ceebla82
@ceebla82 7 ай бұрын
Isku jaadba maahee😔🙏 A.Tahliil AUN
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Juuqdii iyo jaaqdii Iga jaratay maanteee......Cabdi Tahliil Warsame Aun 😪😪
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
#LyricsongJirjirkiyo Markuu Jeera dhaabuu Jidhif geed ku yeeshaa Jirriddii Laxaadina Jabbi waayi maysee Jir jirkiyo dartaa baan Jeeggada U aallaa Jalkii qaadan waayee Siddaan kuugu jeeleen Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee **************** Markaan jilicsanaadaad Jarre ii maleegtoo Juuqda iyo jaaqdiyo Iga jaratay maantee Jir jirkiyo dartaabaan Jeegada U aallaa Jalkii qaadan waayee Siddaan kuugu jeelee Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee *************** Jalleecada xagaagay Indhihii Jirraannoo Addigaa i jiitoo Jar dheer iiga Laacee Jirjirkiyo dartaabaan Jeegada U aallaa Jalkii qaadan waayee Sidaan kuugu jeelleen Jirro ii haleeshee Naftu kuu jeclaatiyo Siddaad iiga jeeddaa Isku jaadba maahee ____________________ Erayadii Sulub Cumar AHUN 1968 Laxankii iyo Codkii Abdi TahliiL AHUN
@bakayleali6219
@bakayleali6219 Жыл бұрын
I978 buuqaaday heesta
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 18 күн бұрын
Cawlob
@xaajifarah4076
@xaajifarah4076 8 ай бұрын
Hees dareenkeda wata
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Hees iyo bar
@Africanewss
@Africanewss Күн бұрын
Ş
HEES | Saaqa | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
13:01
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Heesta: Jirjirkiyo Dartaabaan || Cabdi Tahliil || Balwo Lyrics
8:33
Cumar Dhuule Heestii Qadar Dhacay Canaan Maleh Lyrics 2020
5:14
Samiir Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,2 МЛН
Cabdi Tahliil Warsame | Gaaraa Bidhaan |Hees Qaraami ah
8:19
Moha Lyrics
Рет қаралды 70 М.
Heesti libaanto codki xuseen yusuf turabi iyo mandeeq
11:58
qadafi nuur
Рет қаралды 23 М.
Sida Faras Bulaalo
8:13
ZAKi VLOGS
Рет қаралды 535 М.
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 458 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 241 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 695 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН