Cabdilahi darawal iyo xiligii halgankaII SNM 1989

  Рет қаралды 45,418

Saxartire

Saxartire

5 жыл бұрын

Пікірлер: 74
@maxameddawlad5411
@maxameddawlad5411 4 жыл бұрын
Mujaahidiintii na xoreeyey ee dhiigoodii noo huray illahy ha idin naxariisto kuwii dhintay kuwa noolna illahy ha idin sharfo
@aminaali6892
@aminaali6892 4 жыл бұрын
Reer shikh sixaaq mar kasaay qiimo lahayeen hada iyaga isu cadawa alle qalbigooda ha isu jeediiyo aamiin aamiin aamiin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Waa runta wllo
@amarhassan884
@amarhassan884 3 жыл бұрын
Laangaabsanaa iidoorku Mar la arko Mitidnimaa ku jirta Hada Moorgan wu noolyahay Axmad Daflena waa nool yahay Tukena waa noolyahay Canjeex na waa nool yahay
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 жыл бұрын
Ha iska noolaadaan kuwan xashiishka ah ee aad sheegaysaa . Lakin anagu u jeedadii waanu gaadhney
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@amarhassan884 malintii hargaysa laso galey ee SNM tu sogashay wuu cararay moorgan bilaa kabo waananu kaguulaysanay faqashtii siyad bare guuuul SNM
@PacificBruva
@PacificBruva Жыл бұрын
​@@amarhassan884 iyagoo duruuc iyo googarad ay isaaqu uxidheen ayay noolyihiin 😂
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
mujaahidiintii snm dhiigayagay ku qoranyihiine allow idiin naxariiso dhamaantiin aamiin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Arab sheekh isxaaq ibnu xalaal waa nasab nasab dhalay oo xumaan ka fog waa cududa ay somaliland ku dhaarato anagu hadii aanu nahay habarjeclo Arab waxaanu nahay walaalo xalaal ah oo run ah aduunka isugu jecel Arab sheekh isxaaq waa walaalkey oo geesi ah oo aan hubo meesha uu iga xigo in aanu cadow ii soo mari doonin walaahi markaan arab maqlo ayaan farxaa wll ii noolow cisi sharaf iyo guul
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 жыл бұрын
Habar jeclo Gobanimada waanu ku ogayn haddanu Arab nahay.
@xamsekayse6926
@xamsekayse6926 Жыл бұрын
Gobta isaaq ee habarjeclo wanu idin salaanay
@saeedjamac8145
@saeedjamac8145 Жыл бұрын
Ilahay ha ku sharfo awow
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Alle intii dhimatay ha u naxariisto
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 4 жыл бұрын
muj.abdilahi fadal iiman abdilahi darawel waa halyey masha allah guul snm allahu akbar
@jonasmk8231
@jonasmk8231 4 жыл бұрын
Bensaryem Cabdilahi xuseen iimaan jananki dhintay ayaa aha Cabdilahi fadal iimaan waana ilmadeer
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto mujaahidiintii SNM intii dhimatay inta noola caafimaad
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 күн бұрын
Mansha allaah Alaahya cizaak Al mujaahidiin Kullukum guul
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Waa geesiyaashii naftooda horay
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 4 жыл бұрын
Manshallaah rageedii walee
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey aaamin yaa Allah
@mumtazmicraj7382
@mumtazmicraj7382 4 жыл бұрын
Nin rageed
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 5 ай бұрын
Iisaaq miid bu ahay❤❤ wa lama ilawan❤❤ Arab geesiyal u hagar baxay xoraynta Jamuriyada Somaliland❤❤
@ismaaciilgeele496
@ismaaciilgeele496 2 ай бұрын
Ilahay How Naxriizto Aabo Halgamaa Geele
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 жыл бұрын
Mujahidkii mujahiidinta Cabdilahi Darawal
@safiajama5565
@safiajama5565 3 жыл бұрын
Liibaxyda kaable aaya jeebeye xoogi faaqash maansh Allah guul Somaliland inta nool cafimad Iyo ciimre dheer inta jaahadey naa naxariste jaanada fardousa ALLA haa siiyo
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Qofku hadaanu hoosta nadiif ka ahayn oo uu leeyahay Dhaqanada wax dhiska keena Markaasay bulsho horemar gaadhaa Dalkeenu Somaliland horemar gaadhayaa Masuul ma noqon karo nimaan meesha laga dhintay aan aqoonin jamacad kaso baxay kaliya yaqaan sawta jamacad lagaso wada baxay ama la wada dhigto xaaladaas dalkeena usoo maray maantana waa kuwa ugu niyad iyo arin fiican hossta ka nadiifta Dhaqanada wax dhiska keena le 👍🏼👍🏼👍🏼
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Claahi dirawal sarkaal qaaliya oo Snm hormood uahaa inkastoo 89 kusoo biiray oo ahaa saraakiishii 88 kadib soo talaabay ahaa hadana dhiig cusub ayuu kushubay Snm hadalkiisa reer tolkii Sancaani wuu u xilqariyay inkastoo deegaankoodui uu yahay hadana iyagaa ugu yar oo malaha makhaayad ayay fadhiyaan ayuu yidhi
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
1988 Afwayne Barre ayaa afduubay oo Muqdisho kadajiyay nacalaa Faqash iyo sinjigoodaba kuyaale
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 жыл бұрын
Arab Waa raggii SNM tiirka uu aha ee loo casuumna, Waa raggii waddanka xoreeyay.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
@@faisalmohamed7125 aad iyo aad inkastoo ragu kaladhicin isaaq hadaynu nahay guuuul snm guuuul somaliland
@maloaxmed6559
@maloaxmed6559 4 жыл бұрын
Waxu aha mujahid wayno ale ha gargaaro
@cabdallaadan4294
@cabdallaadan4294 4 жыл бұрын
gobtu waa halganta oo u ayda
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii 5 ай бұрын
Yaynu ku jihaadnay Horta. Istaaqfuralah
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 11 ай бұрын
Anagu Guutada 11aad waardiye joogta ah baan iska qaban jirnay waayo cadawgaa marwalba nagu dhowaa, xataa anagoo sahan ah oo 11 qof ah baan waardiye iska qaban jirnay markaan dhaxno. Guutadii ugu horeysay ee aan Ciidan Boliis ku arkayna Guutada 6aad A bay ahayd
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 7 ай бұрын
Cabdillaahi darawal ilaahaw u naxariiso😢😢
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 6 ай бұрын
Wuu noolyahhay😂😂
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 6 ай бұрын
​@@mahamedmajor4679inuu dhintey baan moodayey waad mahadsantahay
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Mujaahidiintii snm
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 5 ай бұрын
Mujahiid Xussen iman Dirawal lafdhabar ku xussen SNM
@Axme341dCabdilaahi-n
@Axme341dCabdilaahi-n 3 ай бұрын
AXMED ABLLAAH ROOBLE CADLLE
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 Жыл бұрын
Mujaahidka sanadkan waynu dooranaynaa
@aamiin1963
@aamiin1963 Жыл бұрын
M A
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 11 ай бұрын
Arrintan waa la bedelay oo waxa layskudaray Guutooyinkii 3aad, 11aad iyo 12aad, waxaana loo bixiyey ciidanka 31aad ee aagga dhexe, waana sababta ciidanka qaranka ay weli uga dhex jirto qaybta 31aad
@Dhufsade11
@Dhufsade11 9 ай бұрын
Halkay wax ka si noqdeen wiilal yaroo dashiike ku gaashaaman baanu iska celin weyney 2023?
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 ай бұрын
@@Dhufsade11 is cadee
@Dhufsade11
@Dhufsade11 9 ай бұрын
@@Between-earth-and-sky isaaq baan ahay dee maxaanu harti iskaga dhicin weyney ee naga khaldamay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 9 ай бұрын
@@Dhufsade11Cid aad tahayba xaqiiqdu waa sidan: Harti iyo qabiil Daarood midna Isaaqu weli gacan uma qaadin , waxaa jira Cunfi qabyaaladeed dad wax-ma-garata ah iyo hogaanxumada qabyaaladda ku timid baa ciidanka kala-shaki gelisay inuu isku dayo guuritaan ee Guul reer gaadhay ma jiro, waana loo wada joogaa inta Isaaq dhexdiisa xal la keenayo
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 6 ай бұрын
Waaba Arab miciinso ilaahay baa jira kkk.
@khayrdoon5411
@khayrdoon5411 13 күн бұрын
Cuqdadba ku haysa ee alle haka daweeyo ninka ragi libinta ragga waa qiraa ee ciillanta unba ka nxda libinta ragga
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 13 күн бұрын
@@khayrdoon5411 kk
@samizakariya5155
@samizakariya5155 Жыл бұрын
Kuwan hawdka ayay joogen. Dowlada somalia waxa laga riday xamar. Marki ay dowlada dhacday ayaa soo galan hargeisa iyo burco. Shacabka ayaay layaan. Qudhmis
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 11 ай бұрын
Waan ciilanahay baa kaaga fiican
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Жыл бұрын
Ixtiraam copyright ka
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Жыл бұрын
Isaaq mideysan markaasey jirtey cidi Izku dirtey ilahay ha cadaabo
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
maalmahan ssc baa maraysa
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 7 ай бұрын
Ssc sawtii la wasay
@Munib2022
@Munib2022 3 ай бұрын
Mujahid dirawal laguma ixtiramin qimaha u galiyyy Somaliland dorashadi Aya laga hor istagay loona xidhay xisbi an la fahmin wali ujedada u leyahy
@cr.kaambul6355
@cr.kaambul6355 3 жыл бұрын
Rag aan la loodin karin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk bal waa cida been wax lagu yeelo waa cida been wax ku hesha anigu waxaan masuul ka ahay in aan ibnu xaaraan habaryoonis ka ilaaliyo kursiga madaxweyne ee somaliland
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Adigoo ayo ah
@abdirisakmawlid6224
@abdirisakmawlid6224 Жыл бұрын
Kama ilaalin kartid jeegan baa ku keentay iyadana ku tagaysaa midgaan oromo ah oo Cooper dhaly
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 11 ай бұрын
Amba nimankaasi way iga hor yimaadeen laakiin waa Ilmaadeeradeen oo dawakhaye ha sii daba gelin, way iska toosiye
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Maxamed cali wuxuu ahaa habaryoonis wuxuu isku toogtey gacantiisa fuleynimo darteed habaryoonis waa xaaraan ceyda madaxda qaranka waanu sheegeynaa beentii aanu qarin jirey Maxamed cali wuxuu ahaa fuley is diley lixle wuxuu ahaa hooyadii wase basaas ahaa oo is toogtey dhamaan habaryoonis waxay ahaayeen wada khaniis wada basaas wada xaaraan xaaraani dhashay oo qashin ah oo been badan faan badan wada been ah caaya madaxda qaranka somaliland
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 2 жыл бұрын
Isaaq matihid xaaraan ilmo xaaraan faqash ka hadheen
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Adigu isaaq miyaad tahay mise isaaq ismood?
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Жыл бұрын
Waar ma tihid isaaqe intaa aad tidhi iyo inka badan lagu yidhi dhashii faqashta malaha isku dir iyo xumaan ayaad caynkaa u leedahay
@user-ww7iq8uo6l
@user-ww7iq8uo6l 5 ай бұрын
War habaryoons waa gob wallhi anigo ARAB ah iyan qiryaa ina gumeed ina gumeed daaly iyaad tahay
TAXANAHA TAARIIKHDA GALITAANKII SNM HARGEISA MUJAAHIDIINTA SNM
2:14:58
WARAYS I Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa | Muj Xasan Ganey | Qaybtii 2aad
25:01
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
taxane dhagawayne iyo xasn dayax mpeg2video
25:26
Saxartire
Рет қаралды 47 М.
Dib U Milicso: Dhacdooyinkii Yaabka lahaa 1984-1988
42:09
Dhamays Media Production
Рет қаралды 59 М.
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 82 М.
Daawo Muj: C/llaahi Askar Barkhad iyo Dhacdadii BIRJEEX
24:23
Googoos Media Production
Рет қаралды 367 М.
Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa
59:11
SAAB TV
Рет қаралды 73 М.
Машина Жириновского.  #shorts Лиса рулит
0:52
Лиса рулит shorts
Рет қаралды 6 МЛН
My New Model 3 Performance Almost Ran Out of Battery 😳😱
0:24
Tesla Flex
Рет қаралды 28 МЛН