Cabdilqadiir Khan | Aabaha Nuclearka Pakistan.

  Рет қаралды 28,136

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Tixraaca Xigashada:
sahanka.net/20...
Barteena Instagram-ka:
/ aadan_sahan
Taxanaha Shubahaad Saarka:
• Maxaynu U Soonaa Ramad...
Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
• Xaqiiqada 01 | Asalka ...
Taxanaha Soomaalida Weyn:
• Soomaalida Weyn | 01 |...

Пікірлер: 163
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Allaah xafido Cabduqadiir Khan👍
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 4 жыл бұрын
mncha AllaH aqoon yahan AadaM halkaa kazii wad wllo baraarujinta aad umada somaliyeed baraarujinayso anagana kuwii wax ku qaata alle hanaga dhigo Aaameen
@khalilalhuzari5729
@khalilalhuzari5729 4 жыл бұрын
Haa aadanow insha allah sxb waxaanu ku hami waynahay inaan kaalin mugleh ka qaadano iskacaabin ta cadowgeena iyo bulsho ka dheer adoonsiga.
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 4 жыл бұрын
Mashaa allah illahy ha u naxariisto walhi waa dhiirigaliye dhab ah illah ha waariyo magciisa
@mohamedAf-rasaas
@mohamedAf-rasaas 4 жыл бұрын
Baraarujiyaha Qalbiyada ilaaway cabside rabi Iyo dhiiri geliyaha Dhalinta .حياك الله حيات طيبا وزوجك الله بحور عين يا آدم
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb aadan sahan
@hamdaomar259
@hamdaomar259 4 жыл бұрын
Thanks wllo Halyey somalilaandar ah
@abdirahmaandaalloofficial5130
@abdirahmaandaalloofficial5130 4 жыл бұрын
Maansha allh aadan walal aan aad u taageero ilahy ha ku xifdiyo
@ziciidxadaari619
@ziciidxadaari619 4 жыл бұрын
Wllhi waan ku qirey halkaa cilmi baadhista♥️🤗
@xamzexazan5778
@xamzexazan5778 4 жыл бұрын
Masha allah wan taageera sahanka xogaha hore u soco sxp. Ka fa idayso channelka ADOOMAHA ILLAAHAY
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 4 жыл бұрын
مانشا اللة تبارك للة
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Masha Allaah mclin Aadan👍
@drsamadoonbashiirsheekh3977
@drsamadoonbashiirsheekh3977 4 жыл бұрын
Maashaa allaah walaal waxaad tahay shaqsi mudan kudayasho iyo garab istaagid aad ayaanan uladhacay Barnaamij yadaada aad usoo diyaariso shacabka qarwaya ee Soomaaliyeed. Xaqiiqdii dadkeygu waa dad kujira qarow aan dhamaadkiisa loojeedin weyna ubaahnaayeen ruux damiir leh oo adookale ah Walaal Allaha kuxafido markasta iyo meelkastoo aad joogtaba
@mustafedhaqan701
@mustafedhaqan701 4 жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw scw
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid saaxib aadan sahan
@sakariyedhamac5592
@sakariyedhamac5592 4 жыл бұрын
Mahadsanid mclin aadan sahan hore u soco macalin alle haku garab galee👍
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Ustaad adam✊✊😍😍
@salahomar3883
@salahomar3883 4 жыл бұрын
“Maxaa ka jira in ay nin soomali ah ay wax wada baran jireen, heerkoodi jamacadeed, kadib na markii ugu dambaysay ee imtaxankoodi qalinjabinta, uu KHAN isku riday imtaxankii, kuwii uu somaliguna ku jiray ay baaseen, illaa hadana uu u xidhan yahy marykanka” ilaahay baa og dadkaan ka maqlaa 👌👌
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
Wllo vidoe nooga soo diyaari THE ARMY OF SATEN
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
So aashaadana anaa diyaar u eh lkn weli aqoontaas ma aan yeelan Aadan sahan waa ku salaamay
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH ha noo xafidoh hana karaameeyo
@fireplays10h
@fireplays10h 4 жыл бұрын
Insha Allah waa lahelayaa wll ha sugiweynin
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@abdikariimmuhudiiin3893
@abdikariimmuhudiiin3893 4 жыл бұрын
mashaalh
@amalahmed1776
@amalahmed1776 4 жыл бұрын
Thanks
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 4 жыл бұрын
Maalinbaan hurdada kakici doonaa ee haquusan oo xasuuso aaayadii ilaaahey haka quusan raxmada alle inagu islaam baan nahay ilaaheyna nama moogo in wax laqansadana waalagama maaarmaan waanaka kumahadsantahay xogahaan aad inoosoo aruurisid ilaahey maalinta qiyaamaha hakaa abaalmariyo ee horay usii wad shaqada aad bulshada uheysid mahadsanid
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Dhabtii maclin Aadan Waxaa thy nin dhalinyarta Maanta si kasta uga duwan Allaah ku xafido xaqiiqdii adigoo kale bulshada wee ku yartahay inta badan bulshadeenu waa dhoohan yihiin midba midka kale cadoow umaleeyaa balse cadoowgooda rasmika ah garanmaayaan
@iammozb6098
@iammozb6098 4 жыл бұрын
sahankeenii lipxa geezka africa 😎😍🤲
@abdullahibulla
@abdullahibulla 4 жыл бұрын
Somalia anaa usameyn doono nuclear inaha allah👍
@ruunwarsame6572
@ruunwarsame6572 4 жыл бұрын
hhh waan ku sugaynaa walaal
@abdullahibulla
@abdullahibulla 4 жыл бұрын
@@ruunwarsame6572 insha allh 😢 Mustaqbalka dhaw 2030_ 🚫🔕
@starfilms485
@starfilms485 4 жыл бұрын
Ha inagu samyn way isku madhin doonane
@ZackAli
@ZackAli 4 жыл бұрын
Ku aad ku disho qabiilka aad is qabataan miyaa
@abdullahibulla
@abdullahibulla 4 жыл бұрын
@@starfilms485 Hhhhh qabiil yadhex kenayo sxp dowlada kacanta ku heyneso hubkaas
@sijtv8984
@sijtv8984 4 жыл бұрын
Aad Baan Kuu Salaamaya wllky Adam Adna Waxan Jecelay Inaan Muuqaldada Mar Walba Ka Faaiidaysto Iyo Dhiiri Galintada Wxn Ku Oron Laha Hore Usoco. Kanaalda Soomalida Ugu Fiican Ayaad Ka Mitahy sida Ogaansho Ogaalka Dunida IWM Bulshada U Wada Khayrka Aad Wadan Masha Allah Anaa Sida Yaan Rajaynaya
@nuurmaxamed7836
@nuurmaxamed7836 4 жыл бұрын
masuul aad baad umahad santahay
@Inadeak
@Inadeak 4 жыл бұрын
Mcha allh
@abdikhaliqofficial6198
@abdikhaliqofficial6198 4 жыл бұрын
aad baad umahadzanTahay walalkay aaden
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 4 жыл бұрын
Mashaallah wall
@AffiliateAlley1
@AffiliateAlley1 4 жыл бұрын
Masha allah
@bashiircabdisalam9498
@bashiircabdisalam9498 4 жыл бұрын
walaal sidee loo baran karaa Luuqada carabiga video nooga soo diyaari
@mohamedfarah-ancamtaexpert6159
@mohamedfarah-ancamtaexpert6159 4 жыл бұрын
Soo koob walaal. Dadku wakhti badan ma hayaane, si aad u hesho more viewers
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Waanu uhaynaa wll
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
hore usoco sahanka xogaha
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 4 жыл бұрын
Quen izabeela Boq aan waligeeed meyran eee aaad kusoqadatay columbus nooosogali mar InshAllah zhukran wll #Adaam 13:13
@AadanAsmarofficial
@AadanAsmarofficial 4 жыл бұрын
Asc waxan idin shegaya Maxad ugadh sinweyiden 10k manta kadib waxan kusaraya 5 account ana Bilawey cidirabta like isara
@sahankacaalamka2727
@sahankacaalamka2727 4 жыл бұрын
Asc sxb sahanka xogaha wxn kaa codsanaa inaa sii caqliyan ugu soo hadasho sida ugu fudud ee aan ku sameyn karo aamusida walaal ka dhig barnaamijka kale e aaso gali doonto
@abwaanlamahuraan2938
@abwaanlamahuraan2938 4 жыл бұрын
Wll wd ku mahadsanthy xogaha wx ku oolka ah ee aad noo soo gudbiso. Wxn jeclaan lahaa inaad ka hadasho arimaha kurdistan
@Inadeak
@Inadeak 4 жыл бұрын
Alle aqliga hakuu daayo
@xasanturky1935
@xasanturky1935 2 жыл бұрын
Keep going zxpqali
@ahmedzaahid5786
@ahmedzaahid5786 4 жыл бұрын
Anigu meel hoose iyo meel sareba wan umarayaa i.A helida xogtaa.
@mxmed5179
@mxmed5179 4 жыл бұрын
Wll mahadsaniid
@aadancolaad9533
@aadancolaad9533 4 жыл бұрын
Asc.macalin.sidaantaariikhda.kubarankaraa
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 жыл бұрын
Abdiqadir miyaa wall
@samiiramaxamed7999
@samiiramaxamed7999 3 жыл бұрын
waan kugu faanaa macalin
@barreyare9671
@barreyare9671 4 жыл бұрын
aadanow guul sare sxp adiyo intii kutamaysa ifyo aakhraba horu mar wacan sxp
@mohmmmetsulieman6035
@mohmmmetsulieman6035 4 жыл бұрын
War wll adanow kaso hadal sarfila lacagha ee forex pleas
@Siciidwaajib
@Siciidwaajib 4 жыл бұрын
Sxb Taariikhaha Noo soo Baddi 🙏
@ahmetnazri4104
@ahmetnazri4104 4 жыл бұрын
Zhp waanan ku guda jirnaaye ilaahay hanala garab qabto
@shaktikeke4711
@shaktikeke4711 4 жыл бұрын
Dadka cilmiga leg had a Waa laxaqiraa zxb am a talentiga wuxuu doono ha ahaade
@abdiqaadirsaleiban5904
@abdiqaadirsaleiban5904 4 жыл бұрын
aniga ayaa isku dayidoo inaa usuu binaayo dalkeeyga somaliya
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 3 жыл бұрын
Sxb haka yaabin mita na lugoyo mahin mita kale haku shegin sxb culumad ayab is galey sineysee maxat mita maadid bartay ukaa naxa waxa kasto wan samen karan lkn kuba waxa bartay iyo ama diin ama maadi ha bartan ayagab isfahmi dadk kale qabilka iyo qurunka labaray ma waxa laga suga odayasha gacan ku dhiga laysha hor kacayan
@ahmedtaleex6087
@ahmedtaleex6087 4 жыл бұрын
Waa af nool itaal baranbaro somali woxoodu waa hadal bilaa fcl ah
@Inadeak
@Inadeak 4 жыл бұрын
Aadan sahan
@ahmedhassanmohammed3731
@ahmedhassanmohammed3731 4 жыл бұрын
First view🙌
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Ahmed Hassan wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli
@siciidxaajimaxamed831
@siciidxaajimaxamed831 4 жыл бұрын
Bakistan waa muslimka kaliya manta ku ad adag Diinta wana dadka kaliya dhaqankooda ka tagin meel walba ay dunida kaga nool yihiin
@enghamdiabdirisak4866
@enghamdiabdirisak4866 4 жыл бұрын
🖤💖❤
@sakariyemaxameddaahir3557
@sakariyemaxameddaahir3557 4 жыл бұрын
Waad ku mahad santahay soo jeedinta video ga aad noo soo jeedisay
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Waa arin loo baahan yahay soomaalida badankeedu kuma badna waana mahadcelinta hadda dibada markaan tagay waxaa ii cadaatay in afrikaanka gaar ahaan soomaalida mahadnaqu ku yaryahay qof baad wax ka gadanaysaa lacagna waad siinaysaa hadana wuu kuu mahadcelinayaa wax ka fcn maleh walaal isku day inaad arinkaan fahansiiso ugu yaraan hal qof
@فخرالدين-ج6ب
@فخرالدين-ج6ب 4 жыл бұрын
asc wll waxan ku waydiin lahaa waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya gambaleelka saaran kanaalada &ka saaran macbadka nasaara
@abdiasisabdiraxman4955
@abdiasisabdiraxman4955 4 жыл бұрын
Waa libaxi islamka
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 4 жыл бұрын
aadan sxb malaha bagistan ayaa hortijaabisay
@apwanadmaymuun291
@apwanadmaymuun291 4 жыл бұрын
Wll adoo raliyah goob an kalazoxidhiidho izheg maclumadban barayaa ooraba in an waxkaaweydiiyeh
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Apwanad Maymuun wllshy qliya subscribe igu caawi wllo qli
@apwanadmaymuun291
@apwanadmaymuun291 4 жыл бұрын
@@ahmedofficial637 Hye wll0
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
sxp aadan sahan mahadsanid majiro aqoon yahan soomaali ah oo cilmi Iyo siro ciidan usoo xadaya wadankiisa mid kastaa wuxuu rabaaH inuu xoogay caydha qaato waaraaq xudhoo vise la dhaho qaato Galaadaa la qos qoslo ama channel samaysto kuwii uu dalkii kaga tegay kusoo afla gaadaynaya kala dilalaya isku diraya ama gaalo ugu adeegaya... xoogay caydha oo kaniisadaha laga soo uruiyeyna cuno oo quud ka dhigto way jiraan kuwa xoogay quuda shaqaysta oo maqadaan ma dhergaan ah waliba shaqooyinka ah ( waxa afka qalaad lagu dhaho physical ah ) ad adag ....xooga u baahan ama saacadaha badan qaata damiir xumadiisa Dalkii ma xasuusanayo tan kale Pakistan waxay tahay baa iska yar quwadeda hubka nuclear ka waxaa qarashkii lagu sameeyey bixiyey sucuudi waa wadan sabool ah ciidanka ( militarigiisa )waa biila maraykan oo xogahooda oo buuxa haya iyaga iyo masar waa sababta ay ilaa maanta Pakistan uga danbayso sucuudiga oo uu far ugu yeedho .........af wax cunay xishoo ....
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
HA HA Somalidu inay yihiin AFkanool itaalbaranbaro Cidban Ku Murmikarin 😂😂
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
💯
@xamdacabdiraxmaan4744
@xamdacabdiraxmaan4744 4 жыл бұрын
Haaa wllo whlli 2aaa was aniga
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 4 жыл бұрын
Maalmihii danbe waxuu ka shaqaynayey kala Turkiga inuu hub caynkaasa samaysto💪🇸🇴🇵🇰🇹🇷
@sadaamcraxman8865
@sadaamcraxman8865 4 жыл бұрын
Marka hore asc Marka xigta wxd tahy malinkayga Garka ah ee bahada aqoonta baraha bulshada jasaka lah macalin @adansahan Codsi gara macalin Waxan xiseeya siyasada sharciga Macalin macquul matahy inaad inobilowdo barashada siyasada sharciga Waa iga codsi haday surto galthy
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 3 жыл бұрын
War anaga qabiil baa noo daran
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
Soomaalina tolow yaa usamayndoono
@abdifitaxabdullahi1812
@abdifitaxabdullahi1812 4 жыл бұрын
Allow somaliya yesan sameysan waaba qabiil qabilkale haku dhufto
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
@@abdifitaxabdullahi1812 kkkkkkkkk suurta gal sxb
@axmedgaab5089
@axmedgaab5089 4 жыл бұрын
m.a
@abdiaziiz3819
@abdiaziiz3819 4 жыл бұрын
Aadanow
@abdishakuromarmohamed1483
@abdishakuromarmohamed1483 4 жыл бұрын
Intii muslimka ah illhy ha ugar gaaro
@ahmetnazri4104
@ahmetnazri4104 4 жыл бұрын
Haaaaa
@abdiaziiz3819
@abdiaziiz3819 4 жыл бұрын
M,a
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Abdi Aziiz wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli
@yoonisguleed8645
@yoonisguleed8645 4 жыл бұрын
Sucuudiga makah haka qaado.
@ahmedofficial637
@ahmedofficial637 4 жыл бұрын
Yoonis Guleed wllky somaliyed subscribe igu caawi wllo qli
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Walaalkay soomaaliyeedoow sucuuduga madaxdiisaa si u janjeerta maahee dadkiisu waa masha llah
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 4 жыл бұрын
@@SOM-co1xd waan runtaa
@abdifitaxabdullahi1812
@abdifitaxabdullahi1812 4 жыл бұрын
Wax waxlba aan somali ugu duceeyo lkn nuclear iney yelato ugu ducayn maa waaba qabiil qabiil kale haku dhufto
@muhandjama5582
@muhandjama5582 4 жыл бұрын
Wallhi bro waa runta haday somaali hesho Maalin kaliya ayey isku soo gabagabeen lahayd Ilaahy inoguma dhiibo Waxma garatada
@xamsexikmaawi8240
@xamsexikmaawi8240 4 жыл бұрын
My sxb dawlad sx ah hadii la helo waxwalba wey hagaagi lahaayen
@salahomar3883
@salahomar3883 4 жыл бұрын
“Maxaa ka jira in ay nin soomali ah ay wax wada baran jireen, heerkoodi jamacadeed, kadib na markii ugu dambaysay ee imtaxankoodi qalinjabinta, uu KHAN isku riday imtaxankii, kuwii uu somaliguna ku jiray ay baaseen, illaa hadana uu u xidhan yahy marykanka” ilaahay baa og dadkaan ka maqlaa 👌👌
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Beribaan maqlay amba
@bakarfarahofficial8775
@bakarfarahofficial8775 4 жыл бұрын
Muslimka illah kor ha uu qaado
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Amiin lkn walaalkay islamka ahow soomaaliga walaaltinimada ku nahoow ogow inta dulmi jiro in aanaan hormarayn
@bakarfarahofficial8775
@bakarfarahofficial8775 4 жыл бұрын
@@SOM-co1xd ha sxb inta dulmiga wado illah hanaga qabto
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
@@bakarfarahofficial8775 aamiin
@bakarfarahofficial8775
@bakarfarahofficial8775 4 жыл бұрын
@@SOM-co1xd amiin yarabi
@xamsexikmaawi8240
@xamsexikmaawi8240 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Waxan rabaa sida ninkan inan wax mustaqbalka anfaca aan u qabto guud ahaan dadkayga soomaliyeed ilahayaw i waafaji
@kadisxb2507
@kadisxb2507 4 жыл бұрын
Aamiin wll Anna sidookale iigu soo Ducee
@abdiqerhassow4215
@abdiqerhassow4215 3 жыл бұрын
Amin
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 жыл бұрын
Haaa waa aniga ilaahy ban ku dhaartay inan nasan doonin ilaa aan ka dhinto waa ballane dawlada xitaa anaa asaasaya . Hammigaagu waa inuu cadyhy qorshahaaguse waa inuu kuu gaaryhy 🇸🇴💪
@حفصةآدم-ج5م
@حفصةآدم-ج5م 4 жыл бұрын
Aad ban uso dhawaynynaa qofkasta oo ukaca danta guud... Sababta aan meel ugaadhi waynayna waa danta guud inaynaan xil iska saarin.
@yacuubosman7534
@yacuubosman7534 4 жыл бұрын
Qof dalkiisa jecel waye masha allah anagane qadiyada alloow naga saar oo dal iyo diin jaceel allow noogu badal 💯
@cmaaligxasan6965
@cmaaligxasan6965 2 жыл бұрын
Ka ani shaqsi ahaan bar naamij kan ima so gaadhin lkn aniga oo dha wareekaya chanelka un baan la kul may dhabtii aad ii caja biyay ummada soomaaliyeed waxaan leeyahay hadii ayni soo gaadho ama ad arag taan in aad awlaadiina ku barbaarisaan diin jacayl iyo soomaalinimo Si 100% waxaan aamin sanahy in hadii ay dhab inaga tahay inan wadan keena kadhig no.id ka dhax muuq da quwaddaha waa way ee caalamka ama ugu yaraan yeelano hub aan inagu iskeen ufar samaysano waxay kaalin wayn ka qaadanay sa so dhacsashada dhu ka la inaga haysto gaba gabadii waxaa iga balana si da ay doon taba ha igu qaada tee inan soomaalida wax un an faca uga tago wixii aan awoodo (waari mayside waran ka tag)🇸🇴✊✋✋✋✋✊
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Macalinka Horumarka Pakistan Abdulqadir khaan
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
Walal aniga Somalia ayaa nahay wad u jeeda aqoonyahankeyna ayaa wadanka burburinoya iyo cadowga lajirta, gorma abdiqadir khan cml noqona hee Ethiopian satellite dirtay 2019 xaddana ciidamo badeed sameysansa oo iyado bad laheyn kuwa aniga madax noo sheganoya ika dhexdoda is lacnadan cml rajo iyo fikir majiro cml Allah xaal og
@ayaanzanizmail3870
@ayaanzanizmail3870 4 жыл бұрын
Macha allah aadan sahan waa ninka kaliyee somaliland kadhex muuuqda wll alle haku barakeeyo
@Hubimacluumaadka
@Hubimacluumaadka 4 жыл бұрын
Aadan sahan go forword zxpky
@abdiqadirmahdi8858
@abdiqadirmahdi8858 4 жыл бұрын
Masha Allah ustaad aadan
@suhaybshabeel7357
@suhaybshabeel7357 4 жыл бұрын
Mashallah anakuba wlhi waan Ku faraxnay lkn Tan Yaa usoo bixi doona😫
@حفصةآدم-ج5م
@حفصةآدم-ج5م 4 жыл бұрын
Maxad qabanysaa adu
@suhaybshabeel7357
@suhaybshabeel7357 4 жыл бұрын
@@حفصةآدم-ج5م anigu de ma aniga wll isheegaysa wlhi mooyi Sida loo seexdo iyo wax loo cuno ayunba aqaana wlhida😀😀waxan qabanaya ma jirto😅😅
@CR7RONALDO24-7
@CR7RONALDO24-7 4 жыл бұрын
Masha Allah Somali iyadaa isu xoogwayn
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 4 жыл бұрын
maashalalah
@hothanhothanhad2901
@hothanhothanhad2901 4 жыл бұрын
Wllo waxd kasoo hadashaa turkiga iyo tariikhdisa
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo nin qaali ayaad tahay burco ayaad joogtaa lay gu ayaan dhowayd inbadan ayaan barmaamijyadaada la socday laakiin kuma ogayn inaad reer burco tahay aadbaan ugu diirsaday halyaygan muslimka u hiiliyay
@abdiazizsacid5436
@abdiazizsacid5436 3 жыл бұрын
I aamina pakistan wa rajada kaliya ee caalamka islaamka hay adeeda sirdoon wa tan adduunka ugu khatarsan sad ogtihiin waana halka ay mustaqbalka khilaafada islaamka kasoo bixi doonta iyada ayaana albaabka qudus garaaci doonta
@hamsehaldoor
@hamsehaldoor 4 жыл бұрын
Nio aadanow Dr caqib sarchani ma waxuu badana ka hadlaya soomalida inta badan
@WaadigaGuusha
@WaadigaGuusha 4 жыл бұрын
Maansha Allah walal Sahan guulayso
@mycmedia6190
@mycmedia6190 4 жыл бұрын
Mxay kugu tala islamku hadana iyagaa isku maqan
@CAziz13
@CAziz13 2 жыл бұрын
Hal gama somaliyed ayad tahy wll adm noloow
khawaarsimi | Aabaha Internetka iyo Technologyadda.
10:18
Sahanka
Рет қаралды 48 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 69 МЛН
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,6 МЛН
Suldaan Cabdilx amiid | Xusuus Qorkiisii
11:25
Sahanka
Рет қаралды 29 М.
Cumar Al Mukhtaar | Libaaxii Lamadegaanka Liibiya.
12:05
Sahanka
Рет қаралды 49 М.
Sayfuddiin Quduz | Siyaasiga Waayahan Loo Baahan Yahay!
12:11
Sidee buu SIRDOONKII Raadinayay uga badbaaday C/Qaadir Khan
10:00
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 100 М.
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 104 М.
Begovic | Geesigii Muslimka Ahaa ee Bosnia Iyo Herzek.
8:31
Sirdoonka Pakistan (ISI) maxaa ka dhaxeeya Al-Qaacida Iyo Daalibaan ?
8:01
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 62 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12